Somaliland yay ayaa qabsatay shacabka somaliland waa in mudaharaado ku dhamaan si deg geg ah la iska toogta madaxtooyada fadhida was in la buur bursta si deg deg somaliland guul ❤❤❤❤cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar iyo Elantra iyo wadani alaha haligo inshallaahu
@@zainabdirir8818 malaha waxey garteen in aan citiraaf soo socon.
@muuseabdullahi840012 күн бұрын
Absolutely wa ruunta ina caydiidow mashaallah ❤❤❤
@engabdihussein759612 күн бұрын
Thanks so much Xogta-qarsoon tv, with mufakar Ibrahim ceydiid, dariiqa inoo banaan waa mudaharaado salmiya oo sharfoon si wacana loo agaasimo, ( qorshaha 1-aad )
@halimadirie530112 күн бұрын
Dawlada cirro waa ta duminaysa somaliland waana ta ugu dambeysey ee xukunka jebrriga inaanay dhamaysanayna way u eg tahay ethiopiana iyadaa heshiiskii ka baxday iyadoon cirroba la dhaarin
@mohammedomar181512 күн бұрын
❤❤❤
@bellarota804412 күн бұрын
SASP my people. united we stand. we are isaac and isaac need united it’s a must knowing the situation on our borders. don’t let uneducated person like liban and baabuule divide isaac people. united we stand. love all.
@AhmadNouh-h8d12 күн бұрын
What unity you are calling for while you are sold.
@bellarota804412 күн бұрын
@ Allah will protects us.
@a.mohamed965512 күн бұрын
JAZAAKALLAH GUDDOOMIYE IBRAHIM. Waa Nasiib darro aan la qaadan karin lana sugi karin lana sii eegan karin Cawaantan xanuunka wada qabta ee bahdilan ee suuxsan ee Somalia siraha ka wada hayso ee madaxtooyada JSL soo gashay ee dalka already xaraashtay, Allaw adhaxda ka jebi Cadawga .Shacbigu ha badbaadiyo dlkiisa iyo danihiisa CITIRAAF IYO MADAXBANAANI SHARAF LEH EE ALBAABKA JSL GARAACAYSA.
@HiboNour-oe5xm12 күн бұрын
Baga ciladu waa dawlada somaliland qabsatay waa ciro ninka ceerigaabo soo galiyay ciidanka huwanta ah ee islahaa dagaalan hadii muuse biixi soo noqdo imikana wali hayshiisii sii wata dadka reer somaliland na iyagaa doortay wax ba nagama galin hadii bari laga soo weeraro iyo hadii galbeed laga soo weeraro mid na
@ALBERT-gq5yf12 күн бұрын
Ibrahim Caydiidow Allah ha ku xafido.Horaad u sheegtayo waxaad tidhi markii hore dal maynaan haysan ee dad ayeynu haysaney.Maantana dal ayeynu haynaa ee dad ma hayno.Waayo hadii dad jiro mar hore ayaa baarlamankan faqashta u shaqeeya abaabada loo laabi lahaa.
@ahmedosman634412 күн бұрын
ابراهيم عيديد اين الشعب خلى الدوله تروح جهنم ادا كلامك صح يجب تعيين دوله مؤقته بسرعه
@ANWELLIJAAMAA12 күн бұрын
Well done Ibrahim
@mohamoudegeh505612 күн бұрын
Shinbirba shinbirkiisuu la duulaa. Cirro wuxuu cuganayaa cidda ay isku aragti yihiin.
@ISMAACIILKAYSE12 күн бұрын
warunti wawada dawlad cabdirisaaq khaliifa runti❤
@CabdisalanDilaal12 күн бұрын
Guul.guul
@Axmedcabdilqadir12 күн бұрын
Ibrahin waxaa pusheegayaa waaxaqiiq oowalaahiya
@HassannuurCilmi12 күн бұрын
Waa in la ugaadhsada dadka ka soo holiday sl
@fathiamuse933912 күн бұрын
Xilka qaada madaxwaynaha
@MohamedIsmail-n4f12 күн бұрын
WAXAATAHAY MALOOLI
@idrismhussein369112 күн бұрын
Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin geesi garan guulayso ku hay tuugta toshka xadaysa dalka ee ibinaysa garani maada waa xirse iyo ciiro iyo maxamuud xashi iyo dhiigshiil banka oo doonaya on uu somali yoodhan uu baan uu ahado waa tuuga uugu wayen walle
@mohamoudegeh505612 күн бұрын
Maxamuud Malooli. Magac bilaash ma baxo. Laga bilaabo saacadan magacani wuu hirgalay cidkastoo soo hadal qaadaana waa inay Malooli ugu yeedhaan,👎
@canbaro-p4r12 күн бұрын
Waa run wax walba way badalayan ilaa cigal an labadalin dad baas oo cuqdadaysan aya mesha soo galay aan garanayna sidii wadankan loo dhisay balse 5 sano ka bacdiba in shaa allah dad hagagsan aya qaban haday somaliland anay aminsanayna waa tuug illahay kabaqayn
@kawsaribrahim551712 күн бұрын
Asc mujahid Ibrahim caydiid sidaay aan dadkana aad waxa ugu shagi kartaa in maal kastoo somalilanders joo gaan loo go baago in aay u samaya isku soobax lagag soo hor jasto beentay ka shagayan shacabk oo taagarno marakanka inoo wada citiraaf Somaliland my people please wake up in taa lagu ridin hog somaliland wake up rer isaag
@halimadirie530112 күн бұрын
Marna MOU baa nalagu wareeriyey maantana ma maraykan baa maraykan mar hore wuxuu yidhi marka wadan africaani idin aqoonsado ayaanu idin aqoonsanaynaa arimaha africa ma soo fara gelin karo
@SuldaanKhadarCismaan12 күн бұрын
Waa in laqabto shir ayaha sland gaga tashanaayo qabtaa dagdaga
@axmedcayngal408912 күн бұрын
Dameerka dameeraha
@ANWELLIJAAMAA12 күн бұрын
Doofaar ibna doofaar
@MaxamedCabdi-v6s12 күн бұрын
26:31
@maxamedabwaan267312 күн бұрын
Shacabka reer sland way hurdaan iyagaa fartooda isku GAWRACAY ayaan darro
@maxamedabwaan267312 күн бұрын
Reer slandnow fartiinii waa eedeen
@khaliifabdi813912 күн бұрын
Cidkasta jsl waxyel tidha haday afrika oo dhami maca xukuma dena wadani isku an dumino Wallahi inanay karayn, wana la aqonsanaya alxmdlllaah Ilaahayba kuxun ina baraya ad bari Hore tidhibu hadal kudhanyahay gu:
@BarwaqoAbdilahi-n9i12 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Inaceydid geesi qarenbed tahey alle haku xi
@HassanBulale12 күн бұрын
Ibrahim caydiid siyasi ma tihid
@WaydQaadi12 күн бұрын
Asc indr Ibrahim aad ayañ ku salamayaa indr arinta wax la eegan karaayo mahee maad inoo talisid oo Ina abaabushan oo mudaharaad lyo dagaal inoo culaamisan wadanka man xorayno oo dhiiga u shub indr isoo qabo please
@Sharmarke-h1z12 күн бұрын
ibrahimoow ama aan iska celino ama ingaa daaya hadalka sidan ariin maahee
@SuldaanKhadarCismaan12 күн бұрын
Waa in talaabo adag laqaada ayatiinkeena
@HassanBulale12 күн бұрын
Yaa ninkan dadka ka qabta ina caydiid muse ayey kaga dhagantahay
@SaluglaSicid12 күн бұрын
Mashquulintan xilalkan lafidhiqo miisayo waa indadka lagumajahabaabiyo oo lagu mashquulo
@abdulrazakhusseinhussein156912 күн бұрын
Maxay yihin waraqa lo qoray miratka
@Axmedcabdilqadir12 күн бұрын
Dadka reer soomaali land ha katashadaan masayrkooda dawlad daacad ah mahayno s
@halimadirie530112 күн бұрын
Waxaynu maraynaa dariiqii libiya suriya yaman iyo sudan cidina yey sugin aqoonsi nimankaa cadaanka ah ee wargeysyada wax ku qora ama meelahaa ka hadlaa lacagaa la siiyey waana kala ilaalin somalidu inay midowdo inagoo daarood kuwii ugu dhibka badnaa inala degaan somalilan yeynu ka cararnay teenu way dumaysaa ta xamarna wey dumaysaa maamul goboleedyada somaliya wey dumayaan habaari maayo lakiin wey muuqataa isbedel baa ka dambeeya somaliland xal deg deg ah bay u baahan tahay dawlada ciro iyo ta firdhiye waa isku mid xaga sharta wax khayr ahna malaha midnimoda macneheedu maaha in aad dowlad jirta la midobayso ee waa in magaa somalida cadawga debeda ee cidlada inagu arka laga hoos galo cidii xal haysaaba ha ku soo dhakhsato intaan ciidankeenu laba cadow dhex gelin sidii hore
Baryaba Ina dishey iyo walaalay nabad bila shuruude Isaaqu gumaysiga ka helay Marlabad ceerigabo halagu jabo Marka iyaga miirsan
@Umo58012 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂bèeeeeeeeeen 35
@AbdullahSulub-r5v12 күн бұрын
Ibrahimow Heelada Hoos U Dhig Imika Dabaal Degga Ictiraafka Dabadeed Ku Mucaarido Waxaad Wada Sheegaysaana Waa Bio Kama Dhibcaan
@SakariresaalaxAxmed12 күн бұрын
Ibrahim ca6diow noloow muwaadin baa yahay
@FREESOMALILAND-m1g12 күн бұрын
Waar yadhaheen oo hadaa maxaa ragga meesha loogu laynaya waa maxy waxani subxaanalaah walee dadkan ni ma miyir qabaan .
@rodahashinur12 күн бұрын
Xunbawayne ma maloolibu ku darsaday kkkkk
@MahemedBaahad12 күн бұрын
BAAASAABOORAADDA SOOMAALIIYA MUUSEBIIXII AADEER UUYAAHAY BAA KU BIIXIIYA HAARGEETSAA,,
@AbdullahSulub-r5v12 күн бұрын
Amb Galaal Wuxuu Joogayaa Hal Sanno Taiwan Waayo 2027 Ka Taiwan Waxay Dib Ugu Noqonaysaa Dalwaynaheedii Shiinaha Maska Xuubkiisa Inagaga Celiya Wabaa La Kala Iibsaday
Dhan uun ha udhaqaqdo malaha midnimadeyba dani inoogu jirtaa.
@mukhtarabdillahi349612 күн бұрын
Faqash don't pretend somalilander lol.
@Nur-e7g9z12 күн бұрын
@mukhtarabdillahi3496 I can tell you that there is no recognition in the offing. We can dream, but it is coming, man. How long have we been waiting 34 years, right? enough is enough. No more waiting.
@fathiamuse933912 күн бұрын
Halacasilo
@halimadirie530112 күн бұрын
Markii horena MOU gaa colaad inoo sababay dhinac walba abiye markuu dab inagaga shiday ayuu ugu dambayntiina cidla inagaga dhaqaaqay inuu khaa,in yahay waxaad ku garataa siduu ugu ciyaaray labadii oday ee xasan iyo muuse heshiiska midna dagaalkii goojacade ayuu ku soo beegay midna kaybooni buu ku soo beegay labada dagaalna waxay ahaayeen mu'aamaro isku si loo dejiyey abiye iyo farmaajo kooxdoodii baana wada dejiyey
@FarahAbdul12 күн бұрын
Afka dabaysha ka qarso beenale ilaa beenaale dadak beenta la dhaaf adeer
@RoblehGuelleh-g2d12 күн бұрын
Djibouti somaliland aa dhan bay bilisa
@salahthefruad917412 күн бұрын
34 sano ayaad ku jirtay way dhaqaaqday e maxaad u heliwayday aqoonsi? Markiii uu Samaroon noqday wasiirka arimahada dibada miyaad oohin biloowdeen? Uqqdad iyo qabyaaladiio idin qaaday idinma dhigto.
@MohammedMuhumed-yb6uh12 күн бұрын
Reer somaali lanow iska qabta marka hore horgalada cadawgeenu inooso adeegso ee sheegta gudida habarjeclo &habaryonis madaxa katoogta markahore ama xabsiga utaxaaba waayo masiibadeenay kashaqynayaan
@MohammedMuhumed-yb6uh12 күн бұрын
Ciro khaa inimadii uu watay bil buu qarsan kariwaayay halkuu c,risaaq khaliif qarsanayay sanadahaha badan markaa reer somaali lanow waxaad iswaydiisaan dagdaga itaa le eg sababta uu khaa inmadiisa u sooqadimay iyo waxasababay inuu qarsan kariwaayo khaa inimadii uu watay iswaydiiya intiina caqliga usaaxiibka show
@RoblehGuelleh-g2d12 күн бұрын
Odey kani wuxu jiraha dhaktar dhimirka oo ku yaale AUSTRALIA
@CarafaatxasanxuseenCarofaatxas12 күн бұрын
Ibtaahinow waa wax aan la aqbali karin in qarankeeeniii gacanta loo galiyey hiwantiii xirsi iyo xulafadiisu qarankan meel kale ayey ku wadaaaan
@salahthefruad917412 күн бұрын
War fiican ayaad sheegaysaaye Allloow run ka dhig kkkkk
@aminaahmed602312 күн бұрын
Been uun isugu sheekeeya reer beenaale qaran. Lacagtad gaal aan waxba idiin qabanayn, idinkoo masakiintina siiya 100% baa dhaabta ahkirna waa layswaydiin., lacagahas.
@intisarAhmed-yd9rz12 күн бұрын
Xasan Sheikh u sheeg
@XaliimoCali-xs1ou12 күн бұрын
Waar kaalay afqadhmuunyahaw kasoo waad maraykan ictiraafka waxan aad hadal haysaan ayaa naga xidhay albaaab walba ha xiijinina dadka