STORY TIME PART 6

  Рет қаралды 302,547

Afnan Adan

Afnan Adan

Күн бұрын

Пікірлер: 2 100
@queenmumty6836
@queenmumty6836 2 жыл бұрын
😭soo fasax mida kale waxaa kaa codsanaynaa markaa sheekada soo xidhasid kusoo xidh inay naagtii is guursadeen ama isku dambeeyeen iyo meeshay kala marayaan Yaa igu raacsan ❤️❤️❤️
@abdullahiahmed7071
@abdullahiahmed7071 2 жыл бұрын
DABCASIR IYO NAAGO JIRKODA KA 👉🏻👉🏻kzbin.info/www/bejne/ol6whoN5abt7kMU
@nimcoabdi8822
@nimcoabdi8822 2 жыл бұрын
Yes I wanna know that too
@prettyafro4732
@prettyafro4732 2 жыл бұрын
Hhh
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 2 жыл бұрын
Soo xir maxee tahay, qeybta ugu xanuunka badan ayaaba hadda bilaaban rabtee😢
@queenmumty6836
@queenmumty6836 2 жыл бұрын
@@sheekadaDahab soo xidh ma oran🙄qoraalkayga ku laabo
@sumayocabdi1157
@sumayocabdi1157 2 жыл бұрын
Ma Aqaano Ninkaas Waxaa Dhaho Lkn Uma qalmin Wlhi in la jeclaado iskaba dhaaf inuu Aabo Noqdee 🥵 Mida kale Furiinka Ceeb Maahan wlhi Wuxuu Ka Mcn Bdan Yahy inti Uu Nin Duli Ah Ku Bahdili lahaaay Waa kaas Mantay Maxaa Kaa Maqan Waad Shaqaysataa Guri qurux Badan ayaa Dagantahy Hooyo Yar Oo Gabdheeda Si qurux Bdan U Korsatana Waa tahay " Alhamdullilah " Alle Wuu Kuu Aqbalay Ducadaadi 🤲❤
@nooranoor784
@nooranoor784 2 жыл бұрын
Nimanka soomliyed iyr moye intoda kle waa sidan illhy ha ino hagaajiyo
@kalthuundaahir256
@kalthuundaahir256 2 жыл бұрын
Wiilki gabadhaan furay wlh video gaan dhinbil daba waa uga xanuun badan yahay keep going sister🙏🙏🙏👌❤ kartidaada mashaa alah guuleeso
@Khadro8796
@Khadro8796 2 жыл бұрын
Nabsigeda allaha ka soo saaro
@aishadahir4337
@aishadahir4337 2 жыл бұрын
Absolutely wallhi
@marwadazamiir1434
@marwadazamiir1434 2 жыл бұрын
Haa wlhi shere udhahaa 😂😂🤣
@monaabdirizak12345
@monaabdirizak12345 2 жыл бұрын
Waa u share garay naynaaye awey hee 😂😂
@aragzancabraxman4359
@aragzancabraxman4359 2 жыл бұрын
@@nastehaislow407 Aqoon miyaad uledahay wll
@hafzuniaga1451
@hafzuniaga1451 2 жыл бұрын
93 qof ee dislike saartay waa ninki io naagtii io familygooda 😂 i hope inaa noo sheegi doontid afnaney meshaa ee ku dambeeyen labadaas wiliba dhibka ee ku marsiiyeen mid ka daran ayagoo mareeen keep going abaayo you are strong women ❤👸
@zahuurqurux2924
@zahuurqurux2924 2 жыл бұрын
funny tahay
@De_mastermind_gwal1122
@De_mastermind_gwal1122 2 жыл бұрын
Wlh Aniga sas isdahay markan arkey comments kaga wxan dahay qof iskumaskah tihin ayah aragtey 😂videos keda kuli wxa dislike sarayin dadka kabadnen 100 qof wayab 😂
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@hooyomacan9212
@hooyomacan9212 2 жыл бұрын
Ayaga waaye is dhahay aniga xtaa ama waa asxabtooda lkn anaga ayaa garab keeda ah
@Suhuur1
@Suhuur1 2 жыл бұрын
Wlhyi wada iga qosolisay🤣🤣
@maaidosaid7373
@maaidosaid7373 2 жыл бұрын
Afnan caawaan helay chanelkaaga and can you believe waan daawaday from 1 to 6 bcz it’s so inspiring to listen your story with your beautiful voice. Waxad tahay qof adag, caqli bada, qurux badan, samir badan intaasoo dhan waxaa kasii muhiimsan waxad tahay gabadh ilaahay ku xidhan masha Allah. Walalo waxba kuma gaadhin you are still young. Brilliant future is ahead of you. Gabdhaha soomaalidu marka horayba taba baranyihiin they know how to solve their problems, bcz they know what kind of men they’re dealing with. Horay u soco wakhti kaama tagin.
@namiin3034
@namiin3034 2 жыл бұрын
Gun ba ku halay, Alxamdulilaah ALLAH blessed you with a child and you can bring that child up in a good Muslim house, May ALLAH BLESS YOU WITH A GOOD MUSLIM HUSBAND AMEEN.
@cutiebun566
@cutiebun566 2 жыл бұрын
I wish nolosha inta harty illhy nin qimahaga garanayo oo madaxa ku saarto inu ku siiyo wlhi your story touch my fucking heart 😭😭😭😭😭😭😭
@sofiyaaadan5782
@sofiyaaadan5782 2 жыл бұрын
Me too 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭so sad walahi Omg waa xanuun qalbiga taabanaya gabadhan yar way soo silicday
@yasmiindahir4053
@yasmiindahir4053 2 жыл бұрын
😥😥
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 2 жыл бұрын
Amin amiin ishallh rabi waabu siinya ilhy cida ma dulmiyo
@maryanabdullahi4609
@maryanabdullahi4609 2 жыл бұрын
Your story was actually so powerful! I cried so much especially when you started crying. This is exactly why Somali ‘ceeb’ culture is toxic and needs to stop. At the end of the day if you got married and divorced whilst pregnant there should be no shame in that because you had a halal marriage!
@x.munira101
@x.munira101 2 жыл бұрын
I am actually crying now
@imahhassan9356
@imahhassan9356 2 жыл бұрын
Exactly Whats more paınful ıs the selfısh ın laws who let her get kıcked out of her own materimonıal house
@marwamuna7043
@marwamuna7043 2 жыл бұрын
The lesson you learn from your marriage was bringing you close to Allah mashaAllah
@blackqueen204
@blackqueen204 2 жыл бұрын
Aad❤️✅💯
@Candy.r43
@Candy.r43 2 жыл бұрын
The Quran is the speech of Allah it teaches us a lot of lessons in our everyday life and problems. You got help through deen mashallah.
@naimo_ali3732
@naimo_ali3732 2 жыл бұрын
I cant stop crying 😭😭 triggering many somali Girls experience this but many are scared to tell thanks for telling you story your so brave ❤
@hfm9834
@hfm9834 2 жыл бұрын
So true. May bless her very strong girl.
@Idileey9
@Idileey9 2 жыл бұрын
Wxaaa noo tahay role model cashiro bdn neh waa kaa faidnay 😪 InshaAllah we will be strong
@ugaasadii
@ugaasadii 2 жыл бұрын
Xaraan ba lagu haystay qiimo iyo qaayoba malaha allow say kuu dhibtay qof u dhibo u sahal xaasidad waaye nagtaas.
@shadiaahedmuse2617
@shadiaahedmuse2617 2 жыл бұрын
Uuuf naag ninka la dhuumneso meelaha lagu heesto wax sharaf ay leedahy majirto abaayo be strong u are the best😘😘
@Qurbajoog
@Qurbajoog 2 жыл бұрын
I love love how respectful you’re of your in-laws and ex despite everything that happened I so respect that we can all learn a lot from this.
@haweyadahir8052
@haweyadahir8052 2 жыл бұрын
I am going through something so similar to this story. I feel like it's too late for me to do something about the abuse and humiliation that I am going through because I have 2 kids. I feel all sorts of toxic emotions daily, I feel stupid, week , angry, scared, lonely, broken . I've got to a point where I can't sleep at night from the pain and sadness. Now after following you, and hearing your story I feel like I am not alone. Thank you from the bottom of my heart for being brave and sharing your story. I am not alone anymore
@fatumaadow6984
@fatumaadow6984 2 жыл бұрын
Hugs sz it shall be well
@haweyadahir8052
@haweyadahir8052 2 жыл бұрын
@@fatumaadow6984 thanks sis
@imahhassan9356
@imahhassan9356 2 жыл бұрын
Abyo your two chıldren should not be an obatacle for you to stay ın abusıve marrıage.plz seek cousellıng and support.Speak up.remember what you endurıng mıght affect your chıldren future
@kalthoumosman1577
@kalthoumosman1577 2 жыл бұрын
My prayers with you sister and your kids and i would advise you to stand up for yourself think about yourself and your 2 kids future please hugs to you ❤️
@rahmamohamed9204
@rahmamohamed9204 2 жыл бұрын
Abayo you cannot help your children in the future if you can’t help yourself now .. children always look up to their mother if they see you as weak woman they will be weak too .. so be strong abayo ..don’t do it for yourself do it for your children...the guy that’s humiliating you now will also humiliate your children.
@hodanmohamed793
@hodanmohamed793 2 жыл бұрын
Abidkaa farxad ayaan ku rajeynayaa afnan ❤
@AishaAhmedG
@AishaAhmedG 2 жыл бұрын
Why do we put the blame on the women when the man is a loser? Ceebtey Ka hadlaan maxay eheed? Don't EVER feel ashamed to leave a bad place Girls and do not ever look back! Sharaf baa leedihin married or divorced!
@islampeace6606
@islampeace6606 2 жыл бұрын
❤❤❤🙏💃
@nas145
@nas145 2 жыл бұрын
Can’t wait part 7. You’re the definition of a strong women, you’re not just sharing your stories and you’re also empowering us and just know you’re beautiful, smart, strong and unique he doesn’t deserve you apyo and you’re helping many girls who are living the same situation as you so your voice is important and thanks for sharing your story with us…❤️❤️❤️❤️🙏
@hawayaabdi2443
@hawayaabdi2443 2 жыл бұрын
Mashaa allah
@nuura_aaa
@nuura_aaa 2 жыл бұрын
Afnan abyo you are strong 💪 women don’t ever let anyone walk on you. If a man doesn’t respect who you are don’t give the privilege to walk on you. You mistakes and lessons are the teacher of tomorrow
@aqlibadansidiiwalidkeed8777
@aqlibadansidiiwalidkeed8777 2 жыл бұрын
Komantiga somali ka dhiga inantu somalibay ku hadlaysaye an laki idin sare❤❤ifahma micnaha
@safiyonuur986
@safiyonuur986 2 жыл бұрын
haa sax waaye whi maxaa qaldan gabadha somali bayba ku hadleysaaye
@munaali4156
@munaali4156 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@maayamohamed2058
@maayamohamed2058 2 жыл бұрын
Hhhh ha ma aragtay wa naago istusiina
@aqlibadansidiiwalidkeed8777
@aqlibadansidiiwalidkeed8777 2 жыл бұрын
@@maayamohamed2058 hhhhh haa inan qisoyinka wax laysa faidaysta layskaraba
@aqlibadansidiiwalidkeed8777
@aqlibadansidiiwalidkeed8777 2 жыл бұрын
@@safiyonuur986 haa inan wax dhuxan usoo galay mise afshinbered bayba soqorayan ciil anaga dhan wa inan bata😂😂😂😂😂
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t 2 жыл бұрын
What makes your story more painful is the way you are telling. Wallahi you can tell you been in deep pain and cried enough. What more beautiful is the way you are sharing the story without attacking his persona or the QUMAYOs persona. Thats what I call CLASS! May you find happiness and a loving husband. Success on your way and may Allah protect you and your daughter❤❤
@beigelover95
@beigelover95 2 жыл бұрын
its funny how you are calling her qumayo and nothing to him. he is the true villain of the story.
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t 2 жыл бұрын
@@beigelover95 both are on the same boat. What is interesting about Afnans situation is the side-chick use to be a girlfriend and continued to be one even after the man god married. I mean a man you doing all that for married another woman front of you. .yet you know he is married but you continue to be his loyal side-chick? Yes straight up qumayo who was intentionally destroying another womans marriage and happiness! Didnt knw woman could be this evil
@faizaabdi4916
@faizaabdi4916 2 жыл бұрын
@@user-bh6ez5ln4t yep they are the same
@rahimamahmoud7481
@rahimamahmoud7481 Жыл бұрын
Adiga miyaa waxaan qoraysid hadda why afnan u ceysaa lol
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t Жыл бұрын
@@rahimamahmoud7481 Rahma haa. Waan ka xunahay waxa ku dhacay wallahu. Laakinse waxaan hada arkaa in Afnan sheeekadeeda jawi kale leedahay. Ama runta ha wada sheegto ama ha aamusto. Mida kale ilaa hada waxaan rabaa in ee Afnan ee ayada iyo hormarkeeda ee ka hadasho. Sida Aisha Canab oo kale.
@SalmaMaxamed149
@SalmaMaxamed149 2 жыл бұрын
The Somali community is so messed up. You’re pregnant and going through a really hard time. Instead of turning to your family for support you’re worried about how it will affect their name and status in the community Wallahi I’m sorry you had to deal with that and May Allah continue to give you the strength you need to continue your journey Masha Allah ❤️🥰
@eymasuldamada8145
@eymasuldamada8145 2 жыл бұрын
I JUST WROTE LONG PARAGRAPH AND SENT IT ,IT IS NOT SEEN IN HERE? ,But yea youtube is so sensitive ,i just used two cursewords for the man 😡
@abdirizakgedi7
@abdirizakgedi7 2 жыл бұрын
@@eymasuldamada8145 yeah go ahead💪🤢
@eymasuldamada8145
@eymasuldamada8145 2 жыл бұрын
@@abdirizakgedi7 ,Whats ur point?🤔🤔
@eymasuldamada8145
@eymasuldamada8145 2 жыл бұрын
Second try😁 , Basically by assessing the girl she is gorgeus and knowledgeable and god trusting woman.She has amazing qualities. I just admire her patience and calmness. But ""whyy"" do women lower their standardss😭😭😭?? .By the way I have seen the guy through her old videos which she already deleted,IDK. The guy is lowlife .UHH,i need to be carefull ,youtube is sensitive🤬🤬🤬.Basically he doesnt have morals and is unintelligent, how can u leave ur pregnantwife alone??. Im srry ,but some of us women would lose their mind if they gone that situation while pregnant.Im 20 yo studying uni and this is a lesson for me to learn from it also. As u know learn from ppl's experiences as much as u can.Thanks for putting THESE out🥰.Can u expose the Snake Liar guy 😂😏😏, I'LL ROAST HIM AND MAKE HIM EXAMPLE FOR OTHERS TO LEARN THESE TYPES DUDES ARE BRAINLESS WITH NO MORAL!! IN ADDITION , THE BRAINLESS HOMEWRECKER ANENCEPHALY HEAD HAVING GIRL WHO HE WAS CHEATING ON YOU WITH,CAN U EXPOSE HER TOO. HOW DARE SHE LAYED HER HAND ON U!! I'LL FINISH HER JUST LEAVE HER FOR ME!. Lastly,😭😭 WOMEN &GIRLS GO UR ABOVE AND EQUALS NOT FOR LOWLIFE ,YOU WILL NEVER GET ANYWHERE WITH LOWLIFE PPL.AND ALWAYS LISTEN TO UR GUTS AND INTUITIONS. WE WOMEN ARE ALWAYS TAUGHT THAT WOMEN ARE RESPONSIBLE FOR THE MARRIAGE WHILE THAT IS NOT TRUE,IT TAKES 2 PPL TO PROTECT THE MARRIAGE. ANYWAY ,IM NOT EVEN CONSIDERING SOMALI MEN THEY ALWAYS CREATE MENTALLY ILL KIDS ,LIKR WHAT DO WE EXPECT FROM THESE MEN .SHOULD THE WHOLE GENERATION PPL BE MENTALLY UNSTABLE LIKE WHAT!!. IF YOU ARE A SOMALI WOMAN BE ABOVE YOUR COMFORTZONE ALIAS TRY OTHER ETHNICITIES. THESE SOMALI MEN ARE MAMA'S BOYS SO THEY DONT KNOW HOW TO TREAT A WOMAN GO FOR MUSLIM AJANBIS ,THERE ARE A LOT OF REVERTS SEEKING MUSLIMAHS ,DUMP SOMALI MEN,LEAVE THEM FOR GIRLS BACKHOME.IF YOU ARE MODERNWOMAN NEVER MARRY SOMALI MAN ,GO BEYOND!!!🥰🥰🥰😘😘❤️❤️ALL LOVE THOUGH 😁. I DONT WANNA SEE NICE GOODY DORA DORA SOMALI WOMEN COME TO DISAGREE WITH ME ,GO BE NICE TO URSELF.💅💅😏😏
@TolerantAcceptingModernCommuni
@TolerantAcceptingModernCommuni 2 жыл бұрын
@@eymasuldamada8145 looks like someone has daddy issues. If you leave Somali men, thats on you, it shows you dont love your culture, which isnt haram, but dont claim Somalia or the culture. Secondly, this w0man here has to lower her standards as her value decreased to many men, she will not be considered by a LOT of men. Reason why is simple, men all want virgins wether you like it or not, even if the man isnt a virgin himself, reason 2 is because she had a child, majority of men dont want another guys child, its not evil, just not his responsibility at all, especially rich established men. Thats it.
@thelovingbird6888
@thelovingbird6888 2 жыл бұрын
Ma sha Allah Afnan you're the real defination of a WOMEN how strong you're.... remember this Allah says"After every hardship there is ease "
@hoodoyousuf5346
@hoodoyousuf5346 2 жыл бұрын
Literally crying walhi you don't deserve thus my sweetheart I can't believe you have been all through this hard time 😢💔😔😪 I love you're strong ❤💪♥ Don't give up dear ❤💜💙
@hanaabdikadirsahal9680
@hanaabdikadirsahal9680 2 жыл бұрын
axxxx💔😭Wlh Afnaan waxaa helay dad wada gun ah subxanallah
@hoodowarsame5112
@hoodowarsame5112 2 жыл бұрын
Sax
@munamuuse9910
@munamuuse9910 2 жыл бұрын
Afnaan sidan udawaday guurkaba waan nacay yaa ilamida 🥺
@cute.ayuush7076
@cute.ayuush7076 2 жыл бұрын
😭😭✌nimanki wan naceey anbo
@aayanaayan6338
@aayanaayan6338 2 жыл бұрын
waxaa jira rag wanaagsan oo qalbi wanaagsan. Allow niman khayr qaba ha ina siiyo
@umuamiira9310
@umuamiira9310 2 жыл бұрын
Waqtigu wuu adkaa lkn Nasri baa kaga danbeyay, manta waayo aragnimo kugu filan oo nolosha ah waad heysata Allah inta ku hartay nolosha Qurux hakugu dhameyo. Waad noo Qalbi hadashay qisadaduna aad bey no tabatay qalbiyadenana waad kasbatay Allah haku xifdiyo.
@yl7301
@yl7301 2 жыл бұрын
You are so honest 💔💔 Depression and heartbreak is real 😥
@narminelouli9029
@narminelouli9029 2 жыл бұрын
Being a young Somali girl builds your resilience and strength, look at you today MASHALLAH
@zahruujamoha4802
@zahruujamoha4802 2 жыл бұрын
I can't keep control the cry that come from my eyes🥺😭😭 you are stronger woman so go forward never give up allh with you where ever that you are
@allaahuakbar6047
@allaahuakbar6047 2 жыл бұрын
Tv ga aya kugu xirirsanay aniga hooyo walashay iyo xaskayga aya ku dawanayna kadib xaskayga iso firinayso qisoyinkaga dhan marke so galan dhamanten wan ku firsana horey usoco
@shshss1192
@shshss1192 2 жыл бұрын
Ani xataa wllshey iyo hooyadey iyo habaryartey link kuli u diray marwalbo wixii i dhahaan part ka ku xigo marku soo dagaa filin wuuba dhaafy😅
@hafsaluul8753
@hafsaluul8753 2 жыл бұрын
Qeybtaan baa ugu xanun bdn🥺💔ninkas asaga iyo reerkisa arxan malahayn in guriga inta ka dhalesid xita dhahaan u dhaaf ayay ahayd🥵part 7 laso dhaqso
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c 2 жыл бұрын
I don’t know who needs to hear this but Somali girls need to start supporting each other’s because if any of us has an issue like this we start to worry about what people will think and say about our divorce but it seems like men have nothing to worry about even tho 80% they mess up the marriage they never get blamed for it. Inta badan wa nago kale waxa gabdhaha caya oo dhaha she got divorced maxa lagu so furay or wixi laguso furay bay qabta unacceptable wlh Whether they’re old or young first of all everything is qadar secondly why are we Judging each other as a women and why do we make it look like.A.k.A sound like divorce is women is lose when really isn’t I just don’t really like it saan iska badala please girls stand up for each other or simply stay away and don’t say anything about it .
@lovelylul1
@lovelylul1 2 жыл бұрын
But somali women are biggest enemies yo each other. The other girl knew. Sad sad
@nasraosman7686
@nasraosman7686 2 жыл бұрын
I agree with you sister 100% gabdhaha ayagaa cadaw isku ah 😥
@smileyxawotako3907
@smileyxawotako3907 2 жыл бұрын
Absolutely agree with u even gabadha dhib ku jirto ushegato gabar kale talo waxay siineysa usamir ninkaga lakin waxyalo samir aheyn jirto too much emotional abuse mental abuse ah jirto qofka mentality wax ugeysan karto hadi gabadh dhibateysan dhageysato don’t encourage plzz gurka Nocas ku jirto usamir dhahdan god knows qofka nolashisa ku waayi kara at least let’s help each other
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 2 жыл бұрын
Afnaaneey imagine thousands who have gone through the same ordeal and yet remain silent Wallahi i am sure u are a strong girl and thank allah always for bringing you back to your old life and for giving you the joy of the fun (baby)
@surer06
@surer06 2 жыл бұрын
Couldn't hold back my tear 😢 afnaney you are a strong woman 💪so many women go through this but scared to tell you are so brave..keep praying and take care of yourself xabibti much much blessings In shaa Allah ❤
@roodinalive
@roodinalive 2 жыл бұрын
OMGG i keep coming back for new parts this story is touching and the reality of many somali moms i hope this is inspiration for women to choose themselves and leave such an abusive awful marriage 🙁
@saciidomuudeey2535
@saciidomuudeey2535 2 жыл бұрын
abayo wa ku salamy adiga iyo boqoradaada team dhafar waa idin salamy
@aiuushah2133
@aiuushah2133 2 жыл бұрын
Wykn
@ikranmaxamuud9279
@ikranmaxamuud9279 2 жыл бұрын
🤟🏽🤟🏽team dhafar
@bidhaanqurux3518
@bidhaanqurux3518 2 жыл бұрын
@@ikranmaxamuud9279 mawanaagsana yaah seexo ani hada salaada sbx usokcy
@queen7831
@queen7831 2 жыл бұрын
MashaAllah 🥰 Abayo qibrad Kaa faaiday nin jaceylkiisa guurka ka hor in uu wx weyn aheyn Bes guurka kadib inuu midka saxda ah✌️❤️
@safiafarrey5301
@safiafarrey5301 2 жыл бұрын
Abaayo, I am very sorry that you have been through all this trouble in your marriage, but today you have overcome all the difficulties of marriage. It is a lesson and you will be the best mother ever Insha allah
@sumayyahabdinasir7647
@sumayyahabdinasir7647 2 жыл бұрын
🥺❤️sidan ayad u qurx badan tahay haka qasan nolosha wali waa yartahay waxi kuso marayneh cashar ayay ku noqon xbbti wee love you 😍
@maryamosman2677
@maryamosman2677 2 жыл бұрын
Wiilka waaba la gartay oo waa dhalinyaro lkn hoyadii iyo reerki oo dhan baaba la dhinac safan. Qofka haduu aamuso waa ku raacsanyahay
@heblayodacar8408
@heblayodacar8408 2 жыл бұрын
Dhalin yaro caynkeya ninka naagta luuqtada kula jira
@aanaan6027
@aanaan6027 2 жыл бұрын
Waa midaan is weydiyay mamada Waxa laga rabay iney kala dhex gesho oo wiilkeda canaanato ey gabadha guriga aado ilaa dhaqtarka uga dhamanaayo allaa calool xumo weynaa gabadhan yartaa imtixaan Waa so martay ilahey badal kheyr qabo ha siiyo
@maryamosman2677
@maryamosman2677 2 жыл бұрын
@@heblayodacar8408 Abayo waxyabahas kama hadlayo waa qalad weyn lkn waxyabaha kale ooy reerkisu qaban karan. Thanks
@samiramohamud1787
@samiramohamud1787 2 жыл бұрын
Dee qofwal ba oo guri dhista isigey u taala siduu u dhaqanlahaa eee waxba kama galin reerkiisa hadii amaan laga Helo waaba khayr family ada somaliyed
@Rahmamukhtar
@Rahmamukhtar 2 жыл бұрын
Omg Emotional story 😢AfnaanI'm so sorry I can't stop crying Afnaan you are still a strong girl🥺💯
@foreverbillan
@foreverbillan 2 жыл бұрын
Sheekadaada xanuun waye in film laga sameeye istahishaa waxa aad soo martay iyo sidaad uga soo gudubtay mashaallah.
@susuahmed1829
@susuahmed1829 2 жыл бұрын
Subhanallah qof bilaa damiir ah oo xun baa ku helay. Waxaa tahay runtii dulqaadkii oo qofaa masha Allah. Murugta iyo dhibaatada sideedaba laguma waaro. Markii horeba kuuma qalmin ninkaa lkn calafka sidaas noqday. Alhamdullilah hadaad murugadii iyo tiiraanyadii ka soo gudubtay. Farxad dhamaad laheyn iyo mustaqbal qurux badan oo aad ku degto baan kuu rajeyn ❤️❤️✨
@nuuraali1972
@nuuraali1972 2 жыл бұрын
Hello my darling sister,call me your big sister, walahi by listening to your story i remembered my marriage but Alhamdulillah Rabbilcalamina when I was a bout to go mad,i prayed two Rakact of prayers and i talked to Allah i mean talking to Allah asking Allah to make remove him from my heart and walahi i could not believe my eyes , after one week i got the strength to ask him for divorce first he refused cut i told my people i have decided and Alhamdulillah Rabbilcalamina today he is a history,i got my divorce i can call it it was the happiest divorce a woman could get , mashaAllah tabarakallah so you should know you are very beautiful and strong young girl keep it up.
@fartun9664
@fartun9664 2 жыл бұрын
Gabar adag aheed lakin I wish diladaaas iney daawato vedio gaga nin aan qabin dabo ordeesay lakin adi strong woman aheed masha Allah
@sahraali4760
@sahraali4760 2 жыл бұрын
Why are you only attacking the girl, this is exactly what’s wrong with the somali community, like I don’t like the lady either. But the biggest villain in this story is her husband he should get the most hate. And both of them Should be ashamed not only the girl
@Bellaa309
@Bellaa309 2 жыл бұрын
Abayo you are strong ✊🏻💜 balse suasha meesha taala ah ninkii walan reerkisa ceshte reerka wiilka mxaa ka qaldanaa qof reerka kamida oo canaanto dhaha waryaa gabadha ubadkaada bey caloosha ku sidaa sidee guri xun ugu diidi karta mala waayay,kaaga sii daran wiiil isaga ka weyn baa furaha loo dhiiba aaway damiirkisi raganimo muu iska diiido wareejinta ,waleee nabsi wuu dambeeya subxaanallh
@nasrohussien9776
@nasrohussien9776 2 жыл бұрын
waa midan layaabay sidee mamada dhashay waxas ugu ogolatay wayo gabadhedaba sidas uma.rabto mida kale xata wallka ka wen damir xumaa waxe ila muqdaan dad aan is qabsan ama isku mid ah
@abdishakurabdi3327
@abdishakurabdi3327 2 жыл бұрын
Qurbaha reeer isceshto malahan tolkiisa kaa ceshan mayaan aabihiis iyo hooyadiis haday. Joogan xataa asaa la saxan qurbaha habaara yaalo
@nasrohussien9776
@nasrohussien9776 2 жыл бұрын
@@abdishakurabdi3327 waa dhibaato wall
@Bellaa309
@Bellaa309 2 жыл бұрын
@@abdishakurabdi3327 jug jug meeshada joog ahaa hee😅😅😅
@abdishakurabdi3327
@abdishakurabdi3327 2 жыл бұрын
@@Bellaa309 aad iyo aad aabaayo qasatan swedhan hooyoyinka waalagu dhibaateeya hadii nala fure hadana ilmahaa laguugu gumeesana dhibaato
@hodoaxmed6976
@hodoaxmed6976 2 жыл бұрын
I was just amazed at the plight of the girls who are afraid of being divorced and are still going through a lot of hardships if the somali people do not say they are not even talking about divorcing the girl. There was no girl suffering because we were afraid of being talked to. You are still young, you have no time left Afnan qali janis you have and we pray to God for you
@somalianchrisbrown6902
@somalianchrisbrown6902 2 жыл бұрын
Never forget that friend who helped you...you have the best friend ever😭😭😭😭
@zainabahmed8302
@zainabahmed8302 2 жыл бұрын
May God give you the fruits of your patience and for all you have been through, may it be a chance to grant you forgiveness for your sins and grant you a place in janatul firdaus. Chin up wll you have nothing to be ashamed of and may God give you a better life partner. I'll pray for you wlhi its fajr right now, you are so strong mashaalh I admire you.
@zaynabaxmed66
@zaynabaxmed66 2 жыл бұрын
Abyoy isku magac aanahy bee🙄
@deqaahamedahamed2692
@deqaahamedahamed2692 2 жыл бұрын
What make me cry is I’m so glad that you have your daughter safe
@fatimaamoud1425
@fatimaamoud1425 2 жыл бұрын
Your sincerity and honesty is shining through sis, there's always a light at the end of the tunnel, you haven't become bitter and nasty despite going through such abusive experience. Shame on his mother from the little you mentioned, I am sure there's alot you could have said but you're too kind. 💕
@Neiruzz
@Neiruzz 2 жыл бұрын
That’s very disrespectful Wallahi taking the keys from you SubhanaAllah, Am sorry you have to go through this 😥😔 Allah is enough ♥️♥️
@Leyla.abdirahman114
@Leyla.abdirahman114 2 жыл бұрын
Illaageeyoow hanagu imtixaamin wax aan awood u leheen in aan ku sabarno amiin ya rabbi 🤲😭
@maryanfarax7793
@maryanfarax7793 2 жыл бұрын
Omg kaas wxan aminsanhay inusan nin raga aheen 🥲🥲 Rabiyow gabr wlabo gursatay gurka uhagaji anagana noga daba hagaji 🙈🙈🙈
@shirhaanali3525
@shirhaanali3525 2 жыл бұрын
Really wan kugu faana coz i never seen stronger women like y😶
@aminaahmed8343
@aminaahmed8343 2 жыл бұрын
🥺the last part of video touched my heart wallahi 💔Sometimes we think we going through a bad moment in our life but someone else has it worse
@Amongus_ventred
@Amongus_ventred 2 жыл бұрын
True :(
@fatia1138
@fatia1138 2 жыл бұрын
MashaAllah Afnaan, your story is amazing. You went through so much, may Allah bless your with the Jannah of this world and the next in shaa Allah!
@susu-gf9cs
@susu-gf9cs 2 жыл бұрын
Walahi waa ooyay abyo walhi ina kula kulmo mac kusiiya rabaa keep going 😭😭😭😭 ilhy dulmiga ma ogola😭😭🤲 alxmudullah wlHi just your strong woman and strong young mom😭😭😭😭😭🤲💋♥️
@ummaryam1
@ummaryam1 2 жыл бұрын
Mansha’allah afnaan Allah gave you a better life alxamdulilah. So proud of you. On and upward from here. Tests are part of life alxamdulilah! May Allah keep you and your daughter safe
@umuzeyd
@umuzeyd 2 жыл бұрын
runtii waxaan loo adkeesan karin baad u soo adkeesatay alx maanta waxay kuu tahay waayo aragnimo. mida kale mabruuk 50k waad dhaaftay
@fahanhassan8257
@fahanhassan8257 2 жыл бұрын
Afnan girl u are inspiration to so many girls.keep going and do yuor thing.
@fatumacdey2881
@fatumacdey2881 2 жыл бұрын
Hoyada dhashy wa hoyo xun wyo mxe kugu ogolaty in wilkeda kuso turo wliba aydo og in cunug yar ayeyo utahy ad ku wdo closhda we ku cwin krty ugu yrn melad dagto wey ku sin krty shit wlh wn ka xmhy wxa kugu dhcy lkn wx ku qorn unbu aha allahi kuso motiya mhd usug naty wxna ku rjeyna ind hesho badal qeyr qba apyo mcn 🥺🌹🌹
@Mina-yk6is
@Mina-yk6is 2 жыл бұрын
You're very brave and strong. Thank you for sharing your story with us ❤️
@catikahussein2105
@catikahussein2105 2 жыл бұрын
Qumayo heshadaas mahabaara 😔Aamiinnta ii dhaha plz ilaahey haku imtixaano mid sadaa udhibo yarabi
@bidhaanqurux3518
@bidhaanqurux3518 2 жыл бұрын
Habaar wacasha ufffffffff dhiiigmalahabe imaanka habeesho
@ramaas5896
@ramaas5896 2 жыл бұрын
Aamn
@catikahussein2105
@catikahussein2105 2 жыл бұрын
Habarku ma fiicno lkn inta ka goyse gabadha iyadana ilaahey haka goyo
@user-vt5eg6qc2e
@user-vt5eg6qc2e 2 жыл бұрын
Aamiin
@faduumabdisalam3558
@faduumabdisalam3558 2 жыл бұрын
Your story is so sad it made me cary. but iam happy that it's past and you are stronger xbbti and it will be lesson for all of us 😘😘
@zahrat2
@zahrat2 2 жыл бұрын
Labada qof ee dislike 👎 ta saaray malaha waaa ninkii iyo naagtii😂
@nimcoabdi8822
@nimcoabdi8822 2 жыл бұрын
Saas umalaynaya 🤣🤣 ma raban in warkoda la sheego
@fifimusse5350
@fifimusse5350 2 жыл бұрын
Kkkkkkķ
@aanaan6027
@aanaan6027 2 жыл бұрын
Kkkkkkk Waa ayaga 2 qofood gabadha yar nabsi bey ka galeyn ilaheey hoostooda haka siiyee
@Ruksana_Sultan
@Ruksana_Sultan 2 жыл бұрын
😂😂😂
@umaymahumble6174
@umaymahumble6174 2 жыл бұрын
Laga yaaba wlee qumayey.ahayd sidY nolol wacan ku heli doonta belaayo kugu dhacday
@samirayassin2471
@samirayassin2471 2 жыл бұрын
Sis you are brave to speak out about what happened to you. I’m not a social person but something very similar happened to me but wayyy worst. And it lasted more than two years. Sometimes patience weight heavily on us, we just have to stay strong and have faith
@zhamzacrahmaan1096
@zhamzacrahmaan1096 Жыл бұрын
o㋛︎☻︎㋛︎㋛︎☻︎
@mariammadhow9367
@mariammadhow9367 2 жыл бұрын
Your amazing very strong beautiful young mother may Allah bless both you and your daughter ❤️
@xamdixilkaz5800
@xamdixilkaz5800 2 жыл бұрын
Saan dumar unahay aad iyo aad ban u naxariis badanahay ilahow dumarkena wax dhibo hatusin❤🙏
@zezuquruxley5347
@zezuquruxley5347 2 жыл бұрын
Illhey nolo ka qurux badan noloshi hoore ha ku siyo ., wallhi wan kula qoroode 😢♥️
@bishaaroabdidaahir4544
@bishaaroabdidaahir4544 2 жыл бұрын
Aaamiin
@hanaaden804
@hanaaden804 2 жыл бұрын
Subaxa nallah ani waxan layabnahy nagta ninka an qabin banaand la wareegaysa taas qof wanagsan o allah ka baqaysa ma ahayn coz hadu dacad u yahay waba xalashan lah lkn qof jahilad ah bay ahayd o rabi iyo naftidab ka dheeratay subaxan illahy badal khayr qaba afnaan yareey waxa tahay qof qalbi wanagsan mashallah inaan yaro dacad ah weyee illhay haa kula garab gaalo nolosha inta ku dhiman adiga iyo baby dada yar😘
@Nasra23
@Nasra23 2 жыл бұрын
I feel so sorry abaayo what u been through, you patient will be paid off soon . You are strong woman keep it up Masha allah
@64yearsago59
@64yearsago59 2 жыл бұрын
even his family were irresponsible😳😳😳 shocking.i wish for you a heallthy and a happy life
@maaida1643
@maaida1643 2 жыл бұрын
Mansha allah sis I am so proud of you🥰you are very strong and I know it was hard for you to share your story with us but trust me You are helping sisters that are going through the same thing💯💯
@yasmine7165
@yasmine7165 2 жыл бұрын
This literally touch me subhanallah ur strong abaya, such emotional story
@faizamohamed5577
@faizamohamed5577 2 жыл бұрын
this girl is really strong. abayoo you didn't had sisters guys let me tell you if you are suffering with martial problems share with your sisters no matter what they will help you a lot. that's a tip can tell girls who are having martial problems.
@yasminmuktar4031
@yasminmuktar4031 2 жыл бұрын
Wlhi afnaan sis you’re the most strongest woman out there And sis what goes around comes around She will get her fair share If a man can cheat his own wife What else do you expect He will do her dirt Don’t worry somali already said Dhalo qabe dhalo ma jabsho Basically She did you wrong and allaah will reward her sooner than you expect Mashallaah sis We as woman are so proud of you 👍
@XaaaaaX
@XaaaaaX 2 жыл бұрын
We
@Emmayyyy2024
@Emmayyyy2024 2 жыл бұрын
Your story, beginning and end, I cried. I have a heart attack. God make life better for me and every muslim girl. 😭😭😭🤲🤲🤲🤲💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭
@amushofficial5413
@amushofficial5413 2 жыл бұрын
Abaayo qalbiga i xanuunay😭😭😭😭 wlhi hppti kaso kabo dibu dhici strong sis💪❤️
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t 2 жыл бұрын
We love you Afnaan ❤❤❤❤. I know its low but I wish you will expose QUMAYADA . .she deserves 5 mins. Fame🙄Qumayo I am sure you are watching Afnans channel..may you never find happiness amen amen Can I get a collective ameeeeeen.
@bebettertoday8444
@bebettertoday8444 2 жыл бұрын
Aaamin
@BellaBigDeal
@BellaBigDeal 2 жыл бұрын
i kept thinking that shes nicer then all of us for not giving up her social media to us , because it would be game over for her!
@ifraahhashi9129
@ifraahhashi9129 2 жыл бұрын
@@BellaBigDeal amiin yaa Allah
@ifraahhashi9129
@ifraahhashi9129 2 жыл бұрын
Ameen ameen ilahayow wax dhiba toos taa
@roodinalive
@roodinalive 2 жыл бұрын
Ameen qumayo kasto qiimo laheen oo sida in hoos looga isticmaalo donayso ilahay ha tuso wxee gabarta tustay
@Sukna-m8y
@Sukna-m8y 2 жыл бұрын
SubxanaAllah, Allah do test the people who he loves the most. You are absolutely amazing. I love how you handled everything even tho you might think you could have done thinks differently Allah don't think that. You're who you are because of your past sweetheart. I love you for the sake of Allah.
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 2 жыл бұрын
This broke my heart, I’m so sorry that you had to go through that, Insha’Allah all your patience will pay off. 🥰❤️
@munaadam8568
@munaadam8568 2 жыл бұрын
Part 6 made me cry, OMG babe you really did suffer. You are so beautiful and your cute baby is health masha’allah. Can’t wait to hear the remaining of the story 😘
@shamsoahmed631
@shamsoahmed631 2 жыл бұрын
Masha’allah strong women? This part was very emotional but you handled it very well! Your mother in law shouldn’t be taken her sons side and allowing him to go thru your stuff! After hearing this emotional part I do not think I’m ready for part 7! You shouldn’t feel guilty because you haven’t committed a sin, and lastly they should of provided you somewhere you could of stayed till you find somewhere you can live and money, but his family and the boy Can’t call him a MAN because a real man will put his feelings to the side and think about your condition and the unborn child,
@AS-ji9fn
@AS-ji9fn 2 жыл бұрын
Shamso.. Allah says in surah At-Talaq 65:1: O Prophet (SAW)! When you divorce women, divorce them at their 'Iddah (prescribed periods), and count (accurately) their 'Iddah (periods). And fear Allah your Lord (O Muslims), and turn them not out of their (husband's) homes, nor shall they (themselves) leave, except in case they are guilty of some open illegal sexual intercourse. And those are the set limits of Allah. And whosoever transgresses the set limits of Allah, then indeed he has wronged himself. You (the one who divorces his wife) know not, it may be that Allah will afterward bring some new thing to pass (i.e. to return her back to you if that was the first or second divorce). And in verse 4 Allah says the iddah period of a pregnant women is til she give birth. So she has all the rights to be provided for until she gives birth.
@imahhassan9356
@imahhassan9356 2 жыл бұрын
@@AS-ji9fn had they known the sharıa
@monabeautychannel2931
@monabeautychannel2931 2 жыл бұрын
Xaraam walhi gabadh uurle oo cunta dhan cunayn 😭💔
@bashirgabiow
@bashirgabiow 2 жыл бұрын
Masha Allah !!!!! Wallaahi you are FANTASTIC person. Waxaad istaahishaa in lagu guursado. Runtii. !!!!!
@nasteexoyeedhwayne
@nasteexoyeedhwayne 2 жыл бұрын
Waa fariid yar oo masayr badan nin fahmana waysay
@canbarocolay6756
@canbarocolay6756 2 жыл бұрын
Qisada shalay sxptay baa ila wadaagtay chance maan aheyn maanta day off ban ahaaa wakhtigaygii u badnaaa qisada bilow ilaa dhammad baan ku bixiyay runtiii . Aad ayay u xanuun badan tahay qadar kuu qornaana weeye but waxa iga yaabiyay how strong u are wlhi ,samirkaaga iyo iimankaga proud of u sister . Naag adag baad tahay halkaa kaga hay . Isagana isaga oo duli ah baad arki doontaa maalin maalmaha ka mid .❤❤❤❤❤
@Hijabi_girl1234
@Hijabi_girl1234 2 жыл бұрын
Ilahay dhibka soo martay ilaahy dheef hakagu badalo kuwi ku dulmiyana xaqaga alaha ka siiyo marka duceysaneysid ku duceyso in ilahay qeyrka ku waafajiyo sis you are strong women keep going waxa u tahay tusale dumarka gesiyad gabdho abuse ha qaadanina nimanka somalida ma naxan naxaris darana cunugisa ayada oo wada ayu soo buriyay i.a waad guleysane aygana dhibkas wey mari donan ilahayow mid ka meeyro dhibki aad so martay hakuso siiyo 🥺🥺
@daarulculuummedia1665
@daarulculuummedia1665 2 жыл бұрын
indeeed you have been through alot i swear youre a strong women and i know Allah will bless you from where you never expect...STAY SAFE WE LOVE YOU.
@afafahmed8827
@afafahmed8827 2 жыл бұрын
Qisa ad u xanuun badan waye wlhi abayo you are very strong 💪 Masha allah
@feyzobarqadle5488
@feyzobarqadle5488 2 жыл бұрын
Emotional wlhi 😢😢😢 Alxamdullah calakuli xaal rafaad bacdal raaxo ladhahay waa hubaal maantey inaad ka gudubdey maalmihi mugdiga ahaa illah kuma soo celiyo abaayo
@fosab9518
@fosab9518 2 жыл бұрын
This is a different kind of pain wallahi. Im crying so hard😭😭😭
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 2 жыл бұрын
Hbo. Salam. We’re hooked up your story. Horta I’ve to say. M/Allah for your patience. Many including me would’ve checked out of the marriage maar hore. You’re such a strong soul. Ilahay haku barakeyo hbo. You came out strong and , you can look back and proudly say “ I’ve turned every stone looked behind every tree and bush and I couldn’t do any more “ Your parents must be proud of you hbo. Hboy please part 7 and even more. You take time to releases it and we’re anxiously waiting. I hope you also tell us how NAGTI EDEBTA DARNED and your ex ended and how they’re today because, most people who do dulum on others pay ultimately very high price. Aren’t we lucky to have ilahay who’s so just? Alhamdullilah.
@somalianchrisbrown6902
@somalianchrisbrown6902 2 жыл бұрын
Why do you have to make it bold NAGTI EDEB DAARAN😂😂
@ifrahsaid
@ifrahsaid 2 жыл бұрын
U so funny 😍💯❤
@aragsanwacan3052
@aragsanwacan3052 2 жыл бұрын
This part is the saddest part I swear I'm feeling so sorry for you wllo you're so special and strong enough that is Why all that happened to you Believe me allah loves you bcoz he gave you a lot of lessons with this age luck girl👑♥️msha allah
@MM-cp9px
@MM-cp9px 2 жыл бұрын
Qisadan mxan kabaranena gabdho ninka hdaba wxyar ugu shakisid noloshada kasaar ha u ogolanin inu kugu kor socdo wana laga marmaan inaa ahaano strong girls educational women mar hadii ad thy nin waxba kama qaadi karo so intaa guur lagu dagdagin noloshiina dhisto marka hore si boqorad ah u noolow mrkas mid adiga boqorad kaa dhigo baa ku imanayo
@queenn1239
@queenn1239 2 жыл бұрын
And you are strong , that’s the important lesson everyone can learn in this too many faced life ❤️ survivor .
@Samiraabrhan
@Samiraabrhan 2 жыл бұрын
😢😢😢😢 u are ManshAllah strong girl
@queenxilkas8458
@queenxilkas8458 2 жыл бұрын
Love you dear afnan we are standing for you every time and always be strong 🥰❤
@Longing127
@Longing127 2 жыл бұрын
This brought so much tears to my eyes 🥺😭
STORY TIME PART 7 ✨
26:38
Afnan Adan
Рет қаралды 293 М.
STORY TIME PART 8✨
22:58
Afnan Adan
Рет қаралды 229 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 86 МЛН
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 49 МЛН
DIVORCE PANDEMIC!! WHAT'S THE CAUSE?  - EP 17 || BITTER TRUTH SHOW
1:10:26
AFNAN ADAN | QISA TIME PART 1| REACTION VIDEO | Naz Ahmed
40:58
Naz Ahmed
Рет қаралды 128 М.
Hikmat Wehbi Podcast #152 Salama Mohamed سلامه محمد
1:19:55
Hikmat Wehbi Podcast
Рет қаралды 698 М.
Secrets To A Successful Marriage - Message to Muslims from the Dark Side
45:01
Story time Season 2|| Part 9
22:09
Afnan Adan
Рет қаралды 39 М.
STORY TIME PART 10
19:25
Afnan Adan
Рет қаралды 212 М.