AJ family edadi abihi la dhalatay oo cadaysay wax walba

  Рет қаралды 55,986

Farxiya xaji ali

Farxiya xaji ali

Күн бұрын

Пікірлер: 111
@abdimahadhussein3782
@abdimahadhussein3782 Ай бұрын
Good question mom
@abdimahadhussein3782
@abdimahadhussein3782 Ай бұрын
ALOW KAACAFI FAR MIYAA SIDAS KU GO IKARTA WILIBA XAMAR JOGA
@queennimco8900
@queennimco8900 Ай бұрын
inaalilaah wllhi been aad shegesaan idil waxey tiri waa walalkey iga yar hooyadey iyo aabahey baa dhalay waxeyna tiri habar gidir baa iqabtay saruur hadana waxa leedihiin aderkiis baa dhaly idil
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh Ай бұрын
Idil.waa naag waalane wxba hka qorin hoyo iyo aabo nawada dhalay ana ka weyn 2 sano farta wxaka jartay bam ku qarxday iyagoo ku ciyaraya wiilka line aya loo gaday kaligii bxy 2007 wxsy sheegaysay islaantana edada sheeganaysa ka macquulsan
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 2 ай бұрын
Haa kaankaraa looyaqaanay dadkuna in badan baa lagu sheegay qofkii lagu sheegana xubinta waa laga jari jiray waa haday meel macquul ah tahay alle haynaga badbaadsho Aamiin Yaarabi
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 Ай бұрын
aj family ka lacagasten ee bees ka dhahaa reer youtub reer tiktok iyo welibe reer facebook
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
REERKA HADDEY BAYDHABA JOOGI JIREEN, 1991 GOORTEY DAROOR SOO CARARAYEEN, AYEY BUR HAKABA SOO MAREEN AYEY XASSAN FAREY HOREY U SOO KXEYSTEEN.
@hawamohamudali2510
@hawamohamudali2510 Ай бұрын
Ilaahay ha looga baqo waxa la sheegayso alle waxba kama qarsana
@maryancumar8108
@maryancumar8108 Ай бұрын
Naagaha mida jaraynaysa waa nin waxad u maleyne kuwii riwayadaha jili jiray ,
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
DA'DAAS HADDA LOO SHEEGAY, WANA XILLIGI AY SHEEGTAY HOOYADIIS RUMMAD.
@XakimoCali-p6i
@XakimoCali-p6i Ай бұрын
Hoooyomcn ❤🎉❤🎉
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan Ай бұрын
Bismilaah reerkan waakalahadleen qaar waxey yiraahdeen kismaanyo gacantu kaga goaday bunbaana ku qaraxday islaantaan jareynee ee eedadiis iskusheegeysaa waxey tiri muqdisho gacantu uga goaday war ilaahey ka cabsada warkiina isdhaafanka buuxa wiilkan waa in dna lamarsiiyo waadna diideen dna😊😮😮🎉😂❤❤ waxa muuqata wiilkaas iney dhashay hooyadda ooyinkadhamaatay ❤xasbunalah😅😢🎉😂😂❤
@thanksyussuf1013
@thanksyussuf1013 2 ай бұрын
Masha allaH
@anabsiad-9349
@anabsiad-9349 Ай бұрын
Waxa hadlayahi waa nin ee ayeeyo maahan
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 Ай бұрын
Kkkk macal cod kii ba labadalaya wa yaab maxa lagu dhaxwaashay social media oh oh oh
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva Ай бұрын
Qofkaan hadlaya ninwaaye dumarba uma hadal eka dee maxaa qaldan
@xafida123
@xafida123 Ай бұрын
😂😂😂😂
@MrFaxan
@MrFaxan Ай бұрын
Islaantaan iyo gabadhii lahayd waa walaalkay iyagaaba is khilaafay marka wiiku waaridkii hadii uusan aqoon sidii uu ku heli lahaa ha ku dadaalo
@basraawgeydhe7212
@basraawgeydhe7212 Ай бұрын
Qofka wayn oo hadalaya Ha la arko
@AbaitiBana
@AbaitiBana Ай бұрын
Mamada waxan weydinaya lahjiyadeda mujerten waye laakin AJ lahjiyadisa wey ka duwan tahay ayads makers and miya
@nuurabdule8464
@nuurabdule8464 Ай бұрын
Ilaaheey ka baq.beenta dhaaf.hooyadiis waxeey tiri bambo ayuu jiiday ,markaas ayeey ku qaraxday .waxeey joogeen kismayo
@hawosaid139
@hawosaid139 2 ай бұрын
Waxa wax warsanaaya ma nin baa mise naag wixiina waa ruwaayad
@hypeentertainment3360
@hypeentertainment3360 Ай бұрын
waxbadn baa khalfan tiikale waxay lahay kismany ayaya banbo ku waraxfay been socta weeye banbad qofka ku qaraxdo waan rakay kacanta iyo ishuba way soo tuurta gacantuna way godaa dadkani waxba mahayaan ilahow ceeb astur miskiintaa alle ha uhiiliyohooyadasa hadii ladulmayo
@FAADUMOCqadir-m8s
@FAADUMOCqadir-m8s 2 ай бұрын
Maxaa lagu haystaa wacalkii Dahir baa Lacag ku baxshay ee ha ku daalina
@FatxiMaxamed-v4b
@FatxiMaxamed-v4b 2 ай бұрын
Madhalin ilahay kama baqayan Waleed ciqabo adun iyo mid aqiro aya idinsugee ituu kafanayo hoyadiis ayuu dad so adegsaday muxu udii da diga in layska qado alahu akbar
@xasankaafimaxamed1226
@xasankaafimaxamed1226 Ай бұрын
Ok Xersi dhuux haduu Farery aabihii dhab ah yahay ha caddeeyo hadii kale ha iskasoo dhiibo oowlaada islaameed oo hasoo wareejiyo
@aliguuleed9652
@aliguuleed9652 Ай бұрын
Waxaan oo HADAL ah Maxa lagu falaa DNN laqaadaa waa dhamaty cidii ana DHALY dhahdo oo been ah systemka qabanaa Warka wUu dhamdy Dnn ayaa aadi Lahaa hadan Aniga aHay murankq soo afjari Lahaa Wiilkaan HADuu yahay 2 Jira Markuu dhumy lagarty laakiin Hadeer wUu ogyahay in reerkan dhaleen iyo in kale Muu Dnn aado
@daudhassan9547
@daudhassan9547 Ай бұрын
Mar a bombo ku qarday miyaa
@HiboAden-ee9bs
@HiboAden-ee9bs Ай бұрын
Waxan codaka badelesa aqaas Tuba raac Viv MJ
@CibaadoMacalin-z8c
@CibaadoMacalin-z8c Ай бұрын
Hhhhhhhh
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 2 ай бұрын
Alla beenta haladaayo islaantan waalan Ilaahay halaga baqo
@queennimco8900
@queennimco8900 Ай бұрын
tan kle waxey leyihiin Xasan farey wuu isku dhiibay mamadana, Xasan farey waaye wiilkeeda
@FatumaHassan-m7n
@FatumaHassan-m7n Ай бұрын
Xasan farey waxaa lagu bedalay abshir dhageyso mamada
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
Kiskan Aj Famili kala hadal badan aya ku jira o ad isaga hor iman haya
@Saylaan
@Saylaan Ай бұрын
War dadku wey haajireen anba walaahay waa badanyihiin ismana wada arag majeerteen waa qaxeen reer muqdisho reerka ugu badan bey ahaayeen 1970 ilaa 1990kii hadana qof nagama degana koonfur.
@nuurabdule8464
@nuurabdule8464 Ай бұрын
Marqaati fur,laakiin been hasheegin.ilaaheey kabaq
@AmSlm-q9e
@AmSlm-q9e 2 ай бұрын
Hana waalina bilaxsaanak. AJ ma 2 dumar Baa isku mar foolatey???
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz 2 ай бұрын
Xirsi ina adeeray ayay dhashay marna anaw ila dhashay waa yaab.
@israconstructionco.company7793
@israconstructionco.company7793 2 ай бұрын
War heedhaya iyaanay qolyahaan majeerteen Ilaahay ka baqayn. War caruurtiina Ilaahay uga baqa. Ilaahay waa awoodaa in aad ilmahiisa gaalo idinka raacan dibna I arkiwaydaan. Willkaan doqonkaaha ee hooyadii dafiraya hooyadii I fasaxa.
@NasNasra-vo4ye
@NasNasra-vo4ye 2 ай бұрын
Oo MJ maxaa ka galay ninkaan waa 40 and above isaga is garanaya wuxuu yahay maxaa qabiil ka galay
@SacdiaSheikhqasim
@SacdiaSheikhqasim 2 ай бұрын
Sir,ayafashilantay(abshir,booskisa,waxaa,kubaxay,xasanfaray)
@FatumaHassan-m7n
@FatumaHassan-m7n Ай бұрын
Yes ma ila aragtay leenka uu soo gatay
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva Ай бұрын
Hasanow fareey fadnee
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 2 ай бұрын
Gabadhi shalay hadleysay waxey laheyd 4 gabdhood baa ka weyn qofkana waxey leedahay 1 gabadh ayaa ka weyn been wax ka jiro maleh
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW 2 ай бұрын
Waa naag been badan.
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 Ай бұрын
reer waa kugugu filan view ee ka dhacan
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh Ай бұрын
Taas leh 2 ka weyn waa beenaley iyadoon ahyn walshis aya tirada isku dareysa iyadoo ah inadertis sida islaanta edan u ahyle sheegayso
@AbdiArtan-o1e
@AbdiArtan-o1e Ай бұрын
Hoyadani mareezan xagee kaheshay wiilka
@amaljamaa8478
@amaljamaa8478 Ай бұрын
Hayaaay meesha sheeko lagu shaqayaanayo ayaa ka socota
@Cosobcusman123
@Cosobcusman123 2 ай бұрын
Masha'allah ilahey waa kan u gargaaray .raxaweyn wilkii aad radineysan meel kale u doonta, tuugsigiina ku ekaada .
@kA-hj6rb
@kA-hj6rb 2 ай бұрын
Hhhhhhhh Boosteeye Axmed cali madoobe goormaad suuban jaamac. Geele la baxday eedo naga daa ciyaarta
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700 2 ай бұрын
Qofkaan waa nin codka badaley Yaa nalawaalin
@khalihussein4320
@khalihussein4320 2 ай бұрын
Isaga wuxuu yiri xabad ayaa iiga dhacday cajiib cajiib
@raaxacadeey2292
@raaxacadeey2292 Ай бұрын
Iney been shegeyso ilama jamac geele only 3 nin maaha 😮
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 2 ай бұрын
Islaantan baynbay sheegaysaa
@ashaelmi3575
@ashaelmi3575 2 ай бұрын
Innalilah wa inna illeyhi rajacuun dadkan nin konton jira oo laga rabo innuu DNa muu iska qado intey been isugula soo safteen 😢 yaa allah aqiro inney jirto ma illoben😢
@samsammaxamed2753
@samsammaxamed2753 2 ай бұрын
Kuli nolasha wiilka ayay ku ciyaarayan waa wada fiyuus doon
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 ай бұрын
Istaaqfurullaah
@fousiaibrahim4711
@fousiaibrahim4711 2 ай бұрын
haada waaxa xasuta keenaa 🫢🤔
@zahraabdul9879
@zahraabdul9879 2 ай бұрын
Mashaallah mamoyinka waaba wariyeyaal qatar ah ❤
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 2 ай бұрын
Ayeey ayeey maxaabakeenay aaway abahiis iyohooyadii
@nasirmomar
@nasirmomar 2 ай бұрын
Eedada maxa cod rag u yeelay somali dhib badana😅😅
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz 2 ай бұрын
Hhhhhhhh war mucjisadaan eega
@halimaali9786
@halimaali9786 Ай бұрын
Been hadii aad sheegto beri wey kaa dhumeysaa markaas isdhaaf ayaa imanaysa
@aayahacali5788
@aayahacali5788 2 ай бұрын
See qof wayn waalidkiis isagoo raadinayaan uga carari karaan caqli loo baahanyahay Soomaaliyeey ninkaas waa la wareeriyay wuxuu isu cadayn wayayna waxuu qarsanayaa infromation ku yimid Ameerica
@masbalali7820
@masbalali7820 2 ай бұрын
Yac yac rer abdulle isoo cadeeya
@HaAl-dp7nn
@HaAl-dp7nn 2 ай бұрын
Kkkk. Wa benta
@israconstructionco.company7793
@israconstructionco.company7793 2 ай бұрын
Walaahi ayaan ku dhaartee reerkan wiilkaa ma dhalin.
@wanaagsaninmacalin-pb8zj
@wanaagsaninmacalin-pb8zj 2 ай бұрын
See ku ogatay huuno
@hawosaid139
@hawosaid139 2 ай бұрын
Waxaan waa rubaayad
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 2 ай бұрын
@@israconstructionco.company7793 maadigaa hooyadiiya sidee ugu dhaaran kartaa?
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Ай бұрын
Dharta jooji
@hanidaahir-bx8nr
@hanidaahir-bx8nr 2 ай бұрын
Shukri Ubax Xamdi Farxiyo
@raaxacadeey2292
@raaxacadeey2292 Ай бұрын
Waa huuhaa
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh Ай бұрын
Zheekadu halkanay ka dhawdahy reerku markay baydhabo iyo dhulka sii marayeen ayu hore kasii raacay hasan farey tiradii kenya iyo qoxitaga lala galayna kaga mid noqday dadka ina wareerinaye waa majeertenta hayaana wakuwo kenya iyo malahas ku bartay reerka calaakuli'xaal DNA kama fursanayso sheekaduye hlkas halagu kala quusto reerka hooyada wiilkoda uqabee raadsanayana wxn leyhy samir ayaa laidin.qaatay marhadu qofkad wiilkina uqabteenba dafiraad diidmo idnkala horyimi xita hduu wiilkini noqdo mxuu idinkusoo kordhinaya qofkan sagagarka ahee qolofta madhan ahi arxan iyo naxaris midna male ama kagii ha ahaado ama mid lgu tuhmayba ha ahaadee aj' x hasn farey qof la raadiyo ma istaahilo alle samiriyo iimaan haidnka siiyo nin dhintay kasoo qaada 😢
@sahrayuusuf3953
@sahrayuusuf3953 2 ай бұрын
Kkkkkkk waxba qaldan
@khalihussein4320
@khalihussein4320 2 ай бұрын
Cajiib cajiib cajiib cajiib
@sahranur9396
@sahranur9396 2 ай бұрын
Kkkkk waad sonoqotay kulahaa
@HiboAden-ee9bs
@HiboAden-ee9bs Ай бұрын
Bisinka wax badan baqaladan hadeey edadis tahay Allah halag baqo waa nadanbajisen astaqafurullh
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
Aj famili warkodu sax ma aha wax badan aya is didaya o khaldan kala hadal badan aya ku jira cida u hada la jogo
@fadumawacays3256
@fadumawacays3256 2 ай бұрын
War maxaa kaagalay warbadanaa bisinkee laandheere iska celi habarta xun
@abdiqanimuse956
@abdiqanimuse956 2 ай бұрын
Waa runteed maamadaa
@udugland
@udugland 2 ай бұрын
Dadkaan may alle ka baqaan, maxaa ninkaan daba dhigay ? .
@ashawarsame1662
@ashawarsame1662 2 ай бұрын
Shaqo la'aan
@aaminajibriil2645
@aaminajibriil2645 2 ай бұрын
Kkkkkkk waar miidhyii wuu waashay
@shamsoahmed5167
@shamsoahmed5167 2 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣qofkaan hadlaya oo duqda wayn iska dhigaya codku waa filtar waa la fahmayaa.
@isaid8385
@isaid8385 Ай бұрын
Maba aha intaas oo su all ah aad kajawabta maxa dhibta idin geshay wiilka wa cadýahay ninku yahay fuustada calasow meel kale uriixda
@SalaadoAhmed-b1g
@SalaadoAhmed-b1g 2 ай бұрын
Wilaka Amaan halasiyo edadi hadaShay
@Aziiza_A
@Aziiza_A 2 ай бұрын
77kii uu dhashay😳 Bisinka dadku been badana😂
@Warsuganmedia
@Warsuganmedia 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@raaxacadeey2292
@raaxacadeey2292 Ай бұрын
Waa been edadis maaha islaan hg bey so wadeen kkkkkk sidey ku dhofen beyba ka been shektay
@raaxacadeey2292
@raaxacadeey2292 Ай бұрын
Maxaa been meeshan veiws lagu radsanaya
@somalitechfinance
@somalitechfinance 2 ай бұрын
Qofkan codkiisa bedelaya ma waxay modayaan inanlafahmayn
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 2 ай бұрын
Subaneey Ari taan ka bax dadkaani wax kale u do Ayaan
@abdullatifjusuf6650
@abdullatifjusuf6650 2 ай бұрын
Waaryaa ma sagaal jirbaa luma.dadka nacnacda kala fadhiista.
@cadarshire1257
@cadarshire1257 2 ай бұрын
War yey naga Siri wiilka
@MaryanMohamed-v4g
@MaryanMohamed-v4g 2 ай бұрын
Kala hadal badanaa dadkan
@SakariyaDeeq
@SakariyaDeeq 2 ай бұрын
Been badana wa ninman wa riwayad sheeko sheeko beenalayal hahuuu ciyaal suuqnimo.waye waxanoo kale
@raaxacadeey2292
@raaxacadeey2292 Ай бұрын
Maaha eadadis anaga family wa dad veiws radisa
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW 2 ай бұрын
Waa naag been badan tuugad waay.
@gacamadheerem.x.d.2984
@gacamadheerem.x.d.2984 Ай бұрын
Been intaa la eg maxaa ku gas bay
@abdimahadhussein3782
@abdimahadhussein3782 Ай бұрын
Kkkkkkkkkk k
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 ай бұрын
Yaahu ee ka Fuqa reerka
@KhadroMaxamed-u9t
@KhadroMaxamed-u9t 2 ай бұрын
Hhhhhhh
@daudhassan9547
@daudhassan9547 Ай бұрын
Faar faar
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 2 ай бұрын
Nacalaa kudhalay qalqalka kamuuqa dhaqaysta beenlayda
@masbalali7820
@masbalali7820 2 ай бұрын
Fiishay
@ayanwarsame8871
@ayanwarsame8871 Ай бұрын
Been
@sahrayuusuf3953
@sahrayuusuf3953 2 ай бұрын
Kkkkkkk
family raxanwayn ah oo 35kadib is helay hooyo iyo gabadheda
19:19
Farxiya xaji ali
Рет қаралды 28 М.
Eritrean TikTokers Deki hambir (ደቂ ሓምቢር)
1:07:03
Korate10 Media
Рет қаралды 10 М.
Every team from the Bracket Buster! Who ya got? 😏
0:53
FailArmy Shorts
Рет қаралды 13 МЛН
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
AJ FAMILY OO RAALI GALIYEY HOOYADII BALANA KU QAADAY INUU DNA MARI DOONO
10:37
😡😳Ala gabadha yasitaan badna ninka sixun e ugashay
23:22
SH IBRAHIM NIN SOMALI KRISTAAN DHULKA KU JIDAY.
24:31
Toos Radio
Рет қаралды 255 М.
Every team from the Bracket Buster! Who ya got? 😏
0:53
FailArmy Shorts
Рет қаралды 13 МЛН