Ninkaan ka hara waalidkii wuu haystaye, hooyadana wiilkeda alle ha ku sakhiro
@abdullahhassan1059Ай бұрын
Maxaa laga fasiraa daahiroo hooyada maay maay maxaa tiri xigeen ayeey ku hadloohaysa ❤❤❤
@AhmedJiggaАй бұрын
تحية تقدير و اجلال لكل أمهات العالم أستودعكم الله الذي لا تضيع ودائعه.........الخزي والعار على سيد طاهر عبدالله علسوا و سيدة هناء أبوبكر وكل من يتاجر عواطف أمهات
@Asmi191Ай бұрын
Af maay Somali mahiin ee af somaliga wax ueg weye ee af somaliga ha laga saaro af maay waye maxaa tiri ayaba is fahmi la,aa
@daganabdulahi7588Ай бұрын
So what abshir hoyadii iyo abihiis ayaa ula baxay maxaad isla qal qaloocineysaan acuudu billah
@shukri114mohammed2Ай бұрын
Haa maaragtay😂?? Cajiib!
@umusara996Ай бұрын
Khashin yahow ka hara wiilka marqaati waa loo haayaa ka hara wiilka balaayo idinku dhacdee mamadaan wiilkeeda Allaah ha u sahlo war aakhiro ayaa loo socdaa soomaliyay Allaah ka baqa carabkiina ilaashada hadaa cadaaban tihiin oo dal la,aan iyo gaajo iyo fasahaad idin haystaa eh
@LuulShariif-j5bАй бұрын
❤
@abdullahhassan1059Ай бұрын
Warheedhe gabadan balo ku turjintay waxey tiri reer banderbal aan ahen aabahey sheekh ayuu ahaa
@ggs-r4iАй бұрын
Waxii run Alle ayaa og balse DNA is the only solution
@najax156Ай бұрын
Adiga maxaa shaqo kaaga dhigay
@iftinxaajicabdi791Ай бұрын
❤s❤c❤w❤allaahu❤akbar❤allow adigaa talo kufilan yaa allaah 😢hooyo😢hooyo waa janno ad kugeleysid 😢hooyo madaxeda😢allow uso hadee wiilkeda😢waa gooni hadii uu ku habaar mudanayo😢allaahu akbar allhu akbr
@abdullahhassan1059Ай бұрын
Dahir wlh hawiye baydhabo ku dhashay ayaan ahay gabadha maay turjumeyso adigaa ka fiican oo waxba kama tegin balse gadha hadalka u danbeeyo ayeey fasireysay
@daganabdulahi7588Ай бұрын
Aj gacantiisa dusheeda fiiriya in ay firir xabad ku dhacay waa arkeysaan dhib dhibco cad cad ayaa ku yaal somaliyeey alle ka baqa