#alabi

  Рет қаралды 6,624

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

#shukrimasala

Пікірлер: 16
@ayaancali-hr2qq
@ayaancali-hr2qq 9 ай бұрын
Asc shukri gabar yar oon dhalay oo shan jir ah aya ano dawanaya muqalkan iska soo jartay hooyo mamadan midi wax qeybineysay sow mahan ka❤shekey caruurtiya ku baratay Maasha alaah alaha noo deysto caruurta
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 9 ай бұрын
Mansha Allah tabarikalah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@ruunayraaliyo
@ruunayraaliyo 9 ай бұрын
Maamo allah hakuu barakeeyo❤❤❤
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 9 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@hawaosman2457
@hawaosman2457 9 ай бұрын
Anaa ugu horeeyo maanta walaasheey Shukri madalah
@haboonmowliid1573
@haboonmowliid1573 9 ай бұрын
Masha allaha mamo shukran allaha ku xafiido aami
@HodanCabdi-gc3io
@HodanCabdi-gc3io 9 ай бұрын
Mashallah shugri maxamed cali
@LaylaSaid-l6u
@LaylaSaid-l6u 9 ай бұрын
Masha allah kuwo aad gadeyso nh nookeen
@najmaabdisalan8725
@najmaabdisalan8725 9 ай бұрын
Mashaallah ❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 ай бұрын
Manshaallah ❤❤❤😊
@hawaosman2457
@hawaosman2457 9 ай бұрын
Maanta anaa ugu soo horeeyo walaasheey wax dhexaa ayaan isla Jabnay long time cod kaaga special ka ah aad ayaan uga helaa walaasheey Canada ayaan joogaa haara ayaa iga soo baxay, mask iyo ookiyaalo ayaan ku Shaqeeyaa please sida aad igu caawin kartid ila talo walaal!❤❤❤❤
@munamunish3690
@munamunish3690 9 ай бұрын
Haaro wx u roon ana kuu sheegaayo abyo
@hawaosman2457
@hawaosman2457 9 ай бұрын
@@munamunish3690 hate abaayo waad mahadsan tahay ee ii soo sheeg
@hawaosman2457
@hawaosman2457 9 ай бұрын
@@munamunish3690 abaayo ii soo sheeg khayr alaha ku siiyo’e
@fatimaabdikarim3605
@fatimaabdikarim3605 9 ай бұрын
Qayb ma gadaysaa shukhriyey
@Qamaromar-id3mu
@Qamaromar-id3mu 9 ай бұрын
Wcs
I cleaned a grieving widow’s DIRTY home for free 😍
26:06
Aurikatariina
Рет қаралды 1,4 МЛН
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 31 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 13 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
55 Business Ideas You Can Start At Home & MAKE MONEY |  Handmade Products to Sell
8:31
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 45 М.
Qiimo Dhimista ka faideso 0715825636
3:29
shukri masala
Рет қаралды 2,7 М.
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 31 МЛН