Ayaney tobabka markaa dalbanaysid lanbarkaga see uqiyastaa ama zezkaga xL baa ugu ween qof dher ma qadankaraa iminkaa wax kadalbaday laba took wan ka wal walsanahy Ana cadiyan lanbar 60 qataa
@QamarNuur-om1fj2 ай бұрын
Waxey ku xerantahay kg iyo dhirirkaga mesha waxa ku qoran dhirirka iyo cayilka Adi midka siz😊e ka thy ka dalbo
@SumayaSaeed-p8s2 ай бұрын
@@QamarNuur-om1fj abyo mcn qalanjabinteyda so dhow wxn raby shein inaa wax ka dalbado wxna ka baqoya inuu iga gaabto ee adi wali wax mka dalbaty
@QamarNuur-om1fj2 ай бұрын
@@SumayaSaeed-p8s Haa Abyo Adi dhirirkaga iyo cayilkaga ku xeranthy ani 50kg Ahy (S) Ayaan gataa hda 50ilaa 60 thy ( M) dalbo.
@SumayaSaeed-p8s2 ай бұрын
@QamarNuur-om1fj 55kg ahay dhirirka ma aqaan Somalia ma joogtaa
@QamarNuur-om1fj2 ай бұрын
@@SumayaSaeed-p8s Mya Abyo Finland joga 55 hada thy cadi wye ( M) Ama s wa qadan karta qiyas Ahan ma gaabanthy
@aliyamustafa84662 ай бұрын
Asc habo mcn shaatiga dheer waxah lagu qatah goonad dhajiska ma surwaalad ay lagu qata ok
@Ftm29932 ай бұрын
الا إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين. لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم.. اللهم إني فوضت أمري❤
@anfahnoor9054Ай бұрын
Class maaha we glasses 🤓
@KowsarJamac-t6rАй бұрын
Dee maxaadkawadaana gaajo kukorbaa tehee
@xaawoluul2652 ай бұрын
Ayaaney labs nagu garaacowsaa bee 500k coming soon