Xisaab af Soomaali I Barro Cabiradda Xisab _ Somali I Casharka 1 aad

  Рет қаралды 15,968

Alibaashi

Alibaashi

Күн бұрын

Fadlaan Igala soo xirii Istagram
/ aliosesse
Kusoo biir WhatsUp Group:
chat.whatsapp....
Nagala soco Bogga facebook:
/ kabarro
Kusoo biir facebook groupkena:
/ kobcixirfada
Igala soco websitkeyga:
www.alios.kabarro.com

Пікірлер: 37
@Alibaashi
@Alibaashi 4 жыл бұрын
Fadlan, FADLAN.... LIKE.... SUBSCRIBE......SHARE.... ,....Dhamaan walalaha mahadsanidiin, Wixii Su´aalna commentiga kusoo qor.
@xamdamaxamoud4386
@xamdamaxamoud4386 3 жыл бұрын
MashaLlah xisbtaa ad ayan u nabcaa barigi hore balse waxay caqabd igu noqoty wakhtiga jamcadyda course kasta o xisab so gasho cajis ayan darma balsee cashardan wan kaa faidy thank you teacher
@Alibaashi
@Alibaashi 3 жыл бұрын
Masha Allah wan ku faraxsanahay in \ fahantay xasharada oo ka faiday. Mahadsanid, So dhawaw.
@maryamahassan5168
@maryamahassan5168 2 жыл бұрын
2 sano kahor ayaa la soo galiyey anigaa manta ka faideystay wad mahadsantay ustaad
@aliesse
@aliesse 2 жыл бұрын
Wad mudantahay 😊👌🏾🙏🏽
@zaydali4389
@zaydali4389 4 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay macalin noo soo badi
@Alibaashi
@Alibaashi 4 жыл бұрын
Insha Allah walal , @Zaki Ali. Fadan Iga caawi in aad sii share areyso. Mahadsanid
@somali-happyfamily5514
@somali-happyfamily5514 4 жыл бұрын
Mahadasanid walaal cashiradaan noso badi 👍
@Alibaashi
@Alibaashi 4 жыл бұрын
Insha Allah, Iga caawi fadlan in aad sii share areyso. Mahadsanid @Sahro Sheikh Hussein
@sangurmopuntlander9320
@sangurmopuntlander9320 4 жыл бұрын
Thank you sir.
@ustaadsiciid1181
@ustaadsiciid1181 2 жыл бұрын
Ustaad waad mahadsantahay casharadada waan kafaa iiday meesha uu centimeter ka jadwalka kaga jiro amuu khaldanyahay 1m waa 100cm
@aliesse
@aliesse 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal wad saxantahay. Meshan wan qalday. Jazak Allah. Meter waxa ku xiga Decimeter kadib Cm iyo mm
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 2 ай бұрын
Decimeter centimeter saas miyaa
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 2 ай бұрын
Decimeter centimeter saas miyaa
@huunohappy6312
@huunohappy6312 Жыл бұрын
3 years ago wllhi caawa ayaan ka faa,iiday thabks ustaaad
@Mohamedabdiibrahim-qp2ze
@Mohamedabdiibrahim-qp2ze 24 күн бұрын
Masha allah macalin❤
@maxamedjamaamac7676
@maxamedjamaamac7676 Жыл бұрын
Masha allah
@abdulkadirproduction3614
@abdulkadirproduction3614 Жыл бұрын
Mahadsanid macallin
@fadumoelmi3296
@fadumoelmi3296 3 жыл бұрын
Mahadsanid waalakye sifican i fahamaye
@Alibaashi
@Alibaashi 3 жыл бұрын
Masha Allah, wan ku faraxsanahay in aad ka faaiday oo aad fahantay.
@Ahmedheersare
@Ahmedheersare 4 жыл бұрын
aad umahad santahay ustaad
@Alibaashi
@Alibaashi 4 жыл бұрын
Bro @Ahmed Hersare 👍👍 sii sharegarey Mahadsanid
@foosiyaaaadam7048
@foosiyaaaadam7048 2 жыл бұрын
Macalin si fiican ayaan kaga fahmay runtii ilaahy haka abaalmariyo🤲
@aliesse
@aliesse 2 жыл бұрын
Wan ku faraxsanahay innaad fahantay casharan 😍.
@siyaadtimayare2153
@siyaadtimayare2153 4 жыл бұрын
Majiraa group whatssp ee aad kubixiso cashirada
@Alibaashi
@Alibaashi 4 жыл бұрын
Waxan lenahay Whatsapp group aad kuso biiri karto lakin casharro kuma bino. inta ayan so galiyaa wixii casharro walal.
@cabdibaasidxajiaweys8070
@cabdibaasidxajiaweys8070 3 жыл бұрын
شكرا أخي
@mayosman2762
@mayosman2762 4 жыл бұрын
Masha Allah top cashar 👍
@idmancisman6224
@idmancisman6224 8 ай бұрын
Xagen Kala so xarira xisabaha nocan ah ayan ku Dhibanahy qurbo ayan joga afkoda ayey igu sharxan Ma fahmo
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 3 жыл бұрын
Macalin allah ha ku barakeeyo
@farhiahassanahmed2962
@farhiahassanahmed2962 3 жыл бұрын
Thank you ustaad
@Alibaashi
@Alibaashi 3 жыл бұрын
You are welcome @farhia 👍
@bahja2518
@bahja2518 3 жыл бұрын
😄😃🤑🤑 1001
@bahja2518
@bahja2518 3 жыл бұрын
Hoi
@idmancisman6224
@idmancisman6224 8 ай бұрын
Asc
@Yaxyekhaliif
@Yaxyekhaliif 4 жыл бұрын
Xisaab dugsi sare hadaad ubaahantahy soo booqo channelkayga
@meymunyusuf9542
@meymunyusuf9542 4 жыл бұрын
Jasakllah kheyr walal xibtan wey idhibtey lakin hada xoga wan fahmey
مقدمة ابن خلدون - الملخص الشامل
26:21
ReadTube - جيل يقرأ
Рет қаралды 6 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 11 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 6 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 55 МЛН
Xisaab af Soomaali IDivision 1 I Uqeeybi 1
9:42
Alibaashi
Рет қаралды 7 М.
Xisaab cabiraadaha
20:07
Somteachonline
Рет қаралды 10 М.
Somali algebra. Integer 01-1 @Alibaashi
8:53
Alibaashi
Рет қаралды 1,1 М.
Math Antics - Intro to the Metric System
10:51
mathantics
Рет қаралды 2 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 11 МЛН