Alaabta aad u baahan tahay inaad guriga kasii qaadatid xilliga foosha.

  Рет қаралды 108,387

Ubahina Musa

Ubahina Musa

Күн бұрын

Hooyada, uurjiifta iyo foosha.

Пікірлер: 323
@inaaxmed1987
@inaaxmed1987 5 жыл бұрын
abayo aad ayan u mahadsan thy runti wa uur ki igu hore yay wx bdna wn ka faiday iso duceya in u alle i fududeyo walalaheyga qali
@CafimatFican
@CafimatFican 8 жыл бұрын
Waa kugu cusbahay barasho wanaagsan. I did subscribed abaayo. Thank you so much💚
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Cafimat Fican abaayo, barasho waxan, soo dhawoow in badan. Thanks alot, sis Cafimat Fican.
@ashaahmed6124
@ashaahmed6124 7 жыл бұрын
+Ubahina Musa asc abaya wan ku ku cusbahay
@fadomasumaya6848
@fadomasumaya6848 7 жыл бұрын
masha allah mahadsanid abayo
@raxmacllaahi3787
@raxmacllaahi3787 6 жыл бұрын
masha allah
@hiboibrahim4628
@hiboibrahim4628 4 жыл бұрын
Maaasha allh abaayo yaasmin
@saajidalillaah
@saajidalillaah 8 жыл бұрын
Ubixiina mashaa Allah Aad ban ugu bahanahy inaan ka fakerno alaabtan in la diyarsado hooyoyin badan ban aqoon tack syster Allaha KU xafido
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Saajida Lillaah quruxeey, jazaakallaahu kheyran ii nooloow in badan. ♡
@faadumomohamuudosmaan169
@faadumomohamuudosmaan169 8 жыл бұрын
mashaa Allah abaayo jazakallah waxyabo badan o an u bahankaro ayan ka fa ide. wa mahadsantahy qali Allah yaxfidak 😘😘
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+faadumo mohamuud aamiin yaa Rabb. Mahadsanid in badan, qaali. Allaah haku xifdiyo adigana.
@hooyomcn4260
@hooyomcn4260 7 жыл бұрын
Masha allah ilaah ajar iyo xasanad haka siiyo waa wax aad umihim ah aadna wan kaga faaideysanay
@sihaambare8521
@sihaambare8521 8 жыл бұрын
masha Allah abyo ubahiina qof reer magaal ah ayaad tahay intaas oo dhan maba igu soo dhicilahayan baatiga hadaan qaato anba nasiib leeyahay
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+idil cadeey kkkkk waad iga qoslisey, xbbti. Waa caadi in wax la ilaawo. 😉 😂 Jazaakallaahu kheyran, xbbti.
@aswanqueen8380
@aswanqueen8380 5 жыл бұрын
Mansha allah wll Jazakkallah Waxaan ka faaiiday talooyin badan 🙏🙏
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 Жыл бұрын
Masha allaah abaayo shukran
@sadiayusuf7887
@sadiayusuf7887 8 жыл бұрын
Masha allaah jzaakallahu kheyran xabibti waxbadan ayad noo faaideysay
@haboonomar5160
@haboonomar5160 4 жыл бұрын
My due date is 25th december I am so exciting to meet my baby boy I really don't know if I am going to deliver on my due date or before
@ayuushahmed2259
@ayuushahmed2259 5 жыл бұрын
Mashala wllo waxbaden ayan ka faidey 🥰 wuba iquseya casharkan 6 bilban ahey afar indhodo nabada Inshala
@zeinabssimplelife8278
@zeinabssimplelife8278 8 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo Ubahina waxbadan Ayaan ka faaiday jazakAllah khayr.👍👍
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Saynab Mohamed quruxeey, soo dhawoow, mahadsanid ayaan ku leeyahay. Jazaakallaahu kheyran.
@keefahmed8627
@keefahmed8627 8 жыл бұрын
aad ayad u mahadsnthy abayo xili aan ubahanhy aya arkay fariintada jazakuma allah kheyr sharafey
@nuralcaynchannelahmed7586
@nuralcaynchannelahmed7586 5 жыл бұрын
Masha allaah walal qaali ah allaha ku siiyo qeyr badan
@duniyachannel1335
@duniyachannel1335 8 жыл бұрын
Maashallah Ubahina Musa waad noo faaiideysay jizakilaahi khayr :)
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Deqa Duniya Channel Rabbi haku dhowro oo haku daayo, mcnto 😙 😍 😙.
