American Afsoomaali Ku Heesaya kuna maah maahayo.

  Рет қаралды 398,419

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 364
@Rama____1
@Rama____1 6 жыл бұрын
Reer buulay waa dad aan waxba ka hagranin dadka masha ilahay ha idin dhowro buulay waa mesha aan aduunka uga jeclahay 😍😘
@sharmarkecilme3945
@sharmarkecilme3945 6 жыл бұрын
jecliya jawiga buulay m.a walashey waad mahad santahay
@mysomalistudios6164
@mysomalistudios6164 4 жыл бұрын
Buulay waa meeel jirta jei dagan neecaw udgooon allow dhowr mxn uxiisay
@Rama____1
@Rama____1 4 жыл бұрын
@@cabdixamiidcalifaarax9107 😳😳 intee ku taal tasna buulay iyo buulabarde wa isku midkii un 😏
@saadaqmukhtaar8835
@saadaqmukhtaar8835 4 жыл бұрын
M.a
@HVEM324
@HVEM324 Жыл бұрын
@@cabdixamiidcalifaarax9107 BUULAAY IYO BUULO BURTE WAA ISKU MID
@cafiifaxasan1862
@cafiifaxasan1862 6 жыл бұрын
Afkeenna quruxdiiisa eeg maashaa allaah
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
Ha ku waso
@Amy_omer
@Amy_omer 6 жыл бұрын
Mashallah he is better than me but I'm from North so some words I don't understand ...our language is very beautiful and our people are very wonderful..I'm very proud to be Muslim Somali alhamdulilah 🙏🙏
@saartibozztube7792
@saartibozztube7792 4 жыл бұрын
Very good brother i am somali
@salahahmed8807
@salahahmed8807 7 жыл бұрын
Luuqada Soomaaliga Waa Dahab 💖
@لولعلي-ج1ط
@لولعلي-ج1ط 4 жыл бұрын
Ana kana waxan u uu ordeeyna afka soomalika waka macan kiisa fasiix sidoow u yahaay
@bourbon5348
@bourbon5348 4 жыл бұрын
Ddofsod D D
@mumtaazlove9424
@mumtaazlove9424 6 жыл бұрын
M.a waa qofki iku horeye on argo afsomali kuna qudbiya kuna mahmaho runte luuqadiina Somali waa luqad aad iyo aad uu muhim ah wayna istahisha in la sharfo marwalba keep going somali
@bhaashi1622
@bhaashi1622 7 жыл бұрын
Kkk mashalahu good job geedi we love you I am from somalia
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Luuqadeenu waa dahab iyo luul Rabigii nagu manaystay baa mahad leh😍Wan jeclahay dadkayga iyo luuqadayda💖💖
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 4 жыл бұрын
Cajiip Mr Geedi aniga waaba iga yaqan maahmaha somalige Quraanjo ururtay mulac waa jiida😍
@naimarnaimar163
@naimarnaimar163 2 жыл бұрын
I love Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 M.a waa nin caajiib ah runtii❤❤❤❤
@aminaxaashi7882
@aminaxaashi7882 7 жыл бұрын
Luuqadeenno sharaf ayeey leedahay
@yaasirtikle.
@yaasirtikle. 6 жыл бұрын
Amina Xaashi hada ma Ogatay
@maxamedsayid5653
@maxamedsayid5653 6 жыл бұрын
masha Allah masha Allah masha Allah
@cabdirxmaanrooney7073
@cabdirxmaanrooney7073 6 жыл бұрын
Weybo Ku faney naa
@hibohibo107
@hibohibo107 5 жыл бұрын
Amina Xaashi taaas ayaan been eheen
@ashwakofficial6
@ashwakofficial6 4 жыл бұрын
Haa luuqada sharafbey ledahay lkn dadkeenii ayaa billaa sharaf ah
@ciisecabi1978
@ciisecabi1978 4 жыл бұрын
28.03.2020 From Germany Luuqada somaaliga si fiican ayuu u bartay
@kaafinuur2544
@kaafinuur2544 4 жыл бұрын
Maxaawaaye from Germany aad sheegeyso meesha germany maba taalee nin american ah oo afsomaliga kuhadlaayo ayaa qudbeenayee
@umukhayrcabdulqadir9397
@umukhayrcabdulqadir9397 4 жыл бұрын
Bulaay waa dadaa dadka wax ka hakranin hooyo muxubo waa kugu fanaa cimri dheer ayaan ku rajenaa inshallah bulay waa imaan donaa
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂somaliga WAA dahab wllaahi Wn jeclahy luuqadayda
@SaynabCsamad
@SaynabCsamad 4 жыл бұрын
Masha Allah ruń ahaanti LuuQadayda wuu ijeclaysiiyay Mr geedi garabkaaga Allaha galo
@alihuseen2484
@alihuseen2484 4 жыл бұрын
I woz born in 84 and I seen this guy in macawiis wallah one afternoon in 89 I was 5 I never seen white guy before in my life
@abdimuhumed422
@abdimuhumed422 2 жыл бұрын
I can see you were sharp if you can remember
@abuutraveltourismagency729
@abuutraveltourismagency729 6 жыл бұрын
k kk kk k mr GEDI ( paul marino) welcome to buulo burde and somalia again.
@aasiyacabdi2407
@aasiyacabdi2407 4 жыл бұрын
asc soomaaliyeey ninka muslimiya siaa ayaa khayr ku heleysaane
@ahmedm3693
@ahmedm3693 4 жыл бұрын
I met this guy 2 years ago, he came up to me and started speaking Somali, I was shocked lol very cool guy.
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 4 жыл бұрын
Waan qiirooday wlhy heesta nin lagu seexdow haseexan aad baan ugu xiisay somalia ilaahay dib haysugu celiyo. Suaal wll ma muslimay ninkani asxaabey
@hanimahad971
@hanimahad971 2 жыл бұрын
Maahmaahoyinkas siduu usoo xifdiyey ayaa iga gadan wlhi m.a 👏❤
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Hada 2020 daawaneysid farta taag
@Oodroge
@Oodroge 4 жыл бұрын
Waan ilmeeyay markan maqlay heesta wadaniga ah 😪
@hodandaahir4275
@hodandaahir4275 4 жыл бұрын
Me too
@fadumaahmed1136
@fadumaahmed1136 6 жыл бұрын
Masha Allah rer bulaburta luqadeena wad hor mariseen
@hamdihusseinwardhere6143
@hamdihusseinwardhere6143 4 жыл бұрын
Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤💓❤💓💖
@yuusufcaahimohamed9184
@yuusufcaahimohamed9184 6 жыл бұрын
afkeena quruxdiisa bal eega masha,allaah
@elmikamil9487
@elmikamil9487 4 жыл бұрын
Maasha Allah luugadeyda somaliga waa dahab hadey Dadkeenu fahmaan.
@AsmaAhmed-qj9wp
@AsmaAhmed-qj9wp 6 жыл бұрын
waaw soomaali si fiican ayuu ugu hadlyaa illahye ha ku siyaadiyo
@probullaalle5067
@probullaalle5067 7 жыл бұрын
Poul wxan ku kulanay oo uu nagu soo booqday jaamacada camuud xiisadna nala qaatay
@xabiboxabibomahamud3564
@xabiboxabibomahamud3564 5 жыл бұрын
KKKKKKKK MASHAALAAH AFKEEENAQURUX WAAYE
@ustaaddhagaafe8594
@ustaaddhagaafe8594 4 жыл бұрын
Aad baan uxasuustaa barigaas
@pharhiakushkushcudoon7002
@pharhiakushkushcudoon7002 4 жыл бұрын
Ma islamba ninkan wllo
@khalilomar3962
@khalilomar3962 7 жыл бұрын
Learning another language can develop your literature and culture and new knowledge.
@xafsasaed8745
@xafsasaed8745 4 жыл бұрын
Masha Allah illah ha ku xifdiyo
@khadjaissa222
@khadjaissa222 4 жыл бұрын
U r one of our brother Paul I like the way u liked and still like Somalia
@yahyinhoofficial4437
@yahyinhoofficial4437 4 жыл бұрын
Masha allah reeer buulo burde dad aqooon yahay madama ninkan in ay bareen luuqada af soomali dadka ayaa
@sahrosheekhchannalsahroshe9698
@sahrosheekhchannalsahroshe9698 4 жыл бұрын
Mansha alaah alaaah afka naga somaali wan u qiirooday
@ahmednurali4156
@ahmednurali4156 7 жыл бұрын
No sir you're baqal farda la daaqo faras buu ismoodaa waa kasareeysaa adiga mahmaahuadaas wax liito oo wax fiican isku maleeyo aa laga wadaa you was a great marti for us waaba lagaa saramari jiray dadka sidaa qiyaasaayo yes
@qali.armyladan1654
@qali.armyladan1654 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk waba lagu qosqoslaa cadi maha 👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hamdikarem5953
@hamdikarem5953 6 жыл бұрын
Waaaaw Geedi aad iyo aad ayd u taqaan innagaaba naga badin rabtaa dad waa dadkii hore
@kaafibeyhani
@kaafibeyhani 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk. weli ma'arag qof saan oogu hadlaayo luuqadeena.
@Rama____1
@Rama____1 6 жыл бұрын
Ahmedkafi aden anaga ayaa soo barnay anaga qofkii noo yimaado waa dhexgalnaa reer hiiraan hadaa nahay
@haboonabdi1618
@haboonabdi1618 3 жыл бұрын
cajiib
@karaamahassan1233
@karaamahassan1233 4 жыл бұрын
Hadaa barato luuqadeena waa sida adigoo wax badan ka barta diinteema sharafta badan ee islaamka 🤗🤗🤗
@Abak18
@Abak18 4 жыл бұрын
Mansha allh waalhy aad iyo aad buu u barty luqada 🥰🥰
@BarakaOfficials
@BarakaOfficials 7 жыл бұрын
0: 55 Kkkk haye abtigaa miyaa ?? Aboow aboow ku lahaa Aad ayaan u qosley wlhi
@inagulledjilbawayne9380
@inagulledjilbawayne9380 4 жыл бұрын
I really like watching this over and over again.
@jenicarjunioralanderson3116
@jenicarjunioralanderson3116 4 жыл бұрын
Woaw machallah afka somalika wa af qaaali ah oo ajanibku kaheelo inu barto
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 7 жыл бұрын
war geedi waa qatar alaha uziyaadiyo waxa uu jecel yahay
@amalbeautytv2596
@amalbeautytv2596 4 жыл бұрын
هذا يعرف اللغة الصومالية أكثر مني 😂😂😂😂😂 وين أودي عمري!!
@madiinadhuxulow1574
@madiinadhuxulow1574 4 жыл бұрын
Waaw waa isla shaqeen jirnay Subxanallaah waa duqoobay ka waran heee igu salaama umuliso aan ahay
@qaadirojacayl3103
@qaadirojacayl3103 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhh Mansha Allah uu iga qosliyay
@zohanajoseph573
@zohanajoseph573 4 жыл бұрын
Wow cadi maha siduu ugu hadlayo cajaaib❤️
@sahruujsaxardiid8065
@sahruujsaxardiid8065 6 жыл бұрын
Waaaaw aniga ayuuba iiga wanaagsanyahay luuqadayda allow iii xafid luuqadayda
@heroanwer731
@heroanwer731 6 жыл бұрын
Sagal Saxarla SidAan muu kalita somaligaga😂😂💙🤔
@beinghuman1430
@beinghuman1430 6 жыл бұрын
+Hero Anwer hhhhhhhhhh
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
Sheeko
@wrrdaabragh1691
@wrrdaabragh1691 6 жыл бұрын
mashallH af somaliga aad ayow ugu hadlaa mashallah
@qadirourdoox9906
@qadirourdoox9906 4 жыл бұрын
Buule barde meel khatar ah oo reer .magaal joogo aan qabiil ahay sxb.kay cabdi sakaale ayaa iiga sheekeeyay iyo alle ha u raxmado.e max.ed.cali. iyo asxaab aanu ku walalownay oo badan oo reer buule barde ah alow dhowr dad isku xidhan ayay ahaayeen mansha allaahu
@naimaneerus7609
@naimaneerus7609 4 жыл бұрын
Soomaalideenii hadii ee sinaatoo wa Subax wanaagsane calankane aan salaano😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@abdimuuse9541
@abdimuuse9541 4 жыл бұрын
Maanshalaa kheer iyo guul ayaanu kuu rajeenayaa
@aniwaaye484
@aniwaaye484 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭soomaaliya hanoolato Amin Amin Amin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🙏🙏🤲
@Peaceloverschannel3716
@Peaceloverschannel3716 4 жыл бұрын
Somalia nabad Allah hakadigo🤲🤲🤲😭😭😭
@AsmaAhmed-qj9wp
@AsmaAhmed-qj9wp 6 жыл бұрын
waxan jecelaan lahaa in luuqadad Afsoomaaliga ah la xoojiyo😁
@muvs5803
@muvs5803 6 жыл бұрын
Masha allah
@bagdadabuubakar9655
@bagdadabuubakar9655 6 жыл бұрын
tani waxay tusaalo unoqon kuwa luqadooda ilaabo marka ay qurmaha tagaan
@elmikamil9487
@elmikamil9487 4 жыл бұрын
I love my language ❤️🙏❤️🙏❤️🙏✅❤️✅🙏
@lulfarah2950
@lulfarah2950 2 жыл бұрын
Caadi mahan ninkan afsomali aad ayuu u garanayaa.😍
@Maria-bl6um
@Maria-bl6um 6 жыл бұрын
Quuraansho aruurtay bulac weey jiidaa 😂😂
@zakariyezakariye7935
@zakariyezakariye7935 4 жыл бұрын
Waan kaahelay
@fifsyytdhhfg6004
@fifsyytdhhfg6004 4 жыл бұрын
Qofyahey qurux badnidaa biisinkooow😂😱✌
@fifsyytdhhfg6004
@fifsyytdhhfg6004 4 жыл бұрын
@@zakariyezakariye7935 maxaa ka heshsay xaaskeyga ka wareeji nio😠🖕😠😠
@mooabdifaarahchannel4198
@mooabdifaarahchannel4198 6 жыл бұрын
Masha alllh luqadeno sharaf iyo cizi iyo karaamad ayay ledahay
@isamaancumarcilmiyaash9586
@isamaancumarcilmiyaash9586 5 жыл бұрын
good luuqaddeena aad beey u wacantahay maasha allaha
@kingomaranio6413
@kingomaranio6413 4 жыл бұрын
M.a luqadeyna shara ayey ledahay😘😘💕💕
@dheemansamatar297
@dheemansamatar297 4 жыл бұрын
Af keena soomaliga fiiriya sida loo jecel yahay gaalada xataa wee la badbaadi waayeen
@hodanduale9781
@hodanduale9781 4 жыл бұрын
Waaaaw Marino geedi 🌺✅✅💙💙❤️❤️🇸🇴
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
Cajiib runtii! Insha allaah waad aadi doontaa buula barde.
@saadaqmukhtaar8835
@saadaqmukhtaar8835 4 жыл бұрын
Rer bulaburte horumarwacan ayaan idin leynahay
@maxamuudsayid880
@maxamuudsayid880 4 жыл бұрын
Waa luqada aduunka ugu adag luqadeenan somaliga ah waxa si fcn ugu hadli kara uun somalida bas Ayaaba ila raacday fikirkayga LIKE isara
@h0thaneyhassan329
@h0thaneyhassan329 6 жыл бұрын
Mashallah
@mohammoudsuleiman2487
@mohammoudsuleiman2487 4 жыл бұрын
Kkk somaligu waa luuqad hodan ah waan jeclahay
@soomalicadowgeduwakayga5774
@soomalicadowgeduwakayga5774 5 жыл бұрын
Mashaalh luuqadeena waa hodan
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 4 жыл бұрын
Geedi isku magac ayaanu nahay. nin fiican ayaan kuu malaynaayey, laakiin waxaan ogaaday nin si dhakhsa ah wax u illooba. Waayo reer Buula Barde wabigii ayaa beerihii ka qaaday, dadkii fiicnaa waa dhammaadeen. Waxan kaa rajeynaayey inad barnaamij lagu caawin karo aad abaabulaysid, waxaanse arkay in aanad dareen lahayn.
@ilyaascade4202
@ilyaascade4202 8 жыл бұрын
waaaw mama muxuba haaray allaha cimrigeda dheereyo
@iloveyoumaxamedtobanle1901
@iloveyoumaxamedtobanle1901 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkk
@Rama____1
@Rama____1 6 жыл бұрын
Ilyaas Cade aamiin ilahay ha dheereyo wll saan kulahaa waa yabay wali wey noo shahay 😂
@gureyvic5598
@gureyvic5598 3 жыл бұрын
Hadaad 2021 dawanayso like😂☝️
@ismaciilxaaji565
@ismaciilxaaji565 2 жыл бұрын
Sep 2022
@cashoabdirahmanmohamed8008
@cashoabdirahmanmohamed8008 4 жыл бұрын
Habo muxuba haraay anigay iga dhalisay hooyaday ilaa hadana wey ku noshahay walina waa umuliso 🥰🙏❤️❤️👸
@simranqurux595
@simranqurux595 4 жыл бұрын
Masha allah alaha usiyadiyo cimridheyr cafimad ciwado suban madabo an an aqon wan kufarxay
@umumaaishalifestyle1068
@umumaaishalifestyle1068 4 жыл бұрын
Keep goinge my syster ❤️❤️❤️🌹🌹🌹😍😍😍😍👈❤️❤️👈
@jibriilhasanxaaji1477
@jibriilhasanxaaji1477 6 жыл бұрын
Geedi waafahanay. Meesha lagaaga baxshay lakin islaanta yaaubixiyay magaca
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 жыл бұрын
Waar Geediyow aad baan kuu salaamayaa. Afsoomaali ku hadalkiisu aad buu u adagyahay. Qoraalkiisa ayaa aad u fudud. Aad baad u fahma badantahay. Waar ninyahow walaalkeen ah, waan ku jecelnahay, maxaad diinta islaamka bal hal mar u fiirin waday.
@badrishariif1089
@badrishariif1089 4 жыл бұрын
2020☝🏾
@malyunukash2975
@malyunukash2975 4 жыл бұрын
Waaw. VERY NICE.
@raxmafarhan3304
@raxmafarhan3304 Жыл бұрын
Allaaah hakusoo hadeeyo
@qadarmahadsanedwalalkaibra3839
@qadarmahadsanedwalalkaibra3839 4 жыл бұрын
Luqada somali ya waa hodan madax wenaha mustaq bal ka somali ya qadar ibrahin maxamed in sha alahu cid wal ba oo wadan ka qayan to max kamad baa soo taagaa in sha alahu
@cjmaslah8683
@cjmaslah8683 4 жыл бұрын
Masha Allah this is my first time to see American guy speaking soomali language like this.
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 жыл бұрын
geeedi raage roooplehhhh pual marina thnk u dear
@abdallasiin5471
@abdallasiin5471 5 жыл бұрын
Masha allh Qof walbo ha ku soo dhawaao afka somali
@abdiwaliofficiall3011
@abdiwaliofficiall3011 6 жыл бұрын
Ilahy ha ku xifdiyo pro
@hamdidayib1899
@hamdidayib1899 4 жыл бұрын
Luqadena sharaf bey ledahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fghhgcgfhjjji9625
@fghhgcgfhjjji9625 7 жыл бұрын
duqa waa rer buulay muhubo ani ayay idhalisay cadi maha
@Rama____1
@Rama____1 6 жыл бұрын
fghhgcg fhjjji waw masha allaah 👏🏽👏🏽
@hikmahalima8519
@hikmahalima8519 7 жыл бұрын
www masha allha allow cimriga ku dheerey waad iga qoslisay manta
@aishakuus60
@aishakuus60 3 жыл бұрын
MA SADEXSANUU SAAN AFSOOMAALIGA UG BARTAYN. WAA CAJIIB. GUULEEYSO MUDANE.
@qarehashim4164
@qarehashim4164 4 жыл бұрын
Ma shaal laah
@idilali9160
@idilali9160 3 жыл бұрын
It so amazing that this is the 4th white guy I watched speaking Somali and none of them has accents and they sound like Somali men, i love it when I see none Somali person speaking my language. 💕
@bileizirahmed1399
@bileizirahmed1399 4 жыл бұрын
Waaw af Somaliga quruxdiisa
@omarabdulaziz9435
@omarabdulaziz9435 6 жыл бұрын
Wada kuwii kiristaanka again jira,waxbaan uuma suuroobin inay soomaali gaalaysiiyaan alxamdulilaah
@zakimoha892
@zakimoha892 4 жыл бұрын
Alx lkn asiga waa Muslim Umalenaa
@mascudsalad7092
@mascudsalad7092 4 жыл бұрын
Zaki Moha muslin mahan wali
@axmadmcml5109
@axmadmcml5109 4 жыл бұрын
Luqadeena waadhayman 💖💖💖💖💖💓💓💓💓💓💓💓
@zakimoha892
@zakimoha892 4 жыл бұрын
Hadda Maa ogaaty😁😁
@akramyare5463
@akramyare5463 8 жыл бұрын
yaah cise maxaa ay kawadaa maan fahmine yaa ka baxay oo halka haah ku sii jeda hhh
@hackerboy4498
@hackerboy4498 6 жыл бұрын
0:55 Kkkk haye abtigaa miyaa ?? Aboow aboow ku lahaa lol
@historynerd7549
@historynerd7549 Жыл бұрын
Mansha allah Beautiful heart
@ahmednurali4156
@ahmednurali4156 4 жыл бұрын
luuqada afsoomali waaloo wada simanyahay dadka luqadaas daneeyaan hal ujeedo ayeey leeyihiin oo ah barashada luuqada soomaaliga cunsuriyadana waa mamnuuc waa hadii eey jirto banii aadannimo iyo mucallimiin cadaalad ah! mudaneyaal iyo marwooyin mr
@AsmaAhmed-qj9wp
@AsmaAhmed-qj9wp 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk wlhi waa nin xarbo ah good soomaali aayu barty
@husnofficail5150
@husnofficail5150 4 жыл бұрын
Wlahi wan ilmeeyay markan heesta maqlay 😍😍farxad😘😘
WARAYSI PAUL MARINO GEEDI OO AF SOMALI KU HADLA
26:20
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 185 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 119 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 10 МЛН
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
Abdisalan Hereri iyo Majaajiliiste Diidan "Wareysi aad u qosol badan"
21:52
Reer Xamar vs Reer Waqooyi Qeybta 2aad Qiimeynta.
22:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 151 М.
Jooji Dayicida Mustaqbalkaada | Nomophobia | Fandhaal Podcast 58 |
22:56
Sheekh Asuuli diinta maxay ka qabtaa eeyga ay wadato Ilhan Omar?
28:24
Wariye Irshad Maanafesto
Рет қаралды 81 М.
Safarkaygii Serbia 🇷🇸  || Gabar cadaan ah oo afsoomaali ku hadlaysa
11:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 336 М.
Barnaamij Gaar ah Ajaaniibta iyo Afka Soomaaliga 31 July 2016
32:43
Nala sheekeyso oo aad u xiiso badan "Kawsar Abdilahi iyo Ali Harare"
29:07
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 16 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 119 МЛН