AJ waa caasi waalid maamada soo sheegatay ayaa dhashay cauze anaga ayey same nagu dhacday walashey aya waxey raacday 10 jir eheed rer deris aan eheen wa la waayey meel ee tageen rerkaas maalin aa lagu arkay Kenya waxa arkay gabar deris nala eheed isla markiiba wey inkirtay hooyo aa degdeg ku baxday wey inkirtay hooyo naxdin darteed ee u dhimatay hooyo hada oo ee ku nooshahy mombaasa ayey soo laabatay oo tiri waan qaldamay laakiin waan diidnay cauze hooyadeed aa god u gashay waa true history
@ashasalah2835Ай бұрын
SAWIRRA ISKA DAAYE, DNA...DNA.....HA LA OGOLAADO
@jamalmohamed7671Ай бұрын
Maasha Allah wariya sax eh
@nadiraabdi687Ай бұрын
DNA is the best solution
@mulkimohamed8593Ай бұрын
hanashgan ayaa layir
@Zeytunosman-hu1mqАй бұрын
Aj markuu Yara sawar Walid ogalana MBA jiro
@CabdiNaafac17-v6gАй бұрын
❤❤❤
@SacdiaSheikhqasimАй бұрын
Walaahay waacaasi
@mulkimohamed8593Ай бұрын
majerten weydiden inooyay hana shegan ayalayir
@safiakhalinle204Ай бұрын
Muxu udiiy dna mamodu haqanaday
@anabapple3411Ай бұрын
Adiga maxaa kaa galay ilaahay ka baqa ilaahay ka baqa ilaahay ka baqa ilaahay ka baqa ilaahay ka baqa