Dabeysha ka xidha mobilka si vodka uu faseex u noqdo
@habeautystyle21104 күн бұрын
Waa xagee
@AbdullahiAdamAhmed4 күн бұрын
Way qurxan yihiin
@mohammedabdullahi27994 күн бұрын
Dhirtiiba koor ayuu ku dhameeyey muxuu geeli daaqi muu daasado koor uga dhigo geeljiraha ha laga wacyi geliyo dhirta goynteeda ma koor ahaato amaba waxkale
@faizam5235 күн бұрын
Meeshu shoe waa tuulo aad u fool xun, iney hargeys ku soo xigtaan moodatey umase dhawa waa tuulo isku dhex daadsan.😂😂😂😂
@anisohussein82027 күн бұрын
Dhismaha reer somaliland waa qurux wlh
@anisohussein82027 күн бұрын
Dhismahan quruxbadan xamar noo keena
@ABarre-m6w9 күн бұрын
Asc waa muuqalo qurux badan aad iyo aad ayaan u jeclaystay-waan u xiisay wadanki, insha Allah sanadkan 2025 waan soo boqan donaa- Mahadsanid Sabir 👍🏼
@nimcoceelabe887323 күн бұрын
Masha Allah
@shadiyaxiiz750823 күн бұрын
Sorry dhul kagow dad matihid 😢😢😢😢
@Mass99827 күн бұрын
Salaams Burco ma ku leedihiin Branch
@Luul-pd2whАй бұрын
Masha allah
@elmowarsame8883Ай бұрын
I like your effort.
@somalihealthylifestyle1237Ай бұрын
aad ayuu u yar yar yahay runtii
@عول-ق7وАй бұрын
ماشاءالله عليك يا احمد Aaa iyo aad ayan kugu mahad naqa runti waxad soo gudbisey arin loo bahna waa wax lugu farxo Waa Awil Dubai ❤❤❤
Bishii imisan ka samayn karaa wallo shaqada makaga marmi karaa
@AUTOGAMINGCENTERАй бұрын
Mashallah good job keep going bro
@MunaAdanjamaАй бұрын
Mahadsanid wall talo fican baad nasiisay🎉
@abdoa7191Ай бұрын
The name Somalia belongs to Italian Somalia and is one if five Somali inhabited regions of North Kenya, Somali state of Ethiopia, Jabouti and Somaliland, therefore Somalia has no legitimacy over other regions. Somalia is the worse place Somali people can live due to chaos and chronic crime culture.
@FaisaAli-d7iАй бұрын
Oo dollar ka ma cirro ba jabiyay. Namaat geyada muhiim ah
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك wadooyinka inaga hagaajiya please
@IsmailKahinАй бұрын
Maasha allaa khar isha allaa
@januarySl2024Ай бұрын
Mee Tiyeetar Qaran? Jamhuuriyada Somalilaand ilaa maanta ma laha titeetar Qaran oo lagu soo bandhigo riwaayadaha iyo xafladaha heesaha. Tiyeetar Qaran dawlad aan lahayni ma jirto. Waxa la odhan kara dawlada aan tiyeetar Qaran lahayn waa dawlad aan jirin. Tiyeetar Qaran wuxu la mid yahay calanka iyo lacagta dalka, waa astaan Qaran, waa gole dhaqan. Waxa lagu daawadaa riwaayadaha oo laga bartaa afka ummadeed ka ugu qiimaha sareeya, wax lagu soo bandhigaa ciyaaraha wadaniga ah oo iyana ka tarjuma qiyamka daleed iyo dadeed, taariikh, dhaqan iyo af. Heesaha iyo musiga dal ayaa lagu soo bandhiga oo maaweelo iyo madadaalo ummada u ah ! Marka ay noqoto riwaayadaha, waxalagu soo bandhigaa dooda siyaasadeed iyo buulsho ee dalka ka taagan. Tiyeetar Qaran waa tiir khasab ah in dal yeesho, wuxu ka mid yahay tiirararka dhaqandhaqaale ee dal. Riwaayaduhu waxay dadka baraan afka ummada ka ugu§ qiimo sareeya, suugaanta kala duwan iyo ciyaaraha wadaniga ah. Xafladaha heesaha ee iminka lagu qabto hudheelads waxa lagu qaban lahaa tiyeetarka Qaran oo dhinaca amaanka iyo nidaamka uga fiican hudheelada !
@MABDI-nj4pzАй бұрын
SAXALKII BAA ILLAAHAY UMADDA KA DULQAADAY. SAXAL BUU AHAA.