DEG DEG: Dil ka dhashay dhulkii dowladda oo lagu dagaalay iyo maxkamadda ciidamada.

  Рет қаралды 220,174

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 197
@143-k1d
@143-k1d 4 ай бұрын
Dowlad Cidii Rabta Inee Ogaato Waa Taas Ilaah Awood Siiye Masha-allah Guuleysta
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂!!!!!
@EngMaxamedxasan
@EngMaxamedxasan 3 ай бұрын
23:46 23:47 23:48 23:50 23:52 23:53 76 23:59 6 24:01 66 24:02 6666 24:04 24:05 7 24:05 66666 24:07 6 24:07 24:08 6 24:08 66 24:11 24:12 666 24:13 24:14 6666 24:16 24:16 6 24:20 24:21 6766 24:33 24:33 24:35 24:35 7 24:39 6 24:41 24:41 24:42 24:42 24:42 24:43 24:44 24:44 24:44 24:45 24:47 24:48 24:48 24:49 24:56 25:18 25:46 25:46 25:46 25:47 25:48 25:49 25:49 25:49 25:50 25:50 25:50 25:50 25:50 25:51 25:51 25:51 25:51 25:53 25:53 25:54 25:54 25:55 25:55 25:56 25:57 25:58 25:59 26:00 26:00 26:01 26:01 26:01 26:02 26:02 26:03 26:06 26:06 26:08 26:08 26:09 26:11 26:11 26:12 26:32 26:35 26:41 26:42 26:43 26:44 26:46 26:47 26:47 26:48 26:49 26:50 26:52 26:54 26:55 26:55 26:57 26:57 26:58 27:03 27:43 28:03 29:59 30:09 30:15 ⁷ 30:45
@Balqiiseyyy1
@Balqiiseyyy1 2 ай бұрын
​@@abdisalanmohamed4678😊😊😊😊 22:37 😊 22:37 😊 22:37 😊 22:38 😊 22:38 😊😊 22:39 22:40 😊 22:40 😊 22:40 😊 22:41 22:44 22:58 😊 22:59 😊 22:59 😊 23:00 😊 23:00 😊 23:00 😊 23:00 😊 23:00 😊😊😊😊 23:01 😊😊😊 23:01 😊 23:01 😊 23:02 😊😊 23:02 😊 23:03 😊 23:03 😊😊😊 23:04 😊 23:07 😊 23:07 😊 23:07 😊 23:07 😊 23:07 😊 23:07 😊😊 23:08 😊 23:08 😊 23:08 😊 23:08 😊 23:09 😊 23:09 23:09 😊 23:10 😊 23:10 😊 23:10 😊 23:10 😊 23:10 😊😊 23:11 😊😊😊😊 23:11 😊 23:11 😊 23:11 😊 23:11 😊 23:11 23:11 😊 23:11 😊 23:11 😊 23:11 😊 23:12 😊 23:12 😊😊 23:12 😊 23:12 😊 23:12 😊 23:12 😊 23:12 😊 23:13 😊 23:13 😊😊😊 23:13 😊 23:13 😊 23:13 😊😊 23:14 😊 23:14 😊 23:15 😊😊 23:16 😊 23:16 😊 23:16 😊 23:16 😊 23:17 😊😊 23:17 😊 23:17 😊 23:17 😊 23:17 😊 23:18 😊 23:18 😊 23:18 😊 23:19 😊😊😊😊 23:20 😊 23:20 😊 23:20 😊😊😊😊😊 23:20 😊😊 23:21 😊 23:21 😊 23:21 😊😊😊 23:22 😊 23:22 😊 23:22 23:22 😊 23:22 😊 23:23 23:23 😊 23:23 😊 23:23 😊 23:23 😊😊 23:23 😊 23:23 😊 23:24 😊😊 23:24 😊😊😊 23:24 😊 23:2😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 28:20 28:21 28:21 😊 28:21 😊 28:21 😊 28:21 😊 28:21 😊 28:21 😊 28:22 😊 28:22 😊 28:22 😊 28:22 😊 28:22 😊😊 28:22 😊 28:22 😊 28:22 😊 28:22 😊 28:22 28:23 😊 28:23 😊 28:23 😊 28:23 😊😊😊😊 28:24 😊😊😊 28:24 28:25 😊😊 28:25 😊 28:25 😊 28:25 😊😊 28:25 28:26 😊 28:26 😊 28:26 😊 28:26 😊 28:26 😊 28:26 😊😊😊😊😊 28:27 😊 28:27 😊😊😊 28:28 😊😊😊😊 28:28 😊 28:28 😊😊😊😊😊😊😊 28:29 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 28:56 😊 28:56 😊 28:57 😊 28:57 😊 28:57 