Ana somali 19yers ma arag lkn tolow jigjiga mayska aadaa boosaaso mow gooyaa Boowe mar in sha allaah garaad wiilaal waanka degi in shaa allaah sayid maxad ma ayrabooka ladhaho malaba ayra baarbaa Boo wayaal sayid maxadnad ayaan jeclaahay tariikhdiisaaa
@kleinemannetje76695 жыл бұрын
Form muqdisho cabdi dhaanto siwanaagsan buu u hadlay haween lalamatirsado jigjigo guul iyo inti samaha jecel
@starlinduale56825 жыл бұрын
Masha Allah welcme home abdi dhanto we love u abow mcn wat happen en muqdishowe feel bad jigajiga) 💚💙❤️🇱🇾🇱🇾🇱🇾💪💪💪💪💕😍😘💕❤️❣️
@faadumomohamed70605 жыл бұрын
Masha allaah ninweyn iga dheh wallee jwb ku filan waad siisay wariyaha. Wadani dhabta ah.
@hanadraas92335 жыл бұрын
Walaahi aad ayaan uga helaY hadalka Cabdi Dhaanto . Meeshaan ka imid iyo taan imid Waa iskugu Keey Mid ku lahaa . War Ninku waa Nin adag oo Wadani ah . One love from Germany
@FeysalAljaberti5 жыл бұрын
Wow Gobanimo, so dhaweyn wacan iga dheh ALFANAAN CABDI DHAANTO
@ardobashir79845 жыл бұрын
Mansha allah ilahay baa somaali🇸🇴 iga dhigay hadane ❤ogaadeen💞 iga dhigay ❤❤💖💞
@fatimae69055 жыл бұрын
Meel aan Leeyahay baan ka imi meel kale aan Leedahay wan imi 'masha Allah wadaniga dhabta ah abdi dhanto
@adnanmohamed2485 жыл бұрын
Ikacay dhiigaa ikacay that's real cool well come to Jigjiga I am so proud of you guys better than muqdisho be happy inadeer Dadkaga dhex timid from canada 🇨🇦♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Wise answer I like it Dhul aan leyahayna wanka imid meel aan leyahayna wan imid
@yahyesergio86015 жыл бұрын
1:39 bal fiiiri cabdi dhanto caadi buu u jalboday wlhi waa laan dhere melan lee yhy wan ka imid melan lee yahana wan u imid wlhi hdlkas kugu tageray from mugadisho I love jigjiga but I heite Ethiopia
@nimoabdi18725 жыл бұрын
Yees meel Aan leeyahay baan ka'imid meel Aan leeyahana waan imid fananka cabdi dhaanto nin caqli leh yaan lagaa hoos bixin
@abdiazizmohamed81255 жыл бұрын
Waa nin culus Abdi “meel aan leeyahay ayaan ka imi, meel aan leeyahay ayaan imid”. Waa nin yar oo gartay waxay garan la’ yihiin dad waaweyn oo waliba inay yihiin siyaasiyiin sheeganaayo. Cimri dheer iyo cibaado San ayaan Eebe kaaga baryayaa.
@jadams53185 жыл бұрын
CABDI DHAANTO WAA SOOMAALI. , SOOMAALINIMADANA KU DHEER TAHAY JAWAABTUU SIIYAY WARIYAHAA KUHU FILAN,
@fatimaahmed88133 жыл бұрын
Teena anagaa ayaa leh kuwa kalena waan la leenahay 💪💪
@fardowsoiskufillan5 жыл бұрын
Maasha Allah wiil aqli badan waayay meeshaw kayimid asigaa leh
Cabdi dhaanto waa will somaliyeed jigjigana waa u dhashay muqdishona waa u dhashay ee haku awr kacsanina anigoo ah from muqdisho waan jecelnahay Cabdi dhaanto waana wiilkeyna well done Cabdi dhaanto meelaan jeclahay baan ka imid meel aan jeclahayna waan imid warkaa ku dhan
@rock_diamond94755 жыл бұрын
YA KU OWR KACSANAYO HABARTI MIDGAANTA AHEED EE FARMAAJO IYO KHAYRE DHILOOYINKA U KIRAYSA WA IN LA TUSA JIGJIGA IN AY HOYGISI TAHAY
@abdikarimahmed47245 жыл бұрын
Nin walbaa meshiisaa wax ku yahaay so dhoowoow abdidhaanto
@reo94755 жыл бұрын
Welcome Cabdi dhaanto 💚💙♥️
@qadijocali33915 жыл бұрын
Nasab Nasab dhalay guuleyso allaha kuxafido insha allaha aamiin
@safiamohamud12225 жыл бұрын
Mansha Allah Mansha Allah Mansha Allah Brother F🇺🇸💕
@abdibileomar82055 жыл бұрын
Habar habar ladagashey oo soocarootey
@8yearsago6495 жыл бұрын
Tabliiqi dhaantada ahna. Safiirka dhantada u fadhiya reer Somali galbeed Mogadishu
@saciidbarre45495 жыл бұрын
Masha Allah libaax cabdi dhaanto
@laylasuruur57695 жыл бұрын
Baxsadkii waxauu kutagey jig jiga?
@falasinahmed88485 жыл бұрын
Cadi ma aha waa wiil qali badan nolaaw abdi somalinimada ayaa wax kasta ka weyn
@mawlidrashid40575 жыл бұрын
Good answer cabdi dhaaanto
@surejofficial62925 жыл бұрын
Mansha allah wa wariye dadaaal badan waaan hubaaal inuu somalida wax wanag san kuso kordhin dooona mida kale al fanan abdi dhanto hadalkiiisa waaa i qanciye dal an leyahay aýaan ka imaday dal an leyahana waan imaday
@rabiicfarsamo12785 жыл бұрын
Ana intaan Hargeisa aado ma dhaha melan le ahan ka imid melan le ahayna wan imid.
@ismailaden57755 жыл бұрын
Jawaab Ilbaxnimo iyo farshaxan leh. Waxaan ka imid meeshaydii waxaanan imid meeshaydii... waa nin nagu banaan.
Wali maba arkin abdi dhanto ka hor waxan madaxwene ka ahayn oo diyaarad wado
@abdiwali62755 жыл бұрын
Waa wiil abti looyhy waanan soo dhawaynaynaa
@sulekaadar965 жыл бұрын
Waa qoloma wiilku?
@ismailaden57755 жыл бұрын
Waxaan filayaa in tolnimo wuxuu ku waayey aanu abtinimo ku helayn. Ilaahayna ciduu ka dhigay waad ogtahay doqona loo sheegi maayo, ka fog cabdi nin abtiyaal isku urursadaan isagoo tolkii aanay qaadi karin Jigjiga iyo airport.
avocaado walhi waad ku sugtay waanad ka keentay xogta
@nuurnageeye81165 жыл бұрын
Inta comnti aqrisey like dhac igu siiya
@maxamedcadaawe29705 жыл бұрын
cabdi dhaanto waa nin raga ee bk ha agdhigina
@xaarwalwaal5 жыл бұрын
Doofaarka si walba oo xamuurad ugu mariso waa iska doofaarkii uun. Fiqina tolkii kama Jano tago. Ficilna waa ficil uun si walbood iskugu daydo inaad qarisoba. Cabdi Dhaanto ficil ahaan ayaa loosoo dhaweeyay. Waanan taageersanahay in sidaas la yeelay. Cidaan taas garana waa doqon. Laakiinse dadka ayay is yidhaahdeen. Kkk Yeyse ka qarinayaan. Kkk Waar sida Reer Hargeysa ama Somaliland ayaa si cad oo waadax ah oo ficil ku dheehan yahay sidey BK oo kale u soo dhaweeyeen dadka loosoo dhaweeyay ama waxaad doontiinba malmaluuqdee waa la iska aamusaa oo afka dadka kale laguma godo.