Yaa Allah yaa Allah Ilaahow hanuuni Dahir Calasow hadaad hanuun u qortay haddii kale si degdeg ah mujtamaca uga qabo amiin yaa Rabbi
@aslinoormuse6394Ай бұрын
Quudkiisi halkaas ayuu galay dahir kaddib caydi uu dadka muslimiinta ku hayey Ilaahow shartiisa naga Ilaahi.maxkamada Ilaahay inteebu ka geli Subxaanallah.ka baq Allaha aad maxkamadiisa hortegi doontid
@FadumoEmliАй бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah wllhi kuwaan xishood ma leh qofka isaga xor ah hooyadiis aj family waa Heysta soomaaliyeey dulmiga joojiya
@FowsiyoIbrahim-pb6wiАй бұрын
Caasi walidiin kanoo kale ilaahan ka magan galey intaas wuxuu usameynaa aduunyo jeceyl naag gaalo wacal nimo ku dhalatey oo sadex caruur afrikan udhashey uu heystuu balayo umaleyey afar faataxo umar dheh dhulka hala go ee casiga.
@fowzia-hy6fcАй бұрын
Subxaanallah daahir illaaheey ka baq dhinac baad u raran tahay labada maama waa iskumid labadaba xushmad bey kaa mudan yihiin
Doqon daahir calasow aniga ilma ayaan dhalay waligay anay ila joogeen afsoomaali mayaqaanaan only English ayey ku hadalaan
@MunaAhmed-h2eАй бұрын
@@abshirokeyr6418 SOMALIA IYO DHULKA CADAANKA ISKU MID MAAHAN ANIGABA ILMAHAYGA NORWEGIAN LEE KU HADLAAN SOMALI WA BARI WAAYAY LKN SOMALIA ILMAHA QASAB AFKA HOYADAVWU BARANAYAA
@safiamohamed1631Ай бұрын
Maamadan wiilkan marabyo yan lagu qasbin hadey manta am erika joogi eheed wuu aqbali lahaay lakiin daruuftuu kunocoyaa ilaahey ha usoo dhiciyo hadey dhashee tan koriseyne iney ilaakacabsato afiican
@NimcoCali-g6wАй бұрын
lkn islaantu may iskaga hadho
@FadumoEmliАй бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah kuwaan like iyo share soomaali dhib uu u keenay hooya rabtaan inaad ilamahooda muran galisaan inkaan waa nin wayne oo caqali leh oo family haystee hooyadaasana waa hooyadeene cunugeeda Allah u sahalo
@baadodhugad4157Ай бұрын
Daahir Af mayga Af Ajnabi ahaan buu u Fasarayaa
@fadumocali1407Ай бұрын
Calaamada armay mardanbe ku dhacday ama uu calaamada is qalaa
تحية تقدير و اجلال لكل أمهات العالم أستودعكم الله الذي لا تضيع ودائعه......الخزي والعار على سيد طاهر عبدالله علسوا و سيدة هناء أبوبكر وكل من يتاجر عواطف أمهات
Sug manaa u maleeyo mese waxuu hoyadiisa runta ku dhahay qayr allaha ku siiyo inaa isoo raacday this drama is too much😊
@wagaswaggasАй бұрын
Hawiye na xishoodaan
@MaryamAli-z1sАй бұрын
Daahiroow xisaabtii ale ayaakusugeysa umada ilaah kadhexbax
@FadumoEmliАй бұрын
Hooyooyinka dhamaantood sharaf iyo karaamo ay naga mudan yihiin family hooyadiis iyo haabihiis wuu heeysta soomaaliyey hadii aa yeelen like iyo share kiin wata
@YasinIsse-g8gАй бұрын
Hooyadu afmay wa way ku hadli kadhaa ilmahuna inuu ku hadlo qasab maha wayo baardhere bay ka timid isagana xamar bay ku dhashay kuma xirna marka in hooyada waxay taqaan aad taqaano
@ggs-r4iАй бұрын
DNA test is the only solution
@IsmahaanHersiАй бұрын
Fataxadq muslimka ha umaran
@fathiyayusuf1332Ай бұрын
Kaalay mumada codka seey u badalatay ka helay geedkaa gaarto miro karifo ku lahaa.
@MunaAhmed-h2eАй бұрын
🤣🤣
@اخبارحصريهجداАй бұрын
Yaaaa mashaqo badanaa 😂😂😂😂😂
@ashasangbe9449Ай бұрын
Hooyadisa intee jirteey intaan aj been badanaa
@ragemohamed3843Ай бұрын
War ninkan dram buu ka baqayaa oo soo socda in lasoo masafiriyuu ka baqaya wax kale meshaan ma yaalaan ninkan wuxuu naagta cadaanka u guursadey wuxuu ka cararayey haduu qarxay kiiskan
@MaryamAli-z1sАй бұрын
Daahir dabkaad shideyso aduu kugubidoonaa
@AminaAli-q8zАй бұрын
Fanaxu waa habaarqabe kale aduunyada ninooloow maxaa aragti kuulaaban tana masugaynay hooyo inkaarteedu ma daahdee bal waynu ka wardhagaysan
@ashasalah2835Ай бұрын
XASSAN FAREY, SIXIR AYA LAGU HEYSTA, KENYA SAAXIRIIN XUN AYEY LEEYIHIIN.
@samiray756Ай бұрын
Subxaanallah ilaahay hortiisaa taas ka sheegee qofka sixirka ku heesta
@اخبارحصريهجداАй бұрын
Subhanallah 😮😮
@sucdisiad3316Ай бұрын
Ay Faaciyay Ilmahaan iska soo celi Xasan Fareey maadan dhalin adiga.
@samiray756Ай бұрын
Subxaanallah ilaahay hortiisaa la tagee dulmigaad Aj hooyadiis ka galayso markaa koowaad magac ayna laheed ayaad ugu wacday iyada kaliyaana kaa cawin karta. Allah sw wuxuu noo sheegay in dadka magaca dadka ka ugu waca inay cadaabo gooni ah sugaayaan ilaa iyada ku cafiso Subxaanallah. Tan labaad Hooyo ilma ay dhashay ayaad tuugo ku sheegtay taas ilaahay hortiisaa la hor tagee
@FadumoEmliАй бұрын
Hooyooyinka dhamaantood sharaf iyo karaamo ay naga mudan yihiin family hooyadiis iyo haabihiis wuu heeysta soomaaliyey hadii aa yeelen like iyo share kiin wata