@xalimocabdi9172
@xalimocabdi9172 8 жыл бұрын
ubahina aaad ayan uga helay casharkaga Allahabad haku dhawro qali dumar arintaan wan ubahna 6months kahor hada kahor inan ku bartay ahayd inshaalah wan kula socon jazakalah
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Xalimo Cabdi soo dhawoow, quruxeey. Mahadsanid in badan. ♡ ♡ ♡ Xambaarka iyo naasnuujinta oo aan hada soo galiyey daawo, quruxeey. 😙
@Jamaal-yt9mg
@Jamaal-yt9mg Жыл бұрын
Wll adban umahdsan tahay wx badan wn ka Faiday ilahay haku barakeyo ilahayow ii fududee foosha ani iyo inta ila midkaa🤲🤲🤲🤲
@maryandaud2853
@maryandaud2853 2 жыл бұрын
Thanks sister telo aan ubaahnaa wakhtigeeda mariyey iga cawisey mhdsanid
@hamdiabdulahi9612
@hamdiabdulahi9612 7 жыл бұрын
mansha Allah Abayo jasakalahu khayr barakalahu fiik wlhi bilhi tlhi waxad tahay gabar ilahay barakeeeyay wayo waxas dhan wan ka indha dadnayn mansha Allah aniga hada ayan kow ahay balse mahaysanin qof waxsaa igu sheega mansha Allah wan kaa faaiday ilahay haku barakeeyo MCN badan
@foosali7870
@foosali7870 8 жыл бұрын
maansha allaah fikir fiican keentey aad loogu baahnaay afrika wey igu dhici jirtey laakiin inta waanka tashtey sidaada oo kale sameeyey illajey hanoo badiyo adogah camal
@abdirahmansheikh3455
@abdirahmansheikh3455 6 жыл бұрын
Mashaalaah jizakalaakheyr systa
@ikranafrah4872
@ikranafrah4872 6 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo wax badan ayaan kaa faiday waa talo aad u fiican aadna aan ugu baahna 😍
@luulluul6627
@luulluul6627 8 жыл бұрын
mhdsnd fasalinta aadbaa ugu faa'idaystay fikradaas iguma jirin thanks
@yywvy7025
@yywvy7025 8 жыл бұрын
mashaallah walashay waad mahadsantahay barnaamijka waan jeclahay because wax badan ayuu noo faaideyey
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Hodan Ahmed 😍 😗 😗 😙 😗
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 8 жыл бұрын
mashallah tabarakallah jazakallah xabibti waaa ino faideyse aniga hadaa wax an kudarsade 6 malmod malinti laiqabte waxay ahed 9 ki hhhh no sign of labor yet inshallah waqtigu Allah kadhige imanayan alabahayga waan diyarsade week 37 marka wax iga maqan malahan but thanks abaayo
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Asha Gal Allaah haku barakeeyo oo hakula garab galo foosha. Hada waad dhashaan filayaa, mcnto? Inshaallaah fool raaxo leh ayaan kuu rajeynayaa. 😍😍😍
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 8 жыл бұрын
+Ubahina Musa abaayo jazakallah kher xabibti maya wali waaa sidaa 😂😂😂 41+6 days today abaayo waqtiga iskadhiman bari hada dhalin tisdag way idhalinayaan inshallah barnmoriska waxay dhahde wac mondag si tisdag lagu dhaliyo abaayo waxa kuweydiye ma ficantahay in laiga dhaliyo maxaa igula talin lahed xabibti
@mulkihassan6304
@mulkihassan6304 8 жыл бұрын
mashaa alah good job walhi adiga o kale wa lobahnay ani yutubka ka bartay hospital bag sida lodiyar sado qof somaliyane kuma arag meshas ka wad abayo halaga faide ❤❤👍👍👍👍🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Mulki Hassan qurux, mahadsanid iina nooloow in badan. In bulshada soomaaliyeed ay isu faa'iideeyaan si dhibka aan uga baxno waa muhiim. Mahadsanid mar kale, mcnto.
