IDIL AYRUUSH FT XASAN YARE |JANAN CARTAMI MUUQAAL QURUX BADAN 2024

  Рет қаралды 1,701,495

Shakiib Production

Shakiib Production

Күн бұрын

Пікірлер: 499
@AxmedAfrika
@AxmedAfrika 5 ай бұрын
Obabaaaaay Allaaa 1000 jeer Allaa yacizak oo afku idin ma go,o Bilaahi calayk waa koox lagu faano
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 5 ай бұрын
Guuul somali Galbeed from Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑
@AminoAbshir-x4b
@AminoAbshir-x4b 4 ай бұрын
❤🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🤏🤏🤏🤏💛💚💙💙🩵🩵🩵💜💜💜🤎🤎🖤🖤🖤❣️💔❤️‍🔥❤️‍🩹❤️‍🩹❤️💘💝💓💞🧡🧡
@JeybiiSiyat
@JeybiiSiyat 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😮😅😅😅😅😮😮😢😢🎉🎉🎉😂😢😢😢
@amaalmaxmed
@amaalmaxmed 5 ай бұрын
guul ciidankaygii dds or ogadenia or somali region stat guul mar walpo
@DarwiishvlogTV.
@DarwiishvlogTV. 5 ай бұрын
Guul dadkeena somaligalbeed 💪🏾💯🙏🏾 runti aadban ugudirsaday oo an ugufaraxsanhy ina arko dadka galbeedka gobolka siti oo cudud kahelay dadkodi iyo dawladodi runti aadban ugu kalsonahay wilasha somaliyed ee ((fardo awliyo))💪🏾🫵🏽 meshaygalana inaygalantahay waogahy
@sicidoabdi6432
@sicidoabdi6432 5 ай бұрын
Guul cidankaygiiii from🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱
@goohiyeproduction6142
@goohiyeproduction6142 4 ай бұрын
Marka la gaaro 1M VIEWS Like ii reeeb
@Knowledge123-h1t
@Knowledge123-h1t 5 ай бұрын
SOM LIYU POLCE Somaliya xata hadii La Geeyo Nabad Ayay Ka Dhigi karan ❤ Kuwan Ku seexanay Ee ku Soo Tooosno 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 5 ай бұрын
Guul iyo gobanimo somaliweyn🦁guuleysta somaligalbeed cadowga cagta mariya garabkiina ayu nahay Canfarta iyo habashida nolosha halagu gubo
@AliDaar2418
@AliDaar2418 5 ай бұрын
Guulaysta aboy💪
@salmanabdi8495
@salmanabdi8495 2 ай бұрын
War dhaantada maxaa u qarsateen reer dds from Somalia 🇸🇴❤😂
@abdiwalixasan0166
@abdiwalixasan0166 5 ай бұрын
Inta tiktok ga ka so racday dhanta dhan wax top guleysta dds❤ guul somali wey🇸🇴
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 5 ай бұрын
Guuuul somali 🇸🇴 u is racdo ilahayow
@KhadiraAbdi
@KhadiraAbdi 5 ай бұрын
masha Allah guuuuul insha Allah ❤❤❤❤
@BayiraMohammed
@BayiraMohammed 5 ай бұрын
0:02 😮
@khalidabdulqadir8316
@khalidabdulqadir8316 4 ай бұрын
Guul Ogadenia from Somaliland 💚🤍❤️
@MahatRahmat
@MahatRahmat 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤ 2
@CabdirsaaqmaxxamedAxmedfaarah
@CabdirsaaqmaxxamedAxmedfaarah Ай бұрын
cumar qasim jaxi yarow oo canka magala kismaayo gar ahaan xafad faanole ❤
@ahmednorkadawe3336
@ahmednorkadawe3336 5 ай бұрын
Guulaysta Maamuulkeyga soomaali Galbeed 🎉🎉🎉🎉❤❤
@hodandahir8111
@hodandahir8111 5 ай бұрын
Masha Allah guul 🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴 newpolice guul
@keybaa298
@keybaa298 Ай бұрын
Ogadenia gul from jubaland stat of somaliya 👌🙏🙏🙏
@CraxmanCiwal123
@CraxmanCiwal123 5 ай бұрын
allahayoow soomaali guulee walaalahayaga soomaali galbeed sharaf iyo karaamo ku noolaada from hargeisa
@NasridiinMohomed
@NasridiinMohomed 5 ай бұрын
Cidankaygiyoow guul. Only ree godey singers can made like this delicious voice.. He is incredible song. Guuul my force❤
@najiibhassan
@najiibhassan 5 ай бұрын
Fardo awliyo Guul iyo gobanimo cidankaygiyow ❤🎉🤝
@AbdiAdaad
@AbdiAdaad 2 ай бұрын
Asc
@XasanDucae
@XasanDucae 5 ай бұрын
liyuu hiil shacab ciidankaygow badhan waad caydhsateen ciidankaygow badhana waad ciijiseen ciidanakaygow badhana ciil baad badeen ciidankaygow waad ku ciideen caddaawihi ciideena rabay❤❤❤❤❤🎉🎉
@SahraCismaansugule
@SahraCismaansugule 19 күн бұрын
Sa2wDD😊❤
@nimcokhader3955
@nimcokhader3955 5 ай бұрын
Guul abo
@arawelloali5815
@arawelloali5815 4 ай бұрын
Allow wiilaashayna Ogaden Absame Kumade Kablalax darood dhowr guul iyo gobonimo libaaxyada Somali o dhan wa ogyihin ❤
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 4 ай бұрын
Xassan. Gasii❤❤❤❤❤❤. Mashalah
@husseinali7951
@husseinali7951 4 ай бұрын
Libaaxyo hore usocda liyuu boolis DDS waad difaacdeen ❤
@QoranCabdi
@QoranCabdi 5 ай бұрын
Hadeyy soo dhacdeyy ❤
@HaniomarOmaar
@HaniomarOmaar 4 ай бұрын
I proud of ogadeen
@ahmedmacalin2248
@ahmedmacalin2248 Ай бұрын
Guul iyo gobonimo
@CraxmanCiwal123
@CraxmanCiwal123 5 ай бұрын
reer ayeydey guulaysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdiqaadirjaamac4842
@cabdiqaadirjaamac4842 3 ай бұрын
Guulaysta ciidan kaygo marwalba insha Allah
@MuscabCismaan-k1l
@MuscabCismaan-k1l 5 ай бұрын
Guuuuuul ogadenia❤❤❤
@goohiyeproduction6142
@goohiyeproduction6142 Ай бұрын
Dhaanto xamaasad leh Xassan yare ft idil ayruush Goohiye lyrics..! XY Marku janan cartimi sidi coofow libaax cutubyada hor kacay cabsi niman ka dheer cudud baad ku jiidheeh wexey ceel qoteen IA Suuga goortaad cuntiyo cashar uga dhiigteen hubka kiisa culus hoo cab gortaad dhahdeen wan cabsoonay bey ku yirahdeen cod dheer XY calankeeni markaad cardiisii sudheen calam kala cabsi wada badeen ciidankeygiyow walle ciidankeygow walle wad cibaadasateen IA Rag calaacshood ceyr dhaqaaq ba dhahdeen Aniga ciida leh keen canshuur baad dhahdeen ciidankeygoow wallee ciidankeygoow walle waad cibaadasateenow XY Hab cajiib ah baad cashar ugu dhigteen Marku curadadoodi dhurwaagu cunay beesha caalamka naga celi dheheen beesha caalamka naga celi dheheen IA Manta ceyrka ku helay cashar buu ku yahaye nafla weye iyo aarka laga cabsoon bal in aad ceymatana ha isu carin mar kale XY ciidankeygow badhna wad ceedhsateen Ciidankeyow badhna waad ceejiseen Ciidankeygoow badhna ciil baad badeen ciidankeygoow waad ku ciideen cadaawihi cideena yimi 2X IA Ciiddankeygoow cirka kaga dagteen ciidankeygoow cag baad ugu gasheen ciidankeygoow ciidankoodi dhamaan ciidankeygow cishad kaga baxdeen ciiddankeygoow waad ku ciideen cadaawihi ciideena yimi 2X Mahadsanidiin dhamaan!!!
@KuusocandulleCawaale
@KuusocandulleCawaale 13 күн бұрын
❤❤mn❤❤❤m ❤❤ 1:40 kl❤❤❤❤Kykggy
@omarmohammett66
@omarmohammett66 5 ай бұрын
Ciidankii ogadenia❤
@Shaalax142Shaalax14
@Shaalax142Shaalax14 4 ай бұрын
I love idil eyruush from Mogadishu Somalia 🇸🇴 😍 ♥️
@XiisDahir-fv4we
@XiisDahir-fv4we Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@YasminDeeq
@YasminDeeq 5 ай бұрын
guuleysta nayuu boolis ❤❤
@LoonyU
@LoonyU 5 ай бұрын
Ilaahay Subxaanahu waa ta3cala guusha marwalba haa nissiyeh Alleh ka3cabssado dandassi iska joojiya oo adkar iyo istighfarta badiyaa walalayaal. WALAAHU YA3CLAM
@bby6
@bby6 6 күн бұрын
One of the best danto of Somalis
@mucaadladiye3835
@mucaadladiye3835 5 ай бұрын
Ayay legend xasan yare 🎉 ❤ 0:56
@AminaAli-l9m
@AminaAli-l9m 5 ай бұрын
Guuuuul cidngaykii ❤❤
@AhmidhasanCali
@AhmidhasanCali 4 ай бұрын
Form soomaali❤❤❤
@HassanAli-yn2tc
@HassanAli-yn2tc Ай бұрын
Guuuuuul soomaali galbeed
@MohamedHared-n3e
@MohamedHared-n3e 21 күн бұрын
Dhaato cajiib Ah waa tan 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@FuadCabdinaasir
@FuadCabdinaasir 5 ай бұрын
Mnashaaaaaa allhaaa
@assisdjama1608
@assisdjama1608 2 ай бұрын
Masha Allah guuuuuul iyo gobanimo
@rahmoismail8144
@rahmoismail8144 4 ай бұрын
Maasha Allah ❤ ❤❤Ku Socoda ❤
@BicharoAbdi-fv3qq
@BicharoAbdi-fv3qq 5 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@HamdiabdullahiMohamed-ye4yq
@HamdiabdullahiMohamed-ye4yq 5 ай бұрын
Gabadheydii yaas ayaa dhaantadaan jecel ee waxaankarabaa gabar diinteeda iyo dadkeeda iyo dalkeeda jecel iney noqoto aarabaa gabar mini tir
@HamdiabdullahiMohamed-ye4yq
@HamdiabdullahiMohamed-ye4yq 5 ай бұрын
Guul iyo gobanimo gabar mu waadan
@AbdiqadirMoha
@AbdiqadirMoha 2 ай бұрын
Guul. Tolkeyga❤
@fardowsoaadan8169
@fardowsoaadan8169 Ай бұрын
hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo 🦁🦁🦁🏅🏅🏅💋💋💋
@nuhhassan3176
@nuhhassan3176 5 ай бұрын
Janan cartame.... Hussain yare iyo Idil ayrush....dad culus.... 🎉🎉🎉
@AbdirahiimYousuf
@AbdirahiimYousuf Ай бұрын
Ciida Anaa Lehe Kan Cashuurbaad Dhahdeen😊
@QadroAxmadcadoow
@QadroAxmadcadoow Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@haajibasbaas
@haajibasbaas Күн бұрын
Ssc❤❤❤❤❤❤❤
@XassanWali-q4r
@XassanWali-q4r 5 ай бұрын
Guuuuuul guuuuuuuul 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@fawziyadahir4123
@fawziyadahir4123 3 ай бұрын
manshallah
@JanoDunia-sr7kj
@JanoDunia-sr7kj 5 ай бұрын
Guuul liyuu policee
@abdimacalin4197
@abdimacalin4197 2 ай бұрын
Waaw mashlh waa koox aan ku faano runti ilaahy haydin la jiro
@AbuBokor-yj5kf
@AbuBokor-yj5kf 5 ай бұрын
Somali Galbeed guuuuuuul inshallha
@AbdirahmanMohamed-o5x
@AbdirahmanMohamed-o5x 4 ай бұрын
Wanku fana❤
@Kawthery366
@Kawthery366 5 ай бұрын
Liyuuuu polis🦅🥶
@SawdaCumar-om7uf
@SawdaCumar-om7uf 5 ай бұрын
Guuuuuuul I n
@HoodaAyaan-e5c
@HoodaAyaan-e5c 2 ай бұрын
M,a guuuuuuuul
@XaawokaarsheXaawo
@XaawokaarsheXaawo 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@UbahIbrahim-sg1st
@UbahIbrahim-sg1st 4 ай бұрын
Guul hiilka shacabka
@SaacidCabdale
@SaacidCabdale 5 ай бұрын
Oooo waaaa siday goooja cadde wax uga dheceeene war ogaadeeeen heeesta halkaaasaa leh
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 5 ай бұрын
😂😂😂😂 iga wallee waa maalintii goojacade cid waxkale iisheegi karto halakeeno
@barwaaqoahmedabdi
@barwaaqoahmedabdi 4 ай бұрын
Goojacade somali ayaa dagaalamysay lkn halkan canfar iyo somali weeye waa loo midaysanyhy taas ❤
@SamiyaIbru
@SamiyaIbru Ай бұрын
guul ogadeen from ciisse
@SawdaCumar-om7uf
@SawdaCumar-om7uf 5 ай бұрын
Guuuul I n❤
@KhadraMahad-bo2ql
@KhadraMahad-bo2ql 5 ай бұрын
Xoogo dds🦁💪🇬🇶
@MulkiInamaxamuud
@MulkiInamaxamuud 5 ай бұрын
Dumarku qori maqaadi karaan yaa dhahay idil and xasan kuwaygii wan idin taageeraa m.a
@AbdullahOsman-x9r
@AbdullahOsman-x9r 3 ай бұрын
I wanna join this team ❤❤
@Yooco.
@Yooco. 2 ай бұрын
DadkayGii❤
@ayaanmohamed-s7c
@ayaanmohamed-s7c 5 ай бұрын
Mowtka haidin ilawo ciidankygow liyu police ❤❤❤garbhygii cidnkygow❤️❤️❤️🇬🇲🩸
@mucaadladiye3835
@mucaadladiye3835 5 ай бұрын
Ayay legend xasan yare abaal ayuu naguu leyahay❤ 0:56 ❤
@AffectionateAnt-fq7zt
@AffectionateAnt-fq7zt 5 ай бұрын
Gvf f Ccbyff
@nimcodagan586
@nimcodagan586 5 ай бұрын
Guul form isaaq og
@SpenderEvelina-l2n
@SpenderEvelina-l2n 15 күн бұрын
Mayert Turnpike
@IsraAyan
@IsraAyan 4 ай бұрын
❤❤🎉🎉🎉❤❤❤ok
@MaxamedAl-bakri
@MaxamedAl-bakri 3 ай бұрын
SAAS waaye ❤❤❤
@niimciishNalka
@niimciishNalka 3 ай бұрын
My tolka
@hamdiabdullahi1809
@hamdiabdullahi1809 5 ай бұрын
Gesiyadi ilaa dhashay❤
@Abdurahman14984
@Abdurahman14984 5 ай бұрын
Waxaa wacnaan lahayd in aad soosaartaan qabkale oon muusiga lasocan ileen waxaajira dad aan muusiga jeclayn haddana dhagaysanlahaa marka ayadoo muusig lahay soodaaya waacodsiye
@neverlookback1244
@neverlookback1244 5 ай бұрын
Guul Somali galbeed 🔋
@IbraahimJaamac-hq8mc
@IbraahimJaamac-hq8mc 4 ай бұрын
0:35 0:37 0:38
@GAASHANLE114
@GAASHANLE114 5 ай бұрын
Masha Allah Guul iyo gobanimo somalinimadu ha sareyso
@MunaIbaraahin
@MunaIbaraahin 4 ай бұрын
guuul somali u is racdo ilahayow ❤🗯💚💯💙💙
@MBOsman
@MBOsman 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤ DDS ♥️♥️♥️♥️♥️
@Araga.dunida2023
@Araga.dunida2023 5 ай бұрын
Ogaadeen yey is hayaan mal mahan?
@abdisalamakib6520
@abdisalamakib6520 5 ай бұрын
😅 Canfar
@ShukriAbdulle-w6u
@ShukriAbdulle-w6u 4 ай бұрын
Limit and control,to gain control over your enemy is the anser❤❤❤❤
@YunisahmedSheik
@YunisahmedSheik 5 ай бұрын
Ala waa ragi ala kasakow deegaanka xureeyey
@AboubakerYoussouf
@AboubakerYoussouf 4 ай бұрын
Guul somali galbeed
@Degan693
@Degan693 Ай бұрын
Coming soon 25/08/2023 Sanad guro wacan re ssc
@YuusufKhipra
@YuusufKhipra 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdisamed_23
@Abdisamed_23 5 ай бұрын
Liyuu police waa ciidanka ugu awooda badan gayiga somalida lkn nasiib daro waxeyna helin hogamin dhab ah
@hodandahir8111
@hodandahir8111 5 ай бұрын
Ilahay isku newpolice iy xorysatan dul Somali
@Roonabdiaden
@Roonabdiaden 5 ай бұрын
Guuuuuuuuul dds🎉
@marwodumar3981
@marwodumar3981 5 ай бұрын
Garabkiinan tagan nahay liyuu police walee waad cibadaysateen from somalilaand
@cabdiqaadirjaamac4842
@cabdiqaadirjaamac4842 3 ай бұрын
Guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirizakfarah3126
@abdirizakfarah3126 4 ай бұрын
Waan idinka gudoonay hadaan khaatumo nahay mahadsanidin walaalyaal Viva DDSguulaysta codka laxanku waa iish qiyasak 👌
@MonaHasan-f9f
@MonaHasan-f9f 5 ай бұрын
Inchalaha wanilixoreyn doonaa markey Somali iskutimaado
@cabdiraxmaanwaabari
@cabdiraxmaanwaabari 5 ай бұрын
Canfar yaa usheega inaan u sosocono agoonta hadhay
@ahmedalaale5493
@ahmedalaale5493 5 ай бұрын
Allah, sarreeye wuxuu dadka muslimiinta ah kula dardaarmay, haddii ay dad ama qoom daalimiin ah oo munaafiqiin ah ay idinku hayaan Gardarro iyo aabbi joogto ah oo dadkiinna gawracayaan, laynayaan (Maatida, Maxasta) oo deegaanadiinna ay idinka qixinayaan. Gacmaha ha laabanina, la dagaalama oo laaya maaha muslim waa munaafaqiin/ daalimiin waxaanay kasii xun yihiin Gaaladda waayo diinta islaamka ay haystaan waxba kama jiraan, Quraanka way akhrin, salaada iyo soonka way kaaga horeeyaan. Soonka iyo salaaddoodii waa invalid (sax maaha mana shaqaynayo) waayo waa waxba kama jiraan { Null and Void}, maxaa wacay waxay ka talaabeen xuduudihii uu Allah ku abuuray Qoomiyad kasta deegaankeedda [ The Anfar crossed over their marks]. Allah wuxuu ugu bushaareeyey ciidamadda ku shahiiday dagaalka jannada [ The highest Paradise, the bliss garden], Allah does not like the wrongdoer ( Allah ma jecla Qoomka daalimiinta ah) oo isku raacay dhamaantood dulmi iyo xaqdarro . The Anfar caused the earth corruption and mischievous and they will never succeed, because the Anfar violates the Divine Law {Qawlkii Ilaahay} and they are Lawbreaker. Munaafiqiinta Canfartu iyagoo Isla saxsan ayey waxay isla soo taagaan oo ka tafaafulaan Social Media Afkooda macaan ee ay waabaydu ka hoosayso, iyagoo raba inay Qowmiyadda Somalida Ethiopia qabiil qabiil u kala furfuraan dhiskooda adag ama isku duubnaantooda ( the hard structure of unity), Waxaa sidaas samayn jiray gaaladdii Qureysheed markii ay la dagaalamayeen ciidankii Islamka, waxaanu Allah soo dejiyey Suuratul Cimraan ( dadka muslimiintow xadhiga Allah qabsada). Sidaas darteed, innagu Canfar maynaan dulmin, laakiin Canfartu iyadaa dulmisay qoomiyadda Somalida. Liyuugu wuxuu ku taagan yahay xaq ( keep up the good work the Liyu).
@cadderashiid
@cadderashiid 5 ай бұрын
Saax bro waxan ku leyahay waxa tahay niin maskax nadiif leeh❤
@updirahmanhussein1533
@updirahmanhussein1533 5 ай бұрын
Xassan yare legendry❤❤
@UwaxCadla
@UwaxCadla 4 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@HvDf-xz2ct
@HvDf-xz2ct 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 141 М.
DHAANTO CUSUB MUXIYADIN SHAHID IYO IDIL AYRUUSH
4:56
Jigjiga TV
Рет қаралды 737 М.
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 15 МЛН
IDIL AYRUUSH & XASAN YARE ~ DHAANTO CUSUB  ~ IGU HAY LAABTA ~ 2024 VIDEO
6:48
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 2,9 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 22 МЛН
DHAANTA CUSUB ~ KAFEEYA SARHAYE ~ QORAXAY KADAYDAYA ~ 2024 OFFICIAL VIDEO
4:22
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 2,4 МЛН
XASAN YARE IYO IDIL AYRUUSH WAAD CIBADAYSTEEN OFFICIAL VIDEO 2024
3:18
Shakiib Production
Рет қаралды 45 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 21 МЛН
DHAANTO CUSUB ~ MOHAMED KAADHEERI & UBAX DARAJO ~ 2024 OFFICIAL VIDEO
6:25
AXMED EESH CALAA
Рет қаралды 344 М.
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН