ALI DHAANTO SilSiladii Dhantada Ee Wardoon-Run Dawara OFFICAL VIDEO 2020

  Рет қаралды 2,542,588

DE ROCK STONE

DE ROCK STONE

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@aliyare7158
@aliyare7158 4 жыл бұрын
Ogaaden waale wa laaf dabarka Somali Mohamed. Intaa igu raacsan Fadlan daac kusii☝️☝️☝️☝️💖💖💖
@xayisuufi5015
@xayisuufi5015 4 жыл бұрын
Kudaa
@JeegoMedia-k8j
@JeegoMedia-k8j 5 ай бұрын
Sas weyi
@OpthirazhitTahmetTOpthirazhitT
@OpthirazhitTahmetTOpthirazhitT 4 ай бұрын
Wlhi. Been maad sheegin🇬🇲🫡
@siismuus1405
@siismuus1405 4 жыл бұрын
Fanan waxan u aqana nin ka bulshadisa fanka waxku fahansiya iska hees kuwan uheesa fanin dhuni raca weye kharash uun raba cali horey usoco fanan shacabkisa wax fahansinaya tahaye
@queencaisha9836
@queencaisha9836 4 жыл бұрын
Muuqalka qeeybaha uu maqaayada wax ka karinaayo wuxuu cadeeyn uga dhigaa cunigii lahaa ceeyr baa qaadataa inuu shaqeesto buu cadeenayaa waan ku wataa boqor cali dhaanto👌💥
@anfactopfilms923
@anfactopfilms923 4 жыл бұрын
Ma aragtaa ninku kamuu xishooN
@ahmedorey2957
@ahmedorey2957 4 жыл бұрын
Jigjiga wali siibay udhaan teyaan dadki klale waa dhibaatesan yahiin
@CabdiRisaaqMuuse-d4n
@CabdiRisaaqMuuse-d4n 10 ай бұрын
7​@@ahmedorey2957
@abbasfit3254
@abbasfit3254 4 жыл бұрын
Oday somaliyeed Ali Dhaanto🇸🇴❤️
@sawdociise2490
@sawdociise2490 3 жыл бұрын
Ali wa nin culus
@haakimphaisal4516
@haakimphaisal4516 4 жыл бұрын
From hargaisa caliyow horta walaahi Laba sadar ee hore waa gadan yihiin Nin la soo dirsaday sow ma daba gashaan Nin la soo doortay saw ma sii doorataan meeshaan macno wayn ayaa ku jira
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
@Cabdimaan films coming soon inshallah wax bdn Nagama maqna kolay idinka Naga daran lol🤣🤮
@haakimphaisal4516
@haakimphaisal4516 4 жыл бұрын
Hhh
@maryamibrahim5590
@maryamibrahim5590 4 жыл бұрын
@Cabdimaan films wllo wali wasidii ilhy somali mid haka dhigo from hargeisa
@MohamedAbdiMohamed-ch7lw
@MohamedAbdiMohamed-ch7lw 9 ай бұрын
1:10 si dareen leh ayey idaarti ruuntii😢 marka dadkeena dayaca kusugunyihiin an arko ...iya siyaasiyiinta oo dariska ukala dusaa intey gacmaha is qabsan lahaayeen...from Nairobi, a student at University of Nairobi but a patriot who knows his identity 🇸🇴💙✅
@Saynababoqran
@Saynababoqran 4 жыл бұрын
Isirka soomaliyeed nabad iyo barwaaqo idin rajaynyaa dadkayga soomaaliyeed ❤ danta guud la shaqeeya
@Sitti360
@Sitti360 2 жыл бұрын
Isirka Soomaaliyeed nabad iyo barwaaqoo ayaan idin rajaynyaa dadkayga Soomaaliyeed danta guud ka shaqeeya
@filsanaare5007
@filsanaare5007 Жыл бұрын
​@@Sitti360qq0f
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Жыл бұрын
Ma❤
@geenyoogadeen1641
@geenyoogadeen1641 4 жыл бұрын
Inta dhalin yara ah ee deegaan ka uu dhalatey ee qurbaha joogta Anaga waxaa na matala Ali dhanto war run hala keeno 😥😥😌😩😩
@abdishukri5005
@abdishukri5005 3 жыл бұрын
111 ani waye
@nacimaiman
@nacimaiman 4 жыл бұрын
Jawaab Cad Waan ku wataa Ali Dhaanto Dad Qabyaalad dilootay yey wax kuu sheegin daneyso🥰💚💚💚🤴🏾💯🙏🏿
@MascuudBashiir-b9t
@MascuudBashiir-b9t 6 күн бұрын
