Su’aalo & Jawabo || Qarashka Cumrada Meeqo ayaa Kugu Baxday Iyo Waxyaabaha I Caawiyay

  Рет қаралды 60,076

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 354
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 ай бұрын
Masha allaah❤
@somalisareone6198
@somalisareone6198 2 ай бұрын
قال تعالى ( ربنا ليقيموا الصلاة فاجعل أفإدة الناس تهوي إليهم وارزقهم من الصلاة لعلهم
@Radiya78
@Radiya78 2 ай бұрын
(وارزقهم من الثمرات لعلهم يشكرون)
@Radiya78
@Radiya78 2 ай бұрын
Wa khalad ayaada inta danbe wll
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 2 ай бұрын
​@@Radiya78 baarakallahu fiika
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo 2 ай бұрын
Walhi hada ramdaantii ayuu sowjkygu ii kaxaynayay balse visaha ayaaanla i aqbalin isaguna wuu iska tagy sowjkygii saalixaa allah ii xiftiyeee balse ilahay waxba kuma aha in aantago ramadaankan soo socda hadaan nabad ku gaadho insh alha
@XaawoIsxaaq-z1t
@XaawoIsxaaq-z1t 2 ай бұрын
Aamiin ya Rabbi illhy riyadaas ino rumeeyo inta tagin I.a❤🕋😥 Kusali Nabigeena Muhammad SALLALLAAHU caleyhi wasalam😢🕋❤🥺🤲
@NasraAbdirahman-lh1fs
@NasraAbdirahman-lh1fs 2 ай бұрын
Cbfvh
@NasraAbdirahman-lh1fs
@NasraAbdirahman-lh1fs 2 ай бұрын
🎉
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 ай бұрын
صل الله عليه وسلم
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 ай бұрын
Team nasro one like 👍
@Hamdi-jk1jd
@Hamdi-jk1jd 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@bassmabeautyofficial4199
@bassmabeautyofficial4199 2 ай бұрын
Wallhi waa run ilinta macelin kartid naxariis ayaad dareme aniga waba ka so dhaxbixi wayey wallahi allow mar kale iwaafuji
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 2 ай бұрын
Amiin kuligeenba mararbadan Nagee yaa rab
@hibaqkhalif
@hibaqkhalif 2 ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@Umamuctazim
@Umamuctazim 2 ай бұрын
Team nasro wa cusubahay iso dhaweya so boqda youtubekeyga ❤❤❤❤
@aishomumin4450
@aishomumin4450 2 ай бұрын
So dhawaw qli
@Umamuctazim
@Umamuctazim 2 ай бұрын
@@aishomumin4450 hye wllo
@Hamda-c7b
@Hamda-c7b 2 ай бұрын
Soo dhawaaw aad io aad lkn magaca inlaga fiicnaa ba mooda
@Umamuctazim
@Umamuctazim 2 ай бұрын
@@Hamda-c7b thank you sister ❤️❤️
@Umamuctazim
@Umamuctazim 2 ай бұрын
​@@Hamda-c7boo se ah wllo
@MunaQurux-ln7be
@MunaQurux-ln7be 2 ай бұрын
Ana ugu heraya nasra like❤
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 2 ай бұрын
Maashaaa alaaaah alaha idinka aqbalo yaarab xaram ka itaaan imaaan alaha ukaso anigana alaha iii siyaaadiyo yaaarab🤲🏼
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 2 ай бұрын
MaashaaAllaah nasra illaahay haidinka qabalo wlhi qofnasiib badan iyuu illaahay ukahaa baydkiisa illaahigayoow iikas oo iiga yeedh baydgaaka oo isii arsaaq xalaala oon kutago baydkaaga aamiin yaa Raxmaaan ❤
@fatimaali4343
@fatimaali4343 2 ай бұрын
Ameen abayo macaan. Maa Shaa Allah may Allah bless you and your family
