WAX SOMALI CHRISTIAN LA DHAHO MAJIRTO HADAD GAAL TAHAY GAAL BA TAHAY WAXBA SOMALI HA SHEGAN. Qofka Somaliga wa ah sharuuda ugu horeya wa inu yahay MUSLIM
Sax waaye, dadkaan Somalida sheeganaayo oo gaalada ah waa in ay ogaadaan in Somalinimada ay oogu horeeso Islaamnimo, ninkii ka baxaa diinta Somalinimo waa ka baxay.
@canabiinadia11 күн бұрын
Waaa sax qof muslim ah somalinimo ah gaal somali maso galo
@xyzabc662611 күн бұрын
@canabiinadia Midkaan wuxuu fahansaneen in cadaabta ay darajo kala leedahay oo maalinka qiyaamo lagu xisaabinayo. Laakin qabriga oo ay ku kala cadahay in qofka naar ama jano uu galaayo oo waliba cadaabta meesha ooga bilaabanayso, sidaa oowgeed, qofka qabriga ku jiro hadii uu cadaab galo yahay, qiyaamaha in uu dhaco majeclo qofka jano galaha ah na qiyaamaha in uu dhaco ayuu rabaa waayo janadiisa ayuu ka arka dariishad. Qiyaamaha waa malinta in xisaabinta marka midkaan waxaa ka dhaa dhacsan hadiiba qabriga lagu kala ogyahay in qofka jano ama naar gale yahay, maxaa qiyaamo looga baahanyahay oo wuxuu fahansaneen maalinka qiyaamaha in ilaahay dadka iyo xayawaanadaba u kala gorsoori doono oo meeshaas cid walbo ilaahay oo godob iska gashay ilaahay oogu kala garqaadi doono. Qabriga adiga kaliya ayaa kujiro, maalinka qiyaame, dadka dhan ayaa loo kala garqaadi doona. Wadaada si fiican maysan ooga jawaabin su aasha dhab ahaante oo waxay u ektahay cilmigooda in uu yaryahay.
Xaqiiq weye. Diinteena Islamka waa kaamil. Lkn sheekh Ibrahim su'aasha lawaresty way ku adkaaty inu dhaho bay ahed dooda xigto inooga dhig. Gaal waxuu doono kuwareysan karaa, marka waa in daliil cad lasiiyaa, waxaa laga yabaa inu ku soolaabto Islaanimada.
@abdiwadudHussein8 күн бұрын
Xaqiiq waaye walahi ❤
@gouledahmedbadaros87157 күн бұрын
@@layomoxamud2163 Torah iyo Injiil sidoo kale waa diimaha Alle.
@AAli-g1p6 күн бұрын
Aqoonyahanadii gaalada ah marka baadhis sameeyaan waa ay muslimiin. Jaahilka ayaa weli dhex guraynaya mugdiga gaalnimada
@Nasheedart6 күн бұрын
Walaal cadaabul qabriga wuujiraa Allah S.W Ayaan kamagangalnayee lkn maalinta qiyaamaha qofka kitaabkiisa waxaaloosiinayaa in latusiyo camalkii lagucadaabaaye oo hadana wali cadaab ween usiidhimantahay sida Kan hada diinta Allah S.W ugafaayo haduusan intuunoolyahay uusan soonoqon oo uusan toobatkeenin
@zicky570212 күн бұрын
Ya Yamuqalibul Qulub thabit Qalbi Alla Dinik😢
@nayaa138712 күн бұрын
Amiin
@hafsaibrahimhassan12 күн бұрын
Amiin
@abdifatahmohamed312311 күн бұрын
Amiin
@xyzabc662611 күн бұрын
Midkaan wuxuu fahansaneen in cadaabta ay darajo kala leedahay oo maalinka qiyaamo lagu xisaabinayo. Laakin qabriga oo ay ku kala cadahay in qofka naar ama jano uu galaayo oo waliba cadaabta meesha ooga bilaabanayso, sidaa oowgeed, qofka qabriga ku jiro hadii uu cadaab galo yahay, qiyaamaha in uu dhaco majeclo qofka jano galaha ah na qiyaamaha in uu dhaco ayuu rabaa waayo janadiisa ayuu ka arka dariishad. Qiyaamaha waa malinta in xisaabinta marka midkaan waxaa ka dhaa dhacsan hadiiba qabriga lagu kala ogyahay in qofka jano ama naar gale yahay, maxaa qiyaamo looga baahanyahay oo wuxuu fahansaneen maalinka qiyaamaha in ilaahay dadka iyo xayawaanadaba u kala gorsoori doono oo meeshaas cid walbo ilaahay oo godob iska gashay ilaahay oogu kala garqaadi doono. Qabriga adiga kaliya ayaa kujiro, maalinka qiyaame, dadka dhan ayaa loo kala garqaadi doona. Wadaada si fiican maysan ooga jawaabin su aasha dhab ahaante oo waxay u ektahay cilmigooda in uu yaryahay.
@HamdiAbdimohamed11 күн бұрын
Amen amen amen yaa Allah
@salman_sergio_shorts11 күн бұрын
I’m Muslim alhamdulilaah ilaahay haynoo dambi dhaafo amiin yaa,Allah
Caqli xumaa 😢hadaynta Allah iska leh 😢yaa allah iimaanka noo xooji
@najmanajma675211 күн бұрын
Aamiin
@saidali723312 күн бұрын
I am Muslim Alhamdulilaah allahu akbar allahayow noo naxariiso aamiin
@abdikarimabdi967412 күн бұрын
Amen ya rabi 🤲🤲
@xyzabc662611 күн бұрын
Midkaan wuxuu fahansaneen in cadaabta ay darajo kala leedahay oo maalinka qiyaamo lagu xisaabinayo. Laakin qabriga oo ay ku kala cadahay in qofka naar ama jano uu galaayo oo waliba cadaabta meesha ooga bilaabanayso, sidaa oowgeed, qofka qabriga ku jiro hadii uu cadaab galo yahay, qiyaamaha in uu dhaco majeclo qofka jano galaha ah na qiyaamaha in uu dhaco ayuu rabaa waayo janadiisa ayuu ka arka dariishad. Qiyaamaha waa malinta in xisaabinta marka midkaan waxaa ka dhaa dhacsan hadiiba qabriga lagu kala ogyahay in qofka jano ama naar gale yahay, maxaa qiyaamo looga baahanyahay oo wuxuu fahansaneen maalinka qiyaamaha in ilaahay dadka iyo xayawaanadaba u kala gorsoori doono oo meeshaas cid walbo ilaahay oo godob iska gashay ilaahay oogu kala garqaadi doono. Qabriga adiga kaliya ayaa kujiro, maalinka qiyaame, dadka dhan ayaa loo kala garqaadi doona. Wadaada si fiican maysan ooga jawaabin su aasha dhab ahaante oo waxay u ektahay cilmigooda in uu yaryahay.
@maxamuudsiciid697411 күн бұрын
Aamin ya rabbi ilahay janada ha inagu kulmiyo Baro halkaas baa nolol taalaa😢
@sundusahmed317411 күн бұрын
AMIIN YA ALLAH YA RABBI 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿
@osmanlyrics90010 күн бұрын
Aamiin Yarabi
@mohajacelowchanell493111 күн бұрын
الحمد لله علي نعمة الإسلام الهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
@NuroHirsi-m9s9 күн бұрын
اللهم ءامين ءامين ءامين يا رب العالمين ...
@ducaaleali376211 күн бұрын
Allah Akbar please soomali kristan yan logu wicin sbbto qof ku haduu diinta ka baxo soomalinimadi wa ka bxay sbbto soomali 100% waa muslim
@somalilandnew11 күн бұрын
Waaa in Dhagax lagu dilo ama. Madaxa laga jaro
@ahmedqumbe36449 күн бұрын
Diinta iyo dhalashada waa laba wax oo kala duwan, soomaalinimada waa loo dhashaa ee lama noqdo, halka islaamnimadu diin la qaato tahay marka fikradda iska sax.
@ahmedqumbe36449 күн бұрын
@@somalilandnew Qofka in la dilo sharci ma aha oo loo dilo diinta uu aaminsan yahay.
@Abdikaaf6 күн бұрын
Waa sideey kula tahay, Maxaa iska galay soomaalinimo iyo diin, wax shaqo isku leh mahan soomaalinimadu waa u dhalasho diintana waa aaminad, diimaha bariga dhexe intaysan imaanin ka hore ayeey soomaali jirtay marka maxaad leedhahay islaamka ka hore awoowayaasheena soomaali ma ahayn miya?
@Abdikaaf6 күн бұрын
@@somalilandnewqofkii quraafaadka carabta aamini waayo miya la dilaya😂😂
@ragedama747611 күн бұрын
Issa is a prophet of God and has no power to judge people.
@Abdirahman-z1e11 күн бұрын
Exactly 👍 ❤❤❤❤🎉
@AhmedBaariyoow9 күн бұрын
@@Abdirahman-z1e ciisa nabi kamid ah ambiyada alle soo diray islaamka waxaa ku waajib sida ay ambiyada kale u rumeeyeen inay u rumeeyaan sidaas baa laga rabaa qof waliba oo islaaam ah
@AhmedBaariyoow9 күн бұрын
ciisa nabi kamid ah ambiyada alle soo diray islaamka waxaa ku waajib sida ay ambiyada kale u rumeeyeen inay u rumeeyaan sidaas baa laga rabaa qof waliba oo islaaam ah ama muslim hadaad igu raacsantahay like saar
Horta qofku inuu Somali yahey iyo inuu Muslim yahey keba idiin qiimo badan ?
@MaanBulshaawi10 күн бұрын
استغفر الله اللهم يامعلم القلوب ثبت قلبي على دينك 😢
@mrsocotraisland193911 күн бұрын
WAA SOO AKHRIYAY BIBLE KII LUKE 16:19 SHEEKH IBRAHIM WAA RUNTIIS WAXAY KA HADLAYSAA NIN QABRIGA LAGU DHEX CADABAYO,LAAKIIN WAXAAN KA XUMAADAY 2 DA SHEEKH AYAGOO JIDKA SAXDAA KU TAAGAN BEEY WIILKA SI DAGAN ULAMA HADLIN HADA WUXUU ISMOODAYAA INUU KA GAR HELAY CULUMADA PLEASE SI DAGAN ULA HADLA DADKA RABA INEEY RUNTA OGAADAAN
@abdikarinahmed155610 күн бұрын
Adaa modey wll saas lkn galada wxa daqan uah hadaysan donayn inay hanunaan buuq bay dadka kufuran ninkaan aayada wan soo akhriyey buu leyahy miyusan fahmin waxay kahadlayso
@MahdeMaxmde10 күн бұрын
Siduu sidaas umoodi waa waxlayska arkayo inay baal mareen nidaamkii qof loo qancin jiray iyo sida ay rabto diinteena islaamka ah in wax looga jawaabo sxb maaha diinteenu mid lala margado balse waa mid xikmad kufadhida una baahan in lasharfo lana barto laguna dhaqmo iydoo ilaahay loogu dhawaanayo sidaads darteed sheekhiinta waxaan odhan lahaa ilaahay cilmigiina ha'idiin siyaadiyo ee sidan wax kabadala wabilaahi towfiiq wasalaamu calaykum waraxmatulaah
@realityreality83019 күн бұрын
Sax! Asagaaba ka daganaa!
@Zak20259 күн бұрын
Intii aan rabay inaan iraahdo baad tiri. Illahay haku barakeeyo. May usheegaan waxa ay aayaddu leedahay oo u macneeyaan!!!!
@robleyusuf25669 күн бұрын
@@MahdeMaxmde waxaaba la siiyay Luke 16:19-31 cadaab qabri beey ka hadlaysaa waa sax
@amiintubeec684411 күн бұрын
Ilaahay ayaa mahada leh inaga dhigay Islam wallaal layaal diintena haynu barano oo aynu ku dadaalno in aynu ku camal falno aduun iyo akhiro waynu libaanaynaa insha'allaah
@FilsanFarax-l7v11 күн бұрын
يا مقلب قلوب ثبت قلبي على دينك اللهم انصر الاسلام والمسلمين
@AliMohamed-m7f9 күн бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اسال الله العافيه❤
@axmedabuukar48589 күн бұрын
Aamin ❤
@nayaa138712 күн бұрын
Malin aan maanta eheen baad ka shalaaynesa. Alhamdulilallah for islam may allah guid him on time repend before its too late
@Sahramohamed-f3u12 күн бұрын
ALAAHUMA AAMIIN
@FadumoSiyaad-s7y10 күн бұрын
اشهد ان لا اله إلا الله وحده لا شريك له واشهد ان محمدا عبدالله وسوله. I bear witness that none deserve to be worshipped except Allah and Muhammad is his last messenger. الحمد لله على نعمة الإسلام
@AbdikamilMahamed12 күн бұрын
Masha allah culumada dacwada shekh ibrahiin iyo shekh Anwar allaha idanbarkeeyo ducaad ayatihiin halkakawada
@shantaaymedia327311 күн бұрын
I am Muslim ☪️ allhamdulilah
@FieldOfRichesFarm11 күн бұрын
Iam Muslim Alhamdulillah Thuma Alhamdulillah
@CaydarusAhmedi-r6f11 күн бұрын
أشهد أن لا اله الا الله وأشهد أن محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@mahamed91089 күн бұрын
ALLAH. ET. MOUHAMED. SALUT. SOIT. SUR. LUI
@KutubeyMalak11 күн бұрын
Alxmd lilaah ilaheey raxamaan ayaa ku mahadasan in an noqoday musulim alx
@HarounParejo11 күн бұрын
الحمد لله على نعمة الإسلام
@Ladanabdii9 күн бұрын
Subxanallah qofkan kajwbn ma qabrigee iska dhex jifayan why su alaha lowaydinaa wakala sarid hore 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲حيات البرزق اللهم احسن الخاتمة
@BisharNoor-v8w12 күн бұрын
Gaalkaan hunguri ayaa u geyay cara alaha ku rida
@zicky570212 күн бұрын
Somalida kala baadhi hunguriga aya meshaas kagale...Allahumanajina!
Allah hasohanuuniyo ninkaa walalkena ....naf iyo sheydaan latage
@xyzabc662611 күн бұрын
Midkaan wuxuu fahansaneen in cadaabta ay darajo kala leedahay oo maalinka qiyaamo lagu xisaabinayo. Laakin qabriga oo ay ku kala cadahay in qofka naar ama jano uu galaayo oo waliba cadaabta meesha ooga bilaabanayso, sidaa oowgeed, qofka qabriga ku jiro hadii uu cadaab galo yahay, qiyaamaha in uu dhaco majeclo qofka jano galaha ah na qiyaamaha in uu dhaco ayuu rabaa waayo janadiisa ayuu ka arka dariishad. Qiyaamaha waa malinta in xisaabinta marka midkaan waxaa ka dhaa dhacsan hadiiba qabriga lagu kala ogyahay in qofka jano ama naar gale yahay, maxaa qiyaamo looga baahanyahay oo wuxuu fahansaneen maalinka qiyaamaha in ilaahay dadka iyo xayawaanadaba u kala gorsoori doono oo meeshaas cid walbo ilaahay oo godob iska gashay ilaahay oogu kala garqaadi doono. Qabriga adiga kaliya ayaa kujiro, maalinka qiyaame, dadka dhan ayaa loo kala garqaadi doona. Wadaada si fiican maysan ooga jawaabin su aasha dhab ahaante oo waxay u ektahay cilmigooda in uu yaryahay.
@xyzabc662611 күн бұрын
@@BisharNoor-v8w amin. Ilaahayow soo qobo kaas naarta ku Fogee fitnada uu wado na kaqabo Somali.
@mahamudissa5602 күн бұрын
Allahu Akbar. Sheikh alle cimriga haku barakeyo. Somalida Masixi waxan leyahay walalayal alle ka cabsada diintenana barta. Sheikh Ibrahim kuwii bedeli lahaa wa in la Helo.
@sahraelmi430012 күн бұрын
Somali inkaar baa ku dhacday Ilaahay u noqo tawbad keen wey furantay
Oo ma wuxuu rabaa shekh Ibrahim baan ladooday inuu darajo moodo
@Garorrebusiness10 күн бұрын
Luke 16:19 is part of the Bible story of the rich man and Lazarus. The verse reads, "There was a rich man, who was clothed in purple and fine linen and who feasted sumptuously every day". Explanation The story of the rich man and Lazarus is a parable that illustrates the reality of heaven and hell, and the difficulty of the rich entering heaven. The story also shows that people who recognize their spiritual poverty are blessed. Related verses Luke 16:20: Describes Lazarus, a poor man covered in sores, who lay at the rich man's gate Luke 16:21: Describes Lazarus's desire to eat the scraps from the rich man's table Luke 16:22: Describes Lazarus's death and the angels carrying him to Abraham's bosom Luke 16:23: Describes the rich man's death and burial, and his torment in Hades
Waa runtaa walaal,Anigu Quraanka kuma arag kumana jirto wax cadaabul qabri la dhaho,yoomulqimaayaha ka hor cidna lama cadaabo cidna lama janeeyo sababtoo ah gaalada dib loo soo nooleeyo waxay odhanayaan HOOGANAGEE YAA NAGA TOOSIYAY HURDADAYADII suratul Yaasiin bay ku jirtaa aayadu,marka gaal ma dhaheen yaa hurdadii naga toosiyay haduu cadaabul qabri ku jiray,ta kale waxuu aadamuhu odhan maalin ama maalin badhkeed baanu dunida ka maqnayn
@ahmedkulowabdi82110 күн бұрын
Yaa ku yiri Sh Ibrahim ma yaqaanno Diinta!
@Mahmud.de.boogyman10 күн бұрын
Saxib quranka liskuma heesto ninka somaliga ah masiixiga wuxuu cadeyn karabaa kitabka bible ka in cadaabul qabri ey jirto weyna sheegte kitaabkas balse ninka masiixiga marki hore waxaa laga hadlaye ciise inuu ilahey aheyn hadaneh meel kale ayuu kuboode intas Allaha kufahansiyo
@AlfiaAmiin11 күн бұрын
رضيت بالله ربا و بالاسلام دينا ومحمد صلي الله عليه وسلم نبيا
@FarahAbdi-rv9jq11 күн бұрын
Anigu nin soomaliya ahay oo muslim ah Alxamdulilah lkn 2 nin ee diintana suuban matalaya ma diyaarsana runtii, taasina waxay keenaysa inay ehel baadilka xoog siiso oo ay dhahan Magaranayan waxay ku hadlayaan
@siyadilkacase38911 күн бұрын
Shaati kale ayaa wadataa show Culumada waxa ay ka hadlayan wa xaqiiq lkn afsomaliga ayaa ku adag english haloo badalo wala arkaa cida gambanayaa somalidu waxey tirahdaa nin kaa hadal badan dhaxalka abaha ayuu kula qeybsadaa Ninkaan gaalka ah inu wax dhageysto ma rabo wixiisa wa dood hadey nqoto far far ku tag waxba la iskama fahmayo
@samsumasaid805410 күн бұрын
Aad iyo aad ilen waxa lagarabay ine oga jb waxa uwaydiyay ee malahan ine canantan wax usheeg iskulahayen uun asaga iyo ilaheey ayey xisabtan utaala
@ShafiAbdi-o3t10 күн бұрын
Culumadaan haday wax yaqaanaan may si wanaagsan uga jawaabaan
@siyadilkacase38910 күн бұрын
@@ShafiAbdi-o3t Sheikh ibrahim Alle Cilmi wa siyay aqoon daro ma hayso Gaalo kuwaan ka daran oo ku dhashay buu Fagaaro cad uga soo tagaayay kuwa diinta suban ee islaamka ka tagay ee afkeena ku hadla iska daaye kuwa badariyiintooda ah wakaga aqoon badan kitaabka beenta ah ay aminsanyihin garasho iyo aqoonba Allena taaas waxa uu uga dhigay talent mgrty marka waxba magaca hana qaadanina Waxaan idin leenahay Alle Ha idin tuso xaqa
@siyadilkacase38910 күн бұрын
@@samsumasaid8054 wa sax lkn waxaa wax loo sheegaaa qof ku dhageysanyo Ninkaan gaalka ah wa doodayaaa sheikhuma wa somali sijuu afsomaliga waxa uu kaga fcnyahay Kiswahiliga iyo Englishka marka waxba yeysan Galadaan baqbaqleyn ilahay cilmi waa siyay sheikhu xaqiqdana wa inuu kaga aqoon badanyahay beenta ay aminsanyihin ayaga iyo kuwa ay udaba Fadhiyaanba
الحمد لله على نعمة الاسلام و كفي بها نعمة ثم الصلاة و السلام علي رسول الله صلى الله عليه و اله و صحبه اجمعين
@goldengirl791611 күн бұрын
Guul sheikh Ibrahim
@SaeedAli-c8l11 күн бұрын
Nabi ciise waa adoon ilaahay waana nabi aanu rumaysanahay nabinimadiiisa anagoo islaam ah lkn maaha in lagu tilmaamo ilaahay. waayo isaguba kama raali aha in ilaah loogu yeedho ee rumee allaha kuuyeelay aabo iyo hooyo isagana abuuray aabbo la'aan waakaas allaha ay xaq tahay in larumeeyee, waa haddii ay dhab kaatahay alla-doonnimadu
@AbdisemedEsmail5 күн бұрын
Diinteenu waa nexteexo. Waliba marka sharaxaad iyo jawaab siinaayo dadka sidan u haloowsan waa in si dulqaad iyo balaaqadi ku jirto loogu waajahaa. Labada sheekh Alle ha barakeeyee waa in ay midaas ku baraarugsanaadaan insha allaah.
@LuulKhalif12 күн бұрын
Alahii muslin naga dhigay ayaan ku xamdiyaa iinsha alaah
@SadioWarsame-rq6ql11 күн бұрын
Inaalillaahi wainaa illeehi raajicuun Alle saabiy hanaga dhigo qaatumadeena kheyr nooga dhigo Aamiin Yaarabi Nin yahoow baadi baad tahaye hadii hidaayo kuu qoran tahay Alle haku hadeeyo haday kuu qornayna Alle hanooga kaa raaxeeyo Aamiin Yaarabi
@ahmedquraish93212 күн бұрын
Allow qalbiga diinta kusug nagu dil naxariistadana nasii
@Shuceebwarsamejamac11 күн бұрын
Aqiroyo adunk.diintay Qurank ay❤xaqany cade shaqey inshallah.❤islmak ay musilmak ay ogay xaqany cade wa khurank ay wa runta cade allahu akbar❤
Aniga waxaan ka yaabay odayaasha somalida ah maxay la dagaalamayaan ?? Si caadi ah uma hadli karaan miyaaaa? Waar dadka halu qaylininee wax u sheega
@Sultan-ee3ej12 күн бұрын
Waa ku salaamay.waad saxsantahay
@ftshmh476112 күн бұрын
@@Sultan-ee3ej haa walaal aduunka waxbaa lais fahamsiiyaa waana lawada hadlaa lakin xamaasada iyo xanaaqa iyo kulaylka waxay calaamad u tahay cilmi yaraanta iyo waaya aragnimo la,aanta iyo xaqiraada dadka kale aadan waxba u ogalayn ! Waxaa la rabaa inaad qofka bal wuxuu wato ka dhagaysato kadibna جادلهم بالتي هي احسن
@asmaanaxariisbdn210512 күн бұрын
Fiiri dagaal maha wey fahansayihin inuu ninka rabin inu dhagesto cademaha loo shegayo xitaa Baybalka uu sheegay ayaa aqri la dhahay mana rabo in lakala baxo ee shaki ayuu raba inu dadka galiyo wuxuna shaki galinaya kuwa awoolba aqoon iyo imaanba ku yara ogsonaw!
@luulahmed513812 күн бұрын
No the problem is he doesn’t let them talk The shuyuukh
@Madaxey-r2f12 күн бұрын
Waxaa cajiib ah, Soomaalidii waxaay naf ka raadiyeen Diin Kirishtaan la yiraahdo oo aay ka kala yaaceen reer Galbeedkii u Nasab sheeganayey oo aay ka wada noqdeen, qaar diinlaawe yaal ah iyo qaar Diimaha uu Islaamka ugu horreeya ku biiraya Kaniisadihiina aay iibinayaan!!!!
@abdiweliamak83459 күн бұрын
Alhamdulillaah proud to be Muslim Somali from Kenya ❤️ As somali community when we prioritised the so called secular knowledge over the Islamic the product is liie this guy in the video 🤔So touching to see this and he id no longer somali man Let's know our Religion well this Islam will grant you peace internally when you understand it and act upon it 💯 Let's pray for our Sheikh Ibrahim amd protect him there are alot of enemies targeting him
@ahmedqasim40410 күн бұрын
Subhannallah where can I watch this Live
@mosman127 күн бұрын
Tiktok
@OmaHooyoo10 күн бұрын
Issa se in profeet scw Allahou akbar Allahou akbar Allahou akbar Allahou akbar Allahou akbar Allahou akbar Allahou akbar 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Nor123maxamed6 күн бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
@AbdallaBinAbdalla11 күн бұрын
Ninkaan Wax badan ayaa isga qaldan.... Cadabal.qabri ayaw dida asagana sharaxaya.... (Su.alaha qabriga waaw qirsan yahay, daqada jannada iyo daqada jaxiima waa qirsan yahay) Waa maxay dooda kale ee aw qabo..... Allah hadii Hanuun aad uqrotay soo Hanuuni Hadii Kale Hanhu fidnayn ee umadada kaqabo aamin
الحمد لله على نعمه الاسلام اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك نسال الله العافيه❤
@أبوماهرالصومالي-خ4ك7 күн бұрын
يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
@shukrimumin707411 күн бұрын
Subxaanallah Allow ugargaar umada Soomaaliyeed Af kii soomaali gii kan shaydaan Ayaa khaatay kuma dhigo
@luljisow902810 күн бұрын
Kiristanki kuwa qoray ka tagay inta waxba ka fahmi waayeen Dhuuni nimo iyo lacag raadis aya ku gaalowdeen naar a ku gadateen muslinimada nadaafai quruxdiina u Allah na baray
@IsmailAbdikadir-lz2xx9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤Allah🎉🎉🎉🎉🎉
@mohamedmahamud892010 күн бұрын
May Allah direct him and them to the right path of ISLAM 🙏🤲
@HalimaGabow-i7p10 күн бұрын
Ameen Ya Rabbi
@samirasahra17475 күн бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@MohamedSamod-hk1iy3 күн бұрын
Subha Allah
@cabdisudi712811 күн бұрын
What going on in grave that information Allah gave to the islam only guys subxaanallah Alxamdulillah 😮😢😢
@mohamedabdiomar28128 күн бұрын
Subxanallah Allow nagu kori oo nagudil diinta Islaamka Yaa Rabbi.
@AbdrihmanHashim11 күн бұрын
Hasbunallaah wanicmal wakil iam so happy alhamdullillaah❤ to be a muslim
@gouledahmedbadaros87159 күн бұрын
The question is clear sheikh Ibrahim
@horyaalnews416511 күн бұрын
22 “The time came when the beggar died and the angels carried him to Abraham’s side. The rich man also died and was buried. 23 In Hades, where he was in torment, he looked up and saw Abraham far away, with Lazarus by his side. 24 So he called to him, ‘Father Abraham, have pity on me and send Lazarus to dip the tip of his finger in water and cool my tongue, because I am in agony in this fire.’. Luke 16 v 22 Kan Gaalka ah ha aqristo Dabkaan ayaa xanuun igu haayo ayuu leeyahay waana qabriga
@MaxamedBadri-kb7tf11 күн бұрын
Af Soomaali Iyo Gaal Kufaar ah isma keenayso EE Afka Soomaaligu Waa Af Ay KU Hadlaan Dad Muslimiin ah kaliya EE Kaafirkan Ha la Sheekaysanin 😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮
@maxamuudsiciid697411 күн бұрын
اللهم ثبت قلوبنا على دينك 😢
@WeirdWondersStoriesfromBeyond5 күн бұрын
War caqli xuma allo sohadaay ameen war Alle ubaryaa subxanallah
@shatlymohamed126510 күн бұрын
The Bible does not explicitly mention punishment in the grave after a person dies, as described in some other religious traditions like Islam. However, there are passages that discuss judgment, the state of the dead, and consequences for sin, often in the context of the final judgment or eternal destiny rather than immediate punishment in the grave. Some relevant verses include: 1. Hebrews 9:27 (KJV): "And as it is appointed unto men once to die, but after this the judgment." 2. Luke 16:22-23 (KJV): "And it came to pass, that the beggar died, and was carried by the angels into Abraham's bosom: the rich man also died, and was buried; and in hell he lift up his eyes, being in torments, and seeth Abraham afar off, and Lazarus in his bosom." (This passage implies a form of immediate awareness of one's condition after death.) 3. John 5:28-29 (KJV): "Marvel not at this: for the hour is coming, in the which all that are in the graves shall hear his voice, And shall come forth; they that have done good, unto the resurrection of life; and they that have done evil, unto the resurrection of damnation."