Aniga iyo inta ila midka ah muqalada nocani kuma badne way nagu yartahay soo badiya Waxaan ka fahmay siyaasadu waa 2 1 siyasad maamul 2 siyaasad dhaqale Ta labaad maba hayno ka somali ahaan
mash allh mahadsaniin ustaad 2diinaba allh ha idinka abaal mariyo جزاكم الله خيرا
@mahadmohamedhassan7201 Жыл бұрын
Aad Iya aad baad u mahasantihiin
@Maaher072 жыл бұрын
*MAHAD SANIDIIN* 👍 *WAX BADAN AYAAN KAFAA IDNAY* 👏
@aliabdiahmednuur26762 жыл бұрын
Masha Allah mawduuc aad uwanaagsan
@MohamedOsmanKs Жыл бұрын
Cashar muhiim ah ayuu ahaa runtii, mahadsanidiin
@maxamedcaagane2 жыл бұрын
Mahadsanidiin walaalayaal
@BaasheAbdilahi Жыл бұрын
M,a ustaad mahadsanid
@MiadSabire-bx8yn Жыл бұрын
Guul falaastin inchalla
@Asia_Mohmed8 ай бұрын
Accounting and economic with relationship them master
@HassanAdan-u1k4 ай бұрын
Mahadsanidiin❤
@abdinurali56715 ай бұрын
Aad buu u mahadsanyahay Ustad Mustafe, dhaqaalaha hadaad rabto inaad sifiican u fahanto waa inaad xisaabta sifiican u garanaysaa aniga ayaa hadda masters degrees of economic policy and planning ka diyaarinaya jaamacadda Makereri ee dalka 🇺🇬, runtii waa kulliyaad aad u xiiso badan. Intaas waxaa kuu dheer inaad la socoto siyaasadaha iyo isbadallada ka dhacaya adduunyada, qof maqane jooge ah ma baran karo economics.