😊 28:57 😊 28:57 😊 28:57 😊 28:57 😊 28:57 😊 28:57 😊 28:57 😊 28:57 😊 28:58 😊 28:58 😊😊 28:58 😊 28:58 😊 28:58 😊😊😊😊 28:59 😊 28:59 😊 28:59 😊 29:00 😊 29:00 😊😊 29:00 😊😊😊 29:01 😊 29:01 😊😊 29:01 😊 29:01 😊 29:02 😊😊😊 29:02 😊😊 29:02 😊 29:02 😊 29:02 😊 29:02 😊 29:02 29:03 😊 29:03 😊 29:03 😊 29:03 😊 29:04 😊 29:04 😊 29:04 😊 29:04 😊 29:04 😊 29:04 😊 29:04 😊 29:04 😊 29:04 😊 29:04 😊 29:04 😊 29:04 😊 29:05 😊 29:05 😊 29:05 😊 29:05 😊 29:05 😊 29:05 😊 29:05 😊 29:05 😊 29:05 😊 29:05 😊 29:05 29:06 😊 29:06 😊 29:06 😊😊 29:06 😊 29:06 😊 29:06 😊 29:06 😊 29:07 😊 29:07 😊 29:07 😊 29:08 😊 29:08 😊😊 29:09 😊 29:09 😊😊 29:09 😊😊 29:09 😊 29:09 😊😊😊 29:09 😊 29:09 😊😊 29:10 😊 29:10 😊 29:10 29:10 😊 29:10 😊 29:10 😊 29:11 😊 29:11 😊 29:11 29:12 😊😊 29:12 😊😊😊 29:13 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 30:03 😊😊😊😊 30:47 😊😊 30:47 😊😊 30:47 30:47 😊😊😊😊😊😊 30:48 😊 30:48 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 30:53😊😊😊😊😊 31:53 😊😊😊😊😊😊 31:55 😊😊😊 31:55 😊 31:55 😊😊😊 31:56 😊 31:56 😊 31:56 😊 31:56 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 32:07 😊😊😊 32:18 😊 32:18 😊 32:47 😊😊😊😊4😊😊😊😊😊😊 😊😊 23:24 😊😊😊 23:24 😊😊 23:25 😊😊😊😊😊😊😊😊 23:25 😊 23:25 😊 23:25 😊 23:25 😊 23:25 😊😊 23:25 23:25 😊 23:25 😊😊 23:26 😊 23:26 😊 23:26 😊 23:26 😊 23:26 😊 23:27 😊 23:27 😊 23:27 😊😊😊 23:28 😊 23:28 😊 23:28 😊 23:28 😊 23:28 😊 23:28 😊 23:29 😊 23:29 😊😊😊😊😊😊😊😊 23:31 😊 24:09 😊😊 24:23 😊😊 24:24 😊 24:26 24:27 😊😊😊😊😊😊😊 24:28 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 23:32 😊😊 23:32 😊 23:32 😊 23:32 😊 23:32 😊😊 23:32 😊 23:32 😊😊😊 23:33 😊 23:33 😊 23:33 😊 23:33 😊 23:34 😊 23:34 😊 23:34 😊😊 23:34 😊 23:34 😊 23:34 😊😊😊 23:34 😊 23:35 😊😊 23:35 😊 23:35 😊😊😊😊😊 23:36 😊😊 23:36 😊😅😊😊😊😊😊
@143-k1d
@143-k1d 4 ай бұрын
Liibaan Yarow Iyo Shuute Iyo Xeer Ilaaliya-Yaasha Ilaah Ha Nii Wada Xafido Dhamanatiinn
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u 4 ай бұрын
Amiin
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 4 ай бұрын
Aamiin
@Adam-j8l4p
@Adam-j8l4p 2 ай бұрын
​@@LaylaHilowle-j1uii880 p00 oookkkkiiPpppp p p😊😊
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 4 ай бұрын
Shaqo wacan ayaa bulshada u heysaan bahda garsoorka ciidamada qalabka sida askarta sida qaabka daran dadka u disho waa in talaabo ku haboon laga qaadaa ❤❤❤
@AdoontiiAlleAmran5522
@AdoontiiAlleAmran5522 4 ай бұрын
KU saliya rasulkeyna muxmed salallahu calayhi waslam ❤❤❤❤
@FARXANMUSECABDI
@FARXANMUSECABDI 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@hilowlemohamed5507
@hilowlemohamed5507 Күн бұрын
Gen. Allaha idinbarakeeyo Generaallada Dalka waa kudadaasheen Allaha idinsharfo aamiin .
@AarushiKanan
@AarushiKanan 4 ай бұрын
Waa ilaaheey mahadii hadiibo is xisaabin bilaabatay, keep going dowladeena soomaaliyeed aad iyo aad ayaan utaageersanahay
@bashirjama1835
@bashirjama1835 4 ай бұрын
Waa runtaa oo waa inoo wada muhiim in ay soomaali hesho xaqsoor iyo cadaalad.Laakiin mid baan kuu sheegayaa oo ah intuu Xassan Shiikh leeyahay anigaa madaxweyne ah in aysan soomaaliya is raacayn oo aysan cadaaladi ka jirayn.Sababtoo ah isagii wax wanaajin lagaa baa wax xumaynaya.Isagii tir-tiri lahaa QABIYAALADA baa wada qabiyaaladii 100%.Isagii isu keeni lahaa soomaaliweeyn baa sii kala fogeeynaya.Xassan Shiikh baa ka masuula in ay dad soomaaliyeed yiraahdan Axmaaraan rabnaa.Isagaa ka masuula in ay puntlaan tiraahdo xamar wada shaqayn la yeelan mayno.Waayo isagaa gobalada cunaha ku dhagay oo xaqoodii siin waayey.Haddaba gobalada soomaaliya oo dhan buu dagaalo ka wada oogay.Xassan markii uu xukunka qabtay hadduu oran lahaa ha ii wada yimaadeen gobaladoo dhan oo midwalba uu siin lahaa dhaqaalaha loogu dhiibay oo uu oran lahaa aynuu wada shaqayno cidina ma diideen aynuu wada shaqayno.Saas ma uu yeeline Gabdhihiisa iyo Reerkiisa buu soo dhex galiyey dowladii soomaali-weeyn.Ugu dambayn inta uu Xassan Shiikh meesha joogo yaan soomaali sugin cadaalad iyo maamul shaqeeya.
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@awilabdalla5478
@awilabdalla5478 4 ай бұрын
Maxkamada millitiriga cadaaladbaa ka jirta Allah wadankoo dhan cadaalada hanoogu baahiyo amiin amiin🤲
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 4 ай бұрын
M.a Xeer ilaaliyaha Caadi mahan
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 4 ай бұрын
Inuu tuug yahay indhahiisa ayeey ka muuqataa
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 4 ай бұрын
Xeer ilaalinta waa naar naar.
@degan4
@degan4 4 ай бұрын
Allaha u naxariisto intii dhimatay amiin amiin😢😢😢😢
@MohamednoorHassanIbrahim
@MohamednoorHassanIbrahim 4 ай бұрын
Abdikadir isse❤
@yuusefo
@yuusefo 4 ай бұрын
Ninkaas indhahiisa waxay u egyahiin nindho horay dad u soo dilay.
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 4 ай бұрын
Illahayoow wadankeena caddaalad iyo sinnaan wallnimo ukeen Runtii maalin waliba waxan maqleynaa waxaan dhagaheena urooneyn 🇸🇴🤝🇸🇴
@jkk5560
@jkk5560 4 ай бұрын
Waxan wasaqda umada halaga qabto waxano miran aya umada wadanka nacsiyay wa kuwano miran waxa wadanka logu so laban la yahay wlh garsorka shaqo ficanu wada 👍
@Zwedesh66
@Zwedesh66 4 ай бұрын
Qofkii qof dilay oo u awood shegta hala keeyo tiirka 😢😢😢😢😢😢
@yareys3919
@yareys3919 4 ай бұрын
Marxuumka allaah swt ha u naxriisto Wiilkaan xeer illaalinta ka socdo wiil hoog waaye maa shaa allaah.. Fiiri gadoomiye waxaa la diley isagoo jiingad kor saaran hadoow sar saarnaan lahaay ma banaaneeyd in la dilo
@mahadabdi1382
@mahadabdi1382 4 ай бұрын
Ulajeefka waa nin shaqeysanaya oo ilmihiisa uxamaalanaya ayuu karaba 😂
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 4 ай бұрын
Subxaanallaah war sharcigu ha sarreeyo allow caddalad
@cismaanguure927
@cismaanguure927 4 ай бұрын
Muqdisho waxaa cadaalad ka samaynkara madaxweyne ehludiin ah oo beelweyne ka dhashay prof,xasan sheikh haddii la garab istaago dalka oo dhan waa badbaadaa insha allaah,
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 4 ай бұрын
Nio jahil mia tahay meshan muqdisho maha waxbaro
@fartunabdulle3379
@fartunabdulle3379 4 ай бұрын
Lkn xasan waa ka taliyaa ma ahoo​@@cadaaweyare9045
@AbdinasirHassanganey
@AbdinasirHassanganey 4 ай бұрын
Allaha unaxariisto sxbkey niiniile
@hashimosmannoor5780
@hashimosmannoor5780 4 ай бұрын
Masha Allah Alloow idiin xafid maxkamada iyo dowlada Tuugtaas umada ka qabta
@xasancisman9657
@xasancisman9657 4 ай бұрын
Acuudu bilaahi minasheydaani rajiim kuwaan waa qaatiliin dowlada shaarkeeda ku gabanayo allow kaqabo muslimka maxkamada kuwaan xabsi dheer ha,u dirto
@Hassan2048
@Hassan2048 4 ай бұрын
Thank you very much, court to see our sister crying 😢😢😢
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 4 ай бұрын
Mashallah dowlad baa sharaf leh
@sultanlife5385
@sultanlife5385 4 ай бұрын
Xasan sheeq wadanki wuu musuq maasuqey
@saidaali412
@saidaali412 4 ай бұрын
Alxamdulilaah Allaha soo qabto intii gardaran ilaah ayaa u jeedo oo og cidii gardaran
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 4 ай бұрын
Dil iyo xabsi dheer siiya waa mooryaan dadka dhiigooda ku noolay
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 4 ай бұрын
Xaqa maalin' un wuu soo baxaa maantana wu usoo baxay m.a
@bongasasa3895
@bongasasa3895 4 ай бұрын
Xaraan laguma naaxo, just look at them Reer Aqiraad ayeey wada egyihiin!
@Halimo-f1l
@Halimo-f1l 4 ай бұрын
Kuwaan waa kuwa wadanku Ka degi layahay.Waa wada mooryaan,aan diin laheeyn.
@MHY89
@MHY89 4 ай бұрын
Hadii shaqadan aad sii wadaan, ma jiri doono cid shaadh dawladeed cid kale ku muquunisa.
@ileey-Teens
@ileey-Teens 4 ай бұрын
Dowlada somali dadka askarda ka dhigayaan. Yee moryan dad soo dilay yeena qoran. Dad school dhameysday oo salada dugado please. Dadkan dad moryan u ekyahiin
@sayidka6911
@sayidka6911 4 ай бұрын
ISkool kuma xira ee qofka xiliga uu tababarka ku jiro ayaa la rabaa in la xaqiijiyo inuu masuuliyad qaadi karo iyo inuu kheyru masuul yahay.
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 4 ай бұрын
Dalkaan masiiba taal dadkii soomaaliya joogay waxay ku waasheen dhul oo dhulkii ayaa la isku dilay oo kaga raadinay lacag waxay dhaqaale ja saneeyaan dhulka qof walba waxa uu leeyahay aniga leh dhulkaan dadkaan soomaaliyeed iimaanka Allah gasho waa la waashay
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan 4 ай бұрын
Dhulka soomaalida waaba ka badn yahay, jinni dhuleed ayey qabaan😅
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 4 ай бұрын
​@@cabdinaasirbootaan😂😂😂
@jacobizak2868
@jacobizak2868 4 ай бұрын
Mooooryaan dawlad us Mooday
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 3 ай бұрын
Wadankii xaqdaro ka jirto meelahaan joognana gumeeysi baan ku jirnaa iyo dhalinyaradii oo la dilo gaalnimo qoomaluud ilaahay ha baa noomaqan 😊
@FuzzaBaby
@FuzzaBaby 4 ай бұрын
15:48 Odaygaas wa abwaan
@mohamed2945
@mohamed2945 4 ай бұрын
Wllhi Billhi Tallhi Qalbiga Ayaan ka Dareemay
@caskahappy
@caskahappy 4 ай бұрын
Indhaha maxuu utaagayaa 😮😮😮 waaba dhiig cab caadiya
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
hawiye hadduu kala dambeen yeeelaaaa
@ileey-Teens
@ileey-Teens 4 ай бұрын
Dadkan la soo eedeeyay. Walhi jid hadee kaka horimadan waa dad ayaka dhan ma aqaan cabsi cabsi
@cabdikariineekey.8547
@cabdikariineekey.8547 4 ай бұрын
Allaha unaxaristo marxunk😂😂
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj 4 ай бұрын
Waa dad ay xabadu Ku cusub tahay xabadaha ayay Ku Kala adag tahy
@ummmariam2336
@ummmariam2336 4 ай бұрын
Dulmigii ayaa mesha keenay wlhi😢
@zakariarashidabdi1753
@zakariarashidabdi1753 4 ай бұрын
Shuute haduusan aheyn dad badan ayaa la iska dil dili lahaa
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 4 ай бұрын
Ummada waa in'lagaqabto mooryaanta hadii dowladnimo ynu rabno
@axmedjibril-f4u
@axmedjibril-f4u 4 ай бұрын
Ha,dhowna waxay ku leeyihiin dowlada dhulken aya naga xoogtey
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 4 ай бұрын
Waxaan ma waalanyahay Abukaataha Eedeysanayaasha ku Lahaa Xabadaha waxay u rideen iyagaa og
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624 4 ай бұрын
Waxaan laguyiri shacabka Akoon ayaalagushubaa lacagta kadibna waxaa la inisiinaa sabarloog oowaala iniisharciyayna markadowladeen sharaftaleh waxankacodsanaynaa inay warcad kasoosaarto arimahaas dowladu
@xariiftuulo1598
@xariiftuulo1598 4 ай бұрын
Abuukataha indho adkaa dhulka dowlad baba lahee ninkaas siduu kuyeeshay
@saidaali412
@saidaali412 4 ай бұрын
Dhul hooyadiisa maa leh ninka Xasan ladhaho
@BashiirMaxamed-dl9xo
@BashiirMaxamed-dl9xo 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto😅😅😅
@Libaxbaded
@Libaxbaded 4 ай бұрын
Kuwan iyo kuwa badan oo kaxda kaawa godey deyniil kor gubadley baad ayaa dadka deganadas dagan dhan lagu heesta wax rajeyna in cadalada ls horkeeno moryantas iyo kuwa gudomiye waxedyada ka ah oo ah moryan dagmada u joogan melahas
@AishaMohamed-j4t
@AishaMohamed-j4t 4 ай бұрын
Ilhy ha soo hanuuniyo 😢😢😢
@izzeali5475
@izzeali5475 4 ай бұрын
Abti ha isku qasin labo luqadood maxkamad soomaaliyeet ayaa joogtaa. That means Kuma jirto somali
@FardowsoAbdi-m1f
@FardowsoAbdi-m1f 11 күн бұрын
Subxaana allaah dadka markii ay waxdilaan bas bay tas bixsadaan lakiin marka hore haday tas bixda iyo wixii alle faray ku dhaqmaan sheedaankaan isku saladay maimaan laheen
@mohaabdikadir153
@mohaabdikadir153 4 ай бұрын
Kan wejigisa ayu ka muqda fidnadisa iyo tugnimadisa asiga iyo xulafadisa kuli tiirka geya umada ka horwarejiya waxbo yusan indhaha tagtagin dayuska saqidka xunka umada dhibay
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt 4 ай бұрын
Tani dawlad maahee Al-Shabaab ayaa idiin dhaanta lkn garanmaysaan.
@nuurabdulle1849
@nuurabdulle1849 4 ай бұрын
Kuli waxa kamuqdo balwad in ay isticmalaan . Dadkan waxa saan ka dhigayo waa jaadka iyo xashiishka. Dowlada jaadka wax haka qabato
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624 4 ай бұрын
Waxan codsabaynaa inaydowkadu warcad kasoosaarto dhulka doowlada ayburcadu kagadsnayso shacabka
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 4 ай бұрын
Hooyoyinkaa cadaalad ha helaan
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 4 ай бұрын
Ninka waa mooryaan wajigiis laga cabsanay dadka shicibka awood ayaa loo sheeganay ciidan ma ah ee mooryaan
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 4 ай бұрын
Xasbuna llahu wa nicma wakiil
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 4 ай бұрын
Muwakiliinteyda markaan maqlo aya madaxa igu xanuna shahaada Zuurnimada mafiicna
@AbdullahiHirsi-jo7ib
@AbdullahiHirsi-jo7ib 4 ай бұрын
Haa wallhay
@Bashka-o4e
@Bashka-o4e 4 ай бұрын
Ninkaaan xabsi daa'in halagu xakumo
@SMATransport
@SMATransport 4 ай бұрын
Dadka somaliyed ayaga ayaa cadow isku ah
@Mumtaas-s7f
@Mumtaas-s7f 4 ай бұрын
Illaahay ka baqa Ragan xukuma kolay illaahaybaa cadaaliyee
@kamaaludiinka
@kamaaludiinka 4 ай бұрын
Xasan istaag ( haye taliye Waan istaagay) Dumarka iyo waayeelka ayuu u xoog sheegan jiray, ragaase hellay 😂 Tuug reer ma lahan hala marsiiyo xaqiisa
@InaHabiibo
@InaHabiibo 4 ай бұрын
Hadalka iska sax, fustada dumarka bis haku rixin raggane haka bixin 😂sidan xitaa iska dheh , ragga iyo dumarka an hubka wadan ayuu xog u shega jiray Lkn hada meshan ragga joogo hub be watan wana waxo amarkoda u qadanayo😂
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 4 ай бұрын
War Waddanka 950.000.000 ayaa ku nolaan kare Hawiyow meeshi aad ku dhalanteen ku noqda😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624 4 ай бұрын
Dowlada sharaftaleh waxan kacodsanaynaa inay nagaqaboto tuugada wardhiiglay xerakutaal oocuriyamin ladhaho 20tankun ayaalagugataa eedowladu hadaysan warkahayn hanagaqabtaan madakiin aan awoodin lacagtaas ayaa Jirta
@fa1765
@fa1765 4 ай бұрын
Dhulka Dowlada eey dhisanayan. Hala ga burburiyo kii wax dileyna ciqaabtisa Hala mariyo
@jkk5560
@jkk5560 4 ай бұрын
Halakeno max kamadaan wasqda tuugada qaa imu wadanka 1 dani iyo biixi iyo lafta gareen duliyashan hala keeno max kamadaan
@omarabdi4179
@omarabdi4179 4 ай бұрын
Wallee dalkaan madhawa marba hadey Willi jirto moriyaneys.
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 ай бұрын
Dhulkay u washeen halagu dugo markan
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 4 ай бұрын
Illaahay idanki xaqu hadiilaaco
@SMATransport
@SMATransport 4 ай бұрын
Futo Adan lahey marka ku xaarto Waa saan cml
@mascudsaciid7386
@mascudsaciid7386 4 ай бұрын
Mar walbo cadalada ha sareso
@YusufeyBadhicade
@YusufeyBadhicade 4 ай бұрын
Qofkii qof dilo waa in la dilaa 😢
@daahirdiini4192
@daahirdiini4192 4 ай бұрын
Xassan laari waa qabiilkee tolow waa muhalig wayne 😊
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 4 ай бұрын
Habar gidir
@m-deeq6043
@m-deeq6043 4 ай бұрын
​​@@FjrjrAsryaa kuu sheegaay waxaas in uu yahay Hg mise waa isaga saarinee oo waxaad ka mid thy kuwa iska neceb oo cuqdada xun u qaba Hg? Xasan laari waa qof somali ah,lkn qabiilkiisa muhiim ma ahan ee waxaa muhiim ah in xukun lagu rido hadii lagu helo dambi cad,dadkana caddaalad lagu kala xukumo eedeysane iyo dhibane intaba wabillaahi towfiiq.
@saidaali412
@saidaali412 4 ай бұрын
Haladilo hadey dileen wiilka
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 4 ай бұрын
Kaligisa miya mase safaradaha dibada ubadala baasaborada dadka wadanka sodhacsa safaradina
@qaaliddiyaas3188
@qaaliddiyaas3188 4 ай бұрын
Walaahi wadankeena cadaal wuu haystaa lkn dad daacad ah majoogaan
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc 4 ай бұрын
War kan hala dila aniga shacabka xagooda la.igama mara
@Kbrallh
@Kbrallh 4 ай бұрын
Ninakan dhalinyaradahaaye warkiisa waa cadeyey cadaaladu ilaahaybaa jirtaa
@Abdisalan-f9w
@Abdisalan-f9w Ай бұрын
Waa,muriyan,is,biirsati
@jellehassan215
@jellehassan215 4 ай бұрын
Magaalo kenya kutaala oo jaatka kabaxo ayaa ladhaha LAARI. Laari waa jaad xun oo dadka ilkaha iyo afkakagoogooyo.
@Sharmaake-gu7je
@Sharmaake-gu7je Ай бұрын
Cadaalad wanaagsan kaa muqaata maxamakamada xaqiiqdii
@Fadiga_jr
@Fadiga_jr 4 ай бұрын
Okeeybo ayan arka😂
@MohamedAli-w2i3j
@MohamedAli-w2i3j 4 ай бұрын
Very sad story, waxaa jiraa dad badan oo shatiga dowlada xiran misna qaado mushaar oo tuugaada laqaraabato iyo caada qaatayaasha oo kudulmo muwaadiinta. this is good starting dad badan way kudaba jiraan oo sidaan maxkamada loo hor keeni doona sida ninkan oo kale imanka beelay. Fiiri xaqii shatiga tuuagnimada loo xirtay feeraha kadilaacay. We will come for you soon legally,
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 4 ай бұрын
dadakan ayaga dhan wada dilay u egyahiin waa wada bahlo acudibilah
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 4 ай бұрын
Maxkamadda milli teriga kaliya aayn u arkaa wax allaah kacabsi unool
@jellehassan215
@jellehassan215 4 ай бұрын
Qofwalbo kiligiis ayaa marxuunka lajoogay. 😢. Attention jeclaa umada.
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 4 ай бұрын
Ciidan qaad bartay iyo Laa luush bartay ,halaga saaro
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 4 ай бұрын
Ilaaheey haidiinku celiyo goboladii aad naaga sooduusheen maad ku noqotaan goboladiina soomaaliya sieey istaagto ilaahoow hawar gidir iyo abgaal nooga hiiki
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 4 ай бұрын
Mooryaanta xasan xaabsade ayey ka turjumeysa
@MaslahMire-u7k
@MaslahMire-u7k 4 ай бұрын
motherfuker hortooda kadeh internet haka dexcaytameen
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 4 ай бұрын
War kuwaan ineey mooriyaan yihiin waaba ka muuqataa
@MaxamedXasan-m8j
@MaxamedXasan-m8j 4 ай бұрын
Dowlada laguu sheegasyo waakan
@Bambelmo
@Bambelmo 4 ай бұрын
1) Askarta balwadii aa jiiro kagashay. 2) Cado cadooy eey wax udhici jireen ee dawlada aa kadaba geeysay.
@abasbashiradan3642
@abasbashiradan3642 4 ай бұрын
Gudomiyaha laba shar ayu qate tuute cagaar mar Marne tuute cadees Masha Allah dadka dadka dulmiye waa in lalaxisab Tama
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 4 ай бұрын
Okeyba u jeedaha kuwa la taagtagaayo ma duduble ah mase ayaga wax taagtaagayo
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 4 ай бұрын
Waxaan la yaabaa qof intuu qof dilo markii maxkamada la hor keeno indhaha cadeeya oo argagaxo markuu wax dilaayayna wey la fududeyd dila qofkii qof islaama dila
I'VE MADE A CUTE FLYING LOLLIPOP FOR MY KID #SHORTS
0:48
A Plus School
Рет қаралды 20 МЛН
kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho & Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 79 М.
DEG DEG: Gungaarka Dilka Nabadoon loogu galay Gurigiisa, Xukunka Maaxi & Khaalid.
38:58
Somali National Television
Рет қаралды 114 М.
Isticmaalka Tramadol (225) , Isku day Kufsi, Dilka laba ruux - Garmaqal ilaa Xukun.
18:31
Qaybkale kiiskii taliye qoslaye qaabka dilkii kabaax
1:30:50
Baaz Tv
Рет қаралды 10 М.
Prof Samatar "Maxay isku hayaan Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe?
13:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 157 М.
I'VE MADE A CUTE FLYING LOLLIPOP FOR MY KID #SHORTS
0:48
A Plus School
Рет қаралды 20 МЛН