Muqaal kusaabsan horumarka iyo dhismaha magaalada Burco Somaliland 2024

  Рет қаралды 13,924

AK Vlogs

AK Vlogs

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 8 ай бұрын
Waaw what open land and roads between the buildings. Such a nice open concept i hope it will be done sooner. MashaAllaah Somaliland. It is soo advanced.
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 8 ай бұрын
Miyaad soomali isaga hadashid inapti❤😂
@abusultan011
@abusultan011 8 ай бұрын
ما شاء اله Inkastoo aan ahay reer SSC misana si kal iyo laab ah ayaan ugu farxaa horumarka iyo nolosha ruux walba oo Soomaali ah
@abdirahimmussa2708
@abdirahimmussa2708 6 ай бұрын
Nice
@sharmarkeahmed2593
@sharmarkeahmed2593 5 ай бұрын
Inkasto dhulbahnte tahay SSC waa Gobolo la wado dego❤
@NasraSamatar-kt3rb
@NasraSamatar-kt3rb 8 ай бұрын
Maasha Allah Burco barako
@zahrabulale375
@zahrabulale375 8 ай бұрын
Burco waad habasaantay hodan iyo waxaadtayahay wanaga aan helikarin burcoyo cadogaaga ha u jabin inasha allahu
@jjuice3327
@jjuice3327 3 ай бұрын
I can’t wait to move to burco inshaallah
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 8 ай бұрын
Ceerigaabo ayaa ugu master plan fiican. Burco ❤
@siciidali4034
@siciidali4034 8 ай бұрын
Burco way tagtay mansha allah xaafadaas waxay u Eeg tahay meel aan ogtahay ❤❤❤❤❤
@s-hayna6421
@s-hayna6421 8 ай бұрын
maansha allaah waa ilaahay mahaadii i am from burao i miss walaahi
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 8 ай бұрын
S N M 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁 geeeeeeeis Somaliland guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@rashidnoor3970
@rashidnoor3970 8 ай бұрын
Burco dadkedi sowkuwa rear hargaisa iska dhigaya ka yacay burco ku soo noqda oo dhisa kuna faana togdheer quruxdeeda
@M3ad45
@M3ad45 7 ай бұрын
Hargeysa ma abaha ba let warya 🤔
@Sahrakhaliifaxmed-r1z
@Sahrakhaliifaxmed-r1z 2 ай бұрын
Waaw masha allh tabaarakalaah ❤❤❤❤❤❤
@leylaa3666
@leylaa3666 8 ай бұрын
Maanash Aallahu gobalakii raga magaladii Burco ee ku dhashay meel aan ka jecelahay ma jirato ilahay anagoo nabada qaba hay keeno Inasha Aallahu
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 6 ай бұрын
Masha Allah, for sure I will go to Burco next time that I’m in hargesia Insha Allah.
@Secularism25
@Secularism25 7 ай бұрын
Wide clean streets,No broken roads like Hargeisa No Oromo beggars everywhere like in Hargeisa MashAllah this should be the capital instead
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 8 ай бұрын
Ak blogs guul sxb
@NimcoFf
@NimcoFf 8 ай бұрын
Masha allh togdheer ❤
@yurub5288
@yurub5288 8 ай бұрын
Mashalla Allah ❤
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 8 ай бұрын
Mancha alh burco Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CaashaMuuna
@CaashaMuuna 8 ай бұрын
I love my home❤
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 8 ай бұрын
Halyeey dhala😊
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 8 ай бұрын
Burco❤
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 8 ай бұрын
Maash Allah tabarikalaha l love you so much. Burco 🫀 Somaliland' 🩸🩸🩸🩸🩸🩸 guuu lyo gobanlmo Somaliland guuuleysat ln sha Allah 🤲🤲🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@somofficial7329
@somofficial7329 8 ай бұрын
Burco waa caasimada 3aad ee Somalia 🇸🇴 waa gobolkii ugu dakhliga badnaa 18ka gobol ee Somalia intaan huunadu jaanjaamin, waayo waxay caan kutahay xoolaha nool waxa kutaala saylada ugu wayn africa xoolaha lagu kala iibsado tasoo geeska Africa lagaga soo hirto, xiligii ina cigaal ayaa cuno qabatayn lasaaray dhanwalba laga soo xidhay waxa laga jaray 2 degomo oo muhim ah sida berbera oo dekedii gobolka ahayd iyo sheekh oo burco aad ugu dhow dowladii kacankuna waxay kajartay, gobolka sool, burco waa gobolkii ugu horeeyey ee ingriisku magacaabay sidoo kale waxa kuyaalay airport kii ugu horeeyey ee geeska Africa laga dhiso Sidoo kale waxa laga furay school kii uhoreeyey ee Africa laga hirgeliyo, waana gobolkii ugu horeeyey ee caalamka ciyaartay kasoo iibsaday, waxa ka soo jeeda ragii afsomaliga qoray sida Muuse galaal, Maxamed Cali, Abwaanadii ugu magaca wayna sida hadraawi, iyo ganacsatada ugu magaca wayn lakin burco waxay kadhimatay dhanka siyaasiyiinta siyaasigeedu waxbo kuma soo kordhiyo, siyaasduna maanta iyadaa masiirka umadi leedahay jaangoysa, burco tariikhdaa leh ayey ayey rabtaa inay kudhereersato tuulo yaroo aan waxay tahayba la’aqoon, Anoo daroodiya ah baa gobolkayga kufaanaya ilahayba reer burco iga dhigay meelwalba waan kejecel ahay inkastoo laiga xigsado hadana burco ayaan kajecel ahay dhulka daroodku dego, waxan layaaba reeraha magaladan dadka kaxigsada hadana Hargeisa oo anay degaan uhayn kudhex waashay waxwalba qaali lagaga dhigay Baloodhka burco waxa lasiiya ugu badnaan $20,000 kun halka hargeisana lagaa siinayo $150kun rer burcow magaladiina aamina, maal mihii wacnaa way soo socdaan inshallah برعو في قلوبنا ❤
@The_Observer0000
@The_Observer0000 8 ай бұрын
Waa yaaba in ay Somalia Ku faanto magaalo ay madaafic Ku burburisay. Hadii aad ogtahay tariikhda umalay maayo in afka Ka tidhi. Ragii lahaa baa dhistay.
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 8 ай бұрын
Kusoo dhawaaw gobolkayaga , hadaanu reer burco nahay walaahi Dalkayaga waanu jecelnahay.
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 8 ай бұрын
Maanshaallah Fadlan ma iba qurux
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 8 ай бұрын
Thanks wallo
@zakihussein9147
@zakihussein9147 8 ай бұрын
I miss Burao wlhi, more than 20 years i didn't see
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 8 ай бұрын
wado wayn baa dhex maraysa taasana wa horumar wow masha Alalh aniga wadaasi baan aad uga helay gurayaha dadku wa dhisan lakiin wadyooyin ciidhaa wa in laga baxa gurayaha cusub
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 7 ай бұрын
Burco guryahan uma bahna guryihi ooda ayay ka jecelyihin ee naga realise noqda
@XogreebSomaliMedia
@XogreebSomaliMedia 8 ай бұрын
Mashallah burco magalada ugu quruxda badan Somalia 🇸🇴
@MJ-vt4lw
@MJ-vt4lw 8 ай бұрын
Somalia😂😂😂
@HodanYusuf-w2x
@HodanYusuf-w2x 8 ай бұрын
This is Somaliland ya ibnu faqash
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 8 ай бұрын
You meant SOMALILAND MUNAFIQ ILAAHAY KA GO
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 8 ай бұрын
@HamseApdirahman-ur2zk😂😂😂😂kolay ha
@somofficial7329
@somofficial7329 8 ай бұрын
Burco waa caasimada 3aad ee Somalia 🇸🇴 waa gobolkii ugu dakhliga badnaa 18ka gobol ee Somalia intaan huunadu jaanjaamin, waayo waxay caan kutahay xoolaha nool waxa kutaala saylada ugu wayn africa xoolaha lagu kala iibsado tasoo geeska Africa lagaga soo hirto, xiligii ina cigaal ayaa cuno qabatayn lasaaray dhanwalba laga soo xidhay waxa laga jaray 2 degomo oo muhim ah sida berbera oo dekedii gobolka ahayd iyo sheekh oo burco aad ugu dhow dowladii kacankuna waxay kajartay, gobolka sool, burco waa gobolkii ugu horeeyey ee ingriisku magacaabay sidoo kale waxa kuyaalay airport kii ugu horeeyey ee geeska Africa laga dhiso Sidoo kale waxa laga furay school kii uhoreeyey ee Africa laga hirgeliyo, waana gobolkii ugu horeeyey ee caalamka ciyaartay kasoo iibsaday, waxa ka soo jeeda ragii afsomaliga qoray sida Muuse galaal, Maxamed Cali, Abwaanadii ugu magaca wayna sida hadraawi, iyo ganacsatada ugu magaca wayn lakin burco waxay kadhimatay dhanka siyaasiyiinta siyaasigeedu waxbo kuma soo kordhiyo, siyaasduna maanta iyadaa masiirka umadi leedahay jaangoysa, burco tariikhdaa leh ayey ayey rabtaa inay kudhereersato tuulo yaroo aan waxay tahayba la’aqoon, Anoo daroodiya ah baa gobolkayga kufaanaya ilahayba reer burco iga dhigay meelwalba waan kejecel ahay inkastoo laiga xigsado hadana burco ayaan kajecel ahay dhulka daroodku dego, waxan layaaba reeraha magaladan dadka kaxigsada hadana Hargeisa oo anay degaan uhayn kudhex waashay waxwalba qaali lagaga dhigay Baloodhka burco waxa lasiiya ugu badnaan $20,000 kun halka hargeisana lagaa siinayo $150kun rer burcow magaladiina aamina, maal mihii wacnaa way soo socdaan inshallah برعو في قلوبنا ❤
@afrahap4406
@afrahap4406 8 ай бұрын
Miya laibanyaa
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 8 ай бұрын
Magaaladaydii ayaa tagtay burco waa tebayey
@aniisacadaani9527
@aniisacadaani9527 8 ай бұрын
Masha allah
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 6 ай бұрын
Waaw gobolka raga halkanku dhashay mansha allah💚💚❤️❤️🤍🤍🤍❤️💚💚💚❤️🤍🤍🤍🤍🤍❤️
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 8 ай бұрын
MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL BURCO I LOVE YOU SO MUCH MY HOME LAND LOVE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiraothman3531
@samiraothman3531 8 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@FatoumaMohamedMahdi
@FatoumaMohamedMahdi 8 ай бұрын
UMADAHA. AF SOMALIGA DLAHJAD KALADUWAN. EE GEESKA AFRIKA. KUKALANOL. LAGAMASO HEELAAYO. MAGALO BURCO KALE. OO. BOQOLKIPA. ,90. AA DEEKEEDU TAHAY. REER SHEEKH. ISAXAAQ. CARKEENA. BURCO KALE WAXAY MAGALOOYIN. KUSHEEGAN. TULAYAAL WAAWEYNE AMBA. MAGALOOYIN. QABILO KALADUWAN KULMISAA
@mnrbrooks5176
@mnrbrooks5176 8 ай бұрын
1994tii anoo jooga adisababa ayaa mid burco ka yimid burco burco nooga sheekeeyey sheekadiisii burco markuu nagu haystay ayaan is weydiiyey burco tii aad ilaa 1973 aad taagnayd mise tani waa mid kale dabadeed ninkii baan ku idhi sxb ma maqashay(burco iyo aakhiraba waa loo soo shaqaystaa)ninkii ilaa maanta wuxuu yidhaahdaa maahmaahdaas
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 6 ай бұрын
Geedo maba lahaba 😂
@life-sf1oz
@life-sf1oz 5 ай бұрын
Waxaa fiican in la arko dad Oromo ah oo meel kasta Hargeysa jooga maalin walba
@nourismail4114
@nourismail4114 8 ай бұрын
Habar jacelo dalki wa dhacy ,bari wa shedantixe Galbe ka wa qarax wayo
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 8 ай бұрын
Maansha Allah ❤
@maryamibrahim4878
@maryamibrahim4878 8 ай бұрын
Maanshallah 💞
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 8 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
Horumarka Magaalada Burco Ka Socada 2024
24:43
X HARGEISA
Рет қаралды 20 М.
#BURCO, Togdheer | My journey to Burco, #Somaliland.
9:26
Blueprint Media
Рет қаралды 4,9 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
BURCO CASIMADII HORE EE SOMALİLAND
20:42
Caalin Abyan
Рет қаралды 9 М.
CAJIIB - MAXAAN KUSOO ARKAY MURCANYO?
10:09
Marwan Somali
Рет қаралды 42 М.
BURCO MAXAY KAGA DUWAN TAHAY MEELAHA KALE
12:52
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 210 М.
Aragsan Village Hargeisa
16:01
Sultan_bulshaawi
Рет қаралды 49 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН