Aj way cadahay in ay dhashay mamada maskinta ah war ninku wax jira ma aha Aj waba qof xun o an bilow adan ahayn gurin gurin dhalay weye Aj iyo kuwa dulmiga ku difacaya
@umuclahimaxmudumuclahiАй бұрын
😂😂😂😂😂 been haddii aad sheegayso wax run u eg sheeg hhh😂 malintii aj yeello dn baan sugi la ahay😂
@mariammohamed6389Ай бұрын
Daahir calasow maad heshiisaan
@xamdiabdisalam-d7gАй бұрын
War haduu rabin reerkiisa maxaa ka rabtaan war nabad galiya ninka wah sakoow kulahaa yur dheh yantarna waligeen man maqal
@mascuudyusuf1508Ай бұрын
Gabadhii HIV ga ninku kuridey ba warkeedii dambe yaa maqlay? si hoosaa looxaliyey marka hoshaana saas haloo xaliyo oo ninkaan buuqa halaga daayo hooyadii wuu ogolaanayaaye
@Mahadosman-q9sАй бұрын
Aj Famili way cadahay in aysan dhalin Aj e waxa dhalay Mamada oyaysa tusale far mino ama banbano far kakiged ma goysa horta mida kale maxu Aj u diday dhiga in lo kala qado mida aya ku cadaynaysa in ay dhashay mamada maskinta ah e oyaysa
@hanefa283Ай бұрын
Minor half are wey gooyn kartaa ALLAH hadduu qadaro laakiin AJ FAMILY WAA RAXWEYN ALLAH SOO QABTO HOOYADIISA AYUUNINKIRAYE😢
@suadabdi5Ай бұрын
1000000 kun oo doolar siiya DNA Aj siiya islaan reer baadiye ah ay been u dheheen. Calasow tuug suuradaan wa la arkaa reerkiis ayu u egyahay beenaale
Been badanaa ciyaalkoo dhan wa esu egyihiin oo waalidkood ayay u eg yihiin
@mariammohamed6389Ай бұрын
Waryaada heshiiya dadku waa dagaalaa
@amun6894Ай бұрын
Caasi walid
@sacdiyosheikhdon9018Ай бұрын
Yaahu yaahu akh
@fadumohussein3035Ай бұрын
waa runti
@JaweeriyaAli-d6bАй бұрын
War allaahkabaq lacag xaaranha cunina naar ayaa shidaneesan aj wuu heestaa faamalia umabaahan famiilkale fayuus ha uqeeliniaj anagaa detis ah oo naqaano dhinac walab waa nin aad loo jacel yahay oo baari ah mashaqeeste jadto fayuus ayuu raadinaa war shaqeesta shawo ayaa sharaf leh wax barta aqoonta meel fiican auey kugeyneesaaa qaaaq qaaaaq haku hayanin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@shukri114mohammed2Ай бұрын
AJ🎉MAXAA LAGU KHAFIIFEU😂HAHHHHHHA! XININYAHA🎉NINKA🎉MAJEERTEEN🎉QAALISANAA🎉LA JECELAA🎉HAWIYE NIICLE IYO ERLAAY WIIQ AYAA QASAB KU DOONAYA! WIILKA HSNAGA CAWRYINA(HAZBUNALLAH )!!
@Niza-jАй бұрын
QURUX MEESHA QABIIL MA YAALO NINKAn ha is cadeeyo DNA ha ogolaado Majerteen Anaa Kula ah hddana waxaN ogayn Qabil kuma difaaci karo Coz waxan waa aduun akhirana waa jiryaa