@monadheeman3829
@monadheeman3829 8 жыл бұрын
jazakalaah khayr maanta iigu kaa horaysa ubahina wlshy mahadsanid waa ubaahnaa taladan waayo hada shan bilod ayaan ahay waana ilmihii iigu horeeyay illaaahay cfmd ha iigu keenee😍😍
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+My Bby Abu quruxeey, soo dhawoow. Jazaakallaahu kheyran. Inshaallaah dhib yari ku dhal idanka Alle. Haka baqin foosha waayo waa waxaan fiican oo inaad dhali doontid dhawaanahaas ayaad dareemee. Ku dadaal isdabcin iyo neefsasho aan baqid ku jirin. Daawo videoga aan kaga hadlayo dhaqdhaqaaqa xilliga foosha. Inshaallaah kheyr.
@monadheeman3829
@monadheeman3829 8 жыл бұрын
+Ubahina Musa thnk u wlshy qali ❤❤ wax loo baahnaa ayaad noo keentay
@idilosman4629
@idilosman4629 8 жыл бұрын
Masha Allah abayo macanto waa kaa faaidestay runtii wax wanagsan ayaa noo shegtay .mahadsanid😘😘😘
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+idil osman soo dhawoow, quruxeey. 😍 😍
@maaanamaana1169
@maaanamaana1169 7 жыл бұрын
Ubahina Musa Asc Abaayo waa mahadasatahy
@sahramohed5588
@sahramohed5588 7 жыл бұрын
masha Allah xabiibti waan ka helay clip kaga my due date is 30th December ma anan aqoonin waxa aan u bahanahay inan si qaato.. wax badan ayaan ka faiiday video gan thanks abaayo
@nimcomahamud9937
@nimcomahamud9937 8 жыл бұрын
mnshaa allh ilaahey haku u caawiyo saad noo caawisay dhamaan waa arin jirta oi muhiimah
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Nimco Mahamud aamiin yaa Raxmaan. Jazaakallaahu kheyran, Rabbi haku sharfo, mcnto. 😚
@ismahanhassan8501
@ismahanhassan8501 7 жыл бұрын
manshallah alle haku xafido abayo ubahina aad ayad nosaciday naxasusisay waxwaliba oo waxtarnoleh thanks
@mustafahaji7275
@mustafahaji7275 8 жыл бұрын
masha Allah xbbti wnka helay ani ilahay ha ku xifdiyo xiligan u baahna ayan arkay
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Mustafa Haji wa'iyaaka mahadsanid walaal sharaf.
@mspqueen6597
@mspqueen6597 8 жыл бұрын
mahadsanid mcnto waxbadan aya ka faiday xabiibti
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Ayaan cali quruxeey, soo dhawoow. Jazaakallaahu kheyran. ♡
@mrnali67
@mrnali67 8 жыл бұрын
This was soo helpful, thank you
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Maryama ”Metube” soo dhawoow, quruxeey. 😙
@adoontiialle5328
@adoontiialle5328 7 жыл бұрын
Asc walshey ubax ilaahey ajir Haku siiyo , aniga waxaan ahay vecka 30 hada waxbaa Ii dhiman laakin waan iska sii diyaar garooba waad mahadsan Tahay in badan mahadsanid 😘😘😘😘😘
@umurayaan8124
@umurayaan8124 5 жыл бұрын
maasha alllah xappti jizakallah qeyr wa guku cusubahay WAXA yabo badan ayaa ka faiday waxan ahay uguub ahan 9 bil ah marka Thanks
@XaarSariah-bl2yz
@XaarSariah-bl2yz Жыл бұрын
Mashalah abaayo wad dadashay qaali ilahey ajar haka siyo macanto walahi wan kugu xiranahy mashlah
@amirawarsame4435
@amirawarsame4435 8 жыл бұрын
mansha allah sis allaha haku siyadsho cilmigada jasakalah
@faadumoahmed737
@faadumoahmed737 8 жыл бұрын
asc abaayo waxaa kaharay waqti dhali taanka maalmo waxaa iso kaduto sedaha wirqaha kabaxa ogala lugaha mesha dhuldhiga mana fidin karo hadaan fidiyo seedihii baa isku imaanayaa wana xanuun eilatali qalbi wanaage waxana ixanuuno dhabarka iyo sinaha mar walbo hadan ahar xamilo ama an aheen waxan ahay quf dayar ilmahan waa ilmihii 4 talo ayaan kaasugaayaa
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Faadumo Ahmed Wcwswrwb, Faadumo abaayo. Allaah hakaa qaado dhibkaas. Waxaan jeclaan lahaa inaad la kulanto physiotherapist ama cidii kale ee arrimahan noocaan oo kale ah ku shaqada leh. Haddaan talo yar isku dayo, waxaad sameeysaa maadaama aad jirkaaga aqoon u leedahay dhagayso jirkaagu wuxuu xanuunka uga yaraan karo. Ku dadaal inaad socod tartiib ah oo aan danqasho lahayn socotid, marna nasatid. Caawinaad shaqada gurigana wixii culus waa inaad heshid. Jimicsiga biyaha iyaduna wey ku caawinaysaa. Mararka qaar markaad sariirta ka daganeeysid labadaada lugood oo isku dhagan oo isla socda sariirta qarkeeda kasoo dago adigoo suxuladaada isticmaalaya si aysan sintu kuu xanuunin. Markaad jiiftana labadaada lugood/bowdo waxaad dhex galisaa barkin. Xanuunkaas ku haaya waxaa keeni kara miskoxanuun waayo miskahu way kala baxaan waxay isu diyaarinayaan fool iyo inuu cunuggu soo dhex maro. Waxaa dhici karta in cunuggu neerfo ama meel kaa galay. Abaayo, arrinkan la kaasho umulisadaada. Nasiib wacan inshallah kheyr, xbbti.
@hodanhassan9317
@hodanhassan9317 8 жыл бұрын
masha allah abayo wax fican aya ino sheyktay jazakalahu kheer
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Hodan Hassan xbbti, jazaakallaahu kheyran, ii nooloow waligaa.
@saidoamed5912
@saidoamed5912 8 жыл бұрын
mansha Allah tabarkallah abayo aqliga alle ha ku siyadsho wax badan ayan ka faideya waa marki igu horeyseya oo KZbin aan comments ka baxiyo because wax ii an faceeyo aya ii sheekteya mcnto thanks 9galki ayan ku jira 😍😗
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Saido Amed aad baan kuu salaamayaa, xbbti. Kusoo dhawoow chanelkayga, waana ku faraxsanahay inaan noqday qofkii koowaad ood comment ka bixiso. Waxaad daawataa video clipkaan kaga hadlaayo dhaqdhaqaaqyada la sameeyo markii la foolanayo. Mahadsanid in badan, xbbti.
@saidoamed5912
@saidoamed5912 8 жыл бұрын
+Ubahina Musa i will insha Allah qali dumar jaskumllahi kheer xabibti
@amalmalin9803
@amalmalin9803 8 жыл бұрын
mashalah ALLAH haku xadi do wabadan ban ka fa idey xabibti
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Amal Malin quruxeey, aamiin yaa Allaah. Jazaakallaahu kheyran adigana.
@hamdinux2317
@hamdinux2317 4 жыл бұрын
Walaaley Rajisiin ka am Keshaliga Naas Nuujinta Halkaan Ka Heli Karaa Somaliyaan Joogaayee Igu Caawiya Plz
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 4 жыл бұрын
Quruxay, waan jeclaan lahaa inaan meel uun kuu tilmaami lahaa lkn Soomaaliya ma joogi. Dibadda hadaad cid ka taqaanid oo waddankii imanaya usoo dirso. Waxaan kuu rajaynayaa inaad heshid. Haddii kale kuwa kuu yaalo midka ugu jilicsan isticmaal. ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@hamdinux2317
@hamdinux2317 4 жыл бұрын
Haye Xbbtiiii Thnkz
@fadumoabdixakiinaden1917
@fadumoabdixakiinaden1917 8 жыл бұрын
masha alah walal qali waxbadan ban kafa ideyna taladado insha alah ilahay haka ajirsiiyo macanto
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Fadumo Abdixakiin Aden quruxeey, wa'iyaaka soo dhawoow in badan. ♡
@umuomar7373
@umuomar7373 8 жыл бұрын
jazaakillaahu khair abaayo waa kaa faaiday ilaahay miisaanka xasaantka ha kuugu daro
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Umu Omar mcnto, Rabbi haku xifdiyo adduun iyo aakhiraba. Jazaakumullaahu kheyran.
@asmacadey5943
@asmacadey5943 8 жыл бұрын
masha Allah abayo mcnto wan ka helay wax badan oo wan ku weydin lahay ayaan is faaidey mahadsanid qaalbiyey
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+asma cadey Xbbti, jazaakallaahu kheyran. Aad baan kuugu mahad celinayaa, soo dhawoow mar walba.
@afafahmed8827
@afafahmed8827 8 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid qali aad aya kaaga faaiday
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Afaf Ahmed soo dhawoow, quruxeey. 😙 😙
@SG-yy2rx
@SG-yy2rx 7 жыл бұрын
Masha Allah abayo thanks a lot jazakumulah kher
@ugbadyusuf5754
@ugbadyusuf5754 6 жыл бұрын
Masha allh wan ka faidnay wxa badan thanks Macaanto 😙
@DumarBilla
@DumarBilla 5 ай бұрын
Masha alh tabaraklh ilhy hku barkyo wll ilhy nbd cfmd hngu garsiyo nbd cfmd hngu kla keno hano fudueyo hno barakyo
@amrishamisha1435
@amrishamisha1435 8 жыл бұрын
Masha Allaah abaayo mcnto www wnka helay shukran Jazakallahu khayr
@juweeriyoabdiqadir2484
@juweeriyoabdiqadir2484 8 жыл бұрын
maasha allaah qaali jazaakallaah waan heystaa shekeliyadaas oo kale
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+juweeriyo abdiqadir Jzkallaahu kheyran mahadsanid, mcnto. Netka miyaad ka dalbatay mise, abaayo?
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 8 жыл бұрын
alla 5 bil ka hor maxaan taladan ubaahnaa mahadsanid.
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+xasna xasan aad iyo aad aniga xitaa waan u baahnaa markayga xbbti. 💖
@munacaraaleraage7207
@munacaraaleraage7207 8 жыл бұрын
weldone Sister jazakumallah kheyran abaayo
@ayaan8877
@ayaan8877 5 жыл бұрын
Walaalo allah khair badan ha ku siiyo, Amiin
@hoodomahamedsalan8019
@hoodomahamedsalan8019 5 жыл бұрын
Masha Allah xbbti jaskallahu khayr halke ka helaya keshaliga
@ayanomar8804
@ayanomar8804 7 жыл бұрын
Mahadsanid waxan joga kenya arxanlahen wa anigiyo madow shaqala ah wankasogurey muqdisha yarey islii hadanaxamilo an ahaywaxbadana kafa iidey
@hadayabella8971
@hadayabella8971 8 жыл бұрын
ma sha Allah huno wahan dalay 30 Julie 2016 ilmihi u horey marka wallahi walwalka hesata hoyada markay garaney wah ay gadato jazajakallah kheir
@samiiroabdirahmanhaajihass7141
@samiiroabdirahmanhaajihass7141 8 жыл бұрын
shukran abayo
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Samiiro Abdirahman Haaji Hassan soo dhawoow, xbbti.
@hibiitoqurux5080
@hibiitoqurux5080 Жыл бұрын
Anigu hada ayan dawanaya wax badana wn ka fa iday thanx habo
@iscaateeys613
@iscaateeys613 8 жыл бұрын
Jazakallah Qeyr abaayo!
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+iscaateeys wa'iyaaka xubbi. 💖
@safiyaabdullahi8902
@safiyaabdullahi8902 7 жыл бұрын
thank you so very much like the sister
@hamdiharako8961
@hamdiharako8961 Жыл бұрын
10 Bari ayaa iiga dhiman waqtigii la ii qabtay. Mahadsanid xabibti
@nimcomahmed8401
@nimcomahmed8401 Жыл бұрын
Maa dhashaya apayo hadada dhashaya meqo week ku dhashaya
@sadia5109
@sadia5109 8 жыл бұрын
mash allaah quruxeey bark allaah fiiki alle nobadiyo mislakagah oo kaleh
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Sacdiya Suthi jazaakallaahu kheyran, xbbti qaaliya. Soo dhawoow mar kale. 😙
@bilanadan4981
@bilanadan4981 7 жыл бұрын
wacadale waa safar yar ilahoow noo fududee yaa rabii yaa mobile iyo jajar sii qaado igu daran bo🤔🤔😳
@F13500
@F13500 6 жыл бұрын
Bilan Adan 🤣🤣🤣🤣🤣
@ruun6820
@ruun6820 7 жыл бұрын
masha allah qali wan ka fa idney 1bil aya iga harty dhalitanka wana sameynaya jazakallah
@hawowarsame-qn4zt
@hawowarsame-qn4zt 2 ай бұрын
Thanks. Abaayo😊
@faizacookinglove7281
@faizacookinglove7281 8 жыл бұрын
masha allah illey haku xifdiyo walashe koley aniga wax badan waan ka faiday
@guribila9738
@guribila9738 2 жыл бұрын
Wax badan kaa faa iday waxa sidaa ilmahii ugu horeyey mahadsanid abayo wax fiican noosoo duubtay
@samiyamohamed3970
@samiyamohamed3970 7 жыл бұрын
Thank you so much my sister
@diamondhussein4350
@diamondhussein4350 5 жыл бұрын
Jazakallah qeyr abyo
@najaxjama9494
@najaxjama9494 6 жыл бұрын
Shukran wllo jazaakalah axsan jazaa wllo waxad IGA caaawisaa waxan bishii sagalaad ilaa xalayto nabar baa iqàbanaya xanuun kulul maxan sameeya plz ila Tali walin Dr man tagin waxan Ka cabsanaya inuu dhaho fool maaah aqlkaaga Ku dhamayso SAA daraaded ban ujooga aqlkaa wli
@funnychannel1260
@funnychannel1260 5 жыл бұрын
Mahadsanid qali wn U baahna lkn laabtonku ma fiicna wayo Umushu Uma baahna iftiinka mobilka iyo combuter indhaha wax ka yeeli
@ayanahmed4817
@ayanahmed4817 7 жыл бұрын
masha allah abayo jazakalahu qer abayo ad ban ku tagersanahay 24 sac waxan dawadad barnamishi yadad thnkz
@faizoyusuf5864
@faizoyusuf5864 8 жыл бұрын
jizahkallah kheyr xabiibti 👍
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Fia Yusuf wa'iyaaka quruxeey. 😙
@khadramohamed6688
@khadramohamed6688 5 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️💕💕
@fardowsa7425
@fardowsa7425 8 жыл бұрын
msha allaah abaayo aad aa u mahadsanthy wqxaa rabaa inaa Ku weydiiyo naagta uurka leh naaska caanaha ka da aayo maxaa sababa?
@sahrah9372
@sahrah9372 8 жыл бұрын
maanshaa allaah abaayo waa talo wanaagsan
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+bisharo maxamud jazaakallaahu kheyran, xbbti. 💖
@kuwiindahirmohamud7356
@kuwiindahirmohamud7356 7 жыл бұрын
asc ubahina musa walal qali ah please iisheyg kaniinika vitaminka ah ooo la cuno qofka uurka rabo ama mar waliba fadlan magaceysa isoo qor
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 7 жыл бұрын
+Kuwiin Dahir Mohamud wcwswrwb quruxeey. Magaca kaniinigu waa folic acid balse waxaa jira cunooyinka aan cunno ayaa laga helaa sida cagaarka, digirta, bocorka iyo misirta. Waxaan kuu rajeynayaa khayr fara badan. ♡
@maryanmuqtar7116
@maryanmuqtar7116 5 жыл бұрын
Gabar iyo bara Masha Allah shukran
@qadroumueyman5463
@qadroumueyman5463 8 жыл бұрын
masha Allah macaanto ilaaheey ajar hakaasiyo aamin aamin aamin
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Qadro Umueyman 😍😍😍😍
@shukriabdi4345
@shukriabdi4345 8 жыл бұрын
masha Allah abaayo awa igu horeyso aadban uga heley sida nogu faidey neyso ❤❤❤❤
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Shukri Abdi soo dhawoow, quruxeey. Mahadsanid in badan.
@faduma5979
@faduma5979 8 жыл бұрын
Masha Allah ubahina muse wakafaidnay adigokale walobahnay
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Zeynab Kahiye quruxeey, mahadsanid in badan. Jazaakallaahu kheyran. ♡
@gabadheydalajeceleyallowii3503
@gabadheydalajeceleyallowii3503 6 жыл бұрын
Asc abayo rajastiinka Dukank magaciis Ma ii so qori kartaa Ado raali ah Isku meel ayan joogna Mardhaw baa dhali kara Hadu allah ka raali noqda
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 8 жыл бұрын
masha allah walshy qaali farxad bay no tahy inan helnay inan soomaliyeed oo bulshadeda u faa'idaynaysa
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Ahlaam M Abubakar qurux, aad baan kuugu mahad celinayaa, jazaakallaahu kheyran. Farxad beey ii tahay aniguba inaan walaaladay u faa'iideeyey.
@habrwaaycameycamey799
@habrwaaycameycamey799 5 жыл бұрын
masha allah shugran xbiibti wax badan ka faaidey
@aminahaamud7663
@aminahaamud7663 8 жыл бұрын
masha allaah jazakallahu qeeyr
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Amina Haamud , mahadsanid in badan, xbbti. Soo dhawoow.