Commentigii 1k buuxi lahaa anaa dhiibtay ii cimaamada sxbyaal
@abdifatahhassan9164
@abdifatahhassan9164 4 жыл бұрын
Heestani qofkasta oo soomali ah halkiisay ugu tagaysaa Dhaanto nooceda aan hore loo arag weeye
@aminibro1255
@aminibro1255 4 жыл бұрын
Hooyadii wasaha aoo dhigay ee ururka reer xoolaha ah ee naga xidhay inuu So shuba,shada mardambe yuuna soo duubin dhaanto dambe Cali bashirr cali dhaanto, Taageero buuxda ayanu unahay saxibken Cali dhaanto.🙏🙏
@ayanlexc
@ayanlexc 3 жыл бұрын
Ha ii dambeeyoo waxa la isku diidanyee Diirka Soomaaliga ma isku soo durkaa!❤
@abdullahiomar1183
@abdullahiomar1183 4 жыл бұрын
Cali marhadaad koonfur iyo waqooyi kusoo dartay waad casriyeysay legend 👌
@almaxasan8almaxasan849
@almaxasan8almaxasan849 4 жыл бұрын
illahyow cali dhaanto hooyadii u naxariiso
@saabircabdi3100
@saabircabdi3100 4 жыл бұрын
Asc yrta wellcom
@almaxasan8almaxasan849
@almaxasan8almaxasan849 4 жыл бұрын
@@saabircabdi3100 thank you huno
@abdishaakir1758
@abdishaakir1758 4 жыл бұрын
Allahaa unaxariisto 🤲😢
@cfataxgadle5737
@cfataxgadle5737 3 жыл бұрын
Sxa
@mohamudahmed1741
@mohamudahmed1741 3 жыл бұрын
Cali dhanto my favourite Somali musicians one Somali one love From 🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪
@qnhahmt3217
@qnhahmt3217 4 жыл бұрын
Waar cali dhaanto Dawlad deegaanko kaliya idinkamu waraysane soomaali oo dhanbu War ka Raba👈Soomaliland Baan ahay hadana markaan Soomaali maqlo waan jidhidhicooda Soomali waa Dad Wlalo Ah 😥
@maymuuncabdiraxiin5707
@maymuuncabdiraxiin5707 4 жыл бұрын
😥😥anaga wan Is jeclahay lkn siyaasada nalagu kala dilaa😥😥
@abdimahatisse3893
@abdimahatisse3893 4 жыл бұрын
@@maymuuncabdiraxiin5707 somalidaa waa walalo ah lkn siyasiyanta ayaa dantooda nagu firsanayaan inta fahansan like hee
@DhiriQ
@DhiriQ 4 жыл бұрын
Thank
@qnhahmt3217
@qnhahmt3217 4 жыл бұрын
@@maymuuncabdiraxiin5707 waa Run wllo weeye soomali meel kastay joogto
@qnhahmt3217
@qnhahmt3217 4 жыл бұрын
@@liibaanhassan7656 waa mahadsantay wllky
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
Af-magaaxshoow wallaahi tani inay dhaanto Suluugla' tahay.❤🌍
@aanamaxamed5795
@aanamaxamed5795 4 жыл бұрын
Geesi Cali dhaanto Inuu yahay Aniga dood kama Qabo Qurbana Joogna Qaxar baa Qasbay Qalbi nadiifsanaa Cali dhaanto guul Abid
@salmayaxye7130
@salmayaxye7130 3 жыл бұрын
Geesi.cali.dhaanto.lnuu.yahay.❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zeitunmohamed6646
@zeitunmohamed6646 4 жыл бұрын
Masha alh ina aderkay qali bashir iyo abwanka sameyay erayada wanagsanba guleystan idin lenahy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅✅✅✅
@kuleeycali3597
@kuleeycali3597 2 жыл бұрын
Heestaan waa iga ilmeeysiisay ilaahay Somaliada qalbigiido ha isku soo dhaweeyo
@bilemohamed9628
@bilemohamed9628 4 жыл бұрын
Masha Allah Bogta dhideda ayad tabatay Boqorka dhantada Allha nokadayo waxa jiro halashego dadkina silsilada lexinayo🙏🙏🙏
@lukmanshafi3347
@lukmanshafi3347 4 жыл бұрын
Abwan abdishakuur qorane iyo ali dhanto ilahay ha idin xfido wllyal
@muxuboxusen7216
@muxuboxusen7216 Жыл бұрын
Dhaanto wey dhaafty Abwaankii sameyey Iyo cali dhaanto intaba Caqliga allha idin siyaadiyo Runtii ayaad daaha ka qaadeene
@idmanheyle7177
@idmanheyle7177 4 жыл бұрын
Jigjiga sidii baa lo gumesta bombasana waa la mid somaliland halki aad ku ogeed bey jirta konfurna sidii baa lo qarxiya oo xaqdaro dowlad usii dhertahy🇸🇴😭
@happysalah8625
@happysalah8625 4 жыл бұрын
Wll waa runtaa lkn Dj 🇩🇯 baad ilawday shacabka Dj waa lacabudhiya
@idmanheyle7177
@idmanheyle7177 4 жыл бұрын
happy salah sorry xabibti allé dhibka hanaga qado
@safiyahussein6008
@safiyahussein6008 4 жыл бұрын
Jabutina
@maymuuncabdiraxiin5707
@maymuuncabdiraxiin5707 4 жыл бұрын
😥😥😥koonfur allow dhibaatada anaga saar hal maalin nabad ma arag xbadaa ku soo kacnaa waa nh ku seexanaa😥
@abdimahatisse3893
@abdimahatisse3893 4 жыл бұрын
@@maymuuncabdiraxiin5707 inshaAllah waa laga baxayaa malin un dulqaad iyo samir an sxp la noqonoo
@strongwomen.7771
@strongwomen.7771 4 жыл бұрын
Hal mar wax kabadan waxaa daawnaya maanta inta caqliga u saaxiibka ah HA GUULAYSTO GARAADKA SAMI✌🏻
@mohandizmohamett3239
@mohandizmohamett3239 4 жыл бұрын
Cali dhaanto really xaalka Dds ee maanta gacantaada ku hyzaa wll allah baa noo maqan lkn😭😥😭😥
@dugufofficial7366
@dugufofficial7366 4 жыл бұрын
Taxaash
@kaamilmedia820
@kaamilmedia820 4 жыл бұрын
Dal waqooyi weli daruur aqoonsi umay di'in insha allaah way u di'i
@mdnfarhan
@mdnfarhan 4 жыл бұрын
Halyay deegan ka somaliyeed Mudane cali dhaanto lkn Allah ha ina fahan siiyo fariinta indheer garadka 💐💐
@bulshaawichanel5524
@bulshaawichanel5524 4 жыл бұрын
Cali bashiir cabdi mar saxibkay mar indrky mar kabiirkaygi quraanka halkaas wankafilayy
@ZultanJubooss26
@ZultanJubooss26 4 жыл бұрын
Ali Dhaanto Waa Mid Kamida Legendska Ugu Waaweyn DDSI! Waxan U Ahay Taagera Weyn 2012 ila Iminka Guulayso Walaalkay❤
@cismaandayib276
@cismaandayib276 2 жыл бұрын
Warkii aadsoodirteen qaybuigama dagin 2023 bandAwanayaa
@abdinasirbarre4486
@abdinasirbarre4486 4 жыл бұрын
Dadka qaar waa indho ku garadle qaarna waa maskax ku garaadle Cali dhaanto waa maskax ku garaadle walal caliyow hadii la is abaal marinayo oo bilad la isi siinayo anagaa ku siinay maadama anan hayn dowlad gayigeeni wada hanatoo ku abaal marisa Aduun iyo aakhiraba habi ha ku sharfo
@ahlamahlam3887
@ahlamahlam3887 4 жыл бұрын
Amiin amiin yarabi Cali dhanto wiil somaliyeed allow noo xafdi dalka iyo dadka ubahan ninka
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 4 жыл бұрын
Gacan fadhida iyo khibrad cajiib ah best somali video recorder🥰😍
@drszamzamdahir6762
@drszamzamdahir6762 4 жыл бұрын
2028 ayaan waxaa daawan geeesi somaliyeed oo dalkaan waxka badali doono i.a Hadaa noolhy who waxwalbo waaaa ka garap siiin donaa walow aan ahy qof dumar ah hadana damiirkeygu wuu noolyhy😥😥😥
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 4 жыл бұрын
Insha allah 2028 markay noo kala kacdo bn Commentigaga dib u milicsan doona
@princesnalia3961
@princesnalia3961 4 жыл бұрын
Insha allh hadeynu nolnahy wan arki doona
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 4 жыл бұрын
Kaas aa sugaysan ani weye 😂😘
@sahrahasan8034
@sahrahasan8034 4 жыл бұрын
Markas ilahay ha na garsiyo
@abdinasriahmed5941
@abdinasriahmed5941 4 жыл бұрын
Hada mxd ii garab siinladihiin ee aad hadhow iga sugaysan
@realdervishchannel
@realdervishchannel 2 жыл бұрын
It is a song that touches the heart. thanks ali dhaanto. From Buuhodle 🇸🇴 🙏
@qdaafimaxamed965
@qdaafimaxamed965 Жыл бұрын
¹ P
@mohamedmoalim1473
@mohamedmoalim1473 4 жыл бұрын
Fanaan soomaliyed oon maamul iyo qoysas midna wax karaadsan cali dhaanto gulayso
@samyeezy3068
@samyeezy3068 4 жыл бұрын
Ereyad dhaantadan waa ereyo qaaliya iyo baraarujin qofkii caqli u saaxiib
@hamzeindho3274
@hamzeindho3274 3 жыл бұрын
Fananka umada Somaliyeed One love ❤💯
@abdullahiruman6786
@abdullahiruman6786 Жыл бұрын
Waleee. Nin Dir Ahh. Waligiiiba Somalinimo. Wu udhintaaa. Qabiiil uma Hadlo. Ali dhanto Abtigayy. Nolaww❤
@mohamudapdimohamed9091
@mohamudapdimohamed9091 Жыл бұрын
🤣🤣🤣
@Qalajo
@Qalajo 3 ай бұрын
😂😂😂 nika wa ogaden absame cowliyahaa dir adigu qado wilkaa hanaga shaheyniin
@Shuuriye7272
@Shuuriye7272 4 жыл бұрын
Tha One And Only Ali Bashir Ali Dhanto Magaca Ha Jiro Waxan Aamisanahay Inu Xaqiiqada Ku Tagan Yahay
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 4 жыл бұрын
Walaal ilaahay waxaan ka baryaya in uu waalidkaa u naxariisto, waxan walaal ilaahay ka baryayaa in waalidkaa janada geeyp, waxaan walaal ilaahay kaaga baryayaa in uu waalidkaa arsaaq suuban siiyo, adna walaal waxaan kaaga baryayaa in u mustaqbal wanaagsan iyo arsaaq suuban ku siiyo oyo wax walba oo aad rajaynaysid, ilaahay naxatiista jano haa ka waraabiyo hadii aad subscribed ii saartid aamiin aamiin yaa allah
@xamsecawilcadaali1799
@xamsecawilcadaali1799 4 жыл бұрын
tuduca dayrta iyo jiilaalku ku jiraan qaybtiisa hore fahmi waayee ii soo qora hab dhaca erayada. fadlan. from hargeysa
@amaldiiriye8936
@amaldiiriye8936 4 жыл бұрын
Ali been mashagin waa sida dalka ku oged. Nabad Allah kadhigo somaliyo
@abdiburaomuvies7746
@abdiburaomuvies7746 4 жыл бұрын
Layaab somalidu way dallaceen Rockstone iyo billboard waxay duubaan muuqaallo professional ah go forward zxpayaal
@axmadadanhinta1292
@axmadadanhinta1292 4 жыл бұрын
G
@liina_hasan
@liina_hasan 3 жыл бұрын
Insha allah mar uun somali wey midoobi doonta mar ay noqotaba🥰🥰
@yamaniyamani6703
@yamaniyamani6703 4 жыл бұрын
Afku Kuma go ilahy carabka kuday wanag ku jeclahay fanan Kan qaran guulayso ban kulenay Cali yare thanks mudane
@sucad01rashid32
@sucad01rashid32 4 жыл бұрын
Ali dhaanto afkaga caana laagu qaby Hada laa Raba jawabta saaxta ah 👍👍🙏🙏💕💕
@riyanabdirahman5295
@riyanabdirahman5295 4 жыл бұрын
Xaqiiq ayu kahadlay ali dhanto wale kolba midla soo dortaybaad sii doorataan waa eray iga gadmay diirka somali allah haysu soo jiido
@abdiraxmanshekhyasin897
@abdiraxmanshekhyasin897 4 жыл бұрын
Xaqiiqo ayaad ka hadshay Ali legend mar ay noqotaba somali way midoobi 💪💪
@fadumoabdisalam6918
@fadumoabdisalam6918 4 жыл бұрын
Waa murti runta tabaneyso allow isirka soomali iso dhawey oo dhali geesiyal dalka illaasho oo aragti dheer leh qabilna aan wax ku kala sarin dhamaan wan jeclahay soomali meelkasto joogyo
@maymuuncabdiraxiin5707
@maymuuncabdiraxiin5707 4 жыл бұрын
Shiisheeyaha guushiisii wuu gaaray somali Galbeed itoobiya haysato oo calan gaar ah baa loo sameyay Nfd calanka Kenya ka taagan Dj calan gooni ah loo sameeyay dal gooni ah baa tihiin lagu dhahay Waqooyi waxaa la dhahay walaalihiina koonfur waa cadowgiina naceyb bdn qalbigooda lagu beeray oo dal gooni ah baa tihiin lagu dhahay xtaa calan baluuga laguma dhax arki karo😥😥😥 Koonfur waxaa loo kala qaybiyay 6 maamul goboleed midba calan gooni ah wali nh nabad ma arkin 18 jir ahay somalia Wali kama tagin waliba koonfur ku noolahay maalin nh nabad ma arkin wali waxaan maskaxdeyda ka dhaadhiciyay inaan maalin nabad heli doono lkn dadkii wada dhashay mid calan loo kala yeelay goormee heshiinayaan 😥😥sida falastiin hada Israel ula wareegtay ayeey somalia itoobiya ula waregeysaa caqli yeesha walaalahayga
@yaxyecade8683
@yaxyecade8683 2 жыл бұрын
Haaa Huuno walhi waaa Runtaa ilaahoow Nabad Buuxda Nasii
@najmaabdi922
@najmaabdi922 2 жыл бұрын
I try not even get it tôi
@farahmohammed1773
@farahmohammed1773 Жыл бұрын
Laba sano kadib 28/01/2023 qaali xaalada. Waa sidii Allow umada u gargaar
@maxwellcharo-ww5gj
@maxwellcharo-ww5gj 6 ай бұрын
😢xanun said bad ii darensisay
@abdullahimuhumed7352
@abdullahimuhumed7352 2 жыл бұрын
Mashallah walal Ali dhanto Gobolka waqoyyi bari dalka Kenya somali ojogtawa xil manti maxa marwalbawa DDS iyo somalia bas Amantah
@jirejubalander3438
@jirejubalander3438 4 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay inabow kol hadaad Jubaland iyo Buaale dhibaatada ka jirta aad kusoo dartay🤝
@HassanMohamed-cq2hm
@HassanMohamed-cq2hm 4 жыл бұрын
Dhaantadu madhana wali waxbaadhiman sidaanku aqaan afmagaaxshe iyo midhaha ladeegsaday intaba waydhimayahiin calidhaanto noloow afmagaaxshe inaqorane calibudul noloow
@alcadaalaabdirizak1048
@alcadaalaabdirizak1048 7 ай бұрын
After 33 years we are still losing our intelligence people and educated youth for no reason we can't do anything other than prayer let's pray for our nation 😭😭😭
@yusufarale4740
@yusufarale4740 4 ай бұрын
Dhalinyaro ababulan oo qabyaalad diid ah baa loo bahanyahay diyaar matahay
@AbdiMohamed-kw5fb
@AbdiMohamed-kw5fb 4 ай бұрын
​@@yusufarale4740pq Lllllllll A
@calikaaficaweercali8346
@calikaaficaweercali8346 3 ай бұрын
You're right bro 100%
@MaxamedNuur-w5h
@MaxamedNuur-w5h 3 ай бұрын
😢
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 3 ай бұрын
Afwayna maxad uwaydiinwayday
@warendimohamud2502
@warendimohamud2502 Жыл бұрын
Af-magaaxshe iyo Cali-dhaanto Miro iyo cod lagu ciil baxay! Nin la doortay bn wali sii dooranaa
@dahirsiyat1745
@dahirsiyat1745 4 жыл бұрын
Ali dhanto fanan qaran kalaweyne halku kahadalay iyo sidii loojawabay
@lovenature8647
@lovenature8647 11 ай бұрын
My favorite dhaanto so far. Diirka Somaliga Ah may isku soo durkaan.
@wacdiiyoqisooyin552
@wacdiiyoqisooyin552 4 жыл бұрын
Jubaland dowlad dhab udirir ahoo Dagadaha kismayo ka daqaqantoo Duledyada buale dagtaa matimid.