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 ай бұрын
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا يا الغاليه
@fardousaabdi1938
@fardousaabdi1938 2 ай бұрын
Masha Allah nasro waan jeclaa in aan ku arko laakin ma qoneen cumrada markaa soo galinaysay isku mar ayaan joognay alxamdulilaah Allah mahad leh naga casuumay qofwalba oo jecel. Allah ka casuumo waxaatahay gaabar qiima badan Allah ku xifdiyo gabar w
@fardousaabdi1938
@fardousaabdi1938 2 ай бұрын
Waxaan rajaynaa in aan xaj isku aragon insha
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 2 ай бұрын
Wcs wll nasra qali naa yadhen walshen nasra aynu hal milyan gadhsino inta aanay tagin ❤❤❤❤ waanu kaga mahad celinaynaa sida nogu soo ducaysay jazakillahu khayrn
@khadracsamad7496
@khadracsamad7496 2 ай бұрын
Aamiin aamiin wllo alle haynoo aqbalo ducadaa walee wan kaga soo saaray cidaha dariska❤❤❤❤
@munataltaliini4762
@munataltaliini4762 2 ай бұрын
Nasra adiga waxa kula haray wa Snapchat sabbto ah wax walbo o youtube aka dawan lahyn xaga aya so dhigta dalxiiski safarki cumrada wax walba xaga laga dawanayey plz hada mel adeso snap iska dhaaf KZbin so geli kana ku anfacaye advice waye 🎉❤ 1m is coming hada toos u imado meshan
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 2 ай бұрын
Aaamiin rabi subxanahuu watacalaa hana geeyo anakana i.n
@SamiyaCumar-u6v
@SamiyaCumar-u6v 2 ай бұрын
Nasrooy qof kastoo arka xajaru alaswadka waa ooya marka ugu horeeso سبحانك ربي ما اعظمك
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 2 ай бұрын
Allooow ducdeena Nga aqbal dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab 🤲😭😢❤
@leylomahamud6448
@leylomahamud6448 2 ай бұрын
اللهم أمين يارب العالمين🤲♥️
@MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf
@MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf 2 ай бұрын
Amiin abyo dhamaanten adigana khayr aduun iyo mid akhiroba Allaaha ku siiyo
@ayniahmed5634
@ayniahmed5634 Ай бұрын
Amiin ya Rabii qali allaha noga waco baydkiisa insha allh
@HafsaA-p4q
@HafsaA-p4q 2 ай бұрын
1m coming soon come on guys❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@ladanali5621
@ladanali5621 2 ай бұрын
Wlhy waa runtaa abaayo dareenkaaga dhan waa is badalaa❤
@lulahirsi2849
@lulahirsi2849 2 ай бұрын
Alx 6bilood kahor tagey wlhi meel barakeysan kheyr badan qalbigaga xasilooni badan daremayo wan jeclahey ina marar badan booqdo ❤❤
@Qamar-u6h
@Qamar-u6h 2 ай бұрын
Abaayo maxa igula talin lahayd qofkii hdda kadip tagaya
@lulahirsi2849
@lulahirsi2849 2 ай бұрын
@@Qamar-u6h abayo sida abayo shegtey labo qaaba lugu tagaa inad group kubaxdan agency aa idin wadayo ama kaliga isdabareysid hadaa awoodid meel kaqeyr badan waye tag wax badan aya iska kabadali dono kheyr fara badan kala kulmi donta insha alah raaxo nafsiya daremi doonta abayo
@Qamar-u6h
@Qamar-u6h 2 ай бұрын
@@lulahirsi2849 inshallah abaayo dhawr sano ayaan niyyada kuhaya xitta heer aan la ooyo xiisan uqabo awged hddana tii lacag ahayd so qaban lahay inshallah ilaahy iska talasarana qaali
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw
@ajmalexsaas2927
@ajmalexsaas2927 2 ай бұрын
Nasra hargesa nogu kaalay wlhi wan kujecel nahay xad dhaaf ilahay haku xifdiyo xapipti qurux badan ❤❤❤❤❤😢
@MaxamedMuuse-u1i
@MaxamedMuuse-u1i 2 ай бұрын
Wllo mahadsanid wllo qaali Alle ha inoo aqbalo insha Allaah ❤
@MaxamedMuuse-u1i
@MaxamedMuuse-u1i 2 ай бұрын
رباه أوصلني لمكة عاجلا فالنفس تلهف والعيون تدمع 😢😢
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi 2 ай бұрын
Allow aniga iyo intii muslim ah u kas qof walbo ma tagee 😢
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp 2 ай бұрын
Aaamin yaaa rabi
@leylomahamud6448
@leylomahamud6448 2 ай бұрын
Allow beydkaaga qeyrka badan noogu yeer🤲🤲
@amenaabdia4363
@amenaabdia4363 2 ай бұрын
walaashey shardi maaha in aad dagantahay hotel qaali ah xitaa wax kayar 100 riyaal. Sidoo kale, haddii aad qoys ku leedahay Sacuudi Carabiya, wax badan kuguma fadhido. Sidoo kale, xitaa haddii aad deggen tahay Hudheel ka fog Al-Xaram, Taksigu wuxuu ku siinayaa 10 Riyaal oo jaban, wax ka yar nus dollar. Tani maahan wax looga baahan yahay hudheel qaali ah
@-ur9jx8ee1c
@-ur9jx8ee1c 2 ай бұрын
wll Ado mahadsan xajka iyo cumrada isku qarash miyaa ama waykala sareyaan
@MastuuroabukarMaxamed
@MastuuroabukarMaxamed 2 ай бұрын
Mash Allah abyo mrka hore Allah ino aqblo ducada aad inoso duceysay waxn Allah weydiisanaya in uu iga cazuumo beydkiisa yarabi🤲
@Cabdishakur-c1i
@Cabdishakur-c1i 2 ай бұрын
Mansha allah ilahay ha kaa aqbalo baydka Alle qof la jecel yahay unbaa taga
@xafsacabdiraxman7992
@xafsacabdiraxman7992 2 ай бұрын
Abaayo ani guriga dadka jogo dhan waa kagasosaray marhoray waxa tahay qofa ilahey dartis kujeclahy ❤❤❤
@BagaaseXuseen
@BagaaseXuseen 2 ай бұрын
Saan ku jeclahay Ilaahay hakuu jeclado❤❤
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 2 ай бұрын
Abyo cimrada io xajka yaa qalisan madama 12 malin sojogten jazakallah ducada ❤
@DeeqaIbrahinmaxamed-wt7du
@DeeqaIbrahinmaxamed-wt7du 2 ай бұрын
Xajka qalisan
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 ай бұрын
​@@DeeqaIbrahinmaxamed-wt7dumaxaa isaga dhaw xajka waa 5000$ America iyo somalia ugu qaalisan😢😢
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 2 ай бұрын
Xajku waa wajib qofkasta oo woodana waa ku wajib in uu tago lkn cimradu waa faral
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 ай бұрын
@@maproukamahamed4464 wadamada caalamka ba wa laga so aadaaa ethopia 3000 ba lgaga tagaaa
@AyFaayow
@AyFaayow 2 ай бұрын
Asc nasra apyo ani waxan jclahay inaad cunto u kariso masakinta tag awey ugu diyari uso qeybi wlhi ani sas ayan jalhy ilahey haku aqbalo cumrada anagane ilahey hano fududeyo i.a wana jeclahy inan mowduc qas ah kala hadlo i.a mar un
@mohamedmahdiofficial198
@mohamedmahdiofficial198 2 ай бұрын
Walaashay dar ilaahya kuu jeclahay guulayso intaa nooshahay
@Hamda-c7b
@Hamda-c7b 2 ай бұрын
آميين يارب
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@djibouti8484-y8g
@djibouti8484-y8g 2 ай бұрын
Inshallah our nasro cawa ayad gadhiii Acmasha raxmanku ha ino wada aqbalow ❤ muqdusho ❤ stambul hôtel ayan kadageey first time mashallah
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 2 ай бұрын
Mashaalaah waxaa tahay qof ahlu diin ah alaha ku xafida
@muniiromuniiro4845
@muniiromuniiro4845 2 ай бұрын
Nasro abyo 1m hada gado gifts nasii. Madama intaso sano kula socanay anaga ku garsin dono 1m iyo kabadan❤
@ifraaxayaanle736
@ifraaxayaanle736 2 ай бұрын
Mashaa allaah allow anagana inoo rumey riyadeena ducadaada alle hanoo aqbalo abaayo adna acmaasha hakaa aqbalo❤
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs 2 ай бұрын
Manshaa Allah Abayo Hormar wacan
@kaltuummohamed5548
@kaltuummohamed5548 2 ай бұрын
Mansha allah aamiin aamiin aamiin wll alla haydinka aqbalo Acmasha khayrka leh
@RahmaAbdullahi-h6k
@RahmaAbdullahi-h6k 2 ай бұрын
Amiin Amiin Amiin yaa rabi abyo ilahey ha ka aqbalo insha Allah 🤲🥺
@muna603-p4v
@muna603-p4v 2 ай бұрын
M.a ilahay ha idinka aqablo cumarda abayo aniga Snabka kaala socodaa fariino badan ku sodirey❤❤❤❤
@NajmaMaxamed-bg3fd
@NajmaMaxamed-bg3fd 2 ай бұрын
Masha'allah xubi alle haka aqbalo macanto ❤❤❤❤
@xafsacabdiraxman7992
@xafsacabdiraxman7992 2 ай бұрын
Masha alh xabibti ilahey haka aqbalo anagana ilahey hanaga waco wlh wajeclahy xaramka ina aado wa riyadeda ilahey hano aqbalo mida kale bisha sagalad aya sosocto dukankada nasiibki manoqabanesido inta baxin wan kuxisay sanadke hada kikahoreyay aya imaday ina ku arko kaleyah usobaxay wana kugulestay baqtiyonasiibka ❤❤❤
@DahaboKhaliif
@DahaboKhaliif 2 ай бұрын
Nasro Abyo Waxaa tahay gob iyo nasab aan dhaliil laheyn in badan guuleyso qalbiga kaa jeclahay runtii dhowrsaney ❤❤
@DahaboKhaliif
@DahaboKhaliif 2 ай бұрын
Sharaf iyo karaamo queen 🤴
@AbdiwahabXussein
@AbdiwahabXussein 2 ай бұрын
Inshaa allaah intadan turgiga kasolaban wad gaaree 1000,000. Wallo. Qeeraan kurajeyna ee horay usoco
@SucaadQaalib
@SucaadQaalib 2 ай бұрын
Mashaa llah nasra abtidoon alle haku barkeeyo❤ guilayso markaata ❤❤❤
@UmmuCaaisha
@UmmuCaaisha 2 ай бұрын
aamiin yaa rabi angan illaahey xanoo kaso beedka illaahey inaan aad no aamiin aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdihalimosman1826
@abdihalimosman1826 Ай бұрын
Marin habaabintu ma wngsn adigoon xog buuxda ah hayn inad tiraahdo hotel 30 ama.40$ tax baa lasoo qaata aniga deganayn mid sidas ah 12 daqiiqo usoo lugeyn jirney taxi ma qaadan jirin
@fatimasahra2991
@fatimasahra2991 2 ай бұрын
Allow iirumee marwalbon arko qof jogo xaramka wan ilmeyaa mana isxejinkaro yaa rabi allow iqadar ani iyo hoyadey 9:56
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Akp83366
@Akp83366 2 ай бұрын
Cumrada Ramadanka ayaa kasii qushuuc badan Allaha naga wada aqbalo
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 2 ай бұрын
Maasha allah nasra keep going horay usoco waxaan rajaynaa idin gaarto 1m dhawaan aniga nasra iyo asxaabteeda waxaan idinka codsanaa inaad 100k igaarsiisaan ❤❤❤ please nasra 1m gaarsiiya
@Abyanlady
@Abyanlady 2 ай бұрын
17:23 Mashallaah tabaarakaraxmaan, acmaasha allaha idinka aqbalo,marar badana Allaha kaaga yeero xaramka,Anagana Allaha iigayeero aammiin yaa rabbi 🤲 ♥️ ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 ай бұрын
Mashallah ❤ allah ka aqmalo cimrada aniga waxan joga meshas barakesan alxamdulilah 1million subscribers inshallah abayo
@LailaMohamed-o3h
@LailaMohamed-o3h 2 ай бұрын
Mashaallah nasra
@maymuunmohamed9163
@maymuunmohamed9163 2 ай бұрын
Waa riyadayda allow iga wac baydkaaga mar aan fogayn asxaapta iguso duceeya
@Fad-p4i
@Fad-p4i 2 ай бұрын
Alaha ku qadaro wll
@abdirahman_mohamed5569
@abdirahman_mohamed5569 2 ай бұрын
Nasro waa gabadh galbi fiican ❤ yaa ila arkay?
@SahroAhmed-k4t
@SahroAhmed-k4t 2 ай бұрын
Aamiin yaalaah❤😢😢😢 abaayo madsannid❤❤ ilaaha hano aqbalo aaaamiiin inshallh❤❤❤
@farxiyomaxamud1705
@farxiyomaxamud1705 2 ай бұрын
Masha allah abyo allah haku xifdiyo❤🎉
@falxadcisman6768
@falxadcisman6768 2 ай бұрын
Masha allh abyo allh Haku barkeeyo farxd igu nolda insha allh ducda allh hano aqbalo 1m insha allh waa garysa kabadn ayaa uqalnta
@Hamda-c7b
@Hamda-c7b 2 ай бұрын
Apaayo aamiin yarabbi 🤲🏻 waanu kaa AQBALNAY HADIYADA ADDUN IO AAKHIROBO AH THANKS شكرا شكرا يا حبيبتي
@AnabAwis
@AnabAwis Ай бұрын
نصرة جيتي السعوديه وما دريت إلا دحين. والله لو كنت بعرف كنت عزمتك
@XabiibaYonisAhmed
@XabiibaYonisAhmed 2 ай бұрын
Team nasro one like
@nasramohamed9316
@nasramohamed9316 2 ай бұрын
Gabadha 1M gaarsiiya 😫❤🎉
@ayaanmahomed8981
@ayaanmahomed8981 2 ай бұрын
Alleh khayr haku siiyo wllo❤
@malyuunahmad9164
@malyuunahmad9164 2 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله ربي يحفظك لنا يا اختي غالي ❤❤❤❤❤
@ANHARITA
@ANHARITA 2 ай бұрын
mashaAllah NASRADEYDA 😊❤
@alinor5400
@alinor5400 2 ай бұрын
Aameen Yaa Allah ❤️ 🤲
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 2 ай бұрын
Isku qarash baynagu baxay xata hotell kan degnay 5 daqiiqo bu u jirey xaramka madiina kan deganeyna 3 daqiiqo mihiimadu wa acmaasha ale haynaga aqbalo mararkalena hayno qadaro🤲
@FarhiyaHassan-c5y
@FarhiyaHassan-c5y 2 ай бұрын
Walaashy mcn illaahy wxaad jeceshy oo kheyr ah haku siiyo
@badramohamed5410
@badramohamed5410 2 ай бұрын
Masha Allah wlhi riyadayda ugu weyn waaye insha Allah wan tagayna aniga iyo fmlygayga iyo inta muslim oo jecel
@Bilanbaari-c4w
@Bilanbaari-c4w 2 ай бұрын
Masha,allah
@aminahashi3757
@aminahashi3757 2 ай бұрын
Ilhy haa noga yeero dhamaanteen
@HaboonAdan-ng2qh
@HaboonAdan-ng2qh 2 ай бұрын
Nasra Abtidoon keep going insha llah 1m ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@-Y95
@-Y95 2 ай бұрын
Nasro WE love you from 🇩🇯🩸
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 2 ай бұрын
Abyo mcnto thanks ilaahy ajar haka siiyo🥹🥲 waa rabaa walhi inan tago ilahow I waa faji
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 2 ай бұрын
Masha Allaah ❤ ukhtii nasro Allaah hakaa Qbalo Acmaasha cimrada
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 2 ай бұрын
MashaAllah MashaAllah Allaha idinka aqlo anagana Allaha nokaso InshaAllaah hotelka magaciisa nala wadaag
@AbdiAsma-n3m
@AbdiAsma-n3m 2 ай бұрын
Masha Allah walashay mcn nasra ❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 ай бұрын
Manshaallah nasro qurux Alxamdulilah amiin yaa rabi kheyr badan alah ku siyo xabibti jazakallah
@somaliatiktokqosol2743
@somaliatiktokqosol2743 2 ай бұрын
Allh ha noo qabo xabiibti aniga meel ayaan waxa ka tabanayaa allh ha i siiyo
@frozenshadows2977
@frozenshadows2977 2 ай бұрын
Allahumaa Aamiin Hbbti
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 2 ай бұрын
Masha Allah tabaarakalah ❤❤❤
@ramlaruun8982
@ramlaruun8982 2 ай бұрын
Aameen Mahadsanid abyo❤nasra
@WaanoChannel-jb2mi
@WaanoChannel-jb2mi 2 ай бұрын
Mashaaalh tabaarakalaah family alle ha isku kiin daayo biyeey naag aan aad u jeclahy baad thy fariid ❤
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 2 ай бұрын
عمرة مقبولة ❤❤
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 2 ай бұрын
Saxiix👌🫶👸
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 2 ай бұрын
Markuu qofku iskii u tago yaa kala tusaaya siday u kala horeeyaan acmaashu wll
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 2 ай бұрын
Allaha kaa aqbalo abayo anagana ilahay ha nakacasumo beedkiisa
@Naseexa-c9r
@Naseexa-c9r 2 ай бұрын
Masha Allah waaku faraxsanahay inuu Ilaahay idin rumeeyay,anagana Ilaahay ha inoo rumeeyo.
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 ай бұрын
الله اكبر ولله الحمد
@sagalahmed5110
@sagalahmed5110 2 ай бұрын
Mansha allah xbbty nasra qurux badn keep going ❤
@fardosoabdullahi4701
@fardosoabdullahi4701 2 ай бұрын
❤❤❤❤mansha Allah amiin ya rabi mcnto
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 101 МЛН
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 116 МЛН
DAHAB GARANKI INTU MARAYO HOLLAND ILA ARKA 🙉 QALBI BEELA👌
20:59
Family Qamar & Moha
Рет қаралды 30 М.
Sida loo sameyo donut | casriye fudud
8:05
Axlam Cooking
Рет қаралды 29 М.
Guryo iib ah - Mogadishu (Liido)
13:07
Jimcaale Deals
Рет қаралды 48 М.
Qiso Xanuun badan, Caasi waalidka iyo Habaarka hooyada 😭
31:02
Fatima Muna channel
Рет қаралды 54 М.
NASRA ABTI DOON TARTAN CUNTO KARIN QOFTII CUNTO MACAAN SII 50DOLLAR
20:50
ninkayga telphonka igama qabto                                             plez subscrib🙏🏻
44:36
Queen ikran
Рет қаралды 21 М.
KHARASHKA CUMRADA SIDA VISA-HA CUNTADA TAXI ( UMRAH COST )
10:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 62 М.
BIYAHA HOSTODA AYEY KAQAYLISAY/WAA QISADA BASIMAH!@sawdamqaalib
50:14
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 101 МЛН