Dumarkii markay allah ku shukriyi waayeen ayay xubnahoodii lacag ku radinayaan hallkanaa lawayneeyaa meel wayn iyo meel year midna waxba laguma hayee alaw awlaada noo hagaji ala idhaaa
@fartun95039 ай бұрын
Wcs welcome Abaayo ❤
@cooking-wk3lc2 жыл бұрын
Qali mrka imisa cisho kadib aya la isticmalaya mise mrkaad samysaba wad marsan krta
@asma.crahman.mahmuud11292 жыл бұрын
Mansh allh wax walba wan tijabiyay inta badan salidah walhi waa top timaha way ii baxeen xoog waliba si qurux badan 🥰🥰🥰🥰🥰 ka fidaysta waa gabadh aad uwangsan oo qali ha ilhay ha xafidee
@saynabibrahim47032 жыл бұрын
Abayo saliide isticmaashay aniga ayey timaha iga dhamadeena
Mansha Allah faiza waan ka helay Habibti shukran adoo mahad san meqa daqiiqo ayaan ku jooga iyo sabuun maan kudaqa Allah ha ku barakeyo
@FardowsaCudoon Жыл бұрын
Abyoyin iishega plse waxa xawaji dhu dhupka u eg ee ay ku daryso
@fartun95039 ай бұрын
Masha Allah 👍👍
@hodoaragsan66582 жыл бұрын
Shugran xbbti qali waxan kuwaydiinaya wajiga dulduleel iga lahan jirag borash baan isticmalay alx wuu igabiyay balse wajigu wuxu iga yeeshay dhican yar oo wajiga hadi latuujiyo kasobaxa plz abayo wax iga biya iso gali khyr alle haku siye
@dhameysmohamout87352 жыл бұрын
Walhi Alaabtan waa Alab LA huwo wana ku anfacayaan ani waxa ka dawada KZbin carbaha waxa is dhihi jirey kuwa somalidu mayno so galiyaan faiza waxa tahay gabdha hawl badan noo haysa allha ku xafido sharafeey
@ubahhussein27472 жыл бұрын
Adi maa marsaday abyo ma rijabisay
@najmahassanmohamed74272 жыл бұрын
Masha alah xabibti shugran marka salida sameyo isbuuc miyan xarenaya kadib miya marsada mida kale abayo timaha aad iga dadanaayo wax ijojiya ina bixiyo igu cawayi alabtada mid an dorto garan wayay
@neyruuz_online72 жыл бұрын
quruxey flexseed mirahas marso mcnto isbadal ayaad timahaaga ku dareemi doonta i.n
@najmahassanmohamed74272 жыл бұрын
@@neyruuz_online7 sidan u isticmala mcnto ma kaligisa masa waxba lagu dara
@neyruuz_online72 жыл бұрын
@@najmahassanmohamed7427 waa lakariya biyaha uu dhalo aa marine mcnto
@najmahassanmohamed74272 жыл бұрын
@@neyruuz_online7 wax kale kuma darayo miya kaligis marsanaya inte cml ayan ku jogaya
@najmadirieadan16252 жыл бұрын
Msha alls faiza dadkii hore maahan hadan isticmalnaa somaliya jogaa macsarada canjerada Ku Cuba canbuulada wax kasta
@makonoor16992 жыл бұрын
Wlshy qli saan suunka bal af somali igu sheeg hadu leyahay
@hamdiabukar18762 жыл бұрын
Asc abayo waxanosogalisa duldulelka wajiga waxbabiyo qerbdn allah kusiye ❤️❤️
@lamyarekan34672 жыл бұрын
Abayo mooska qobkiisa gudahisa marso mar kasto ad awodo iyo biyo qabow wajiga ku dhaqo. Waliga biyo kulul inta ku dhaqdo haka tegin dulelada fure
@ayaanyuusuf45056 ай бұрын
Mansha allah jazaakallaah habo ❤ Isqurxintu waa muhiim ❤
@aminaosmanali47632 жыл бұрын
Hellooooo aniseeed xbbtii side lo isticmlaa
@منيشيخ-ز4ن2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أختي الغالية و جزاك الله خير👌💚💚💚أللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليماً كثيراً ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@nadraiza35682 жыл бұрын
Mcn badaney waxad ifahansisa saliida ma isbuuc ayn dhigaya mise markaba wn marsan Kara inta bas igaso jaahil saara
Abaayo ايش الفرق بين صمغ العربي ولبان الدكر والمره وايش اسمائهم بالصومالي بالذات المرة ما عرفته بالله عليكي جاوبيني مريضة وبيقولوا ان المره دواء لهذا المرض وانا في الصومال ما عرفت ايش هي !!!!!
@somreads84152 жыл бұрын
Murrah waxa weeye murraha ilmaha sanka loo marsho marka ay dhashaan abaayo
@somreads84152 жыл бұрын
Mida kale iska illaali dhakhaatiirta khad ka abaayo qof tijaabiyay bes aamin
@nasraabdi73702 жыл бұрын
Malmal aya lo yaqaan afsomali المره
@hamdiharako89612 жыл бұрын
Aniga iyo xulbo maxaa nakala heesto qaaliyeey shiir kwrn hee? Mise ur badan ma leh
@hipaaahasan50492 жыл бұрын
salid macsarada ma ku darsankaraa wll
@hamdagahnoug16842 жыл бұрын
Yansun maxa la hadha abayo so sheeg magac kale
@FarahCusman-t3k7 ай бұрын
Yaansun wmxy ohlke lkhela
@najmocali17002 жыл бұрын
Yansunka iyo shamaarka maislehiyiin abayo shukran
@ramlomuhudin95662 жыл бұрын
May waa laba
@qamaraliaden40292 жыл бұрын
Walaalayaal yansunka i fahnsiiya idinkoo raaliya
@malagoslo30902 жыл бұрын
Yansur aniga xata ma fahmin afsomali maxa Lagu dhahaa
@umuamalcabdilaahi86972 жыл бұрын
Yaansuun ee sheega asaxabeey somali ahaan
@lailaasker79972 жыл бұрын
Yansuuku waa maxay wllo
@mariamahmed99362 жыл бұрын
Adi farahaaga waaba caate mey ku cayiliyaan xuman hay Qaadan lkin wa ku waydiyay un