𝗪𝗔𝗥 𝗪𝗔𝗬𝗡 ! ALJEERIYA O KU DHAARATAY QAZA XOOG KU GALAYSO | KOLOMBIYA O DHUXUSHA KA GOOSATAY ISRA4L

  Рет қаралды 15,389

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 2 ай бұрын
Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 2 ай бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin aamiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta xamaas aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin
@quenmaida1376
@quenmaida1376 2 ай бұрын
Colombia 🇨🇴 oo gaalo ah ayaa u danqanaaya reer falstiin lkn aaway carabtii ku diinta aheyd
@XasanmalabowMiiris
@XasanmalabowMiiris 2 ай бұрын
Wall igula Sali xbbkeyna Mohamed scw scw scw ❤
@asmaomar8969
@asmaomar8969 2 ай бұрын
Yuhuudu waa bilaa waji caadiya dhaqan iyo balna malaha
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 2 ай бұрын
Yahuud ilahay qurankisa ku sheeegay Qarniyal ka hor la shegay waxay yihin Kow ay ka tahay balanta iney ofinin!
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
Waa iska shinbirahayow heesa aljeriya alow yaa ogaada
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 2 ай бұрын
Mutch love Algerian from Somalia 🇸🇴 Canada 🇨🇦 🍁 ❤️ ❤️ 💖 💕 ♥️
@Warsanmedia0
@Warsanmedia0 2 ай бұрын
Waa lama huraan in la faragaliyo oo laga qeyb qaato jihaadka iyo xureynta Dhulka barakeysan ee reer Falastiin 🇵🇸
@dekaali4298
@dekaali4298 2 ай бұрын
Doorasho ayoo utartamooya madaxweynaha aljeeriya saas darteed ayoo u dhahooya gaza bad ayee leedahay xaduud kaliyah ma lahan
@iloveallah8618
@iloveallah8618 2 ай бұрын
Shirkaan masar aniga ma jeclee san laheen sawabtoo ah masar iyo iran waa israaiil ayee u qid meyaan 😢
@AizackYussuf
@AizackYussuf 2 ай бұрын
Ilaaahay ha u gar gaaro wlaaladaas muslimiinta ah
@cabduqadirnuur6613
@cabduqadirnuur6613 2 ай бұрын
👍👍👍👍
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 2 ай бұрын
Munafaqiintasi haday awood u sheegten dadka shacabka ah eee aan hub iskadaye waxay cunan iyo caban la rabigeen ma illawine goor aay noqotoba yuhuudi way jabi donta dhowan insha allah wayna ka guuri doonan dhulka aay xoog ku hayistan
@muqtaarcabdirisaaq5093
@muqtaarcabdirisaaq5093 2 ай бұрын
ok
@bashir871
@bashir871 2 ай бұрын
Mahadsanid ustad
@Abdirisak1
@Abdirisak1 2 ай бұрын
ALLOW GUULEEE WALALAHEEN😊
@tiitecali9879
@tiitecali9879 2 ай бұрын
Mahad sanid sxb xassan.
@gurreturre2516
@gurreturre2516 2 ай бұрын
Soo camira like share sare buulo xuubay waa youtuberada if iyo akhriba idin anfacaya
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 2 ай бұрын
❤🇵🇸❤🇩🇿❤🇮🇷❤🇹🇷❤🇷🇺❤
@Hasaam930
@Hasaam930 2 ай бұрын
Waxa reer falastiin hortagan waa masar iyo urduun
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 2 ай бұрын
Heshiis ma jiro ilaaa Israeli ka baxdo Gaza guud ahaan ..
@axmedtayip3879
@axmedtayip3879 2 ай бұрын
Asc. Walaal waa kaaga mahadcelinaya xogta joogtada ah eed noogu soo gudbiso halkaan iyo sidaa isha ugu hayso xaalka walaalaheen reer falastiin Runtii TV ga Al jazeera oo aan daawan jiray waxaa la mid channel kaaga miisanka xanaadka Eebbe hakuugu daro. Waa marki iigu horaysay aan comment youtube ku qoro intaan xasuusanahay
@farhiaabdi7510
@farhiaabdi7510 2 ай бұрын
🤣🤣🤣🤐🤐🤐foostooyinkii waxaad moodaa tubooyinkii waa waynaa ee biyaha bada ku darra✌️✌️✌️
@cabdallaxuseen8184
@cabdallaxuseen8184 2 ай бұрын
Waad mahadsantahay ugaas
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 2 ай бұрын
WCWRWB xasan Cusman idacada buulo xubey
@Abdi-q3d
@Abdi-q3d 2 ай бұрын
Asc
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 2 ай бұрын
Asww
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 ай бұрын
😅😅😅😅 carabta kale xaninyaha ku yaala ma shaqeyo kaadida u isticmaalan hiilka Algeria hadalkeda haka dhabeso xaninyo adeeg ha muujiso hiilka dhab ha noqdo cashar hau dhigto yuhuuda ficil lo baahan yahay falastin laguma daawan karo dhibaatada
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 2 ай бұрын
Kan asi madaxa ma dhuminimo mise😂😂😂😂
@nuurmaxamed9030
@nuurmaxamed9030 2 ай бұрын
Fuusto aaaaaa micnaha buufino maakawada
@cabdallaxuseen8184
@cabdallaxuseen8184 2 ай бұрын
Ugaas wararka ruushka iyo yukreyn naga dawa gey
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
Futo xuubey xageed warka ka keentay neefyahaw caloosha weyni
@cabduqadirnuur6613
@cabduqadirnuur6613 2 ай бұрын
War sxb maxa u cayne ninka wa nin wanagsan ee ha cayn
@amalidiris9641
@amalidiris9641 2 ай бұрын
War magac ragna wad wadata sidi dumarkana wad ucaytami
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
@@amalidiris9641 maxaad leedahay futo amaleey miyaad dhuustay mise waad wax dhuuso u eeg baad dhararaq ka siisee
@umuclahimaxmudumuclahi
@umuclahimaxmudumuclahi 2 ай бұрын
inqof aan waxba kudhimin in l acaayo ma fiicna waxaan waa addun maalin ba qof baa tagayee qof bini aadam ah ha caayin wlle
UFC 308 : Уиттакер VS Чимаев
01:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 806 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 16 МЛН
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
How Israel Eliminated Yahya Sinwar#israel #yahyasinwar
9:37
AiTelly
Рет қаралды 3,4 МЛН
How the Gaza genocide will lead to Israel's collapse, with Shir Hever
1:09:02
The Electronic Intifada
Рет қаралды 672 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12