Ali Najiib ♦Inanyahay gob baad tahay♦Lyrics

  Рет қаралды 632,003

Muxsin Hussein

Muxsin Hussein

Күн бұрын

Al fanan Ali najiib heestii ''Inan yahay''

Пікірлер: 183
@raxmahaybe4490
@raxmahaybe4490 2 жыл бұрын
Heestan wiil aan si dhab ah u jeclahay ayaa maalin isooo direy mar walbon maqlana isaga ayan soo xasuustaaa ilhay waxan ka baryayaa inuu calaf kheir qaba iskugu kaya daro 🥺♥️
@abdirahmanhassan5435
@abdirahmanhassan5435 11 ай бұрын
Aamiin wll 🙏🏼🙏🏼waan kugu ducaynay anaguna
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
2023 qoFkii dhagesanaya like dhac kusii walal 😂👇 old is gold ✨️ 👌
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Mopilka ayaan saaran jiray so dhicista. Xasuus wlh 2012 2013 Haderna 2019 Aya sii dhamaanaya 28 decembr 2019 😭
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 4 ай бұрын
Inanyahay gob bad tahay Gob gobi dhashaa tahay Gacal io xul baad tahay aad io aad ❤
@faadumoaxmed1193
@faadumoaxmed1193 2 жыл бұрын
12 years ago KZbin ma jirayna😃 2022 hebna ka dhiman waar bal wixii iga dambeeyoow suulka ku muda
@cawaaleeysuuban6276
@cawaaleeysuuban6276 11 жыл бұрын
maasha allaah rabii baa gob naga dhigay ileen islaam baan nahay hadana soomaali oo fir fircoon baa alle naga dhaliyay inta yar ee tafaraaruqa ahna allaan su,aalanay in uu naga dhamaystiro qof qof ka fiicana ma jiro aadamiga dhan waa karamaamaysan yahay sida qur,aanka ku cad islaamkuna karaamada iimaanka ayuu sii dheer yahay
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Hestaan yaranteydii baan jclaaa ❤️ xasuuus 2009 yaa dhageysanaya 2019 waa 10 years ago 😱👍🏻
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 4 ай бұрын
This song greetings from xabsi jacayl 💔✌️.
@kornelMohamed88
@kornelMohamed88 4 ай бұрын
Xasan ugaas jacayl ku Dhacaya ma jirre, Umada ha waalin samaalow 😂
@abdiahmed6217
@abdiahmed6217 4 жыл бұрын
This song reminds me of my ex listening to it in 2020❤️❤️😍
@Ibrahim-gm2bo
@Ibrahim-gm2bo 2 жыл бұрын
awww abdiii
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Heestaan qof baan ku xasuusto wiil aan is jeclayn aa iiqaadi jiray marki ninka la igu daray ma hilmaamo wlhi alla mxn ku darsaday wlhi amaantaada oo kale gadaasha rag ima amaan in 😭😭😭😭😭😭
@suaadabdule3498
@suaadabdule3498 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar 😭😭😭😭
@khaatumostate8816
@khaatumostate8816 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar kkkkkkkk madumarka amaanta jecel baa tahay
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Khaatumo State amaan wan uqalmaa inti dumar lagu xulanaaye wan leeyahay Ani isma dhihin yaah waa la idhahay oo amaan laiima yariisto mid aan lasuuxo walibo see cml Wah qurux iyo qiimo soomali aan u ahay gabar diinteeda iyo dhaqankeeda heysataa ahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😆😆😆😆
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
suaad monroe ha oynin abaayo aduunka wax kaste waa dhacaan nolasha samir ayee ubaahanthy Waxkaste na qadarta rabbe ayaa ka weyn rabbe waxuu iiqoray wan ku qanacsanahy alxmdullh
@abdiazizabdullahi9946
@abdiazizabdullahi9946 7 жыл бұрын
hhh
@faizaabdirahman9137
@faizaabdirahman9137 9 жыл бұрын
masha alh codkaa waa herkii uwanagsanaay ee uu uqado fanan majiro fankaaa wacan amaaa kaawanagsan Ali Najiib waxan ahay dhagestee kukuxiraan hesahadaa iyo codada baaa wan kaheeelaaaa thnks
@inadiiriye1483
@inadiiriye1483 8 жыл бұрын
yeah he was great but this moment you have to follow xidigaha geeska special bk
@ZICIDFILMS
@ZICIDFILMS 4 жыл бұрын
Inanyahay gob baad tahay gobi gob dhashaa tahaya Gacal iyo xul baad tahay Haween golo istaago Haybad gaar ahaaneed guula heen ku siiyo loo gaar fadhiistoo gudi ay ku kulanto gollo laysku siyo la gudoontay baad tahay Gaari dhaban leh baa tahay xillo geesi baa tahay tii aroos lagu gamgamyo gamaankii fardood iyo geel istaahil baa tahay Gacala hoooyadaa baa sumad gaara bixisoo mid isgaarsan baa tahay Gacala hoooyadaa baa sumad gaara bixisoo mid isgaarsan baa tahay Guurkoo hagaagiyo ducaan kugu galbinaya guuleeyso waligaa ku nagoow guri wacan Guurkoo hagaagiyo ducaan kugu galbinaya guuleeyso waligaa ku nagoow guri wacan
@ifraaxali7340
@ifraaxali7340 11 ай бұрын
Woow anigo fahmeyn ba qoraalkan ka aqrinaye❤❤❤
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
Ninan tahay goba tahay gab gobi dhasha tahay gacal iyo xulba tahay Amaani waa dumar mansha allaah
@kabacade3176
@kabacade3176 3 жыл бұрын
2021 waxy iga shidanthy paris🌿👌
@heytammohamedsaid5862
@heytammohamedsaid5862 3 жыл бұрын
Ana 2021 waxey iiga shidan tahey Dhulkii hooyo Ogadenia Nogob
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 9 ай бұрын
Maanta oo ay jimce tahay waxaanu is baraneyy whtsappka inan inantii waanu is yara dhex galneyy ka dip xidhiidh ayaa na dhex mareyy alxm waan ku faraxsanahayy xidhiidhkeeda i.a waxaan rajeynayaa inaanu nolol ta ufiican wadaagno i.a noloshaydii nasra axmed ibraahim "guulaysoo waligaa xppi" 👸💗🤴 🥺 2023/12/15 xilli duhura ❤
@Somali830
@Somali830 5 ай бұрын
War isi libaax xalkay hawli idin maraysa mays fahanten?😂❤️
@Eng_Hiraabe
@Eng_Hiraabe Ай бұрын
​@@Somali830😅 xan raadis
@bintuessa9132
@bintuessa9132 8 жыл бұрын
inan yahey gob baad tahay gob bobi dhashaa tahay www hees macaan ali najib👌👍👍
@zhaviciupdi5067
@zhaviciupdi5067 7 ай бұрын
Ali najiib fav singer. Heesihiisu waa wada xul ❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
inanyahey gob baad tahey... Gob gobi dhashaa tahey. Gacal iyo xul baad tahaye 😘
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 3 жыл бұрын
alla jecliyaa heestan Wlhi wan uxiise
@hassanolol1292
@hassanolol1292 3 жыл бұрын
Waan ku salaamay ugaaz 👑🇸🇴💞
@degganabdilahi4788
@degganabdilahi4788 Жыл бұрын
10 sano kadib baan dib u dhageysanaya heestaa ❤️ Dhamaadka 2022
@maymunadaimond9906
@maymunadaimond9906 6 жыл бұрын
Nice song my fanan an taageero Ali najib cod macan ayaa ledahay Masha Allah
@nashadhajji915
@nashadhajji915 11 ай бұрын
Guurkoo hagiyoso ducan kugu galbinayaa😢
@abdikadirnoor3652
@abdikadirnoor3652 4 жыл бұрын
Heeskan wxn dhageysan jiray waa an jeclaaday gabadha hada xaskayga ah xasuus gooni ah aye ileedahay
@5soomaaliwaadadkaygi635
@5soomaaliwaadadkaygi635 4 жыл бұрын
Allaha kuu dhowro sxb
@halhaystv
@halhaystv Жыл бұрын
2022 watching 😂
@jamawuzoo6142
@jamawuzoo6142 8 жыл бұрын
Guurko ku hagagiyo ducaan kugu galbinayaa aamiin
@razadahir2787
@razadahir2787 5 жыл бұрын
17/8/2019😘😘 kama daalo💯 yaranteydii ilaa hada dhagesanoyaa
@shunajla
@shunajla 7 жыл бұрын
my favourite song..my lover Bae dedicated for me..heart you my love
@mahmedfarah6422
@mahmedfarah6422 4 жыл бұрын
Anigooo aaaad u da yar ayaaan sooo dhegeeestey kabacdi heeskaaaan waaaan wayeba mudo ayaaan dey deyo waaan helay
@Xuska-bukgaari-xuska
@Xuska-bukgaari-xuska Жыл бұрын
Axamd najib puntlnder boy codkisa wxan ku xsuusta hesihisa wilan jecla isna ijecla hbenbu imcslmeynyey isgo usocda galkcnyo muqlkisi qurxda badna iyo lbiskisi milwo
@noorfaroole3421
@noorfaroole3421 7 жыл бұрын
My love aaan hada heynin ayaan heestan ku xasuustaa runtii Ifrax abdulqadir allaha ku amaansado abayo
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 7 жыл бұрын
Noor Shibli ooooh u r so sweet abowe I never seen wiil saan u adaab fiican ifraax ameen allaha ku amaansado darling 🤗🤗🤗
@noorfaroole3421
@noorfaroole3421 7 жыл бұрын
Lily kheyre mahadsanid abyo
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 6 жыл бұрын
Inayahay gob batahay Gob Gobi dhashatahay gacal iyo xul batahay 💔
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 2 жыл бұрын
Inanyhay gobbathy gobigobi dhashy bathy my life ikraan aadban kujeclahy hada ilamidthy dadka 2022 like haila agmarin🥰❤️
@ropleapdiofficial6756
@ropleapdiofficial6756 Жыл бұрын
Yaa ila dhagaysanaya 2022 Nov 14 malin isniin ah
@kuuscowl
@kuuscowl Жыл бұрын
Ayaney❤
@mulkidahir3837
@mulkidahir3837 Ай бұрын
Halkuu ku danbeeyaa fanankan 2008 io 2009 ayuu aad u shidnaa
@mustafmaara
@mustafmaara 9 жыл бұрын
inaba caadi maaahan nice song aniga cali najiib ayaaan u codeeyay inuu uga leeyahay
@milly24681
@milly24681 11 жыл бұрын
such a beautiful song runti ppl why u gonna bring qabil and qabyaalad init, subhanallah can I not enjoy one somali song wifout qabyaalad
@zakimagan5791
@zakimagan5791 3 жыл бұрын
Enjoy it abaayo macaan
@duraanalidhonkir520
@duraanalidhonkir520 3 ай бұрын
Inayahay gob baaa tahay Gob gobi dhashaa tahay Gacal iyo xulbaa tahay Haween Gola istago Heybad gaar ahaneed Guulaheenu siiyoo Loo geed fariistoo Gudi eey ku kulantoo Gola la'sku siiyoo Lagu doontay baad tahay Gaari dhaban leh baa tahay Xilo geesi baad tahay Tii aroos lagu gamgaamiyo Gamaankii fardood iyo Geel istahil baa tahayee Gacalo hooyada baa Sumad gaara bixisoo Mid is gaarsan baa tahay Guurkoo hagaagiyoo Duco aan kugu galbinayaa Guulayso waligaa Ku nagoow guri ladan
@mohamedsomali3144
@mohamedsomali3144 5 жыл бұрын
Heesta arooskeyga laga ciyaari doono insha alaaah
@MrCabdi20
@MrCabdi20 13 жыл бұрын
inanyahey gob batahay gabgobi dhashaa tahay gacal iyo xulbatahay haween gola istagoo hetbaad gaar ahaneed guulaheenu siyoo loo geed fariistoo gudi ey ka kulantoo gola la isku siiyoo lagu doontay baad tahay gaari dhaban leh baad tahay xilo geesi baad tahay tii aroos lagu gamgaamiiyo gamaankii fardood iyo geel istahil baad tahayee gacalo hoyadaa baa sumad gaara bixisoo mid isgaarsan baad tahay. waad kabaxsatay innaba cadi matihid
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
After 11 years ago ma nooshay wall
@mahmedfarah6422
@mahmedfarah6422 4 жыл бұрын
Bbbbnnn mshaaaa alaaaah fanaaaan cod iyo hanaaan leh iyo muustig lagu fara yareesty
@muna889
@muna889 13 жыл бұрын
ali najiib hesahisa waan jeclahay cod kudhamaday masha allah
@HassanmohaAdow
@HassanmohaAdow 7 күн бұрын
Tolow manoshahy 😢
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 3 жыл бұрын
Hees iga dheh runtii
@Amina355
@Amina355 14 жыл бұрын
very nice song i love it
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
Ka waran hadda Ku xasusiyo 11 years ago hambalyo hadda nooshahay
@hilaalhaajihusein3055
@hilaalhaajihusein3055 7 ай бұрын
My favorite this song ❤
@ayub76ful
@ayub76ful 14 жыл бұрын
ma udhimaneey saa ALi najiin if you are u are in verey verey good positon keep posting you love he wil understand y OK
@zeitunosmaan1228
@zeitunosmaan1228 3 жыл бұрын
Yoow my bro am greating you after 11years manooshahay sxb
@ayub76ful
@ayub76ful 3 жыл бұрын
@@zeitunosmaan1228 alive and kicking alhamdulilah, how have u been?
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Ma nooshahy 12 sano kedib
@saedqozta5386
@saedqozta5386 9 ай бұрын
heestan markay soo baxaysay ban dhagaysan jiray 2010 aad u jecla ali najib hesihisa
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 3 жыл бұрын
Ar lafihii hore yaa kanool
@siidomarwaasuge6677
@siidomarwaasuge6677 5 жыл бұрын
Guurku haaagiyo ducaan kugu galbinayaa Guleyso wiligaaa 🤩😍🤩😍
@Badgirrll
@Badgirrll 3 жыл бұрын
I love this song so much 😘
@abdirahmanisack9425
@abdirahmanisack9425 9 ай бұрын
Weli wan dhageysanayaa 22 November 2023 00:38 Nabad Caafimad ban idin Rajeynaa dhamaantiin💗❤️
@alihaji6601
@alihaji6601 8 жыл бұрын
Ali Najib sxb waad keentay heesta
@iloveumaamii162
@iloveumaamii162 7 жыл бұрын
gob gobii dhashy aya ahy
@queenhaboon9176
@queenhaboon9176 11 ай бұрын
Xasuus hore iyo Galkacyo Heestan Aad ba ujecla Aniga mobile ma haysan gabadh ilmo abti nahay keeda ka qaadan jiry jidka ku dhagysan jiry wxy ahyd 2012 11 sano ayana jiry faduma jamal walshey mcney wn ku xiisay❤
@dhaadeey1
@dhaadeey1 14 жыл бұрын
inan yahay gob baa tahay wax laguur sadaa tahay qatar waaye hestan
@abdifitahmire9799
@abdifitahmire9799 4 жыл бұрын
Xasuuso xilli hore
@kafiyanoak2482
@kafiyanoak2482 3 жыл бұрын
Cawa ayan dawanaya amira gob batahay gobigobi dhashatahay
@ilovemaboyfreind9148
@ilovemaboyfreind9148 7 жыл бұрын
heesti aroskaygi caadi maha
@xalimaxulka3053
@xalimaxulka3053 7 жыл бұрын
muha cabdi waaw
@zahraabdi4498
@zahraabdi4498 6 жыл бұрын
I love ma boy freind jhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhghhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@ismailelabe2700
@ismailelabe2700 Жыл бұрын
I like tis song🙏🙏
@abdirahmanapaga1252
@abdirahmanapaga1252 Жыл бұрын
Ali Najiib Fanan iyo Badh Ciyaal 2020 Garan mahayaan
@ubaxwarsame
@ubaxwarsame 13 жыл бұрын
wadaar iyowaaxid kee waalaan nin raaga afaar ayaa u baanaan naagtii raaliyo noqon weeyso tartiib ayaa lafuuri ee naagayahoow yaan lagu fuurin ee ninkaada ilaalso naagna kama celiin kartiid laakiin isaaga tartiib dhagta wax ugu sheega ee halis iyo maseeyra iloowa [qadra]
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
I love this song
@Alicato2010
@Alicato2010 13 жыл бұрын
I'm in soo in love this song
@suu5222
@suu5222 Жыл бұрын
2023 bn dhageysan heestan ad bn ujeclhy ❤🙏
@amiinahmed5649
@amiinahmed5649 6 жыл бұрын
Heesaha an dhagaysto Waa kuwa igu qalisan en dhagaysto
@RahmaRAJ
@RahmaRAJ 13 жыл бұрын
ANIGA HEESTAN BAA LIGU GALBINAYA! KKKKKK ANYWAYS NICE SONG :)
@OmarAhmed-lk9ed
@OmarAhmed-lk9ed 3 жыл бұрын
Malagu galbiyey?😂😂
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Ma nooshahy 11 sano kedib
@RAJ-so9pk
@RAJ-so9pk Жыл бұрын
Kkkk haa bil kahor baa ligalibiyay alx 🤣🤣 13 baan aha markaan waxaas qorayay 🤭
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
@@RAJ-so9pk wooooooow hada intee sano ayaad jirtaa
@RAJ-so9pk
@RAJ-so9pk Жыл бұрын
@@Dayr12 24
@danguud4046
@danguud4046 Жыл бұрын
Since 2008 to 2022 Ayaan dhageysanayaa
@ahmedh.7134
@ahmedh.7134 11 жыл бұрын
this is soul
@farhaanahmed5637
@farhaanahmed5637 11 ай бұрын
2023 yaa dhegysanaya❤
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Heeskan wxa maqlay 2011 Marka oo an baladweyne joogay Bal kwrn hadey maanta so bixi lahed wlhi tiktok wa qabsan lahed
@abdinasiradan1687
@abdinasiradan1687 Жыл бұрын
Aad an kuu jeclahy waanan kuu welweleyaa
@abdinasiradan1687
@abdinasiradan1687 Жыл бұрын
Hhhh
@rahmoruun8050
@rahmoruun8050 8 жыл бұрын
inan yahay gobatahay thank you
@abdifitahhego
@abdifitahhego Жыл бұрын
2012 soodhicista telka iisaaraan jirtay nokia C1
@Khadra8
@Khadra8 14 жыл бұрын
ÅÅÅÅÅÅ!!!! jag dör:)
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
Walal 13 years kadib baan dib u soo booqday Heestan waxaan filayaa inad Nabad Qabtid
@niissa20
@niissa20 13 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw hmhmhmhm ya alaaaaaaaaaaaaaaaam
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Ma nooshahy 11 sano kedib
@cabdiqanidiinaarproducatio5285
@cabdiqanidiinaarproducatio5285 3 жыл бұрын
Sannadka 2021 yaa ilaa dhagaysanaya
@yusraaa
@yusraaa 13 жыл бұрын
@20Qoslaaye hey i like this song thanks for uploading but whats the name of the song at the end, after this ends. can someone tell me please.
@maryamamohaa2348
@maryamamohaa2348 6 жыл бұрын
Heestan wa hees xasuus igu mudan waxan dhageysan jirey anigo yar marks so baxay 15 jir cml ah wax kle xasuus iguma lahan e aniga aya jeclan jirey 2018 yaa dhageysanyo tallow
@abdiazizhassan2681
@abdiazizhassan2681 5 жыл бұрын
Maryama Mohaa aniga dhagesto so dhawaw
@maxednugali9681
@maxednugali9681 4 жыл бұрын
Aad iyo aad hees qaliya
@jawahirfarah1902
@jawahirfarah1902 8 жыл бұрын
maansha Allah muslimas
@20Qoslaaye
@20Qoslaaye 14 жыл бұрын
@FADUMO954367 xaasid sanidaa abayo maxaa gabdha sidaa oo dhan uga cabsiineysaa. xitaa hadii eey dhacdo sida eey sheegtay cid hadal kuleh malaha waayo cid eey xoogtay majirto.
@najipyussf8116
@najipyussf8116 3 жыл бұрын
Cool hit
@xusniayaanninhelaanasiible5482
@xusniayaanninhelaanasiible5482 7 жыл бұрын
waah waaah
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын
Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga akhrisanayo.🥺💔
@awilvienna3282
@awilvienna3282 8 жыл бұрын
This song meant alot to me
@awilvienna3282
@awilvienna3282 7 жыл бұрын
Mohamed Ina Nur Hashi discusting? No comment bro and thanks man in the suit
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 7 жыл бұрын
Hhhh what he said 😂😂😂 dhulka wlhyy leave the boi alone waryaa 😂😂😂
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Heestan waxaan bartay 2008 dii waxaa laga qaadayay arooskii walaashay, waxaana qaadayay fanaan reer Burco ahaa oo ku jiray walaalihii togdheer magaciisana la odhan jiray Shiine. Boqortooyo
@ismailmussewarsame4649
@ismailmussewarsame4649 7 жыл бұрын
ana adaan kugu xasuusta
@yimyam06
@yimyam06 11 жыл бұрын
gabdhii somaliyeed ee waakii hore ayaa ahaa gob. kuwa jooka samaankan way ka dhamaaday wali ba qurba jooka kibir iyo dhilooyin baay uu bateen, allah ha soo hadeeyo
@kkkkk695
@kkkkk695 7 жыл бұрын
Abdi Hassn dumarka sey raga noqdaan beykadaba noqdaan
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 7 жыл бұрын
Nooo abowe not all of us don't say that we r still gob 😓😓😓 I know waxaa aragtay lkn mawada nihin saas anagoo qurbo joog ah
@nusaybaable
@nusaybaable 6 жыл бұрын
+Lily kheyre hahahha ur eager to reply everyone's Comment, how u feel when I replied to ur comment hahahha.
@naimabarre7307
@naimabarre7307 6 жыл бұрын
Abdi Hassn walaashaa wayaa dhigo ah wasaqyahow
@naimabarre7307
@naimabarre7307 6 жыл бұрын
Walasha aya dhilo ah
@hibojemis8038
@hibojemis8038 6 жыл бұрын
Heestaan markaanmaqlo meelmaa idilaacdo runtii wiil an isjecleen ayaaiiqaadijiray
@TheHassan61517
@TheHassan61517 11 жыл бұрын
Nice song
@jaamacasc4234
@jaamacasc4234 8 жыл бұрын
woof woof
@duuudeeey
@duuudeeey 15 жыл бұрын
cajiib
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 7 жыл бұрын
Mueezy after saven years later r u still alive hhhh if it's yes what did u feel when I replied to your comment 😂😂😂😂
@ilwaadquruxilwad3326
@ilwaadquruxilwad3326 6 жыл бұрын
Mueezy wall adigaba xusin mudan ,8year baa cmtigaga ka so waregatay cimri dheer Allah haku siiyo
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Heesta waxaa original keeda leh sidaan filayo cabdi qaboojiye, waxyaabaha qosol ka leh ee aan xasuusto waxaa ka mid maraka uu fanaanku leeyahay "Mid us gaadhsan baad tahay" waxaab moodi jiray "NIGIS GASHAN BAAD TAHAY"😂. BOQORTOOYO
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Gawarow fanan ladhaha leh hesaha Cali najiib odhan
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
@@cabdiraxman6731 mhdsnd walaal
@ayaahosman694
@ayaahosman694 4 жыл бұрын
2019
@abdirahmaankoronto2597
@abdirahmaankoronto2597 6 жыл бұрын
2018 🤘👌
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 5 жыл бұрын
Heeta qaboojiye uun baa kusoo baxaya.
@khadijoomar6427
@khadijoomar6427 7 жыл бұрын
👌👌👌👌❤❤❤
@ilwaadquruxilwad3326
@ilwaadquruxilwad3326 6 жыл бұрын
fananka keliya Aan hesihisa dhegeyso nolow
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 7 жыл бұрын
xasuus majirta miyaa
@YAASMINAbdullah
@YAASMINAbdullah 8 ай бұрын
😅😅
@zahraabdi4498
@zahraabdi4498 6 жыл бұрын
Thank s
Cali Najiib | Heestii Cawo iyo Nasiib | lyrics 2019
4:26
Macruuf Boqortoyo
Рет қаралды 262 М.
Somali Lyrics - Song - Jaalaleey - By Cabdi Diini
6:06
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 1,3 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 21 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 13 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
Somaali Lyrics Music Cali Najiib Adan Dadka Ku Jeclahay
7:03
zalma cadey
Рет қаралды 203 М.
Heesti Barni  Codki Ahmed Biif  Lyrics  REDCAP OFFICIAL YouTube
4:56
REDCAP OFFICIAL
Рет қаралды 2,5 МЛН
Kastam iyo Aamina kuluc ''Sida dhayman iyo luu'' Lyrics
7:31
Muxsin Hussein
Рет қаралды 49 М.
Aamin
5:47
Ali Najiib - Topic
Рет қаралды 1,2 М.
Ali Najiib ( Galayr) 2012
5:04
beerxaani
Рет қаралды 349 М.
Najiib Alfa (Idilkood Haween) OFFICIAL VIDEO l HD l 2014 GOBFILMS
4:58
NUUR DAALACAY HEESTII BURCO 2013
5:07
Xadhigle hadhigle
Рет қаралды 1,9 МЛН
Indha Deeraleey
9:15
Khadar Keyow - Topic
Рет қаралды 415 М.
CALI NAJEEB - FADUMA - Cali Najiib - HEES QORAN - SOMALI LYRICS SONG
6:19
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 211 М.
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Mattaanaha
Рет қаралды 6 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 21 МЛН