Abwaan Sangub oo Sheegay Raggii Basaasey iyo Waxa Maraykanku Ka Rabo

  Рет қаралды 193,178

Al jaziiramerica 24

6 жыл бұрын

Wareysi Xasaasi Abwaan Sangub oo Sheegay Raggii Basaasey iyo Waxa Maraykanku Ka Rabo.

Пікірлер: 145
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Bwan Sanguub 😔😔ilahay Haku Naxaristo 🤲🤲 THIS GUY WAS SIMPLY GENIUS
@ayaancilmi5991
@ayaancilmi5991 5 жыл бұрын
Yaa hada iladawanaya 20019 alaha unaxariisto abwaan sangub shalay buu ku geriyoday casimada itobiya adis ababa
@maxamed7258
@maxamed7258 5 жыл бұрын
Ayaan Cilmi 👆
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
Waa la dilay Halyay qaran buu ahaa Wuxuu rabay soomaali mid ah oo iska dhiciya nacabkooda arkana cadowgeena oo ah ethopia
@muunacabdiraxmaan787
@muunacabdiraxmaan787 3 жыл бұрын
Imiizdi budhintay Abwaankani Alleh ha unaxriizto
@cheyyene
@cheyyene Ай бұрын
Rahimahu Allah
@mohamedawliyo3428
@mohamedawliyo3428 6 жыл бұрын
Waa Halgame dalka iyo dadka Soomaaliyeed u huray wax badan....Ilaahay ummadda ha garansiiyo.. .Allow ku dhwr cimri dheer iyo caafimadna ku waar..Abwn..Muxamed C.lahi Ciise (Sangub)
@abdimlk7044
@abdimlk7044 6 жыл бұрын
Mohamed Awliyo tolo walashaa miyu. Wasay. Mise hooyada ayuu. Wasay adu kuwasay.
@abdimlk7044
@abdimlk7044 6 жыл бұрын
Mohamed Awliyo tolo walashaa miyu. Wasay. Mise hooyada ayuu. Wasay adu kuwasay.
@abdimlk7044
@abdimlk7044 6 жыл бұрын
Mohamed Awliyo srry bro qof kle rebley aan u waday ayan kugu qald ay kuwa. Abwaana caynaya ayaan uwaday. Sry. Viiiva abwan sangub.
@mohamedawliyo3428
@mohamedawliyo3428 6 жыл бұрын
Abdimaalik Mohamed dee sxb yaab iyo amakaag ayaa Ilaahay ii keenay...inaad aad iskaga hubsato ayay ahayd..khaldkaa dhacay wuxu sabab u noqday anigoo ka yaaban ninka waxan oo cay ah ii daray mxuu ahaa.. waliba comment muddo ka hor ah oo aanan cidna wx ugu dhimayn abwaankaa weyna ku tilmaayay..inaad aad inago hubiso ayay ahayd inta aanan ana sida xun ku aflagadayn..sorry sorry sxb wan ka saarayaa Insha Allah
@mohamedawliyo3428
@mohamedawliyo3428 6 жыл бұрын
Sxb waliba laba jeer ayaad commentga ku celisaye ka saar labadaba insha Allah ana waan ka saaray isla markiiba ..Cafis ayaad iga tahay
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
ILaHay janadiiza hakaa waraabiyo😭😭😭
@husencabdicasis6938
@husencabdicasis6938 Жыл бұрын
Dunida waa sideedii lkn dadkii wanagsanaa ayaa ka dhamaadey ee Allah nagu badbaadsho😥😥😥😥😥😥
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 5 жыл бұрын
Jannatul fardowsa Allah ka waraabiyo Amin ya rabi 6/18/2019
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Ай бұрын
Abwaan Cabdullaahi Sangub Allaha u naxariisto janatul Fardowsa Allaha Ka waraabiyo kitaabka Qur'aanka Gacanta midig Allaha Ka siiyo Qabriga Allaha u waasiciyo Allaha u Iftiimiyo. Abwaan weyn Waddani ah buu ahaa.
@fatumarage813
@fatumarage813 Жыл бұрын
Allaahow unaxariso abwaan sangub
@farhiyaabdirahiim317
@farhiyaabdirahiim317 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanooyo Allaha ku naxariisto
@sucadoahmed9262
@sucadoahmed9262 2 жыл бұрын
Aniga 2021 13 9
@abdulahihussein9337
@abdulahihussein9337 Жыл бұрын
Anigana waxaan daawan adeer sangub 10-10-22 Allaha ha u naxariisto
@Hilo09AZ
@Hilo09AZ Ай бұрын
Amiin😢
@Awaale
@Awaale 3 жыл бұрын
Illaahow kuu naxariiso Abwaan Sangub, qaamuus iyo wadani buu ahaa lagamse faaideysan bal kuwa harey soomaaliyey ha laga faaideysto hana la maqlo waxa ay sheegayaan
@noordiinhussein5639
@noordiinhussein5639 6 жыл бұрын
Abwaanka waxba muusan haleyn lkn dadbaa rabo inuu sharaftiisa Ku ciyaaro lkn sangub waa nin ceeb ka saliim ah
@cabdikarinlabaqad9418
@cabdikarinlabaqad9418 4 жыл бұрын
Rabbi naxariistii janno hawgu deeqo abwaankeennaa somaliyeed (sangub) abwaan aadu qiima badan buu ahaa halyeey soomaliyoo idil ka baxay ayuu ahaa
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 Ай бұрын
Alle ha u naxariisto abwan maxamuud cabdullahi ciise sangub janadii fardowsa alle ha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin
@walaalgaddistream
@walaalgaddistream 5 жыл бұрын
gaaja carawday, cuntaan doonan bee tiri , aan kucuno aa ka hor timid..kkkkkk Allah kunaxristo abwaankeygow..
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
RIP he was intelligent
@omerabdullahi8972
@omerabdullahi8972 Ай бұрын
😊😊
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Abwaan sangub janada alle haka waraabiyo waayo wuxuu ahaa wadani geesi halyey abwaanka abwaanad Somali dhalad ah asal ah waa tafiirta sayidka
@bestlfcfun
@bestlfcfun Жыл бұрын
Abwaan sangub waa mid kamida abwaanada farakutiriska ah ee somalida soomaray ee suugaan ku cabiri kara waxay qabaan iyagoo aan wakhti badan qadan
@xamseguuleed2617
@xamseguuleed2617 Ай бұрын
Watching 12;30 pm 24/5/2024
@maarkefaroole1960
@maarkefaroole1960 2 жыл бұрын
Waa runtiis Somali ayaa jajuus u ah illaa hadda ayey socotaa turnimaad Kali mahaa Anigaas hadda mareykanka jooga ayey 11 Sano illaa hadda xadirka ah ayaa magaalo walbo aan tago eyey illaa tagaan
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 Жыл бұрын
Ilahoow ku naxariso YA Allah abwan sangub wuxu abwan daacad ah an qabil kufanin wlhi mashallah 😢😢
@mahdielmi7484
@mahdielmi7484 Жыл бұрын
Allaha unaxaristo junatul fardowsa allaha geyo amin amin ya allaha
@osmanhassanlatino4357
@osmanhassanlatino4357 2 ай бұрын
Ilahay ha uu naxariste ma ninbu inaderki xidha qabilayste siyad barre issaq iyo hawiyaha abwanadoda ayu xidhi jiray isna ilahay ha uu naxatiste magac mamus iyo sharafale ayu xidhana oo ah Mohamed,lakin nin qabilayste ayu aha
@HamsaAhmed-hv3ph
@HamsaAhmed-hv3ph 26 күн бұрын
"Maxaad qalayzaa " abwaanku revolution buu biraynayey😅
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Ай бұрын
Somali jaajuuseen dibada jooga mareykanga iyo yurub waxey ku shaqeeyaan nacab qabiil iyo dollars raadintiisa laakin aakhiro iyo aduunka ayaa ilaah ku cadaabayaa caruurtoodana dhamaan suuqa ayeey galeen wax duli ah weeye imasa qof aan waxba galabsan war been ah ay ka bixiyeen subxaanalaah
@abdulqadirgooni607
@abdulqadirgooni607 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 Жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisto
@hiboosman6705
@hiboosman6705 Жыл бұрын
Wow he was a great 👍 and amazing 👨 a wise one 👏 🙌.
@M.Duran71
@M.Duran71 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto Aamiin
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 2 жыл бұрын
Allah YAARXAMA RAXIMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN YARABI
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto Abwaan Mohamoud Abdullahi Isse singub
@geeljire395
@geeljire395 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan sangub.
@xayaatulqalbi8758
@xayaatulqalbi8758 4 жыл бұрын
Allaha yarxam abwan wadani ah
@HassanNasir-vc7ip
@HassanNasir-vc7ip 5 ай бұрын
Allaha unaxariiso abwaan geesi ah buu ahaa
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 2 ай бұрын
2:12 Macallinkii cilmi falagga iyo xidigaha Allaha u naxariisto Abwaan Singun.
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
Allaha unaxaristo
@abselma3330
@abselma3330 Жыл бұрын
Awbaan sangub allaha u naxariisto- umadiisana dhaxal culus ayuu uga tagay, oo afkasomaliga sii haynaya.
@maxamedabdi2985
@maxamedabdi2985 Жыл бұрын
Alaha.unaxariisto
@user-zp5gw2yw8y
@user-zp5gw2yw8y Ай бұрын
Ilahay ha u baxaristo sangup iyo inti dhimatay oo muslina
@titanic139
@titanic139 Жыл бұрын
allH U Naxariisto sangub
@sadakking1922
@sadakking1922 Жыл бұрын
Allah u naxaristo
@anwarkhalid6236
@anwarkhalid6236 Жыл бұрын
aabo alle ha kuu raxmado
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 Ай бұрын
Illahay hownaxaiisto abwaankemi
@Hasnktal
@Hasnktal Ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@abdieid1033
@abdieid1033 8 ай бұрын
Illhy.haku.naxaristo
@maryananshur5732
@maryananshur5732 Жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso
@DrAbdinajiibAbdalletareey
@DrAbdinajiibAbdalletareey Жыл бұрын
Ilaheey ha u naxariisto, dadkeena mrkii runta laga hadlo uma soo jeedaan ileen dadkeena wxeey u badan yahiin dad negative eh.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Alle yrxm.
@hawahalane443
@hawahalane443 Жыл бұрын
Geesigaan qaaliga haddii aan diin ka bara weeynay ma carab ayaan. Ka barana?
@aliadam814
@aliadam814 Жыл бұрын
Ilaahey adigu ka baq,carab haku meereaysanine
@jajkamedia3716
@jajkamedia3716 2 жыл бұрын
Legend
@xasanmadoobe4640
@xasanmadoobe4640 5 жыл бұрын
Abwaan keena caan ka ah kuwa cay umiisee kaxishoonin ceebtow cududaha jidhkiiniyo carabkiinu googo
@user-ql6wo2sl5e
@user-ql6wo2sl5e Ай бұрын
Aamiin aamiin
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 3 жыл бұрын
😁😄😃👁👁😇😇😇💙💙💙👍👍👍👮‍♂️👮‍♂️👮‍♂️👮‍♂️👮‍♂️ILAAH HA U RAXARISTO🤲CABDULAAHI SANGUB WAA RUNTI WA XAA USA KA SOO SAAREY AMA TUHUN BEEN ABUUR AH KU SAMEYEEN ABWAN SANGUB S O MALIDA AYAGOO ISTICMALAYO QABIIL OO QAYB KA MID AH QOYSKIISI
@junioraraleofficial7565
@junioraraleofficial7565 2 ай бұрын
My inlow was the best ever seen abwn
@ahmedaar7424
@ahmedaar7424 2 ай бұрын
Maxaa kawadaa waxaan wayahaye?
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 Жыл бұрын
Watching 09:00 PM 17/09/2022
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Aunaxaristo abwaanka sangub
@YARMUUKTV
@YARMUUKTV Ай бұрын
2024
@user-tr1nd8fm6z
@user-tr1nd8fm6z 2 ай бұрын
Hadii dirirka ururkiyo Dayoxoo nagaadiya Naylo jarayo daba maray Ogoluhu dabayl raac Managaan dariiqii Afay dawga muuhelin Cadceeduna dantoo jiray Soo durg mariiqii Ninlagigaa duljoogsaday Alahayoow ducooy keen Haladoodo qaybshee.
@mooahmedbaar5449
@mooahmedbaar5449 3 жыл бұрын
Ala yaaraxma
@elmileyth4807
@elmileyth4807 29 күн бұрын
Sangub NIN rag ah¿! Cadow caata ah ayaa isu qabtay!!
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Basaborka iibso soobadalo aba dhoof kurid musqul diyaro waxa lageyay neyrobi basaborkaga kalan faadi kuli wadan magacu leyahay keyga maxa rebi
@osmansufi4066
@osmansufi4066 Ай бұрын
Aun waxa lagu haystey gabadh la yidhi wuu kufsaday maxaa maraykanka ka galay hadaad dadka tidhaa somaliya ku noqda waaba siduu rabo eh
@suleimanali1635
@suleimanali1635 2 жыл бұрын
Hidihiina dhaxal ka ah suugaanta dhadhanka leh, Dhowrta idinkaa leh. Xasan ganey
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Ай бұрын
AS. YARTAYARTA QATROOSLIINA YARISEYYYYY RERO FAMILYYYYYYYYYYYYY MURWO DUMAROO OORIYAREEYYYYYY TII KUJIRTAYBA DUMAR NAAGODUMAR AN TAITANI TA HA AHEYNA NOLOLBA YARTA SAMASAMEY MURWODUMAROO CADCEED SHAMSOOY
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 Жыл бұрын
Somali ha iskutashato. Wali gaalonayay daba ordayaan
@ahmedhussein4897
@ahmedhussein4897 6 жыл бұрын
Walaashiin muuwasay abwaanka
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
AHUN
@danab8753
@danab8753 3 жыл бұрын
AUN SANGUUB.
@osamagdollar3910
@osamagdollar3910 3 жыл бұрын
Aaaaàmiiiiin Yaa Rabbi
@maxamedabdi2985
@maxamedabdi2985 Жыл бұрын
Janadii.alah.geeyo
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 Жыл бұрын
Sugaal cabdulle kkkkk
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. Жыл бұрын
Waxaan Weriye maahan baqtiga ah dadkuu hdlka kadhex-galayaa
@ABSHIRAbdi-hb2qh
@ABSHIRAbdi-hb2qh Ай бұрын
F2 wax halaka waydiiyo
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 2 ай бұрын
Kuma danbaabi Karno Waa marxuun iminka ee runta ka fog wuxuu sheegayaa
@HASSANADANSAMATARSAMATAR
@HASSANADANSAMATARSAMATAR Ай бұрын
2024/6/19
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 2 ай бұрын
Wuu ka beensheegay sababta mareykanka loogu xidhay
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
CIIDKUM SACIID
@ambassadorYussuf2050
@ambassadorYussuf2050 2 жыл бұрын
Alla Yacizak Abwaan Sangub
@engrwehelie9641
@engrwehelie9641 Жыл бұрын
Riwaqyada Abwaanku sheegayo magaceed
@ibnuhaji1802
@ibnuhaji1802 Жыл бұрын
Waa maadays Aduunyadu,dadkuna way metelayaan.
@hodahossein2531
@hodahossein2531 5 жыл бұрын
Jaano baa raabi kagaa baryayaa iyo denbidhaf
@suguleadan1592
@suguleadan1592 Жыл бұрын
Maxaa kala haysta hay'addaha wararada,raadraaca iyo abwaanada,halabuurka da' yarta iyo qalinlayda Soomaaliyeed?.Xiriirka dalka Soomaaliya uu la yeelanayo dalalka shisheeyaha waa in loo eego ugu yaraan dhowr arrin:1.in dalka shisheeye uusan lahayn taariikh hadimo iyo hagardaamo ah oo uu u geystay wadanka soomaaliya.2.in uusan ahayn dal meel uga dhacay madaxbannaanida iyo wadajirka Soomaaliya.3.in uu ilaaliyo ammaanka iyo danaha qaranka.4.in uusan halis ku ahayn masiirka iyo jiritaanka dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalweynaha Soomaaliya iyo dadka ku dhaqan caalamka Soomaalida.5.in xiriirka labada dal uu yahay mid ku dhisan siyaasada guul-guul (win-win policy).
@omarbihi7967
@omarbihi7967 2 ай бұрын
Dawladii farmajo itoopiya usher qooshay singub wayo inu wadankisa kudhintu rabay ayaga kadajiyay adis
@64yearsago59
@64yearsago59 Жыл бұрын
Walee somaali halkeeda ma dhaafto waa duli cagaha is wada haysata
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Sorry
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
Ilaah baa og laakin hadaan wax jirin muxuu usoo baxsaday hadal USA layskuma qabsado
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Sax cabdi yusuf baroortu orgiga ka wayn
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Ай бұрын
CANTROBAQASH YAWAYE
@xarago1960
@xarago1960 6 жыл бұрын
waraysigan waa 5 sano ka hor
@shukriomar5871
@shukriomar5871 6 жыл бұрын
JIRDE.ARAB.HOOYADAA.BUU..WASAY.DHILAA.KU.DHASHAYEE..AFKAAGA.U.RAAYA.XAGA.NOOGA.JEEDI
@AhmedMohamed-ul7wx
@AhmedMohamed-ul7wx 6 жыл бұрын
amuus ani aya ku waso naya !!!
@khadardeek7387
@khadardeek7387 5 жыл бұрын
labadiina ba waa laidin wasaa
@alleubaahnehassan1865
@alleubaahnehassan1865 Жыл бұрын
Been ma ahan arinta waxaan nahay umad la rabo in la baabi'inayo iyo raadkoodana aan la helin. Waa maqleysaan somaliyeey isku tashada.
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын
Somalia waa failed land
@alleubaahnehassan1865
@alleubaahnehassan1865 Жыл бұрын
Akhii saas ma ahan qofku hadii qalad uu galo waa inuu gartaa uu Dib isu saxaa! Haduu dembi galayna ka toobad keeno. Lakiin anaga meeshii dhibta nooga timid ma ahanee meel kale ayaan xalku ka raadineynaa ee Ilaahay hanagu sugo xaqa Hana na tusiyo dariiqa saxda ah ee anaga nool wanaagsan.
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын
@@alleubaahnehassan1865 fakhri iyo sabool Africa isku diraya wayo taasbdhibta keenaysa nacayb NACA quursi iyo xasidnimada
@alleubaahnehassan1865
@alleubaahnehassan1865 Жыл бұрын
Waa runtaa aan isu duceyno umadana u duceyno walaal Qani nimadu waa qalbiga waxaa la yiri Algina Gina nafs.
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Ай бұрын
waaruntii qaab qabiilaysan baa loo weerara. dabin loodhiguu kudhaca
@Nabadoon1000
@Nabadoon1000 Жыл бұрын
Waar maytidaa dayaa
@waraabehargaysa
@waraabehargaysa 6 жыл бұрын
WANTED!!! now that bancrof is in somalia he would be arrested and brought to justice back in the USA
@jesshalan6325
@jesshalan6325 Ай бұрын
Weriyuhu Wa A B A D a W Deg deg badan
@ashamohamed9299
@ashamohamed9299 6 ай бұрын
Ma heesba marakan ku xiidhen i doubt that 😂 we know the reason 🎉
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Ай бұрын
Idoor baa dacweeyay iyagoo ka urinaya SIYAAD bare Dhilo yar bay u soo direen IYADAA wax ka duubtay
@madogashe1756
@madogashe1756 4 жыл бұрын
Maxamed mooge waxa dilay ogadeen
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 3 жыл бұрын
maxamed mooge ogaadeen ayaa dilay maxaa keenay meesha SNM ayaa sabab u ahaayd ee in la dilo singub maaha geeridiisa ina mooge inaad soo dhex dhigto kuwii dilay waa joogaan waana la yaqaana ogaaden oo dhan maahe waa jilib keliya oo layaqaano
@ahmednour5327
@ahmednour5327 6 жыл бұрын
Kulahaa ruwaayad baa laygu xidhayaa kkkkkkk waar kordhi socodka oo runta ku rafo caruuro was ilaa caruuro was
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 6 жыл бұрын
Ahmed Nour hahahhaha zxp waa odaye uxil qari ceeb alle ha asture
@hanadali6155
@hanadali6155 6 жыл бұрын
Ahmed Nour Walashaa miyuu wasay mise aabahaa oo maqan ayuu hooyadaa wasay dhilo xun oo af qadhmuun ayaad tahay
@hormarkaummaddasoomaaliyee3769
@hormarkaummaddasoomaaliyee3769 6 жыл бұрын
Ahmed Nour walaak mcne abwaan weyn oo soomaaliyeed oo qadarin naga mudam in aad saan u cayso waa wax laga fiican yahay
@abdullahiomar8044
@abdullahiomar8044 4 жыл бұрын
Ahmed Nour Allah baa kugula xisaabtamayo waxaad qofka walidka la eg ku ledahay oo mantana kaa hooseyo qoraalkaadina wali baaqiga ku yahay bartaan
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
Xayawaan ba tahay uf
@jjking446
@jjking446 6 жыл бұрын
ma tii caruuraha kufsataa la wareysanayaa!! jaaha gubay waar nolosha isku aas!!
@garyaqaanalaawayn4780
@garyaqaanalaawayn4780 6 жыл бұрын
Hoyadaa ayaa dhilo ahayd ayada kahadal
@jjking446
@jjking446 6 жыл бұрын
garyaqaan alaawayn ninka dhilo dhashay waa ninka hooyo caaya, waxaad na tustey in ciyaalo street tahay. Ma runta la wada ogyahay in adeerka caruuro kufsada yahay ka xanaaqaysa ka sii darane tuu isagu dhalay tay dhashay oo baby kufsadey.. Nacala dhaqan xumada idinkaga yaal kolkaasu umad soo hor fadhiga halku iska xabaali lahaa.
@walaalgaddistream
@walaalgaddistream 5 жыл бұрын
war wax duli aya tahay...afkaaga huurada leh ka leexi abwaanka somaliyed...wacal intaad wacal dihin ayuu wacal kudahaa...adiga caruurta kufsadaa...waxaad isku ogeed aya odayga soomaliyed lasoo aade ...ciyaal qaniis waaxid...wallahi intuusan dimanin ayan qoraalkaaga arki lahaa..intaan kusoo jiido ayan hortiisa kugu bireeen laha ....wasaq aan xushmad lehen...midaas aad kuhadashay Alle hortiisa ayuu dacwo kaaga furaaya..intuu noola aya kuuroned inaad cafis waydiiisato...
@user-tr3ol8tf3v
@user-tr3ol8tf3v 6 жыл бұрын
Geela duqdiisii dur-durisay aarankiisa Maxaad u Malaynaysaa. Da'daasu Ku kufsaday Inan yar Oo uu Ta uu dhalay Tii ay Sii dhashay le'eg ayuu Fara Xumeeyay Inan uu awoow u Yahay buu Fuulay ilaahay Cadhadiisu Kugu dhacday
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 6 жыл бұрын
Jirde Arab ar zxp waa nin wayno odayee wax uhanbee xata hadu falkan ku kacay foosha xun waala astura
@leylaismail5978
@leylaismail5978 6 жыл бұрын
Jirde Arab Walaaalo sheekadan ma adigaa yoomale qiyaame markhaati ah??? Mise waa sheeko somalidi xaasid Iyo kufaar beenyaala baad soo maqashay ???
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 6 жыл бұрын
Abdimaalik Mohamed zxp waa maxay waxana soo qoralda hooyo iyo hableheeni baa caynaysa ado qof kale difaacaya anuu yarakan hadalka soo qoray wan lahalay qoralkana wad ka arkay balse aduu kasaar qoraalaka mesha bro aad mam kucaynayso hadaa rabto ninka sitoosa umaag oo ucaya mahadanid
@abdimlk7044
@abdimlk7044 6 жыл бұрын
Ashraf bhi ok bro tnx
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
Beenaley baa tahay af uraysa leh
@doogdhodkon7291
@doogdhodkon7291 6 жыл бұрын
Hargeysa wuxu kudilay gacantisa Axmed gacayte
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 3 жыл бұрын
caqli xumo waa taas gacayte maxuu ka dili caqli yeesha dofaarayohow aan xishoonin waa nala diley uun la soo jooga
@Hasnktal
@Hasnktal Ай бұрын
Aakhira waa lagu waydiin been abuur ruux
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 Ай бұрын
viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Bwan Sanguub 😔😔ilahay Haku Naxaristo 🤲🤲 THIS GUY WAS SIMPLY GENIUS
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 11 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 153 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 11 МЛН