Waalala aniga waxan bilaawaya school xisaabtaa kuma ficni waxa igu adaag decimal sida 0,5 0.09 sida loga shaaqo Na so gudubii illahey haka ajaar siiiyo
@Alibaashi6 жыл бұрын
Ok Deeqa, Igu haleey insha Allah. Mahadsanid inaad ila wadagtay daneeyntada xisaabta.
@barwaaqomaxamed4979 Жыл бұрын
amba walaaal decimal iyo isku qaybinta tirooyinka badan
@deeqomaxamedaxmed61466 жыл бұрын
Xisabtaan garaniwaaye hada 3_12/3+6.2
@maankayare8863 жыл бұрын
2:36 36*7 = 252 waaye ustaad mahadsanid
@Alibaashi3 жыл бұрын
Ha wa runtaa.. wa qalad yar.. lakin maba loo isticmalin jawaabta. Mahadsanid.
@SumayoCrisaq7 ай бұрын
4god keen Mahadsanid
@nuurhassan46903 жыл бұрын
35÷9380 hadii laysugu qaybiyo qaabka aad isticmaashay ah godka hore inasd u qaybdo laqaybshaha godka hore ma naqonayso sax tusaale ahaan haddaan sadexda u qaybiyo sagaalka waa sadex marka qalad ayaa gelaya xisaabta
@Alibaashi3 жыл бұрын
Mahadsanid walal su' aal fiican waye..akin 9 sedex ma u weynin kartid wa qalad. Waa in aad fiirisaa 35 tiro u qeybsami karta tusale 9 ma u qeeyvsamo 35. Godka ku xiga fiiri 93 wey u qeybsantaa 35.. sidaas ku wad. Mahadsanid
@apdiqanimaxamedsiciid44024 жыл бұрын
Hlkaad ka keenty 7 ilayn waxd Kala jaraysay 6-3
@Alibaashi4 жыл бұрын
Mahadsani. Waxa la kala jaray 3-6 waa in aan hal ka so deybsanaa tirada bidik ka xigta 3. Kadin waxay noqoneysaa 13-6 =7
@alfumedia2 жыл бұрын
@@Alibaashi thank you bro walaaloow nooca qalinka aad comp u isticmaalYsid magaciisa
@khadarhussein9144 жыл бұрын
asc macalin su aal 1122 waxaad ka jartay 802 xisaab afar jiifar ah sedex jiifar sidee looga jaraa
@xakiimamahamud63504 жыл бұрын
320 waaye abyo
@doolaalosman558726 күн бұрын
Mahadsanld.maxamad😊❤🎉
@fadumo69933 жыл бұрын
Mahadsanidin after 3 years
@aliesse3 жыл бұрын
Waad mudantahay maanta @fadumo 😊😂👍🙏🏽
@nimcomuximad76785 жыл бұрын
Asc macalin Ali Maxamed Osman Ali Bashe, dhawan ayan kuso biiray chanel kena khayr badan Allah hakusiiyo wll qali wagi hore ma anan xisayn jirin xisabta ama manan danyn jirin balse imika markan radiyay YouTuB aan ka fahmi karo xisabta kagan ayan hely toos ayan u imada hada hal hal ayanan u dawada si fiicana wad inogu sharaxda runtii oo aan aniga ahan fahmay wax badana wad iga cawisay runti mahadsanid kun iyo kow jeer macalin keep going.Walalahyga yar yar na wan kuguso xiraya si ay kaga fa'idaystan.
@Alibaashi5 жыл бұрын
Mahadsanid Mahadsanid sido kale kun jeer @Naciimo Muximad. Runtii wan ku farxay kommentigada in aad ka faaiidayna dhirigalin ahey ii tahay runtii. Mahadsanid 🙏🙏🙏👍☺👌. Allah haku dhowro..
7x6= 42 waaye xagee ka keenay 6 it really looks like incorrect
@muxudiinabuukaribraahim82814 жыл бұрын
Asc
@Alibaashi4 жыл бұрын
Wcs www. Walal @Muxudiin Abukar Ibrahim.
@Mustaqiim-w2x Жыл бұрын
Mafahmin
@clahicarab69752 жыл бұрын
Waxyar maaanan fahmin eefiiri qaanka aad ugashay
@hanadaxmed63643 жыл бұрын
Wali mafamin macalin
@Alibaashi3 жыл бұрын
Inteedan fahmin walal.
@deeqomaxamedaxmed61466 жыл бұрын
WhatsApp Ama Messenger ma isticimashaa wll
@Alibaashi6 жыл бұрын
alibashi11@hotmail.com. ka radaadi massenger ama Ali Osmanku radi.
@mahamedmahamud58535 жыл бұрын
Ok
@Hoodaale12 жыл бұрын
36×7= 252 Siday ku noqotay? Waxan aad sheegayso
@SalaadHussein6 ай бұрын
Waaba midan la yaabay
@rahmosalad87232 ай бұрын
😊❤❤
@feysalabdikarin9004 жыл бұрын
Waan u baahanahay
@hassanmohamudgacal89264 жыл бұрын
Away qeebti 4
@Alibaashi4 жыл бұрын
Mahadsanid Walal @Hassan Mohamud Gacal. Casharada waa sida ay isugu xigaa. uqeybinta saddexdas ayan ku ekeeynay.. Waa hordhaca hore. Chapter/Curub 5 aya ku xig. Sidi hore wax yar aya ka badalnay walal.
@deeqomaxamedaxmed61466 жыл бұрын
Wll adigoo mahadasanhy
@feysalabdikarin9004 жыл бұрын
Addition ka soo bilaw walal
@Alibaashi4 жыл бұрын
Walal @FEYsal Addition wan soo baranay, casharadii hore ku laabo. Mahadsanid
@yahyaamohamed53485 жыл бұрын
7 hadii lagu dhufto 36 waa 252 macalin sax ma ahoo
@Alibaashi5 жыл бұрын
Haa wa sax @Yahya Mohamed mahadsanid
@muxubomaxamuud36084 жыл бұрын
haa waa sax wllo 👍✋
@xakiimamahamud63504 жыл бұрын
@@Alibaashi macalin adi wuu ka khaldan yahay 256 ayaa soo saartay
@Alibaashi4 жыл бұрын
@@xakiimamahamud6350 haa wa runtaa wa qaldamay lakiin jawabta isku qeybinta isma badaleyso. Mahadsanid
@yariiskaofficial5055 жыл бұрын
sxp waat mahad san thy
@Alibaashi5 жыл бұрын
Mahadsanid @Yariiska official 🙏👍
@sacdiyoxirsi64692 жыл бұрын
Sacdiyo
@deeqomaxamedaxmed61466 жыл бұрын
Ka so shaaqeey
@Alibaashi6 жыл бұрын
Deeqa e-mailkeyga igu sodir suaalaha aad hayso, amasawir kasoqaad ee email igu sodir hada. Mahadsanid. aliosesse@gmail.com Inta igu sodir.
@aishamohamedabdullahiahmed181020 күн бұрын
7×6=42
@sahraali34744 жыл бұрын
36 6 1836 sidaasaa soobaxaysa
@deeqomaxamedaxmed61466 жыл бұрын
Asc wll aaad u mhdsanthy aad ayaan ugu bahanhy shukraan
@Alibaashi6 жыл бұрын
Insha Allah. Casharadan iyo kuwo kale oo badan ayan soo wadaa. Fadlan la soco Subscribe. Mahadsanid Deeqa Maxamed.
@deeqomaxamedaxmed61466 жыл бұрын
Swir noce ku saran Messenger
@Alibaashi6 жыл бұрын
Ali Osman Markad ku qorto waxa ku so muqanaya swir aan suit madow tie bluug ah.