@@naag-weyn thanks habo mcn habaryonis ceynashe ba idhalaey ❤️❤️😍
@samraaqueen15884 жыл бұрын
I love rer burco from puntlnd🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️
@deeqadeeqa105 жыл бұрын
Burco jacayl heerka laga gaadhay ilaa 2019 la dawanaya😍my home burco bila😍😍
@abdihakimhassan59077 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayay 2013 ilaa 2024 hadaad iga danbayso ama aad Reer burco Tahay waan ku salaamay!.🤘🏽
@hanaaali31204 жыл бұрын
burco waxeey kutalaa xididada tin iyo cirib tabinayaa dhige💋💋💋🌹🌹🌹 burco bidhaan qurux togdheer baa toshku🔦 iga muqdaa😍😍 from muqdisho🇸🇴
@imaammaxamed78454 жыл бұрын
Burco wan idin jeclahay noolaadaa inta ee nolol jirto Somaliland guul iyo gubo nimo somaliya ayaan idinka soo salaamaadaa
@marwaanqurbaawe3719 Жыл бұрын
Thnkz my ProtherkaY ❤Sido kle
@farhaandaacadofficial22284 жыл бұрын
Gobolkaygi Togdheer halkay xuduntydu taalay Isma lahayn Burco mooyee meel kalaa jirta waxaan muddo 7 bilood ah ku maqanhay Dalka debadiisa 16ka bishan baan isleeyahy Tag Magaladii riyada Iyo Meesha keliya ee aan ku farxo Ninba waxa uu ku taamaa Halka lagu taftaafee Hoodiisu taalee burco waxay ku taalaa xididada tin iyo Tabinaaya dhiigee❤❤
@owlaadjacayl42906 жыл бұрын
I love Reer Burco umadaha waqooyi daga waa ka jeclahay xaqiiq dadka reer togdheer.❤ #From_mudug❤🌹
@Zinho09-096 жыл бұрын
owlaad jacayl 😘❤️
@mohamedmire86465 жыл бұрын
Burco and Galkacyo waa laba goobood oo isku dabeecada layskuna xanto.
@abdirahimmahdi34014 жыл бұрын
@@mohamedmire8646 Haa waa didaa, labadaba waa gobolada ragga. Habar gidir, Habar Yoonis iyo Habar jeclo.
@asiyaahmed51824 жыл бұрын
We Love you wallo from burco😍💚
@hoodoayaanle54474 жыл бұрын
We love you walaal❤️❤️❤️❤️
@quruxdumarwaaxishod79495 жыл бұрын
Ma ihi reer burca ama somaliland hadana hees taas wan jaclahay waayo waayo caruur teyda ayaa ah weli reer burca insha Allah wan tagi donaa hado alle idmo
@kowsarowkonbe23063 жыл бұрын
Reer burco in ay Gob yihiin Waxaa garan kara qof Safar La,soo maray Wakhtigii aan safarka libia ku jidhnay Waaaa Dad Qalbi fcn oo reer magaaL ah From gorowe 😘❤️
@ibrahimabdi63994 жыл бұрын
Reer burco waa bilaa ficil waar 1 million ha dhaafto liketa iyo love kuba nacalaa shaydaan ku yaale
@zuzanabdi83742 жыл бұрын
❤👑Reer burco aadba u jeclahay wlhi ilahay calaf ha igu daro from Gedo🥰
@ayaanleaxmed14352 жыл бұрын
Suzan aad iyo aadban ku soo dhaweynayda wllo
@awilmax10285 ай бұрын
Ma heshay inader qaali mise wan Isoo kala bixiyaaaa 😅😂
@rammlasalah7363 ай бұрын
Heestn waxaan dhagaysanaya 2024 reer burcana ma ihi reer Lascanod bn ahay hadana heestani waa hees mcn😂
@mohamedshshaafii60223 ай бұрын
😂 wax baa balaha kaa yacay
@rammlasalah7362 ай бұрын
@@mohamedshshaafii6022 adigay kaa yaacen😂
@LaakoTv6 жыл бұрын
wiil reer sanaagaan ahay waliba reer badhameed ah hablaha burco wlhi wn jclhy mustaqbalkana wn guursan
@somalilandguul85656 жыл бұрын
Samka Yare insha Allah. Aniga ah reer badhan. Hooyadane waa reer burco.
@G_Garad4 жыл бұрын
Anigoo reer burco ahayn ayaa heestan jecel marwalbana dhagaysta🥁❤ Wllee Maalin burco cagwan waan soo dhegaa haddaan natfa waayin💯
@ShiineXashi-f8d12 күн бұрын
2025 yaa iga DambeeYo😢❤
@adnanmoha16229 жыл бұрын
wow Somaliland guul Somaliland VIVA Burco Form jigjiga we Somaliland
@goodheesgoodhees71068 жыл бұрын
we are only one Somalia Viva all Somalia
@hindaadan34427 жыл бұрын
good hees good hees ... absolutely agree we all brother and sisters ilahay dhaman wadan kena ha inoo hagajiyo
@hamdamaxamed59635 жыл бұрын
@@goodheesgoodhees7106 😤😤
@qamarqamar96385 жыл бұрын
yaa yiri jigjiga Somaliland eH 😁
@quruxdumarwaaxishod79497 жыл бұрын
Viva burco waxaa kaso jeedo geesiyada aan dhahay iima kala baxsana somali iyo Somalilandlan love you
@biletaakuleeye64936 жыл бұрын
Meeye hablihii reer burco Somaliland like Saar hadaad tahay
@zuaadzhiino88644 жыл бұрын
waan kana
@safiyayusuf17983 жыл бұрын
From xamar reer burco saxiibadeey aan adka ujeclahay allow iikindaay
@hiiraanboy44659 жыл бұрын
Woooooof abwaan keni weynaa ee hadrawi allow kudaa halkedi ayuu nuur dalacay dhigay abaha fanka iyo suuganta hadrawi ma ilawi dono hadeynu nahay reer B/weayn
@maxamedxidig18259 ай бұрын
hadraawi alle hawnaxariisto aamiin wlalky
@najmaupdalla96113 жыл бұрын
Heestan mrkn dhgyzo wiil reer Burco iska jeclaada mana aqaano qof reer burco ah😂😂🤗♥️ Much love 🤎
@ayaanleaxmed14352 жыл бұрын
Najma soo dhawowo wllo aad iyo aad ban ku so daweynaynaye
@faadumoabdi55142 жыл бұрын
Hhhh
@awilmax10285 ай бұрын
Najmaay ma heshay inan reer burco ah weli mise wan soo ciyaaraaa😂
@karamoige52683 ай бұрын
Who is lestining 07/10/2024.! Burco waxay kutaalaa Xidida tin iyo cidhib Tebinaaya dhiige Only Gabadh G36❤😂
@bazherahmedjama936 Жыл бұрын
Burco waan jecelahay from Daroor ilove you reer burco
wow I love this song urkiso tabayo wow tusbax luqunta galiso dumar tan ka sarsaday waa gabar maxmud qatar iga dheh I wish u long life cawe anigab togdheer ba tuska iga muquda ninba waxuu
@scwscw30477 жыл бұрын
halkan like saar hadaad reer burco tahay ..♡♡ ilove I burco
@dilenjahprogaming22416 жыл бұрын
Abdirahman peacock ILAAHOW BUR CO BARAKEE
@asacadaani78146 жыл бұрын
burco😍
@fariixaali70836 жыл бұрын
Reer hargeisa lkn burco jecelahy
@mojeeztoh43645 жыл бұрын
Abdirahman peacock waryaahe😂😂
@xabzajama96234 жыл бұрын
Burco oo kaliya dalbatay lkn somalilander kasta like ta uu leeyay. Burco waa dulka kaliya ee ku dhisantay somaliland. From hargaysa
@HajjiWarsamah2412 жыл бұрын
waa hees macaan,,, We love Burco, Duur Daalacay Salaamz bro from London
@najiipkaape Жыл бұрын
● Dumar taan ka sahansadayy ● waa gabadh togdheeroo...... the fann ❤
Waan iskajecelahay dadka reer burco insha Allah gabar reer burco kuhaminaa in aan aqal wadadhisno mustaqbalka from baladweyn ❤️❤️
@ranaalmayali45298 жыл бұрын
Waaw this is the best song ninba wuxuu kutaamaa ama gacanku taabtaa Halka lagu taftaafee burco waxay ku taalaa cididida tin iyo cirib tabaaya dhiigee masha alah ilove reer burco. I'm from garoowe
@abdi-yarenouniho93867 жыл бұрын
Rana Almayali sido kle wlshy
@SoftDreamanddeepsleeping11 ай бұрын
Heestan iyo burcaba waan jecleyy wllh😢❤❤❤ From hargeisa
I'm so slow for just find out about this amazing song. I might be 7 or 8 years but this is deifiently my favourite song. Much love walahay SL... HUGE LOVE from Cabdudwaaq
@AnasCabdiqani-nd4ue11 ай бұрын
Cw baan kaasoo salaamayaah hadaad nooshahay Hadaad dhimataynoh allaha kuu naxariisto
@ruqiyomaxamuudcismaan3383 Жыл бұрын
Burco halyeey dhala inolada ree burco we love ❤️ from galmudug ❤ Burco waxay ku taala Xididada tin io cirib Tabinayaa dhiige❤ Burco hoygiii abwaankii soomaaliyed mahamed ibraahim hadraawi rabbi khabriga ha uwasaciye io halyeeyo badan la so koobi karin 🫶🥰
Still November 8.2020 I Am Listening Wa kale Umaan Soo Booqan Heestan Cajiibka Waxaan Isku Ilawsiinayaa Anshax Xumadii Ay Ku Kaceen Ciyaartoydii Matalayay Xulka Gobolka Togdheer. Walaalo Qabyaaladu Waa Qadhmuun Walaahi Qayrkeena Way Inaga Reebay 😢😢😢😢😢
@suweytacali64684 жыл бұрын
Saa weeye dhib ma lehwlal qali❤ anu heer Burco wan iska Jeclahay
@saadoabdi736 жыл бұрын
habli buroc meeye tolow ya dhagay sanayaa 🌹🌹❤❤❤👏 14/5/20018
@zahraabdi44986 жыл бұрын
Saado Abdi goo
@asacadaani78146 жыл бұрын
✌❤
@nasradheemandhashisomalila35805 жыл бұрын
20 19
@xabzajama96234 жыл бұрын
2020. From hargaysa. Wan jeclay somaliland oo dhan gar ahaan burco ❤❤❤❤❤❤❤