Hoyada ka duceyso inta ey ka dhiman iska dhaaf caasi waalidka war adiga hadad wax isku ogeyn maxad dhiiga u diide adiga is fashiley waxad ku cal celine budland sida la iigu so dhoweyo war aduunka kii ugu doqon sana waa adiga
@faisahuseen26743 күн бұрын
Habaryar waxa aaden uqalmin ha ujoojin. Waynow mammo
@ashasalah28352 күн бұрын
DAROODKA KALE WAXBA KUGUMA HEYSTAAN, LAKIIN CUMAR MAXAMUUD REERKODA AAD SHEEGATAY, AYEY DIIDAN YIHIIN, WA KUWA KU LEH, U NOQO REERKAAGI.
Waa runtaa wlh wiilkaan waxa la lagu aoo riixay foosto caadiya
@asiaahmed80043 күн бұрын
asc aj landheere lama garanwaayo
@mrssahra34353 күн бұрын
Doqon is cajabisay uma xumid aasi bana tahay naarta alaha kugu fogeeyo
@FadumoMuse-l1y3 күн бұрын
Abaa lagu dilaa
@billeabdi10613 күн бұрын
Raxanweeyn maaba laangab ku sheegten waa aduunyo dabada loo rogey war reerkin ad adeer maxad DN u diidantahay
@madinaainan38463 күн бұрын
Darodku ku meelgaadh maaha sorry qoladaada ogolow
@فوزيامحمد-ز5ظ3 күн бұрын
Hoy hooyadaa ku raadineyso wax kuu dhaaama ma leh majeerteena waxba kuuma ahan cidaada wax dh@ma la waa walaale
@mrssahra34353 күн бұрын
Naarta Alaha kugu fogeeeyo mida kale majeerteen waa halkii afsoomaliga lagu qoray hadad tahay mj maxaa afsoomaliga ciriri kaa geliyay ..? waligaaba inkir naarbaa ku sugasa hadanad ka waan toobin ha lawin Nin Is faanahay waa Ri Is nuugtay u nacamlee buntland
@nuurbaafonuurcismaanfarey48733 күн бұрын
Soomaali waxey ku maah mahday Dameerkii fardaha la daaqay oo faraska is Moday