Al-Hamdulilah Riyadeydi Wee ii Rumowday🥹

  Рет қаралды 71,639

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Cooking, decoration and beauty style channel
Please subscribe, like, share and comment
/ @nasra_abtidoon

Пікірлер: 387
@hibanuura4233
@hibanuura4233 24 күн бұрын
Markaa albabka masjidka mareysay oo ducada aqrinesay wlhi indhaheyga ilmaa soo buxisay Rabiyow iga casuum idinkana Ilahey cibadada iyo ducada haidinka aqballo yaarabbi🤲🏼🤲🏼🥺🥺
@simanyaxy3504
@simanyaxy3504 21 күн бұрын
Same wlhi 😭😭
@hugapoi9146
@hugapoi9146 25 күн бұрын
Allahu akbar insha Allah one day 😢😢😢❤❤
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 25 күн бұрын
Inshaalah.
@maryamaabdulkadir6929
@maryamaabdulkadir6929 25 күн бұрын
aniga waaan jclhy allah inuu i rumeyo isoducey dhamaantiii somaliyey ❤❤
@nasroisse
@nasroisse 24 күн бұрын
Anaga dhan ilahy hanoo rumeeyo❤
@user-ir2yt2oj4z
@user-ir2yt2oj4z 24 күн бұрын
Dhamaanteenba
@NimcoMohamed-gb3ky
@NimcoMohamed-gb3ky 24 күн бұрын
Adiga iyo anagaba Alle ha ino rumeeyo
@hindaahmed4861
@hindaahmed4861 22 күн бұрын
​@@nasroisseAamiin
@NadiaNada-gn6ze
@NadiaNada-gn6ze 19 күн бұрын
Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw scw ❤️❤️❤️♥️
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 24 күн бұрын
Aaameeen ii dhaha wlalayaal Muraadbaan leyaheee in uu Allaaaah ii sahlo muraadkyga oo mcsiya aheyn aniga intamuslim ah ee muraadleh Allooow ducdeena Nga aqbal dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab 🤲😭♥
@Ayan-zi1bg
@Ayan-zi1bg 24 күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@user-kv9qs3xv1w
@user-kv9qs3xv1w 24 күн бұрын
aamiin Allah haku sahlo wll muradkaaga
@shamisali8552
@shamisali8552 24 күн бұрын
Aamin ya rabi
@Munocalihassan-8061
@Munocalihassan-8061 23 күн бұрын
Allh ku sahlo waxa jeceshahy wll❤ Ana iso duceey guurka culees iga saaran 😢
@user-cx3fu6ux1l
@user-cx3fu6ux1l 21 күн бұрын
Amiin wllo muraadkaad leedahay oo macsi lahayn ilaahay ha kuusahlo
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 24 күн бұрын
Magaalada aduunka u raaxada badan ugu carafta badan qof walbo iimaan leh dareenkiisa wuu is badalaaaa
@zuhraabdullahi1763
@zuhraabdullahi1763 24 күн бұрын
Haa walahi madina raxmad ayad dareemi markaad gasho mashaa allah
@ANHARITA
@ANHARITA 24 күн бұрын
MashaAllah tabaraka Allah I'm really crying happy tears for you Allah ka aqbalo ana i kaso 😭❤️🤲🏻
@user-pq9rj7zg7q
@user-pq9rj7zg7q 24 күн бұрын
رباه أوصلني لمكة عاجلا فالنفس تلهف والعيون تدمع 😢
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 24 күн бұрын
Alloow noo wada rumee riyada meshaas barakay san waan kuwada haminaynaaye❤❤ scw scw
@hibaqkhalif
@hibaqkhalif 25 күн бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@XaawoSharaf-o3j
@XaawoSharaf-o3j 24 күн бұрын
Masha Allah my dream 🤲ilahow ano abahey mcn mesha ugu so ducenin ilahow ha ofsanin ⚰️🤲😭
@hindaahmed4861
@hindaahmed4861 22 күн бұрын
الله أكبر الهم ارزقنا زيارة بيتك الحرام مع أمي وزوجي الذي أنتظره منك بفضلك وكرمك ياأكرم الأكرمين الهم امين يارب العالمين ❤
@MunoAxmed-lw7ro
@MunoAxmed-lw7ro 25 күн бұрын
ماشاءالله تبارك الله الله يبارك جهدك ياأختي نصرة❤❤❤❤❤🎉
@polatalemdar829
@polatalemdar829 25 күн бұрын
Masha.allah, this journal is the most blessed journal. Make the most of it, and pls keep us in your prayers
@DeeqaIbraahim-pe8lw
@DeeqaIbraahim-pe8lw 23 күн бұрын
Masha allaha ilahay ha idinkavaqbalo anagana ilahay hanq geyo Ya iskaga nada dhulki nabigu scw ku nola😢
@sundabashir5461
@sundabashir5461 24 күн бұрын
Wlhi qalbigayga kama baxo baydka alle ee barakaysan malin baan rajayn insha allah
@RahmaAbdullahi-h6k
@RahmaAbdullahi-h6k 24 күн бұрын
Masha Allah ilahey hano kaso anaga oo dhan isha Allah 🕋🕌
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 24 күн бұрын
Allaaahu Akbar Allaaahu Akbar Allaaahu Akbar Mnshaaa Allaaaah tappaaarakllaaah ❤❤❤😢😢😢😢 Allooow Ruydyda ii rumee tii waalidkeda soo xajiso aydana xajido iga yeeel Alloow anigiyo waalidkenba i Noo kas xaj iyo cimro iyo kullu muslimiin Dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab 🤲😭♥
@DuniyoBilaal
@DuniyoBilaal 25 күн бұрын
Wlhi wan qiroday😢 ilahow igey madina iyo Maka ❤❤❤
@fardowsaabdullahi1382
@fardowsaabdullahi1382 24 күн бұрын
Masha, allh tbrkllh اللهم بارك
@farxiyofiyoore8253
@farxiyofiyoore8253 25 күн бұрын
Quf guuwaad oo fiirsaday Ani waaye wall hi scw soo qor
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 25 күн бұрын
Scw
@sadiyohassan6278
@sadiyohassan6278 24 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalim 😍 ♥️ ❤️
@IdilcllaahiMuxumed
@IdilcllaahiMuxumed 21 күн бұрын
Scw scw scw❤❤
@umudardaa7700
@umudardaa7700 24 күн бұрын
Ana dar Illahay iigu soo duceeya in uu illah ii fududeeyo wlh wan jeclahay in aan tago 40 qof ducadooda waala aqbalaaa plz isoo duceeya
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 24 күн бұрын
maasha Allah ta bar ka Allah illahay ha ii ro mee yo mu raad aan lee ya hay illahay ha noo ka so illahay noo ka yee ro aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HamdiadanIssack
@HamdiadanIssack 24 күн бұрын
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال يارب 😘
@JamacKahiye
@JamacKahiye 23 күн бұрын
ALLAAHUMA SALI CALA SEYDINA MUXUMED SELALAHU CALEYHI WASALAAM
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 24 күн бұрын
Manshaallah Scw ilahay ha idin akhbalo cibadadina inshallah ducadana nagu soo tuua 😊
@halimamayowosman3826
@halimamayowosman3826 25 күн бұрын
Masha allah tabarakaalaah
@user-vo8xx6hh7f
@user-vo8xx6hh7f 24 күн бұрын
ماشاءالله قبول تام❤ apayo inti muslima takto ALLLAHA U AQBALO❤
@فتحيهمحمد-ط3ش
@فتحيهمحمد-ط3ش 24 күн бұрын
Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam ❤Salalahu caleyhi wasalam ❤Salalahu caleyhi wasalam ❤Salalahu caleyhi wasalam ❤Salalahu caleyhi wasalam ❤Salalahu caleyhi wasalam ❤Salalahu caleyhi wasalam ❤Salalahu caleyhi wasalam ❤Salalahu caleyhi wasalam ❤Salalahu caleyhi wasalam ❤
@NasteexOmar
@NasteexOmar 25 күн бұрын
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@ahahahahahahhahah
@ahahahahahahhahah 25 күн бұрын
very informative. jazaakumullah khayr
@aaminoibraahim1679
@aaminoibraahim1679 24 күн бұрын
Macaanto nasro quruxeey xabiibti Allah idinxifdiyo adiga iyo familkaaga abaayo aabo inagageeriyoodey igusooduceey qaali mahadsanid ❤❤❤❤❤
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 24 күн бұрын
Masha Allah tabaarakalah
@SafaAli-je5yq
@SafaAli-je5yq 25 күн бұрын
M.a hambalyo wllo ankana noso ducee inan tagno adi iyo xajigna ilhy hydinka aqbali acmaashiina❤
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 25 күн бұрын
Shukran jaziil سكرا جزيل
@nadiiracadaani-el2zq
@nadiiracadaani-el2zq 16 күн бұрын
MashaAllh Alle ha idinka aqbalo anagana Alle ha na geeyo Aamen❤
@BahjaEithBahja
@BahjaEithBahja 12 күн бұрын
Waa riyadah ugu Wayne ee qofkasto muslin ah ALLAH SWT ha idinka aqbalo wllo intayada aan wali tagina ALLAH SWT hana waafajiyo incha ALLAH ❤
@ruumi1665
@ruumi1665 24 күн бұрын
Maasha allaah rabbi haydin xafido Acmaashana haydinka aqbalo aamiin ❤😊
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 14 күн бұрын
Mnsha allh tabaaraka raxmaan rabiyoow maalin uun igu casuun baydkga adaa weyne 😢idinkana rabi ha idiin aqbalo acmasha xbbti
@ShukriAbdi-kl1wy
@ShukriAbdi-kl1wy 24 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@user-ku3vi1gb3h
@user-ku3vi1gb3h 24 күн бұрын
Masha Allah Tabarak Allah
@aayishaabdow3856
@aayishaabdow3856 24 күн бұрын
Masha alah meshan an jogono wa mel fican
@tamimi1546
@tamimi1546 23 күн бұрын
Masha allah Nasra Ileen Wadaad. Baa Tahay Ducooyinka Aqrinesa ka fahmay...masha allah Allaha Ku Xafido..🤲🤲🤲
@HamidaKhatun-nw2lp
@HamidaKhatun-nw2lp 22 күн бұрын
Cumarada markaa la aadaayo maalmo kahor aa labartaa ducooyinka hadaa la aqoonin waa caloolxumo
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 24 күн бұрын
Maasha"Allaah Tabaarakallaah, Alhamdullilaah thuma Alhamdullilaah Allaah ha idinka aqbalo. Lagama Jiifto Madiina Munawara iyo Makkah waa Raaxo aduun iyo Aaqiraba. Allaah hanoo wada kaso mar walba Aamiin Aamiin yaa Allaah.
@bostejoali3717
@bostejoali3717 24 күн бұрын
Mashallah Mashallah ❤❤🎉
@WeQw-pr2nw
@WeQw-pr2nw 24 күн бұрын
Mashalh mashalh mashlh لا تنسونا 🎉😊 من صالح دعائكم نورتمونا ..من جده
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 18 күн бұрын
Walalayaal isoo duceeya in ilaahay riyadayda ii rumeeyo oo halkaas igeeyo yaa allaah❤❤❤
@SabirinMahomed
@SabirinMahomed 24 күн бұрын
Mashallah ❤
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 24 күн бұрын
Mashalaah tabarak habo waxad iguso duceyo in ilaah quranaka ifududeyo
@BasraabshirAli
@BasraabshirAli 24 күн бұрын
Aamiiiiiin😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@SuleekhaBaashyusufu
@SuleekhaBaashyusufu Сағат бұрын
ماشاء الله
@farhiyoshiiqcumar7424
@farhiyoshiiqcumar7424 24 күн бұрын
Maaashaaa alllah alle hainoo kaso insha Allah ❤❤❤❤❤
@AmaalCalinour
@AmaalCalinour 24 күн бұрын
Masha Allah wll Nasro iyo saygeeda Alle Acmaashaad utimaadeen haynii aqbalo Ana iigu sooduceeya inu alle isoofududeeyo imaatiga xaramka❤
@MadoAbdillahi-pd9or
@MadoAbdillahi-pd9or 24 күн бұрын
Allahuma bariik Allah haa nageyo anagana❤Amine
@hasnaomar1567
@hasnaomar1567 24 күн бұрын
Masha Allah
@nasrocabdiqadircabdullahi6338
@nasrocabdiqadircabdullahi6338 24 күн бұрын
Mashallah allah ha idinka aqbalo inshallah anagana riyadeena weyay allah hanoo rumeeyo
@user-zk3gw4ty9p
@user-zk3gw4ty9p 24 күн бұрын
Mashallah ilaahow igu celi mar kle yaaa rabb
@user-rt8ev6uv8j
@user-rt8ev6uv8j 24 күн бұрын
Masha alah tabarakalah alow ku xafid walashey macaanto 💗 ii soo duu cee Nasra ❤❤❤❤❤
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 22 күн бұрын
Masha Allaha wa so cimreysatay
@muna607
@muna607 24 күн бұрын
Nasraan wlhi faraxd ka weyn ma jirto alxmdulilah dheh mar hadii riyadi ugu weyney ey kuu rumowdey anagana ilahay hano rumeyo❤❤🥺
@hidaayohassan3797
@hidaayohassan3797 18 күн бұрын
Alha akbar m.a alh abyo alha ku daayo🎉❤❤❤❤
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 25 күн бұрын
Mashaalah barakallah, Walashay nasro cibada iyo acmaasha kheirka leh ood wadid ilaahay haku aqbalo inshaalah. Wixii aad rabtit allaha ku sahlo. Anakana noso bari iin aan acmaashan okale sameeyno ido kheir leh. Arrin wanagsan ayad haysa yayna kaburin inshaalah damanteen ilaahay hana doora meel kasto aan joogna. وبالله التوفيق.❤❤.
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 24 күн бұрын
Masha Aallah Masha Aallah ❤❤❤❤❤
@ZakariaAbdirashid-u2n
@ZakariaAbdirashid-u2n 24 күн бұрын
Ilaahey ha igeyo mar kale insha allah. Wlh xasuus aan galay markaan arkay meelahaan dhan
@ifraaxayaanle736
@ifraaxayaanle736 14 күн бұрын
Mashaa allaah tabarakallaah ❤
@ubahhayle2332
@ubahhayle2332 25 күн бұрын
Mashalallah Inshallah everyone will go to Mekka 🙏📿🇸🇴🇸🇦
@AbdulaahiAbdirahmaan-ts8li
@AbdulaahiAbdirahmaan-ts8li 25 күн бұрын
Mash allah abaayo nasro abtidoona ❤❤❤❤
@mariamm.sheikhw1522
@mariamm.sheikhw1522 25 күн бұрын
Maasha Allah ❤
@wafanaji9255
@wafanaji9255 10 күн бұрын
Ilaahayoo iikas inaan soo cimreesto
@FeysalMohamed-uf3uc
@FeysalMohamed-uf3uc 20 күн бұрын
Masha allah
@XamdiCabdicismaan-ec8cg
@XamdiCabdicismaan-ec8cg 24 күн бұрын
Abyo nasro iso ducee siqalbiyana murada leyahy yarbi i aqbal ducadayda😪😪😪😪
@fatumasahramuse121
@fatumasahramuse121 24 күн бұрын
Masha allha barakalaafikum Abayo alllaha Idinka aqbalo xibadada Anagana allaha Naga dhigo kuwitaga yaarabi riyadena noorumee😢😢
@mohamedabdulkadir2600
@mohamedabdulkadir2600 20 күн бұрын
Scw.scw.scw scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw scw.scw.scw ilahow ana ikas🤲🤲
@maqcuudyusuf774
@maqcuudyusuf774 24 күн бұрын
Walalahay inta Mesha ku Nurto dhamaanteen ii soo duceeya Ilaahay dartii Xajis aa ihaayo inu ale Iga dulqaado alaha idea aqbalo ana ha ii aqbalo amiin yaa alaah
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 21 күн бұрын
allah ha kaa dulqaado cajiska yaarabi
@zuhraabdullahi1763
@zuhraabdullahi1763 24 күн бұрын
Mashaa allah tabarakallah ramadankii ayan jooge waan qiirode ilahayow marar badan nokas inan tagno intaan wili taginna ufududey iney soo arkaan amiin
@NazaraAbukar
@NazaraAbukar 25 күн бұрын
Allow damantena norumee🤲🤲
@HananIbarhiim
@HananIbarhiim 24 күн бұрын
mash aalh allaha idin barkyo wll nasra iyo zowkjedka hasan aniga riyadeyda allan nokaso insha allsh xbb iso ducey in illhy owlad bari ah igu arsaqo mel barako badana ya jogta jazakllah ❤❤❤❤❤😊
@user-qo8rr3dh4l
@user-qo8rr3dh4l 21 күн бұрын
Yaa allaah allow ii geey oo iga casuun 🤲🤲
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 24 күн бұрын
Masha Allah ❤❤🕋👍👍🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@umalkhairfarahismail3271
@umalkhairfarahismail3271 23 күн бұрын
Ya allah mar uun irumee inan tago dhulkas barakaysan yaa rabi
@farhiaabshir5178
@farhiaabshir5178 23 күн бұрын
M.a Allah ku rumeeyo inta kuu dhiman riyoorinkaaga middii ugu waynneed waa kuu rumoowday axlm Allah ku xafido wlshy nasra
@AhmedMoud-nl4kz
@AhmedMoud-nl4kz 19 күн бұрын
Nasra Abtidon 1 million coming soon 🎉🎉
@maqcuudyusuf774
@maqcuudyusuf774 24 күн бұрын
Scw abaayo mcn ii soo ducay ale dartii Miranda an leeyahay
@umufartuun4959
@umufartuun4959 19 күн бұрын
Allah.ii.kaso.inaa.imaado.cimro.iyo.xajj❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 19 күн бұрын
Cibaadayso. Insha Allah noosoo duceeey Somalia iyo Islam ka oo dhan uduceey. Adigana. Allaha Kaa Aqbalo cibaadada insha Allah
@KhadraKhadar-dc8ve
@KhadraKhadar-dc8ve 23 күн бұрын
Masha Allah ❤
@N.A.M1234
@N.A.M1234 24 күн бұрын
Mashaalah Allaha indinka aqbalo cimrada lamaane quruxbadana qof illahay jecelyahay ayunba nasib u hella ducaduna wa halkiina
@laylaamiin9867
@laylaamiin9867 24 күн бұрын
Mashallah tabarakallah Allaha idin ka aqbalo Acmaasha khayrka ah o so gudanaysan, Allaha nabad idinku so celiyo Gurigana iyo Carurtina Amiin Yarabbulcalamiin mamo
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 22 күн бұрын
Ilaaheyow irumey riyada mashas barakay wad haminaynye amiin yaa allah ❤😢
@FaizaAbdi-b1y
@FaizaAbdi-b1y 24 күн бұрын
Masha Allah cimro maqbuul wlshy io wlky
@NasroYusuf143
@NasroYusuf143 17 күн бұрын
Mashala alabara
@munamuxumed7596
@munamuxumed7596 24 күн бұрын
ilaahay waxan ka baryaye inu mar uun geeyo makka iyo madiina. Aamiin
@IdilcllaahiMuxumed
@IdilcllaahiMuxumed 21 күн бұрын
Allaha kaa aqbalo cibaadada hno😢❤ anaga iyo intii jecel ee ku hamiyaysana allaha riyada noo rumeeyo dhamaanteen insha allah Hno anigana ii soo ducee dar alle kuu jecelehee inuu ilaahay cibaadada aan ku jiro i jeclaysiiyo Hamigana ii rumeeyo❤❤😢
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 24 күн бұрын
Allaha idinka Aqbalo xabiibti Mashaa Allaah 🕋♥️
@-zahraabdalla969
@-zahraabdalla969 24 күн бұрын
الله يتقبل منكم يا رب❤
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 24 күн бұрын
Mansha Allah tabarakallah qali dumar nasra mcnto iso ducey murad ayan leyahy ❤❤
@FatumaIssa-fz6uz
@FatumaIssa-fz6uz 24 күн бұрын
Mashalah alha idin aqbal angana alaha na geeyo
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 24 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤ Nasra abtidoon iyo xaajigeda Allah idin ka aqablo acmaasha wanaagsan Insha Allah allahuma baarik your family ❤❤❤
@faaisacali8335
@faaisacali8335 25 күн бұрын
Nasro qurux badaney allaha ku xafido mcney Ilove you ❤
@choukriabdi919
@choukriabdi919 18 күн бұрын
Masha allah allaha ku barakeeyo sister qalii abaayo anagana noso duce inan masjidka barakeysan an adno insha allaah one day ❤❤❤❤❤❤
@RoodaisMaaciil-y6m
@RoodaisMaaciil-y6m 19 күн бұрын
Allah akbar
@KafiisoXasan
@KafiisoXasan 24 күн бұрын
M. Nasro waanasib badantaa alxmdlh
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 99 МЛН
SAFARKEENİ İYO WAXİİ NA QABSADAY💕
14:07
somturk family
Рет қаралды 11 М.
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 145 М.
Xaflada Soo Dhaweynta Nasra Cabdiraxman Minnesota  USA
58:05
Gobsoor Media
Рет қаралды 106 М.
WIILKI SOMALIYEED🥲 E KU DILEY SWEDEN GABDHII UURKA U LAHAYD🥹
28:28
AROOSKI QARNIGA EE SHUTTER
33:27
FAM TV
Рет қаралды 111 М.
MANTA IYO ROUTINE KEYGA IYO JACALKeyg Diib KENYA UU IMADAY
7:45
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 107 М.
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН