Ahmedyasin Sahra Ahmed (sida ubaxa )

  Рет қаралды 7,186

asad asadyare

asad asadyare

Күн бұрын

Пікірлер: 6
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
2019, 14, 11.
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
2019,09,24. ooooooooooooooh.
@somalilandinformer9394
@somalilandinformer9394 7 жыл бұрын
sida ubaxa waaberiga ama uduga saxansaxada ku arko, markaan ku arko adigaa jacaylku i abaaraayee agagaarka beerka iyo wadnaha layga adaaye waa olol jacayloo waa urugo kalgacale Sahral sida abriska iyo aarka ayaan umalka iyo taaha hadba aburka seydhaaye Abuuraas indhahaagu waa bodee quruxdaadu waa ugubee hablo kacay adduunyada adaan kaa asdeystee sideen kuu ilaabaayee Sahra sida hawd ugbaadkiisa ama daalo aragooda ku arko, markaan ku arko adigaa jacaylku i abaaraayee indhahayga caashaqa ilmada lagu asqoobaayee waa olol jacayloon waa urugadaadee Abuuraas sida ubaxa iyo diinka ayaan araga iyo muuqa indhaha ugu furiyaayee Sahra waa adiga caashaquye waa arami hawluhuye waxa wiil arlada jira adaan uurka ku hayaa sidaan kuu iloobaayee Abuuraas sida ubadka iyo ehelka ama aabe iyo curadka ku arkoo, markaan ku arko adigaa jacaylku i baaraayee agagaarka beerka iyo wadnaha layga adaaye waa olol jacayloo waa urugo kalgacale Sahra sida abriska iyo aarka ayaan umalka iyo taaha hadba aburka seydhaaye Abuuraas indhahaagu waa bodee quruxdaadu waa ugubee hablo kacay adduunyada adaan kaa asdeystee sideen kuu ilaabaayee Sahra sida ulaha dhabigeena ama uduga yaaquudka ku arko markaank u arko adigaa jacaylku i baaraayee indhahayga caashaqa ilmada lagu asqoobaayee waa olol jacayloon waa urugadaadee Abuuraas sida ubaxa iyo diinka ayaan araga iyo muuqa indhaha ugu furiyaayee Sahra waa adiga caashaquye waa arami hawluhuye waxa wiil arlada jira adaan uurka ku hayaa sidaan kuu iloobaay
@siciidabdi1014
@siciidabdi1014 10 жыл бұрын
eesh calaa hees sahra ahmed jaamac boqorada cod ka
@aliismail770
@aliismail770 8 жыл бұрын
JEEL IYO JACAYL AYEY KA MID AHYIID HEESIHII KU JIRAY
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 7 жыл бұрын
Ali Ismail,sxb waliba Abu raaf ayaa la qaadey,asal keedii wakhti la soo marey
Sahra ahmed   Ahmedyasin adan (Sida ubaxa)
9:19
asad asadyare
Рет қаралды 54 М.
فیلمی ١٩٨٨ | Filmi 1988
1:20:05
NRT2
Рет қаралды 264 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,4 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4,2 МЛН
Ahmedyasin Adan   Sahra ahmed  beerqaad)
10:27
asad asadyare
Рет қаралды 10 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Sahra Mire Weheliye Ahun | Heesta Wallee Ma Hagrado Dhulkayga
5:49
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 6 М.
Lafoole University 1973 Xasuus Hore
38:18
X HARGEISA
Рет қаралды 29 М.
Sahra Ahmed  Ahmedyaasin  Adan  aroos
8:00
asad asadyare
Рет қаралды 18 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - ВСЕМ САЛАМ! (MV)
3:28
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 236 М.
Mirjalol Nematov & Dilnoz - Ko’zoynak
3:22
Mirjalol Nematov
Рет қаралды 7 МЛН
Afruza - Baxtlimisan (Official Music Video)
4:42
Afruza
Рет қаралды 13 МЛН
QARAKESEK - SAHARA (audio)
2:24
QARAKESEK
Рет қаралды 112 М.
Amre - Күзгі қайың
3:00
Amre Official
Рет қаралды 130 М.
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
2:54
ROSÉ
Рет қаралды 47 МЛН