@gaboowmusse3189
@gaboowmusse3189 6 жыл бұрын
Shukran qali qurux
@JojoJojo-ys7uf
@JojoJojo-ys7uf 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@fartunmohamud3078
@fartunmohamud3078 8 жыл бұрын
Mansha allah thank u
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Fartun Mohamud soo dhawoow mcnto.
@Waano23
@Waano23 8 жыл бұрын
qofkii talo kusiiyey waxa uu lamid yahay asagoo xoog iyo xoolo kugu bixiyey zamankan dadkii wax yar kudhamay xaasid bay u bateen waxiisa asaga uun is ku koobo Abayo Inbadan mahadsanid igu halley inshaAllaah mardhaw ina diyarsado..Jazakillah Ukhayyah.
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Sharaf Ali mashaallaah tabaarakallaah Ilaah haku daayo, xbbti. Diinta barashadiisa iyo ku dhaqankiisa ayaa yar marka waa in diinteenna macaan laga run sheego. Jazaakallaahu kheyran, mcnto. 😚
@haboonqalanjo9274
@haboonqalanjo9274 4 жыл бұрын
Naa wlll ma meel cidla oo aan xata cid cunto Ku karisaa jirin bad joogta anaga waxas oo dhan cisbitalka nalogu keena wax noo adeegana ma wayno alxm
@qadraaxmed484
@qadraaxmed484 Жыл бұрын
Mahadsanid
@fadumofarah6963
@fadumofarah6963 8 жыл бұрын
mashaa allaah shugran abaayo qaliyey ilahey ha ku xifdiyo
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Faduma Farah Quruxeey, mahadsanid in badan Ilaah haku daayo.
@haboonqalanjo9274
@haboonqalanjo9274 4 жыл бұрын
Thanks my sister
@heyyouxajii7049
@heyyouxajii7049 8 жыл бұрын
asc xabibiti shuugran qeer allha kusiyo 💛💚💛💚💛💚💛👍
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 жыл бұрын
+Habibo Farah wcwswrwb mcnto Habiba. Allaah haku dhowro iina nooloow in badan. ♡ ♡ ♡
@fartunmomarhassan3681
@fartunmomarhassan3681 7 жыл бұрын
mahadsanid walaal jazaakalaahu kheyran
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 7 жыл бұрын
Wa'iyaaka quruxeey. 😙 😙 😙
@umulkhayrahmed8718
@umulkhayrahmed8718 7 жыл бұрын
Ubahina Musa MahadsanId qaaali illhay haka abaaal mariyo
@ayunla1252
@ayunla1252 5 жыл бұрын
@ubahina wl plz waxad isheeg ta marada yar ee caanaha layskaga dhigayo magaceeda ama sawir ka boxka ayku jirto
@umumaryamabdullahi4275
@umumaryamabdullahi4275 7 жыл бұрын
mnshallh baraakllh ukhti ani xagayga wan kahelay hor usoco inshallh
@simanmohamed778
@simanmohamed778 5 жыл бұрын
Thnk you sis
@maysuucabdi2804
@maysuucabdi2804 6 жыл бұрын
Maaasha alh abaayo waankaa faaidney insha alh markaan dhalayo ayaan sameyneee
@Notgachacreaoter
@Notgachacreaoter 5 жыл бұрын
Masha Allah wll mcn thanks
MORNING ROUTINE || BABY NAHIDA IYO ANIGA JADWAL KA SUWAX DII
11:31
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 54 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
MAXAA KU JIRA BOORSADA UMUSHA HOSPITAL KA
10:10
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 112 М.
Maxaa ku jira gudaha boorsadayda hospitalka?
13:22
Somali Royal Family
Рет қаралды 30 М.
DIYAAR GAROWGA UMUSHA BABYGA SIDAAN UGU DIYAARI ALAABTII
19:48
Adna Henna
Рет қаралды 119 М.
BOORSADA ANIGA IYO BABYGA UQADANEENO ISBITALKA/HOSPITAL BAG.
17:26
Faa'iidada xambaarka iyo habka loo xambaarto cunugga.
18:10
Ubahina Musa
Рет қаралды 83 М.
Alaabta aan u soo iwinay babyga
12:49
Zacki & Amal
Рет қаралды 157 М.
ducada foosha kuu sahleysa
10:35
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 13 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН