Пікірлер
@kbpost6947
@kbpost6947 Сағат бұрын
Great article
@axmed4362
@axmed4362 3 сағат бұрын
Ninka madaw ee wax badbaadiyey waa Somali sida buugga ku qoran
@AbdinaasirMaxamed-mb7kt
@AbdinaasirMaxamed-mb7kt 4 сағат бұрын
Carabta...............waa wax....!?
@maxamuudkhalar5056
@maxamuudkhalar5056 5 сағат бұрын
Lkn waa wax jira oo anagoo soomaaliya aan ugu horayno?sax
@samraidris1608
@samraidris1608 5 сағат бұрын
Filmkaaz wlh la”ooyay 😢😢ala ciqaab”badanaa
@cicfantastic6699
@cicfantastic6699 6 сағат бұрын
waxaa jiro qoraal aan ka qoray carbta oo dhahaayo soomada qaaekeed baa ku faanto asalkeena wuxuu galaa carab lkn cadow tinimadooda haday arki lahaayeen hal hal habiin siima jeclaadeen.
@RaaqiyoRaaqiyo-xt6xe
@RaaqiyoRaaqiyo-xt6xe 7 сағат бұрын
Allaahu. Akbar❤❤❤
@RaaqiyoRaaqiyo-xt6xe
@RaaqiyoRaaqiyo-xt6xe 7 сағат бұрын
Scwscwscw❤❤❤❤❤allaahu. Akbar❤❤❤❤
@RaaqiyoRaaqiyo-xt6xe
@RaaqiyoRaaqiyo-xt6xe 8 сағат бұрын
Allaahu. Akbar❤❤❤❤❤
@AxmedRajac
@AxmedRajac 8 сағат бұрын
Ilaahaya Haku barakeeyo
@NuurYamani22
@NuurYamani22 9 сағат бұрын
يامسكين😭
@Shacni724
@Shacni724 10 сағат бұрын
Kan filim wuu dhaafay xaqiiq ayuu ka hadlay io sida carabta dadka u adoonsadaan 😢
@Iimaan33
@Iimaan33 10 сағат бұрын
Carabta hdn usocday lkn mrkaan filmkaan aan daawadey ayaan goaankaygii kalaabtay
@mustafNune
@mustafNune 10 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdallaabdikariimyusuf9901
@abdallaabdikariimyusuf9901 10 сағат бұрын
Inlayn waaba dhacdo toosa oo matalaada 😢😢
@Xariir77
@Xariir77 10 сағат бұрын
Carabta barigii aan utahriibay. 9bil Ayan jogay baadiyaha. Xitaa.... naag uu carab qabay ayaa idamacday. Tirina habeenkii xliga danbe. Caano ayaan kuu Keenaya. Diyar ahow 😢. In lay dilo ayay Rabtay may ban dhahy subuxii bes Ayan caano cabaa kadib waa lay so tarxilay timahana waalay GA soo xiiray. 😢 Ma ilobo filimkan run waaye.
@HiwaaqmohamadNuuh
@HiwaaqmohamadNuuh 11 сағат бұрын
Carab waa cadaab😢
@Nafaqo_Channel
@Nafaqo_Channel 11 сағат бұрын
Waa qiso xanuun badan NIN sacuudi ah ayaa noloshiisa gubay, sidoo kale waxaa iftiimiyay NIN kale oo sucuudi ah
@rodahabane8050
@rodahabane8050 12 сағат бұрын
Walha waa xaqiiqa dhacaday carabtu waa yuxushi
@aarboy2305
@aarboy2305 13 сағат бұрын
BAL KAWARAMA ANAGA WAX AY NAGU SAMEEYEEN SACUUDIGA IYO YAMANTA ILAAA IYO HADEER DAD AYAA NOLOL IYO GEERI LAGU LA'YAHAY FILM HANOOLAGA SAMEEYO.
@Keynaneditor
@Keynaneditor 14 сағат бұрын
👍👍👍👍
@engrcasanyo120
@engrcasanyo120 14 сағат бұрын
Ninka cawiyay ee afrikanka oo qoraagu sheegay waa somali cawiyay
@Rays_Dualeh
@Rays_Dualeh 15 сағат бұрын
Waxaa la yaaba saudi o ah meel muslimintu ku amaanto diin in sidaa ay baniadmaka ula dhaqmaan sida xayawaanka
@ubaxmacoow
@ubaxmacoow 15 сағат бұрын
❤❤❤😊😊😊
@yaxyedaauud8198
@yaxyedaauud8198 15 сағат бұрын
Allow gacan cadow ha ina galinin
@maxamudaxmed4676
@maxamudaxmed4676 15 сағат бұрын
Filim kaan waaba la,ahy anigu
@ugbaadtarwale6924
@ugbaadtarwale6924 15 сағат бұрын
Haday run sheegaya hay ad ha asaasan raadisa o mar walba garab istaagta dadka sidaan o kale saxaraha loogu adoonsanayo 😢 sucuudigana wa inay magdhow siiyaan ninkaan iyo reerkiisa raali gelina ka bixiyaan
@gangpopth3951
@gangpopth3951 15 сағат бұрын
Yahuuda waxaa kadaran carabta
@MunaAhmed-h2p
@MunaAhmed-h2p 15 сағат бұрын
Carabtu Waba cadow
@GreaterSomaliya
@GreaterSomaliya 16 сағат бұрын
Carabta waa dad xun
@Ina-moh
@Ina-moh 16 сағат бұрын
Waa filim macnayal badan lagalbixikero
@ugbaadtarwale6924
@ugbaadtarwale6924 16 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@hamsaibro6454
@hamsaibro6454 16 сағат бұрын
Ogaansho ayaa kaaga horeeyay
@abdulahimohamed5491
@abdulahimohamed5491 17 сағат бұрын
Wa nolol xaqiiq ah aniga carabta 7 sano ku noLa saudi arabia, kuwiet emirate lubnan iyo qatar noloshayda waka xumada ina so xasuusto ina ku nooladay wadamadaa dunida dadkena madowga bay u necebyihin wlahi wa dad ixtiraam aqoon aad u xun hada aan ku noolahay Helsinki Finland oo inta badan xitaa dadka halkaan ay bilaa diin yihiin misna nolol nooca u dhow weliga arki maysid iyaguna inay korkaaga ku saxaroodan bay rabaan wa cajiib carabta dadka aadka u jeclaa baan ahy o dadka caaya wkula dagaalami jiry in wax laga sheego waana sababta u aaday 2001 ano wadamo badan fursado fiican io nolol ka jirto aadi lahaa asxaabtaydiina u hayaameen markaas laakin hada qofka amaana wakaa hor imaada qofka ha tago dhul carbeed
@Maryam-ez4sq
@Maryam-ez4sq 17 сағат бұрын
Saxa waaye a.l.x bas 😢😢
@AldairLegend
@AldairLegend 17 сағат бұрын
Wlahi Flim Xaqiqda Taawanaayo 💔😰
@Hidanhuda
@Hidanhuda 18 сағат бұрын
Ogow adunkan hada dulmiso qof ina malin uun kashaleyn doonto hauwalwalin qofka kadulmiyay waayo asa kadhib badan oo adunkana balaayo kuhabsaneso aaqirana ilahey hortiisa laga xisaabin dhibko kugestay dulmiga biniadamka haleska ilaaliyo adunka inta saran thy arke hubal qofka ushaqesay oon wax mushara kusiinina aaqiro inta lagarin adunka lagu ciqaaba iska dhaaf carabte somalida qaar dulmiyo dadka ushaqeyo lkn somali wey kuyar thy lkn carab inyar mooye intoda badan waa xaasid aan naxariis laheyn wana cunsuri waxeyba moodan ine qalqiga ilahey abuuray ayaga ugu sharaf badan yihiin inta kalehna liitan yaab maahino midaas
@Suhaipilyaaz
@Suhaipilyaaz 18 сағат бұрын
Adeer kuwani waa kufaare hala adoonsado
@CabdifataaxCabdulaahi-y7w
@CabdifataaxCabdulaahi-y7w 18 сағат бұрын
M.a ilahy haku dayo zxb 😭
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 18 сағат бұрын
Carab. Wa cadow. Wlhi😢😢. Filinka wa xaqiq
@Cadalad12
@Cadalad12 18 сағат бұрын
run in ey tahay side lugu ogaday hindi marka horba Muslim ma jeclenin shekadan wexey ka helen fursad ey Muslim ku caayso
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 19 сағат бұрын
hidida wa masakiin dowlada sicudiga waa xasadiin
@CimraanJano
@CimraanJano 20 сағат бұрын
😢Garac sanaa Carabtu
@user-ks2sl1xh6m
@user-ks2sl1xh6m 20 сағат бұрын
filimkan 5 ka hor ayuu ahay hada mey sacuudi arkeen hhh
@Zackfilm-f9g
@Zackfilm-f9g 20 сағат бұрын
Carabta inta badan dad fiican maaha💔
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 21 сағат бұрын
Waraa sucuudiga xaasidiin waaye lafahay ka gashay subxaanallaah
@AwedJR
@AwedJR 18 сағат бұрын
Ma hindidaa khery leh marka. Daa ha adoonsadeen pajetka, ma arag miyaa hindusku sida ay u gumaadaan, dhacaan, kufsadaana Hindida muslimiinta ah ee Hindia, ma arag miya Hindusku sida ay Zionist Israel taageeran
@MaficBaylal
@MaficBaylal 18 сағат бұрын
@@AwedJR 90% dadka hindida khaliijka ka shaqeeyo wa hindi muslimiin ah wilasha aya qisada ku dhacday na wa muslimniin hindus maha teda kle sacuudiyanku wa xayawaano
@AwedJR
@AwedJR 17 сағат бұрын
@@MaficBaylal yaa kuyiri 90% hindida khalijka wa muslimiin, ma arag miya In dubia ay hindusku ka dhisteen "mandir" waa meel hindusku ka cibaadeystaan. Qaar muslimiin ah wey jiran lkn badana kuwa Khaliijka wa Hindus
@westy937
@westy937 10 сағат бұрын
​​@@AwedJRwaxy donan haka dhistan iyga ufasxy sabbto ah hindia waa dawld awood leh oo population badan leh , cunugan qisadu ku dhacday waa muslim reer karala ah najiib . Adigu hadaad ahaan lahyd xitaa way kugu samayn laahyeen kuumana eegyaan waa muslim ama waa diin kale . Iskabadaye hinduska way ka bqan carbtu sabbtoo ah dawld baa metesha
@AbdiNurabdulhi
@AbdiNurabdulhi 22 сағат бұрын
Wlhi been mahan 7sano ayan carabta shaqake u aha noloshas iyo mid kadaran ya kajirta
@Ahmedkhaiyr
@Ahmedkhaiyr 22 сағат бұрын
Filmkaan Sacuudiguu aad farta ugufiiqayaa,
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 22 сағат бұрын
Muslim ka sawir xum ka bixiya hindi ga garacda ee nebiga cayana xatetsiya war dhacdo waye lagayaba rag xun sucudi ah inay jiran maha se sucudi odhan lasoco islamka yan la cambarayn wayo wadan walba dad xum aya jira adunka dhan xata somali dhexdod aya is cunsuriyeya markas igada intas
@Qoordheere77
@Qoordheere77 12 сағат бұрын
Carabta liibiya somalida ku adoonsata oo lacagta ka qaadata taasna muslimiinta miyaa sawir xun laga bixinayaa? 🤣🤣🤣🤣🤣
@maxamedmire1434
@maxamedmire1434 10 сағат бұрын
Najiib ninkaas muslim wayey iyo walaalkiis hinduu mahan
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 22 сағат бұрын
Si kasto ahataba anagu raali kama nahin in sacudiga la aflagadeyo hindigu may mareykanka oo sidan arkay uu gumeysta filim ka sameyan marka wadamada musliminta ku dhaganyihiin horay Bakistaan Bangaladhesh iyo wadamo badan eyey ku tilmaami jiren in aye yihin kuwa adunka ugu xun