No video

Ducomentry Nafiso Cismaan Salaad SNTV 2 05 2014

  Рет қаралды 616,886

FANKAAL

FANKAAL

Күн бұрын

Description

Пікірлер: 414
@amiin7970
@amiin7970 2 жыл бұрын
Adigana ilahay hakuu naxariisto wll Afrika 😭😭😭😭😭 Koley Umada soomaaliyeed Waad Usoo Adeegtay Awood Tii Ugu Saraysay Jannatul Firdaws allha Kaa Waraabiyo 😭😭
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Жыл бұрын
Amiiin amiiin yaa rabbi samir iyo imaan alle ha inaga wada siiyo mawaadin kasto si xalaal dadkiisa igu shaqaynaayey sababna looga dhigay sidee baad ugu shaqaysa somali walhi waa xanuun walaal alle ha ku naxariisto abdi asiis africa iyo dhamaan umadii somaliyeed xaq darada lagu laayey dhiiga ayaa i karaya wlhi😢😢
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 5 ай бұрын
Wariye Abdiaziz Africa oo soo jeedinaya Sheekada iyo Marxuumad Nafisa ilahay ha unaxariisto😢
@AZPE805
@AZPE805 4 ай бұрын
Gormu dhintayna asigana
@cadaraxmedmaxamed3912
@cadaraxmedmaxamed3912 2 жыл бұрын
Allah ku naxariisto Africa cawa taada ku ekeed qof walba malin ayuu baxayaa qabriga allh ku nuuriyo
@qoranemaxamed5695
@qoranemaxamed5695 5 жыл бұрын
Wallahi waxan la ilmeyey inan somaliyed oo aabehed laga watay oo is la somali dilay Kolay dadka waa la dilaya reer muqdisho ha iska dayan alxdlh Qarax ban kabadbadey Iyadoy somali kula mida ahi ku dhintay ha isku tashado from hargeisa
@AishaQruX
@AishaQruX 4 күн бұрын
10 sano ka dib dawadey ilhy ha unaxaristo nafiso🤲😭
@abdijaliilhaaji5772
@abdijaliilhaaji5772 10 жыл бұрын
Marka hore waxaan u tacsiyeynayaa ehelkii iyo asxaabtii Nafiso wlh waa tiiraanyo aad u xanuun badan dowlada waxan ka codsanaya in ey sida ugu dhaqsiyaha badan tiirka u geysaa gacan ku dhiiglayaasha dhanka kale shacabka waa in eey qaataan talefonada goobaha ugu dhaw ee ciidanka aminga eey joogaan dowlada waa in eey dadka u sameysa xafad waliba meel u dhaw oo ciidan ku diyaar yihiin hadii sidii dhacday oo kale eey dhacdo waayoo shacabka haduu helo meel uu gurmad dag dag ah ka heli karo dowlada amniga wey kala shaqeyn karaan waa in ciidamo waaxeed la diyaariyaa dowlada taas ayaan kula talinayaa hadii eey arinka suura gasha waxaan hubaa in amniga wax badan ka hagaagi doono insha alaah wabilaahi towfiiq
@MOHAMEDABDI-ux6wk
@MOHAMEDABDI-ux6wk 6 жыл бұрын
dirisaa eheen nafisa allow uraxmo😭😭😭😭😭
@maidaali2591
@maidaali2591 4 жыл бұрын
MOHAMED ABDI wan ciishoda mar allale markan maqlo magaceda maskiinta allaha u naxariisto
@liibancaanaboore8101
@liibancaanaboore8101 4 жыл бұрын
Nafisi allaw kawarabi janatulfardawsa
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 3 жыл бұрын
Aaamiin
@ibtisammohamed9314
@ibtisammohamed9314 Жыл бұрын
Ilahey ha unaxriisto nafisa 😢 dhacdadan Aya dhagestay mana ooyin qof qalbi adag le wax u arkeen qisadan😭
@xuseinxassan
@xuseinxassan Жыл бұрын
Abaayo wan ku jeclhy gabar walbo somali wan jeclhy I love you
@beautifullwomen2292
@beautifullwomen2292 Жыл бұрын
​@@xuseinxassani love you too sida u hadashay wa mid wanagsan
@xuseinxassan
@xuseinxassan Жыл бұрын
@@beautifullwomen2292 sharaf io karaamo abaayo qali shukran🥰
@beautifullwomen2292
@beautifullwomen2292 Жыл бұрын
@@xuseinxassan adiga mudan 💞
@Munadalac
@Munadalac 7 ай бұрын
WiiLki qisadan sootabiyey asne WaaLa diley africa😢
@bulshaawimedia9711
@bulshaawimedia9711 6 жыл бұрын
Ninkii nafisa osmaan yaqaana aa yaqaano wlh Allow kuu naxariiso janadana ku gee
@iqraomar68
@iqraomar68 5 жыл бұрын
Habaryartay ayaa dhashay nafisa Allah yaraxma
@shaxdatv6083
@shaxdatv6083 5 жыл бұрын
Maxey ku dileen walaaley
@jiisdhogon6017
@jiisdhogon6017 5 жыл бұрын
deed
@jiisdhogon6017
@jiisdhogon6017 5 жыл бұрын
wwaae
@cabdinaasir5181
@cabdinaasir5181 4 жыл бұрын
Wlhi ma aqano hadi an maqlo wa ilmeya sababto ah waxey ehed qof bulshada wax tar uleh
@aminajafar1987
@aminajafar1987 5 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto Nefiso Ehelka & Ummada Somaliyeedna Samir iyo imaan Allaha ka Siiyo-Aad & aad ayaan uga naxay wlhy Gabadhaas-OMG
@0000SYL
@0000SYL 10 жыл бұрын
30 daqiiqo aa lahaystay? hal qori maa xaafadda laga waayay. Shacabka waa inay isku tashtaan oo ay xaafad kasta u sameeyaan dhalinyarro hubaysan oo ka madaxbannaan dowladda
@azifahahmed4462
@azifahahmed4462 10 жыл бұрын
Very good idea anga xitaa saa ayaa ku fakiray kwrn waa in cid walbp qori soo dhigataa xaafada. I need to disacuss something with please add me my facebook name is Azifah ahmed Mohamed
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 жыл бұрын
FPvlogger waso dhoweynayaa
@mohainacabdi3466
@mohainacabdi3466 4 жыл бұрын
Sax wlh
@Yanr8991
@Yanr8991 4 жыл бұрын
@@azifahahmed4462 walal waxad ogata hada sas lasa meyo dhalin yarada ayaaa hadhow noqoneyso kooz
@deeqaadam1175
@deeqaadam1175 4 жыл бұрын
Haddiiba qofkii dilkiisa la siisanayo $25 ilaahayow maxaa baahi meesha taal yaa Rabi raxmatik haddii la siin lahaa $25 doolar oo la dhihi lahaa dhulkiina ilaashada way ilaashan lahaayeen sow maaha 🤔
@ubax7758
@ubax7758 9 ай бұрын
Sheekadan ayan maanta kaso dawaday royal 😢😢😢😢
@fardousosmanyusuf4412
@fardousosmanyusuf4412 9 ай бұрын
Alla ani xitaa 😢 wan soo raadiyay😢
@ubax7758
@ubax7758 9 ай бұрын
😭😭
@HafzoAbdulqadir
@HafzoAbdulqadir 9 ай бұрын
Ani xataa
@sayax3521
@sayax3521 8 ай бұрын
Subxaanalaah maantanba maqlay Teem adkaatay ayago laleeyahay sheekada kasaara meesha.
@nuneahmed7052
@nuneahmed7052 5 жыл бұрын
Nafiso ilaahow janada ku geey gaban ka xaq daran aya ku dishe ya rabi amiin 😢😢
@cumarmohamedyuusuf8893
@cumarmohamedyuusuf8893 7 жыл бұрын
allow unaxariiso marxuumad NAFISO CUSMAAN SALAAD
@MSozil
@MSozil 6 жыл бұрын
25 dollars qof muslim ah in dhiigiisa loo daadiyo subxanallah😭😭😭😭😭😢😢😢
@kafiyanoursouleiman3074
@kafiyanoursouleiman3074 5 жыл бұрын
Haaa wlh
@deeqopuntland7607
@deeqopuntland7607 10 жыл бұрын
inaa lilaahi waa inaa illahay rajucuun ilahay ha u naxariisto nafiso janadiina haka waraabiyo dhamaan familki iyo asxaabti iyo umma somaliyeedba illahay samir iyo imaan hakka siiyo amiin gacan ka xaqdaran baa dishay illahay ha uga aaro
@Zusan15
@Zusan15 9 ай бұрын
Ilahay haa unaxristo walhi sheekadan mantan c qadir royal ayaan kaso dhagystay waa qiiso xanuun bdan 😢😢
@foosaadan3589
@foosaadan3589 9 ай бұрын
Sidookle aniba hadaan soo daawaday waa murugo qura
@HafzoAbdulqadir
@HafzoAbdulqadir 9 ай бұрын
Ani xataa wahu
@nimcodow1230
@nimcodow1230 9 ай бұрын
​@@HafzoAbdulqadirmxaa ku qoran micnaha sheekada magaceeda
@HafzoAbdulqadir
@HafzoAbdulqadir 9 ай бұрын
@@nimcodow1230 cabdulqadir royal ku qor KZbin kadib sheekadii abid ugu cabsida badnayd nasteexo ku qor pyo
@tarabitara1311
@tarabitara1311 5 жыл бұрын
ilaahow uaxariiso nafiso..kuwaan dilayna ilaahow naarta jahannam gali yaa rabbi
@abdullahiwarsame118
@abdullahiwarsame118 10 жыл бұрын
Dowlada waxaa ka codsanaa ina la dilo daaliminta gabarta masaakinta aheed sida foolxumada u dilay habarta xataa yaa la cafin iyadana hala dilo waxaan leeyahay qoyska wax laga dilay inay ilahay drtiis iskaga sabraan ( إن الله مع الصابرين)
@mustafyusufmohamed8439
@mustafyusufmohamed8439 6 ай бұрын
Wn Ku salame manoshahay 9 sano kadib
@Abdrafic
@Abdrafic 3 ай бұрын
​@@mustafyusufmohamed843910 yr
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Nafiso iyo wariye Abdi aziiz afrika dhamantiin jannada rabbi hanagu kulmiye
@munirmohazy7
@munirmohazy7 10 күн бұрын
Ilhy ha unaxaristoH Nafiso 😭😭
@MiinanleMedia261
@MiinanleMedia261 9 ай бұрын
10 Sano kadib allow idiin naxariiso manta midna ma noola...
@alihassanmaalim8720
@alihassanmaalim8720 5 жыл бұрын
Dadka Soomaaliyeed ee Mogadishu joogaan xadey iska celiyaan ama mar walba isu gargaaraan waxaba lagama qaadaayo walahi kuwa tuuga ah oo bastoolad wata waxaba maqaban karaan. keli ah dadka oo dhan waa in ay cabsanin oo Allah keli ah kacabsadaan oo tala saartaan Insha Allah.
@doubled8677
@doubled8677 2 жыл бұрын
Intee qof qaranka u Hantiya U dhimanaya macno laan Waxa uu ahaa wariyashii aan ugu jeclaa qaran cabdicasiis africa rabi naxaristii jano hakaa waraabiyo from hargeysa
@mohamedhashi1245
@mohamedhashi1245 10 жыл бұрын
alle ha u naxariisto nafiiso eheladeediina samir iyo iimaan ilaahay ha ka siiyo laakiin anigu weli sheekadan shaki baan ka qabaa waayo? waxuu ku bilaabay afar nin(4) ayaa gabadha gurigeeda ka af duubay halkaana laba nin ayaan ku aragnaa meeye labadii kale? waa in afartaba la soo helaa waayo iminka labo keliya ayaanu haynaa
@cadeabdirahman5036
@cadeabdirahman5036 5 жыл бұрын
Adna insha AllaH waad dhimanaYsaa GoorTee ahaaTo 👈👈👈👈👈👈👈👈
@fartunadontiialle2288
@fartunadontiialle2288 5 жыл бұрын
Qof noolanayo majiro
@mudnan7521
@mudnan7521 Жыл бұрын
Yaaa ka wadaaa
@hanadqqhanadqq7746
@hanadqqhanadqq7746 3 жыл бұрын
Nafiso janada alaha ka warabiyo amiin
@AbdirizakHAdan
@AbdirizakHAdan 3 жыл бұрын
Shafie aa qof dilay waligeey ku seexan maayo, qof jecel na igama aha wallhi. Laakiin aakhiraa, war jiraa. Maalinta maxkamada Alle ay shaqeyneyso. Allaah ha unaxariisto qofkasta oo xaqdaro ku dhintay.
@daadirgaming3120
@daadirgaming3120 2 жыл бұрын
Haa wllhi sax waaye
@husseinomar2595
@husseinomar2595 10 жыл бұрын
Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun walaahi waa ka xumahay dilka loo geystay gabadhan yar balse waxaan ku farxay in la soo qabtay dadkìi ka dambeeyay dilkaan waxaana dowlada somalia ka codsanaa inay ayagana dilaan oo ay tusaan in wadanka dowlad ka jirto iyo siday diinta tiri qofkii qif dilo in la dilo xataa yaanan la cafinin islaanta haday dil ahayn sharcigeeda in xabsi daaim lagu xukumo taasaa dowlada u sheegi lahaa waa haday cadaalad jirto nafiso cismaan salaad na ilaaahay janada haka waraabiyo xaq daro ayaa lagu dilee
@elninoo1986
@elninoo1986 10 жыл бұрын
afartaas marax naxariis darrada ay nafiso iyo waaridkeed u muujiyeen baa qalbiga iga jabiyey walaalkeedna wuxuu ku hadlayey hadallo naga oohiyey marka laga reebo arimaha uu siyaasadeeyey & Taageerada u Dawlada muqdisho & muungaab uu muujinayo, si kastaba guud ahaan umada somaliyeed waa inay xanuunka la qeybsadaan Gabadhaas yar & qoyskan somaliyeed ee La dulmiyey waana in La Garab isTaagaa o wiilka uk loogu keena famlko dhan inaa lillaahi waa ina ileyhi raajicuun
@MsQarxiso
@MsQarxiso 10 жыл бұрын
waa runtaa aboowe gabadhan masakiinta ah ee la dilay dhimashadeeda iyo qaabka lo diley waxey xanuujineysa umada somaliyed oo dhan laakin qabka warbixinta loo dhigayo ayaa ah mid siyaasadeysan oo lagu xeyeysiinayo dawladii loo qabsan lahaa geerida gabadha maadama ay aminigii dayaceen
@zaidabdi2638
@zaidabdi2638 10 жыл бұрын
Horta alle ha u naxriisto inantaa kacanta ka xaqdarani dishay ehelkeedana samir iyo imaan kaamil ah alle ha kasiiyo mida kale anigu nin somalilander ah ayaan ahay dawlada somalia na dal aanu jaar nahay ayaan u arka intaa kabacdi waxaan la yaabay hadalkaga ay ka muuqato sifo qab yaladeed iyo dawlad naceeb waa waxa 23 idin hagar daamiyay mida kale maxaad u la yaban tahay wiilka amaanay dawladisa iyo shakhsiyaadka abaalka ugalay ee u soo qabtay dhagar qabayaashi walaashi dilay aan ku suaalee hadaanu amani oo u mahad calin maxay kale ayaa lagudbanooni laha???? markaa sxb hadalkaga intii hore wuu wacnaa ee inta yar ee cadifada iyo naxliga ka saar
@buteeri
@buteeri 10 жыл бұрын
umada somaliyeed oo dhan aa ka wada xumaatay dilka gabadha reerkeedana samir iyo iimaan allaha ka siiyo tankale dawlada ayaa soo qabatay dadkii dilay gabadha xaq uuna uleeyahay wiilka walaalkeed uk joogo inuu umahad celiyo, hadii aad adigu dawlada caadifad qabiil oo daciif ah ku diidantahay dadka kale ee somaliyeed haka xumaan in ay dawlada taageero uhayaan kaana fikir duwanyihiin
@elninoo1986
@elninoo1986 10 жыл бұрын
zaid abdi sxb ama dal jaar ahow ama dalka gudihiisa ahow adiga ayey kuu taalaa waxa tahaye' waxaan aaminsanahay inan u hadlay sidii ugu wanaagsanayd uguna Gobanimada badnayd, hadii u qofku Dawlad dhaliilsan yahay macnaheeda ma ahan inuu ku diidan yahy caatifad ama qabyaalad, waxaadse qoraalkeyga ugu macnaynaysa kawa la caqliga ah Atooraha xamar oo kale inaan u hadlay si an wanaagsanayn, walaalow hadii caatifad & qabyaalad jirto waxa laga dhadhansan karaa meeshad hadalka ka bilowdey oo ah somlilnader baan ahay, iyo somalia waa dal jaar ah oo aad ku xijisey, anigu ma oran karo meel hebla ayaan kaso jeeda xashaa lilaahiye aad baan uga xumahay, sidaad u dhaqmaysid iyo dadka aad qaldaysid, wcs
@buteeri
@buteeri 10 жыл бұрын
Fernando Torres afsomaliga hadii aynaan isku fahmayn waa wareer! wiil walaashii dhimatay alaha unaxariiste baa cidii dishay dawlada gacanta kusoo dhigtay markaas baaad leedahay maxuu dawlada ugu mahad celinaya misna muungaab utaageerayaa kasokoow waxa ay uqabatay dawlada fikirkiisa uu dawlada taageerada ugu muujinayo aad ku haysataa!
@Mohamed-Abukar
@Mohamed-Abukar 10 жыл бұрын
ilaheey ha u naxariisto walaashen Nafiso Cismaan , Alshaydaan ilahey umada haka qabto imisa dad umada wax tar u ah ayee naga dileen :'(
@Basso1099
@Basso1099 5 жыл бұрын
Insha allaH WaLaGa Baxaya DhiBaTada
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c 5 жыл бұрын
Allah hakucafiyo
@Hani_o3-m1t
@Hani_o3-m1t 15 күн бұрын
5 sano ka hor so qortay comment Gaan mnta la joogana waxba isma badalin ana aan ku darsado dadka iga danbeyow i.a waa Laga baxaya dhibatoda ❤
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 жыл бұрын
Mid Tukaan Bay iibinesa Sidaa lo Garan Midna Studio buu leyahay sida loo aqosan Midna Baabur buu Wada Habenki Hawl bay fuliyaan anaga Yaa aamina yaasa iska waardiyena Hadi dadki dharka cad waten Dilayaan yaarabi allaha unaxriisto Marxuumada Vidogan wa 4sano kahor caawa oo sanadka 2018 Gaba Gaba maraaya baan arkay Deeqo Dirac Mamada Wilasha Xabadaha uso dhibi jirtay Aa manta Geriyotay Xabsiga Sidaas baan ku arkay videogan abaayo allaha ku naxristo nafisa 😰
@abdiahmed1077
@abdiahmed1077 5 жыл бұрын
Walaal gormey dhimatay miyaa la toogtay
@nimcomohamed7959
@nimcomohamed7959 4 жыл бұрын
😭😭😭😭muqdisho allaH amni haka yeeelo
@idrisidris7208
@idrisidris7208 4 жыл бұрын
I like you
@abdirahmanmohamud1597
@abdirahmanmohamud1597 8 жыл бұрын
walhi anig sey ilatahay wa ragan mageysan diil wayo waxan kuleyahay taas qofaki waxa dilo wa lagaran kara ragan inkasto al shabab yahiin kuwa manaxayaal ah hadanah dhiig waa naxdin badan yahay lakin uma malenayo iney gesteen lakin mamada wa mamo ween qatama xuma kudhacday illahay nah ciqabtisa waa kudanbeysa al shabab illahay haka qabto muqdisho
@boldbaatarbatiredui6003
@boldbaatarbatiredui6003 4 жыл бұрын
Nacasyahow iyagaba afkooda ka qiranaayane maxaad kahadleesa
@iskaibnuadam7069
@iskaibnuadam7069 10 жыл бұрын
Ilaaahay naarta ha idn geeyo gabar miskiin ahy beey waalidkeed ku hor dileen ,mida kale waxaab iigu daran habarta qumanyada u eg ee dadka 10 ka dollar siineysa intey naf dhan goysey, wlaahi waa layaab xamar dhib weyn baa ka socda ilaahaw umadan xaqa tus waxaa laga yabaa in nimankaa la siidaayo.!!!
@wadanidhabtaah2160
@wadanidhabtaah2160 10 жыл бұрын
balaayo madow illaah ha idiin daba dhigo koxdaan bax oo shabaab isku shegto aaba nacay aduun ka cudur iyo silaac illaah ha idiin daba dhigo aqirana narta jahanabo ha idiinku wariyo oo umada nabi mohamed scw illaah idiin kuma daro owlaad xalaal ah ban ahee
@SomaliOffline
@SomaliOffline 5 жыл бұрын
😭😭Ax Ilahey Ha U Naxaristo Wlal U ducey adina
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Жыл бұрын
Rabbiyoow janadii fardoowsa igu deeq walaal nafiso cisman salaad iyo walaal abdiasiis africa iyo dhamaan ummadii somaliyeed ee xaq darada lagu laayey yaa rabbi🤲🤲🤲🥹🥲
@mohamed51904
@mohamed51904 10 жыл бұрын
Dadka xamar jooga wax weyn baa ka khaldan, markii gabadha lala baxayey dabcan wey qaylisay, dadka darisku miyeynan soo bixi kareyn oo aan la isu soo baxayn, xamar waxaad arkaysaa qof wadada dhexdeeda lagu dilayo ama lagu garaacayo hal qof oo istaagaya oo dhahaya war ninkaan maxaa lagu haystaa ma arkaysid marka intay taasi jirto nabad ha sugin iyo islaanimo, soomaalinimana warkeeda daa.
@salaadoaxmed8904
@salaadoaxmed8904 6 жыл бұрын
Mohamed Awad koly dadku way baqanayan
@mustaphaothman4167
@mustaphaothman4167 6 жыл бұрын
Mohamed Awad dhaman wxaa aad kor kumagacowday mxaa keena maka fikirtay waa nabada wll nabadina majirto markaa dadku ma naftooda ayay kuciyaarayaan
@abdalahasan6663
@abdalahasan6663 5 жыл бұрын
doqonow xaafadu maafa xaafad dowlad kataliso ee waa xaafad shabaabku maalin cad kugu dhax dili karaan
@abdalahasan6663
@abdalahasan6663 5 жыл бұрын
ee xaafadaha kale maka dhaceyso waxyaabahaas
@ghboy2914
@ghboy2914 5 жыл бұрын
Dhibaatadu waa dawlada
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 Жыл бұрын
Nafisaay anooku aqoonaa kutiiraan yoodaw abaayo ilahey qabriga hakuu iftimiyo 😢 Runtiii waa kujeclhy wllsheydiyey 🖤
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Жыл бұрын
Amiin yaa rabbi nafiso walashay somaliyeed qlbigayaga ayaad ku dhex nooshahay 😢
@husseinadan1740
@husseinadan1740 6 жыл бұрын
Allaha ha unaxariiso walashen janada allaha kawarabiyo wlhi ilin aya iga imatay ilaahoow kuwi dilay naarta gali
@suldaanseeraarguhaad_chann9045
@suldaanseeraarguhaad_chann9045 6 жыл бұрын
Arxan darna wuxu ilaahaw u naxariis miskiinta
@liilshiniileliil4807
@liilshiniileliil4807 6 жыл бұрын
suldaan seeraar guhaad _channel Ilaaah la xusabtamee
@ibrahimdiriye1482
@ibrahimdiriye1482 5 жыл бұрын
Alaah ha unaxariisto
@bobbylyrics1335
@bobbylyrics1335 5 жыл бұрын
Alaah ha unaxariisto
@turkishkaahiye7383
@turkishkaahiye7383 5 жыл бұрын
Aamiiin pro
@saamiyadagan7133
@saamiyadagan7133 10 жыл бұрын
Allaha u naxaristo Walaashen Nafisa Cismaan Salaad Qabriged Allaha uwasaciyo Gacan ka kardaran aya Dishay Kuwan Umada Halaga Qaabto Dhaman Familki iyo Qarabadi iyo asxmbi ay ka tagtay Samir iyo iman allah naga wada siyo aamin
@salmanomarsamatar9745
@salmanomarsamatar9745 6 жыл бұрын
Saamiya Dagan jejsjajajks dbbdjjssjufhdufiididjksjf
@axmedalijele2712
@axmedalijele2712 6 жыл бұрын
Saamiya Dagan
@hakeemahmed5020
@hakeemahmed5020 6 жыл бұрын
Saamiya Dagan
@abdiwaliahmed1478
@abdiwaliahmed1478 5 ай бұрын
Illahay haku naxariisto afrika wa haben ramadan dhamaday ciidna ay so gashay illahay janadiisa ha kugu bishareeyo aamin
@mohamedcbdg6796
@mohamedcbdg6796 10 жыл бұрын
Nacalad haku dhacdo wixii dilkaan gestay iyo wixii ka danbeeyay Alshabab Muslim waa shegtan lkn Kuma dhaqmaan ilaah samiir iyo imaan hanaga wada siyo walsheen nafiso cismaan salaad Allow Al shabab Dhulka La Goy umadi waa layeen
@mohamedaden5074
@mohamedaden5074 10 жыл бұрын
amiin inalilahi waa inaa ilaahuraajucuun
@crahmaancolaad6924
@crahmaancolaad6924 2 жыл бұрын
Africa Allaha kuu naxariisto
@deeqoo2230
@deeqoo2230 6 жыл бұрын
Magcee iiga dheshay tan balaaya qabtada ilahy ha.unaxariisto gabdha nafisa
@Sumaya_iran
@Sumaya_iran 6 жыл бұрын
Deeqo O alla naxdin wayna abooyo
@nasramusli5274
@nasramusli5274 5 жыл бұрын
Allah uu naxaristo nafiso
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 5 жыл бұрын
Deeqo O magac mahim ma ahan ee wa qofka iyo qalbigesa
@jiisdhogon6017
@jiisdhogon6017 5 жыл бұрын
rrre
@cadnaanxarrago1331
@cadnaanxarrago1331 5 жыл бұрын
Imagine aabe hi dhalay ee meyd keedi soo xambaartay asagoo hortiisa lagu dilay 😭😭xanuun nuucee ah ayuu dareemayaa markaas wali dad qabiil aamin san yihiin war somaliyee cudurka allaha naga wada qaado its sad walahi
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 Жыл бұрын
😭😢😢😭
@feysalalihussein4395
@feysalalihussein4395 6 жыл бұрын
allaha u naxariisto kuwaan koley hada wa dhinteen ayaan filayaa
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 5 жыл бұрын
Feysal Ali Hussen kowan miyad se ledahy Alah uu naxaristo gabarta maskinta aah say oo galen xita hadi la dilo cilkoda ima daynayo
@xafsoxafso3422
@xafsoxafso3422 5 жыл бұрын
Ma kuwan uducaynaysaa,,,alshabaab meel wlba waa no fadhidaa..wxaanu samayno grn mayno...KZbin ka comments ka dhiibnysaa...illhy idin cadaab
@abdibasirelmi2379
@abdibasirelmi2379 4 жыл бұрын
Ha u duceen
@saibos5104
@saibos5104 10 жыл бұрын
nacalatulah.!!!! ilaah ha wiiqo al shabaab iyo wixii taageera.....waa kufaar...
@abdikariimshomar6520
@abdikariimshomar6520 4 жыл бұрын
Sai Bos allah ha unaxariisto wllshay nafiso xiligaa wan yara balse hada ayaan daremaya xanuun kii aan barigaaa daremayay mid ka xunuun badan allah ha unaxariisto
@mohammedogleh5195
@mohammedogleh5195 4 жыл бұрын
25 dollar ba la odhanayaa qof dhan si arxan dara uguso dila anigana ri la qalayo lugaha ma qaban karo si aan $100 uqaato
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 10 жыл бұрын
Akhi waa wixii ka dhashay hogaamiye koxaadkii wakhtigodii ama dhashay wakhtigaa sidaan u arko maha dhalinyardani kuwa leh caqli waxkala saari kara ama kala garan kara khaladka iyo saxa waxaan filayaa wiilasha dhalinyarada ah ee da'daasa badanaa abe malah ama qoys wada jooga waxaanad fahmi kartaa Ahmed Godani iyo shabakadiisa oo loo adeegsado dabargoynta shacabka somaliyeed in ay heystaan dhalinyaro badan oo xataa in ka yar $20 ku diliya qof aanay garaneyn waxuu kalo iyo wuxuu gudo ugu danbeyn shacabka somaliyeed gaar ahaan kuwa Muqdisho ku noole ha sameyaan daraaso badan wixii soo maray iyo wixii ka dhashay ha isla meel dhigaan ka dibna ha subiyaan hanaan lagaga bixi karo dhibtan.waayo Alshabaab waxay heystaan dhalinyaro badan oon garaad badan laheyn.
@abdikanimacalim9745
@abdikanimacalim9745 5 жыл бұрын
Hadalkiisa maxaa uqariseen lkn waxa uu shegayo maba lamaqlayee
@mohammedapdillah1742
@mohammedapdillah1742 3 жыл бұрын
Earphone isticmaal waxba lama qarin e
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 6 жыл бұрын
😰😰😰😰😰😰😰 muqdisho saaan miyaa 😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰
@abdishakuribrahimyusuf4124
@abdishakuribrahimyusuf4124 6 жыл бұрын
maya wllo
@mohamoudali6830
@mohamoudali6830 9 ай бұрын
Intii caawa oo taarikhdu ahayd 20/11/23 kawaadanaysay Royalniyo faduko tomato qisada nafiso Osman salad iyo walaaheed nasteexo osman salad dhibka ay alshabaab ugaysteeen iyo waliba nafiso ninkii dilay oo iyadoon ugayn guirsaday walaasheed nasteexo osman salad cajaayib
@bishaarahusein8828
@bishaarahusein8828 Ай бұрын
Ilahey ha uwado naxariisto dhamantood😢
@somaliasomalia7925
@somaliasomalia7925 3 жыл бұрын
Alshaab raga xataa waa fuulaan iyo ciyaalka diin ma hastaan
@Xavi____Official
@Xavi____Official Ай бұрын
Habeenkaas Ma Hilmaami karo wllhi Agteyna lagu Dilay 😭😭
@byotsiyad5678
@byotsiyad5678 12 күн бұрын
adoo ujeedaa😢😢🥹ah
@byotsiyad5678
@byotsiyad5678 12 күн бұрын
horta duqda deeqaa ladhahaayo mala toogtay iyadan🤔
@xanaancadey7467
@xanaancadey7467 4 жыл бұрын
Kuwaaan ma nolyahiin mise waa la dilay
@luqmanshariif
@luqmanshariif 4 жыл бұрын
Waala cunay marhore
@honestchannel6040
@honestchannel6040 6 жыл бұрын
Lkn waxaa layaabay nafiso cismaan dawlada miyay ku jirtay mise arday bas ayay ahayd maxay udileen dadkaan arxaanka daran
@mohammedrafikingsahaablove9882
@mohammedrafikingsahaablove9882 4 жыл бұрын
Haaaa sidasay kudileen
@mohammedrafikingsahaablove9882
@mohammedrafikingsahaablove9882 4 жыл бұрын
Ilahow unxriso
@samiryare1943
@samiryare1943 6 жыл бұрын
Ilahay ha u naxristo maskinta qabrigad ilahay ha u nuriyo
@abowso1116
@abowso1116 10 жыл бұрын
kuwaan ma aha kuwii la qasaasi jiray , kuwaan waxey is taahilaan Ayagoo nool la jar jaro oo loo dilo si silic ah,Dilka Gabadha waxaa ka xanuun badan Aabii oo waxba u qaban karin, Walaahi Indhaheyga Ilimo ayaa ku taagan, waxaan Alle ugu baryaa Aabihii dhalay Samir iyo Iimaan Alle ka siiyo,Ayadana waaba Shahiid Ahlu-Janna.
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 5 жыл бұрын
ala xanuun badanaa ilaahey waxba kama qarsoono alaha
@aanaan6027
@aanaan6027 10 жыл бұрын
Walashey naxariis jano allaha siiyo qabrigeeda allaha u wasac sho naxariis lawayaasha dilay cadabta allaha ku foogeyo dowlad isku sheega waxan ka sugeynaa iney togtaan khawaarijta nafiso dishay sida ugu dhaqsi yaha badan I hate al shabaab group nacalad haku dhacdo iibliisinta
@maxamedxasan9984
@maxamedxasan9984 5 жыл бұрын
Søūñä Pìkt ãgë
@somaliaweyne8254
@somaliaweyne8254 10 жыл бұрын
XILDHIBAAN EE ISKU Qabiil yihiin haweenka la soo qabtay ayaa soo daayay habarta alshabab ka tirsan. wallahi waa wax lala yaabo
@omarkhalif7221
@omarkhalif7221 5 жыл бұрын
somalia weyne
@abdijaliilali3680
@abdijaliilali3680 5 жыл бұрын
sxb wrkan ma hubtaa
@cadeliban738
@cadeliban738 5 жыл бұрын
Ilaaheey allaha uu unaxatiisto yaa raabii calaamiin
@mohamedbouh3877
@mohamedbouh3877 5 жыл бұрын
wlh very sad story ina Allah way ilihi rajucon
@Minagamzel
@Minagamzel 3 ай бұрын
İnalilah wa ina ileyhi rajicun dheh 😢 wllo
@huseinabdiwiish3300
@huseinabdiwiish3300 5 жыл бұрын
wlhi ilmadiba iga dhamatay ina lilahi wa ina ilayhi rajucuun
@tebiyenews639
@tebiyenews639 4 жыл бұрын
Wll alle ha unaxariisto wllsheen waxey aheyd shan sano ka hor dhamaantoodna manoola marka laga reebo waryaha
@asadomar2694
@asadomar2694 4 жыл бұрын
AMIN ISLAMIC MEDIA Wllhi indhahay naga tuureen hbnkaas lkn ilaah hanaxariisto walasheey nafiso Cismaan salaas ruux an ilaawi karno maheen
@tobankaugusareeya5696
@tobankaugusareeya5696 10 жыл бұрын
kolley waxaan dhaho ma aqaan, I'm speechless really lkn waxaan filaa nimankaan xaqqa aya kasoo baxay maxa yeelay markii ugu horeeye ee dil geesteen ma aha. sida shafici oo shegaao dilal fara badan aan goob joog ahaa kulaa. hadda niman kaan waa la xukmiye lkn habarta dil luguma kuxumin. can some on explains to me this???
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 10 жыл бұрын
ignorance ad barbaric reasons. they mix religion ith constitution of the country !
@anabjama3467
@anabjama3467 10 жыл бұрын
Cookbook
@kamaalali5355
@kamaalali5355 Жыл бұрын
Habar ta 2018 bay xabsiga kudhimatay oo teedi noqotay xabsi daain bay ahayd se teeda kaso hormartay
@abdiwahabmohamud8613
@abdiwahabmohamud8613 5 жыл бұрын
Subxanallah Allah Ha U Naxaristo Gabarta Dilagana Allah Aya La Xisaabtama
@jimcaalehaybe2787
@jimcaalehaybe2787 5 жыл бұрын
Cabdicasis Africa Waxaa Uu Soo Bandhigay Ama Ka Qayb Qaata La Dagaalanka Alshabaab Iyo Argagixisadaa Ee Dhanka Saxaafada
@cabdirashiid558
@cabdirashiid558 9 ай бұрын
Allah u naxariisto nafiso osmaan wlhi wey tabatay geerideda sida ina horteyda lagu dilay hada oo kle ax 😢😢😢
@zaakirali8493
@zaakirali8493 5 жыл бұрын
dadka xamar ku nool inta xun baa badan xaqiiq aale haw naxaristo nafisa
@sayax3521
@sayax3521 8 ай бұрын
Illaahay hawnaxariiso abdicasiis iyo nafisaba janatul fardowsa allah ku irsaaqo.
@xagaayofficial874
@xagaayofficial874 4 жыл бұрын
Africa waxaan ahay qofka mustaqbalka ku badali doono gungaar ana hadda ka dib soo saaraayo xagaay
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 2 жыл бұрын
Wataa la dilay africa ee ku aaway
@mohamedahmedcali1429
@mohamedahmedcali1429 5 жыл бұрын
Allah how naxariisto
@ladanroble39
@ladanroble39 10 жыл бұрын
Inaa lilahi wa Ina lilahi rajacuun ..ilahow nafiso abaheed qalbigiisa adkay waxa Lagu hordilay gadhadhiisi Iyo dhaman familyka rer cismaan ilahay Samir Samir hadinka siiyo...
@deqaabdullahijama8984
@deqaabdullahijama8984 2 жыл бұрын
Illaahow idiin naxariiso labadinaba😭😭
@shaxshaxleydadaimonita2148
@shaxshaxleydadaimonita2148 10 жыл бұрын
ilahay naxariis jano haga waraabiyo yaarabi
@magacahadankenay801
@magacahadankenay801 6 жыл бұрын
Arxandaranaa Say U Eg Yihiinday
@dayahg-unit6433
@dayahg-unit6433 7 жыл бұрын
Wiilkaan si fiican u fiiri, Qof ayaa wax u sheeg sheegaayo Alle Maxaa Caaqiro war jiraaa
@abdisamadm.hussein1791
@abdisamadm.hussein1791 5 жыл бұрын
Qofna waxuu eheen inuu isku tilmamo miyaa jira .... Adiga hadadan eheen al shabab waan ahay miyaad dhihi laheed waxaas sheeko ma noqon karaan nimankaan waa xaqiiq waxa ay shegayaan cadalada ayeyna marayaan ee waxa film la sameenayo ma ahan
@yasinahmedosman82
@yasinahmedosman82 Жыл бұрын
Alle Yaraxma Walaasheenna Nafiso & Walaalkeenna C/casiis Africa
@MoShineArab
@MoShineArab 10 жыл бұрын
Markaad u firsato darenka ragan wax dilay si wanagsanna u dhuuxdo sheekadoda waxay aburaysa xoga shakiya o ah in ragan anay ahayn kuwi saxda ahaa e dilay marxumada dankalena laga wato barnamijkan, Allah ha u naxaristo marxumada janatul fardowsana haka waraabiyo ameen ameen
@ainabcadeey
@ainabcadeey 10 жыл бұрын
Wll waad ku mahadsantahay inkasto aan hada fahmay una badiyay sidaa tiriba ...Shabaab naceyb ayaa nawada indho riday
@AbdiAliSalad53
@AbdiAliSalad53 Жыл бұрын
Allaha Unaxariisto 😭 Nafiso Asne Allaha Unaxariisto Abdiaziz Africa Qof waliba maalintiisa ayuu dhimanaya 😢
@omarahmed7058
@omarahmed7058 5 жыл бұрын
Habartaan foosha xun ee urka badan iyada na ma la dilay toloow?
@hoogehiil9190
@hoogehiil9190 5 жыл бұрын
Nacalad alle haku dhacdo khawaariijta argagixisada ah ee Al-shabaab. walaahi waxaan oran lahaa alshabaab kasta xitaa hadduu isa soo dhiibo halla dilo oo si xun halloo Jarjaro. 😦😞😠😠😠😠😠😠😠😠
@abdullahiahmed676
@abdullahiahmed676 6 жыл бұрын
illahow u naxiriso wllshena muslimada ah
@yuusufmaxamed1842
@yuusufmaxamed1842 6 жыл бұрын
Deeqa dirac oo wareesi diide waxaa lagu lee yahy saas dheh iidana ma rapo ayee lee dahy
@ugaasosaciid5654
@ugaasosaciid5654 7 жыл бұрын
waxoosh alshabab alha gubo was fayrise
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
*Sorry wlhi xasuus gaar igu leedahay*
@bogganaseexadaislaamka8659
@bogganaseexadaislaamka8659 7 жыл бұрын
naarta allaha idin ku fogeeyo shabaab sheydaan
@user-di3xm4po4w
@user-di3xm4po4w 7 жыл бұрын
محمد أحمد aamiin aamiin
@safazaed5919
@safazaed5919 5 жыл бұрын
Deqo dulli
@cybacrackd8254
@cybacrackd8254 6 жыл бұрын
Allah unaxariisto
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 2 жыл бұрын
Dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan waxey ku hadlaayaan dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan
@anasomar6416
@anasomar6416 3 ай бұрын
Ialhey ha uwada naxarista dhamtood Hada we dhinten 😢
@fardusali5470
@fardusali5470 9 ай бұрын
Ilahay haunaxrzto hada ayan maqlay qizadan wllzhd o kazhekynysa weliba ninki wllzhd dilay uu guursdy 😢
@ikrancabdi9453
@ikrancabdi9453 9 ай бұрын
Allah unaxariisto
@zakarianorshine9085
@zakarianorshine9085 6 жыл бұрын
25$ maa gabar qaaliya u disheen
@suldaanofficial9245
@suldaanofficial9245 6 жыл бұрын
Zakaria Noor Shiine kwrn hee dadkan sxiibow mxa dhihi laheyd qof dhan oo qali eh misane wax bartay 25 dollar udila mxa kadhihi laheyd✌✌✌
@ahmedduale7495
@ahmedduale7495 5 жыл бұрын
Subhanallah
@mohanialpha2950
@mohanialpha2950 5 жыл бұрын
ARXan dawayl yn la cafimin
@tawakal7450
@tawakal7450 2 жыл бұрын
allaha unaxariisto wariye cabdicasiis africa iyo marxuumada aamiin yaarabi dhamaanteen noo naxariiso
SNTV BARNAAMIJKA GUNGAAR 20.09.2019
26:48
Somali National Television
Рет қаралды 496 М.
MW XSM OO AS | ABIY KABAHA LA DUL-MARAY ''HALISTA MoU''
25:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 2,3 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV
50:24
Somali National Television
Рет қаралды 554 М.
GUNGAAR - WAX BADAN KA OGOW DHAGAR QABIHII QARAX ISKU XIRAY EE  LAGU QABTAY GURICEEL
36:12
Warbixin dheeraad ah oo uu sheegay dhagar qabe Xasan Muxiyadin
25:36
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 441 М.
Raggii dilay Suxufiyadda Hindiya Xaaji oo la soo bandhigay
26:49
Dhacdooyinka Dunida
Рет қаралды 81 М.
DEG DEG: Dil ka dhashay dhulkii dowladda oo lagu dagaalay iyo maxkamadda ciidamada.
41:01
Why Has Starmer’s Approval Rating Tanked?
8:57
TLDR News
Рет қаралды 252 М.