Qiso Cajiib Ah! Gabar Ninka Laga Qaatay?,::: Dr Ahmed Al-Yamaani

  Рет қаралды 16,801

Dr Ahmed Al-Yamaani

Dr Ahmed Al-Yamaani

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 11 ай бұрын
Waa dhacdaa inay isku digtaan dumarka wanaagana ay xumaan ku badalaan bal arag waxay haysatay ay hadana gacanteeda ku burburisay subxaana allaah dumarow is ilaalsha ❤❤❤❤
@saadadaher8086
@saadadaher8086 10 ай бұрын
Masha allah sheikh jazakallahu khayr qisoyiin wanagsan ayaad noo soo tabisaa.
@mrNe4
@mrNe4 11 ай бұрын
Shukran Sheikh. Qisooyinkaan cibraa noogu sugan gaar ahaan anigu wax badan ka faiday mana guursan. Alle haku barakeeyo, reeraha muslimiintana dhexdood raxmad iyo Jacayl farabadan Alle haka yeelo. Amen
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 10 ай бұрын
Ax ax waa qiso cajib ah . Dumarka qaarkod hado allah siiyey nin wanagsan mahay sankran. O alxm ma dhahaya. 😢😢😢😢
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 11 ай бұрын
Annoogo guursan ayaan wax walba sii baranay shukran shiikh
@sadiaabdalla6107
@sadiaabdalla6107 11 ай бұрын
👌 qiso cajiipa wllhi wax badan lagabaranayaaa thanks Dr
@FaadumoSaed-en8ve
@FaadumoSaed-en8ve 11 ай бұрын
Subxanalah doqon bay ahayd
@sadiaabdalla6107
@sadiaabdalla6107 11 ай бұрын
Jasakallaah khayr jasaa Dr Ahmed allh hakujeclaado👌👌👌
@nimaamohamed7137
@nimaamohamed7137 11 ай бұрын
Subxanallah qiso xanun Badan jazakallah khyr sheikh
@thinkwide1001
@thinkwide1001 11 ай бұрын
Gabar qalbi wanagsan waaye mashaallah
@layladheman6534
@layladheman6534 11 ай бұрын
Ruunti waa qiso cajiib ah oo waxka qadasho muddan ❤❤
@ahmedyacin4250
@ahmedyacin4250 6 ай бұрын
I like it the story
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 11 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@shankaroonabdi5501
@shankaroonabdi5501 11 ай бұрын
Masha allh jazakallah kheyr sheikh waqti aan ubaahnaa ayad so dhigtay qisadaan
@MalyunAdan-nl7hg
@MalyunAdan-nl7hg 11 ай бұрын
Mansha Allah runti wa qiso cajib ah wanladacay
@NimaQalbiy-ry7vn
@NimaQalbiy-ry7vn 11 ай бұрын
Asc jazakallah kher
@rahmosalad8723
@rahmosalad8723 11 ай бұрын
Facebuga ka so dawaday shugaran sheyqii ❤ Allah ku xafido😊 waa qiso faido badan
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 11 ай бұрын
Hye sheekh mahadsanid
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 11 ай бұрын
Asc Asc mashallh Allha kubarakeyo
@SabarinAbdulKadir
@SabarinAbdulKadir 11 ай бұрын
Asc mashllah Allaha kubrakeyo
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 11 ай бұрын
Mashallah❤
@surayamoha3945
@surayamoha3945 11 ай бұрын
gabr walasha ah nin fican hadu qabo lagama hunguriyeyeh wa lo duceya inu rerkeda allah u barakeyo adna ilah waxad wiidisata nin asago kle ah o fican
@xaawocabdicusmaan3518
@xaawocabdicusmaan3518 11 ай бұрын
Masha allah❤❤❤
@maryanmaxamed832
@maryanmaxamed832 11 ай бұрын
Asc Dr ahmed sethy sheikh waxan rawa ina kula wadago dhiwato aniga ii heysato oo family geyga please Mel kala xiriro isheg❤❤😢😢
@mahirabiib3644
@mahirabiib3644 11 ай бұрын
Aslan bini,aadan malagabadbasho xuduuda la isagayeelaaa haddii kale wakuxaaraa
@magan143yare6
@magan143yare6 11 ай бұрын
Waa nin caqli badan oo geesi oo goan qatay ninka raga ah wa in uu goan le yahah gesi💪💪💪💪💪😂
@NimaQalbiy-ry7vn
@NimaQalbiy-ry7vn 11 ай бұрын
Asc shekha mahelikaraa meelkalaxiriro talo Ayan ubahanahay Allah hakubrakeeyo
@NimaQalbiy-ry7vn
@NimaQalbiy-ry7vn 11 ай бұрын
Subxaanallah
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 11 ай бұрын
Waalaga caqli badiyay gabadhaas
@GuxayeGarmaqate
@GuxayeGarmaqate Ай бұрын
Kuwii femenism nimadu madaxa martay ee raga uun kusoo taagnaa Ee isja dhigi jirey iney dunarja uun la dulmiyo usheeg sheekhow iney dumarbadan oo noocana iyo rag badano dulqad iyo sharaf allah siiyey se ku jazartay xalimo aan wax fahansaneyn
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 11 ай бұрын
Si fiican ayuu sameeyay laakiin inuu ilmaha katago khalad ayay ahayd. Hawenka hadii loo dhiibi lahaa masuuliyada waxbay khaldi lahaayeen
@GuxayeGarmaqate
@GuxayeGarmaqate Ай бұрын
USHEEEG kuwii faarax waa saan uun lasoo taagna meel walbo😊
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 11 ай бұрын
Sheikh ninkaan oo kale 1000 kiiba waxaa laga helaa 1 qof marka Nimanka aqlaada laheyn baa aad noogu badan.
@dheeman350
@dheeman350 11 ай бұрын
Shiekh qof noool lama qaato ee dheh nin tashaday
@HibaakMohamet
@HibaakMohamet 11 ай бұрын
Yes 😂nin laa qateey kuu laahaa maa xoolaa
@HibaakMohamet
@HibaakMohamet 11 ай бұрын
Shekh maagcaa kaa badal plz nin waayn oo laa dhaacyo maa jiree 😢
@hawasoulemanhawasouleman-8262
@hawasoulemanhawasouleman-8262 11 ай бұрын
Asc
@YuusufAbdi-ze9vy
@YuusufAbdi-ze9vy 9 ай бұрын
ASC
@sihaammaxamed8889
@sihaammaxamed8889 11 ай бұрын
Gabdhaas wa doqon walhi ma caafiyen bal ilaahy ban u baryi lahaa noolosheda madow inu ka dhigo awaladna ayana dhalin taas wanaag lama idhaah wa doqonimo gabdh reerkda haysta bay baabisay oy waliba ninkedi guursatay nafta hadnan dhaafin karayn on danbi ilaa qiyamahaa idaba socda ka helyn wa rabul cisa laba jilib intan udhigo ban Allen baryi laha nolol madow o cudur iyo caydh leh kulahaa wan cafiyay.
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 ай бұрын
Isaga ka tashaday dheh waxlakala qado ma jireeeee
@hana8824
@hana8824 11 ай бұрын
Xagee kaala sooxiriiraa sheekh? Hadii aad jeclaan lahayd inaad qof bini adam ah naar kabadbaadiso iisoo jawaab please😢
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo Ай бұрын
Subxnlha wll allha inaga badbaadiyo
@muxyebishar4333
@muxyebishar4333 11 ай бұрын
M awllo
@xamdibashiir9999
@xamdibashiir9999 7 ай бұрын
Hadaanba gabar la saaxibo ha iga caqlibadiso
@omaamir1444
@omaamir1444 11 ай бұрын
Ustaad marka quraanka aqrinaayo oo aayadan aqrinaayo qisooyinkaga soo xasuusta
@NimaQalbiy-ry7vn
@NimaQalbiy-ry7vn 11 ай бұрын
Lkn naagaha qarbaa doqomo ah
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 11 ай бұрын
Waali iyadoo ka maqan ayay dalbatay Sheikk calafka miyaa la diidi karaa iyadoo qabo saaxiibteed ayayba la guursadaan caqli badis xitaa ma ahan wey ducysatay Ninkaan oo kale Alle ha ii sahlo asigii yeyba heshay. ilmaha ay dhali lahhed Ale ayaa bixiya .lkin hadii ay tiraahdo tan waxba ma ogee ninka ka qaad denbi weyn bey gashay.
@surayamoha3945
@surayamoha3945 11 ай бұрын
igada dhiigaba laku kariyy
@surayamoha3945
@surayamoha3945 11 ай бұрын
ee ninkeda maxy uku sheki weysey iny naagtasi dhibta galisey wale naag afaraha rerkaga logama shekeyo marka aragtid iny afarahaasna so gashey geesa laga mara
@AaminoCilmi-wb7yv
@AaminoCilmi-wb7yv 11 ай бұрын
Allow noo danbi dhaaf
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 gabar ninkii lagaqatey ninku ma weel melyalah mise neef xoolah lama qaadane isaga tagey
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 ай бұрын
Inta isla dheh bad tidhiiii
@Loveforbeauty442
@Loveforbeauty442 11 ай бұрын
Waxun waaye ina section 8 been usheegtid oo taxpayers money iyo masaajida ka aruursatud adi iyo xaaskaagaba . Shut up Sxb am tired of these so called sheikhs who keep on pretending 😡
@muxyebishar4333
@muxyebishar4333 11 ай бұрын
M awllo
Qiso Cajiib Ah! Ninkii Dabeecada Xumaa, Maxaa Badalay?:::: Dr Ahmed Al-Yamaani
13:05
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 102 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 345 М.
Dilka Y-SIN+WARRR Cibro Ayaa Kusugan ~Sh Maxamed Kaariye
18:07
Wadada Jannada TV
Рет қаралды 43 М.
Qiso Cajiib ah || Deeqdii Cali Binu Abii Dhaalib || Sh Xassaan
16:32
Daarul Xadiith
Рет қаралды 76 М.
Qiso Cajiib Ah! Makii Lee Jeclaa Kamaann Faa’ideysan, Hada Maxaan Sameeya
31:08
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2023) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:38
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 918 М.
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 102 МЛН