@abdimahatisse3893
@abdimahatisse3893 4 жыл бұрын
Waaan rajeyneynaa inshaAllah
@HamzagangzHaliztaUrur6Danab
@HamzagangzHaliztaUrur6Danab 11 ай бұрын
Waxaa duni 🌎 ka haray 😢bulsho ka.la durugtee danta guud ee dayacan 🇸🇴ma.u da.daal galnaa 😫‼️ shacab keygow salaaman and Somali army 🪖❤
@MaalmoFilms
@MaalmoFilms Жыл бұрын
Ma arki doonnaaaa anagoo Mid ah hal wadan ah dadkayagu israacay kan jooga jigjiga iyo kan gaaris joogo Yacni 5 ta somali oo Mid Ah Allow ina tus 😭 😭
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 3 жыл бұрын
Maasha Allah Cali Dhaanto waddani taariikhdu xusi doonto somalida nadiifkaahina aysan iloobi doonin cimri barakaleh
@rufaaciyare3153
@rufaaciyare3153 Жыл бұрын
2026 inshalaah waxaan rajaynayaa soomaali mid ah oo hal dowladleh😢
@Anzalmohamuudabdi8896
@Anzalmohamuudabdi8896 2 жыл бұрын
Waxaan lama dhihi karee karo dhaanto jah way iga dhexbaxday😍🥰🥰
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 3 жыл бұрын
💤💤💤💤 Ogadenia waa dad gob ah xaqiiqdii. Free the legends. ilaahay somali weyn ha mideeyo 👍Far kaliya fool ma dhaqdo. Dad isku diin ah. Isku midab ah. Isku luqad ah. Only somali laga helaa haddana shishiiye naga faaideestay.
@IshwaaqbashiirCadey
@IshwaaqbashiirCadey 4 жыл бұрын
Aad ban kugu mahad celiyana ali dhanto aadbey xaqiiqda utabaneysaa dhantadan thanks again
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 4 жыл бұрын
Wallee dhaantadaan ninkii sameeyay waa abwaan, wadani ah waliba.
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 4 жыл бұрын
Xasan daahir ismail (weedhsame) ayaa sameyey wll
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 4 жыл бұрын
@@abdikarimfeytin312 Mahadsanid Sxb.
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 4 жыл бұрын
@@abdikarimfeytin312 Xassan Daahir ma'ahan, Waxa sameeyay CABDISHAKUUR AFMAGAAXSHE.
@anfactopfilms923
@anfactopfilms923 4 жыл бұрын
@@ahmedadan2362 haa afmagaaxshe ayaa sameeyay
@mohamedshuriye1369
@mohamedshuriye1369 4 жыл бұрын
Waxaa sameeyey cabdishakuur afmagaaxshe wuu ku noolyahay Calgary canada
@kasimhashi9959
@kasimhashi9959 2 жыл бұрын
Dhaantadaan umalynmaayo abwaan ka jawaabi kara inuu jiro waa another level
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Cidii DAMIIR Leh ee suuganta taqan ayuunba fahmi karta ✍✍✍✍✍✍
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 3 ай бұрын
Hhhhhh qiiro jamaanta dhakh5 baad laqiirootay miskiin
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 ай бұрын
@@aaminaahmed218 Ma dhilad ahyd raga REPLY uso gasha
@gardaasemedia9712
@gardaasemedia9712 4 жыл бұрын
Cali dhaanto dab ayuu isku qabtay waxiiba siyaasad ayuu ka dhigay
@abdeishakor6676
@abdeishakor6676 4 жыл бұрын
Kolley aniga su aal ahan jawaabtooda adag ayan sugayaa Allah ku xifdiyo CALI DHAANTO.
@maxamedabdilahi9384
@maxamedabdilahi9384 4 жыл бұрын
Wwwwwwwww sxb sare Aali dhnto xaqiq ayad ka dashy
@Sugulle-143
@Sugulle-143 4 жыл бұрын
Legend Ali Dhanto. Lagamaba jawaabi karo wakhtigan.
@sacadcabdiraxman8421
@sacadcabdiraxman8421 4 жыл бұрын
Imikan fahmay cali wxu kahadlayo markii hore wanku wareeray wllhi libaax cali dhaanto
@saadbedri6425
@saadbedri6425 4 жыл бұрын
Henok atpatchow Mucjisada qarnigan ❣
@lulali8651
@lulali8651 3 жыл бұрын
Cali dhaantoow waad raagtaa isaaqi ineey dadmasaakiina dhulkii soomaaliyeedka saaraayaan iyagoo gaalo iska gadaya,xoogna is badaya.
@Somtiktok252
@Somtiktok252 2 жыл бұрын
😁ogaden miya ngu dacweyneee o gumaysi ku jira 2022
@GarashoRecords
@GarashoRecords 4 жыл бұрын
goodjob mate
@wadanwadajira3758
@wadanwadajira3758 4 жыл бұрын
waa maxay caliyow sow ma ogid itoobiya walimatagin
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 4 жыл бұрын
Walaal ilaahay waxaan ka baryaya in uu waalidkaa u naxariisto, waxan walaal ilaahay ka baryayaa in waalidkaa janada geeyp, waxaan walaal ilaahay kaaga baryayaa in uu waalidkaa arsaaq suuban siiyo, adna walaal waxaan kaaga baryayaa in u mustaqbal wanaagsan iyo arsaaq suuban ku siiyo oyo wax walba oo aad rajaynaysid, ilaahay naxatiista jano haa ka waraabiyo hadii aad subscribed ii saartid aamiin aamiin yaa allah
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 4 жыл бұрын
@@wadanwadajira3758 Walaal ilaahay waxaan ka baryaya in uu waalidkaa u naxariisto, waxan walaal ilaahay ka baryayaa in waalidkaa janada geeyp, waxaan walaal ilaahay kaaga baryayaa in uu waalidkaa arsaaq suuban siiyo, adna walaal waxaan kaaga baryayaa in u mustaqbal wanaagsan iyo arsaaq suuban ku siiyo oyo wax walba oo aad rajaynaysid, ilaahay naxatiista jano haa ka waraabiyo hadii aad subscribed ii saartid aamiin aamiin yaa allah
@ahmedyussuf8598
@ahmedyussuf8598 4 жыл бұрын
asc caliyow lama sii doorto ee waa ladaba galaa un dawliskina dacalka lahaystaa
@apdikarinfaysal6513
@apdikarinfaysal6513 4 жыл бұрын
Caliyow weli sidiiba konfur qarx ugasocdaa waqoyi uleyihin wanu goanay kilinku weli sidiiba u afduubanyihin jubalnd sidiibey Kenya ushegtaa alle ayaa ino maqan dhib laguma waaro😢🙏🥰
@mahadmohamed150
@mahadmohamed150 4 жыл бұрын
Nin la doortay wali soo ma I soo doortan Legend ali ❤️👑
@apdinhopoi1247
@apdinhopoi1247 17 күн бұрын
Inta daawanayso 2025 😂😢
@nuurilkacase8425
@nuurilkacase8425 4 жыл бұрын
asc ina abo calow 1 haa qof laso dirsaday ayan sidi ubada galnaa qof laso dortayban sidi uso dorana 2 gabal dhacay ban sidii usii dawana 3 sidi ba shidaalki logurtaa habeen madow 4 dariskaan sidii ogu kala dusnaa oywaliba ayagana ay naso dhibaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 nabad majirto xornimana majirto cadaladna majirto waliba waxa bilabatay dhac iyo bob horleh hada umban galnay gumasigi layaqanay ala nomaqan tanks Cali bashir FG ah ragan wax bun bunin waa un kiwi shalay amanayay ninki waxad ogayd samaynayay 😭😭🙏🙏
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 жыл бұрын
Allahayow idinka dulqaan dulmiga from darwiish 😭😭😭🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴❤❤❤😢😢😢😭😭😭😭
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 4 жыл бұрын
@@fardushurre1668 Walaal ilaahay waxaan ka baryaya in uu waalidkaa u naxariisto, waxan walaal ilaahay ka baryayaa in waalidkaa janada geeyp, waxaan walaal ilaahay kaaga baryayaa in uu waalidkaa arsaaq suuban siiyo, adna walaal waxaan kaaga baryayaa in u mustaqbal wanaagsan iyo arsaaq suuban ku siiyo oyo wax walba oo aad rajaynaysid, ilaahay naxatiista jano haa ka waraabiyo hadii aad subscribed ii saartid aamiin aamiin yaa allah
@booramequruxweeye8376
@booramequruxweeye8376 4 жыл бұрын
Nuur ilkacase walaahi waan ilmeeye 😢😢
@abdifatahahmed174fudho2
@abdifatahahmed174fudho2 4 жыл бұрын
Sorry shacabka d d s
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 жыл бұрын
@@Somalihappyfamily abyo waan ku saaray
@cadeyare6206
@cadeyare6206 4 жыл бұрын
Masha allah cali dhanto guul ddsi axmaaro halaga xureeyo somaliyey
@eidabdiwahabahmed7308
@eidabdiwahabahmed7308 10 ай бұрын
4- March 2024 ❤
@M.khaliij.
@M.khaliij. 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@salimabdullah2312
@salimabdullah2312 9 ай бұрын
@@M.khaliij.😊😊
@surmindiqalawqalaw2104
@surmindiqalawqalaw2104 4 жыл бұрын
Nin la doortay saw weli ma sii doorataan 😩😩😩😩
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari Ай бұрын
Erayada dhaantadan Ma abwaan Af_magaaxshe ayaa sameeyay tolow
@abwaanseexiyeofficial9653
@abwaanseexiyeofficial9653 10 күн бұрын
HAA. ISAGAAA SAMEEYAY😅
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Walee waa hees iyo cod macaan ❤
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 4 жыл бұрын
Abwaan Ali Dhaanto somali oo dhan meel kasta ay joogto ayuu la hadlaya Yaan loo qaadan inuu Jigjiga oo kaliya la hadlaayo silsildani waa xujo Somali dhan haysta
@ahmez5385
@ahmez5385 4 жыл бұрын
Wali dariska so ma kala dustan Yani wali so jajus ki matihin wlhy wa jawab an inaba cadi ahyn cali dhanto illahayow kudaa afkaga cano lagu qabay
@irenemwangi8752
@irenemwangi8752 4 жыл бұрын
Allow kudaa Ali dhaanto
@khadarawliyokhadar6159
@khadarawliyokhadar6159 4 жыл бұрын
Waa saad ku ogayd wll soomaali xaqa alla ha tuso
@Israqueen7
@Israqueen7 4 жыл бұрын
Hiilka somalidaa meeysku soo durkaan 🇸🇴🥰❤❤
@abdalaahmed3267
@abdalaahmed3267 4 жыл бұрын
Diirka soomaaligaa weeye
@eidlebadmeceye9739
@eidlebadmeceye9739 4 жыл бұрын
Wlhi dhant0 cajib ah xikmad badan aya kujirta👏👏
@mohamedy.abdullahi914
@mohamedy.abdullahi914 4 жыл бұрын
Ali -dhaanto❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ Boqor long life 🇸🇴
@MabsuudGaraad
@MabsuudGaraad 4 ай бұрын
Oday soomaliyeed cali dhaanto meel wàlba dhaanto taabanaysa ❤
@ilhaancali5077
@ilhaancali5077 4 жыл бұрын
Anigu jawabtan ayan sugaye inta ila midka ah like Saar😓😓
@goldenboy8627
@goldenboy8627 4 жыл бұрын
You make it beautiful video kèep going bro ❤🔥
@abdiabdi7485
@abdiabdi7485 4 жыл бұрын
Axyaaaa. Fanaaaan. Axyaaa. Abwaan. Afma. Gaaxshe. Guuul. Qoomiyada. Simaliyed
@abdirahmansalah8778
@abdirahmansalah8778 4 жыл бұрын
# Best 🥁🎹 🎸🎷🎺 Legend Music Henok Atlabachwe Jigjiga 2020
@bashirmalinmohamed3730
@bashirmalinmohamed3730 4 жыл бұрын
Way kaaamrtay tani run ahaantii qofka kuu soojawaabi waan in uurunta sheegaa hadiikale iska aamusaaa
@jayjr4485
@jayjr4485 4 жыл бұрын
Keep going mr Rock you best
@ajmalutilaawaat
@ajmalutilaawaat 9 ай бұрын
3/3/ 2024 ayaan kujirnaa xataa silicaa dhaman maamumaladii Ethiopia faragalinaysa xasan sheikh na gamacsi ayuu kafakaraya iyo imaarad sidee wax ugahesha. From buntland by
ALI DHAANTO -WARDOON [MUSIC VIDEO ROCK STONE] 2020
4:27
DE ROCK STONE
Рет қаралды 3,5 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
IDIL AYRUUSH FT XASAN YARE |JANAN CARTAMI MUUQAAL QURUX BADAN 2024
3:20
Shakiib Production
Рет қаралды 3,2 МЛН
Nimcaan Hilaac - Ka Reystay Bukaanadii - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
8:14
Hillaac Music
Рет қаралды 25 МЛН
DHAANTO CUSUB KARBAASH AXMAD MADOOBE BY  C NUUR GAFOOTE 2025
7:11
CABDI NUUR GAAFOTE
Рет қаралды 40 М.
ALI DHAANTO - HABQAN KII ALLSHABAAB - LIYUU BOLIS 2023
7:07
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 860 М.
DHAANTO CUSUB QUSHIGAAGA BY ABWAAN NUUR GOOSAAR
4:33
Jigjiga TV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Ali Dhaanto - Baloley (Official Music Video)
4:03
Epidemic Reggae
Рет қаралды 972 М.
DHAANTO CUSUB ~ MOHAMED KAADHEERI & UBAX DARAJO ~ 2024 OFFICIAL VIDEO
6:25
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 2,6 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН