Sheekh adiga hawlahaas maxaa ku galiyay iyo beenta social media ,xaqiiqda Alla oge ,
@shukri114mohammed210 күн бұрын
😂Waan yaabsnahay(WALLAH)!!
@SafiaJama-s4c10 күн бұрын
Kani waa doqon ka Hinaasan Aj waa cadahay hooyadiis magaceeda xitaa ma aqaan waana wada ciyaari jirnay walaalihiis ma aqaan waxa uuna ka sheekay nayaa noloshooda khaaska ah xitaa reer kiisa baa buu gaaray hadana famil kiisa cidna kama yaqaan Ninkaan isagaa Qabiil ka dhex guuxayaa
@abaneymahamuud96159 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam
@Caliya710 күн бұрын
Ninkaan hadlaayo wuxuu leeyahay reerkaan waa korsadeen hadane ma aqaano halqof oo kamida ayuu leeyahay ,siduu ku ogaadey waa beenlow.
@sbofficial314010 күн бұрын
Dad badan baa la soo qaadey Ama lacag ha laga qaato ma dhalmo ha lagu keeno waa malaayiin. Mideed kale wiilkaan Ma rabo cidiisa waayo muusan raadin.Kuwa soo ka xiiyana Dad fiican ma aheeyen. Waayo wax bey u sheegi la haayeen.Ama waa caawini lahaayeen
waar babiisa xoogagi oo uu dhooba dhoobataye ee wiil fiiyo
@JaweeriyaAli-d6b9 күн бұрын
Daahir iyo duqda daalan hana waa labo maafiyo ah aan diin ku dhaqmin waa tuugo hishiisay mashaan waxaa ka socdo dagal hawergidir iyo dagaal majeerteen ee dabiga iska dhaaf .amad ha duu wiilka maqan yahay allaah ha u salo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Soo tii la.keenay Video Isaga oo Maay ku hadlaya oo ilmahiisa ku let dhaha Baydhabo, kadibna ABC ay ku heesayaan. Haddii Xamar ku dhashay side uu sheeganayo maxuu Benadir u dhihi waayey?Ama Garoowe? ABtirsigiisa Laptop ka akhrinayey
@amohammud72367 күн бұрын
Dadkan maxaa ka si ah, ninkan cidna ma qasbi karto. Meeqaa caasi ah somaali, meeqaa dilaa iyo tuug ah meeqaa dadkooda ka warqabin. Meeqaa dhaqan gadoontey@ haduu waarid caasi yahey isagaa ilmihuisa ka helaya! Tiina ka adkaada oo ka dhamaada dadka, shaqo yeesha.
@halwomohamed376610 күн бұрын
Wiilkaan ha loo qaboojiyo si ay noloshiisu ugu socoto . Wiilkaana waxaan kula talinayaa hooyo i waloolo toos u soo WAC ee waxaad ku tiraahdaa wiilkiinii ayaan ahay nolosha IGA qasinina hooyadaana hebeen walba WAC hadiise aad tiraahdo ima dhalin noloshaa kaa qaribmaysa adduunyo Iyo aakhiraan!!!!