No video

Ama Buul U, Kiree, Ama Baadiya Gee Part 5 Taxane qiso dhaba 2020

  Рет қаралды 63,779

Maadshe Films

Maadshe Films

Күн бұрын

Saydhiye vs Xamda joon
axmed sanaag vs hoodo
Abwan qurux Vs sagal
fikradii Abwaan saydhiye

Пікірлер: 104
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 4 жыл бұрын
Saxiib Saydhiye mid baan ku leeyahay Cadawgaa looma Taahee Tun Ku Adkay, Danrtu Ceebba ma lahee dadkuun baysku naca , yeelko Dan iyo Xarago is wedey dhag ha u dhigin buulka dan mood, gabadhana waa raaliya waati la yidhi Raaliya ninkii helaa Raginimo ku faana yaa salaam aar dumarkoo dhan yaa dhiga iyadoo kale walaashaa iyo walaalkaana hadu Bamkii ku qarxay ileen Doqoni xin mooye Xisaab ma oga wataasoo nabsigiina ka soo baxaya saxiib hore u soco filimkan waa Dan iyo jacayl is kaa shaday 👍👍👍
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Anigu waan dili lahaa labadan
@axmedkayse8963
@axmedkayse8963 4 жыл бұрын
*qaladaadkii soo daa saydhiyoow*
@wadanidhabachannel2216
@wadanidhabachannel2216 4 жыл бұрын
Tageere buuxa zaydhiye✌✌✌
@anfackhayrle2701
@anfackhayrle2701 3 жыл бұрын
Actor dareen jili kara plz hadad sidano dhan dareenka Ugu wacntahay wll xaladaha somaalida haysta ka so matal daruufaha ka dhex jira wad iga ilmaysiisay wll saydhiye and xamda😭😭
@mareeyetv1219
@mareeyetv1219 4 жыл бұрын
Hore uso wlllky cabdikariin iyo wllllky cabdi fataax
@osmanismail21
@osmanismail21 4 жыл бұрын
Mashalah riwayadan aad baan u suga yay soo briwayadan oo taxane dheer ah oo wakhtiguna badan yahay salaan sare saydhiye xamdi iyo inta la matalaysa saa ku wada sxp❤
@geeljiremedia168
@geeljiremedia168 4 жыл бұрын
saydhiye soo dedeji qaybta xigta riwaayaduna meel fiican bay maray hambalyo
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Niyaw tani kibir waynaa
@kinggacan442
@kinggacan442 4 жыл бұрын
cabdikarin Saydhiye Nin rageeed hawsha Ha socotoH
@cabaascabdiraxmaan9337
@cabaascabdiraxmaan9337 4 жыл бұрын
Tani islawaynaa
@maxamednadiirjanagale5729
@maxamednadiirjanagale5729 4 жыл бұрын
Wlhi riwayadan way igu socota saydhiye zxp aad baan oga heley jilistaada keep going legend
@waakomedia9861
@waakomedia9861 4 жыл бұрын
From Muqdisho kaso salamayaa sxb
@suxufisalmaan7524
@suxufisalmaan7524 4 жыл бұрын
Aar riwaayado waa macaaN walahi nin uun baa dareemi karee halkaa ka hayaH nioH zxpoH
@muuzecali1500
@muuzecali1500 4 жыл бұрын
War Wllhi3 filin qiiro LeH iga dheh go Ford zxp saydhiye
@nastehomohamed2839
@nastehomohamed2839 4 жыл бұрын
30
@mouna__zadiq958
@mouna__zadiq958 4 жыл бұрын
Hamda John funny jiliin wlhy
@munichaxmedey3467
@munichaxmedey3467 3 жыл бұрын
Wllhy taxanhaasi wuu macaana
@AbdirashidDCaabi
@AbdirashidDCaabi 4 жыл бұрын
Nafsigiyo ayaan koow; Xageebad ku nooshiin Heestaa Magaceeda iyo Cidda qaada ha laY sheego🙏
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 4 жыл бұрын
Heesta waxaa layiraahdaa Nugul waxaa waada AHU sahra axmed Jaamac
@AbdirashidDCaabi
@AbdirashidDCaabi 4 жыл бұрын
@@cabdicasiiscabdulaahi8354 Mahadsanid MY BR❤
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 4 жыл бұрын
Abdikariin saydhiye horumar wacan sxb 🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐
@Dholayare_
@Dholayare_ 4 жыл бұрын
Walee inantaas digsiga laaday waxay soo wadataa ka wayn Waar anigaa idiin basrinayee Lambarkeeda xaga hoose ku soo qoro waar waa prank ma runbaad moodeen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 4 жыл бұрын
DHOOLA YARE OFFICIAL waa xaas ka kaxishood
@Dholayare_
@Dholayare_ 4 жыл бұрын
Wallee qof indhaheedu cirka arkeen uma eega
@sumayasubeeda7261
@sumayasubeeda7261 4 жыл бұрын
ma waxaa jira dad sidaa u xun o qof wllkooda sidaa ula dhaqma qisadan waa been igu dhaha somaliyeey 😭😭😭😭 yaraa way kooban tahee soo intan kasoo badiya
@amalabr3427
@amalabr3427 4 жыл бұрын
Aniga aabahay (Allah ha u naxariiste) walaladiis ba sida Nola dhaqmay ..dad xun way jiran
@kafeeyamaxamed4532
@kafeeyamaxamed4532 4 жыл бұрын
@@amalabr3427 imika maka baxdeen walal dhibkaas
@amalabr3427
@amalabr3427 4 жыл бұрын
@@kafeeyamaxamed4532 haa walal qaali wan ka baxnay nimcan ku jirna
@Canadian_262
@Canadian_262 4 жыл бұрын
Wee wee manshallaha legend Mr Saydhiye Iyo Mss Hamda Joon Filmka halkiisa dhigten keep Going 👏👏👏👏👏
@liibaanoday
@liibaanoday 4 жыл бұрын
Sayriyow sxp Iga la soo dheere Bahasha
@polatalemdar7662
@polatalemdar7662 4 жыл бұрын
Mashalah Nice taxane
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 3 жыл бұрын
Filim saamayn igu yeeshay buu ahaa
@yasminfarah1613
@yasminfarah1613 4 жыл бұрын
C kariin iyo xamda alle haidin xifdiyo
@zirhamzasulup2710
@zirhamzasulup2710 4 жыл бұрын
Magici Flim ka Ma Buul U kire Ama Badiyeh Go Forward All Of You....✌
@hamsejamac5144
@hamsejamac5144 4 жыл бұрын
Zhp saydhiye hore usoco pro
@maxamedabokor6994
@maxamedabokor6994 4 жыл бұрын
Hablaha somalidu haday raga sidaa ugu samrilshayeen wxba ma xumaden fani
@kawzarzhankaroonali1072
@kawzarzhankaroonali1072 4 жыл бұрын
Ragu ma u samrayaab ba isweyddin leh
@indheergaradchannel3269
@indheergaradchannel3269 4 жыл бұрын
Haa hadii Jacayl jiro
@kafeeyamaxamed4532
@kafeeyamaxamed4532 4 жыл бұрын
Haduu markuu shilin hello aanu qooqayn oo uu reerkiisa katagayn waa loo samri lahaa midwalba
@kawzarzhankaroonali1072
@kawzarzhankaroonali1072 4 жыл бұрын
Tasan veen ahayn
@maxamedabokor6994
@maxamedabokor6994 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍 wlhi I love dumarka wayo wa xaas hooyo wll waa nolosha oo dhan😍😍😍😍😍
@yaxyrleo884
@yaxyrleo884 4 жыл бұрын
wlhi markam taxanahan daawaday calool xuma iqabatay iyo murugo dad badan oo sidaas loola dhaqmaa jira alle ka baqa oo cidii qisadan oo kale qod ku hayso ka toobad keen
@clraxmaancllaahi8634
@clraxmaancllaahi8634 4 жыл бұрын
Qofkii u horeeye daawada like ta hyla dhaafa🙋‍♂️ 5:30Am
@waakomedia9861
@waakomedia9861 4 жыл бұрын
Keep going bro from Muqdisho keep going broo
@abdishakurali8552
@abdishakurali8552 4 жыл бұрын
Wllhi waa xaqiiqo jirta Wxn hambalyo u diraya bahda maadshe TV Gaar ahaan jile yaasha riwaayada
@sagaldarajo7881
@sagaldarajo7881 4 жыл бұрын
Ax wllhy waa filinki kobaad e iga ilmay siya
@xafsahassan8734
@xafsahassan8734 4 жыл бұрын
Soo badiya wllo
@xudayfidhoodaan3253
@xudayfidhoodaan3253 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@cnasirudhis7401
@cnasirudhis7401 4 жыл бұрын
Qiradiisu wataa saydhiye halkaa ka wad wanka hayna filmkan
@Bulxan5089
@Bulxan5089 4 жыл бұрын
Saydhiye horay u soco sxb
@zalepaniduaale9436
@zalepaniduaale9436 4 жыл бұрын
Best film
@mawliidkaarshe5011
@mawliidkaarshe5011 4 жыл бұрын
Intaan daawanaayey Hal mar baan qoslay inta kle qiiro iyo calool xumo ayaan ku jiray Markaan qoslayna waxay ahayd markii uu abwaan qurux ku idhi'' Dee orda xero dhiigta iyo meelahaa seex_seexda😂'' hore u socda wllayaal💪
@khadarcabdi6570
@khadarcabdi6570 4 жыл бұрын
Allaa calool xumo waynaaa
@siciidxaamud1672
@siciidxaamud1672 4 жыл бұрын
ab iyo ab waa filim cajiiba inanta iyo saydhiye waa laba qof oo cajiiba inanta magaceeda ila wadaaga asxpy
@saciidbollayzte9929
@saciidbollayzte9929 4 жыл бұрын
Xamda jon
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Ax 😥
@waakomedia9861
@waakomedia9861 4 жыл бұрын
Keep going broo
@raniamuhumed8249
@raniamuhumed8249 4 жыл бұрын
Maadshe tv top teams 🥀🥀❤️❤️
@nimcoladan7827
@nimcoladan7827 4 жыл бұрын
Saydhiye hdaan ahy caadi bnba u dili lahaa naagta yaree dhibta bdn
@abshirali4960
@abshirali4960 4 жыл бұрын
Eash qiyaasak filamkan sifiican ayaan ula socdaa .. baryahaa heestii sahra xitaa aniga oo aan dhagaysan ayaan maqlay Nabsi iyo ayaan Runtiii filimkan waad ka shaqayseen akhyaarta Hore u socda
@yaxyrleo884
@yaxyrleo884 4 жыл бұрын
c/kariin saydhiye iyo kooxdiisu way mahadsan yihiin lkn xalqadaha way naga kala ragayaan anaku malin dhaaf banu jeclayn in aad noo soo daysan lkn hashiisan fududayn guul MAADSHE TV HORE U SOCO XAGA KHAYRKANA KU DADALA
@ishacaalamka1152
@ishacaalamka1152 4 жыл бұрын
Saydhiye rijaal baadtahay zxb Guulayso
@naimaawil7286
@naimaawil7286 4 жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@cabdikhaliqfaarax7617
@cabdikhaliqfaarax7617 4 жыл бұрын
Aad iyo aaad ayuu xiiso kaliyey lkn waxaad ma dawasheen films aan waligay doonayey
@user-ef8rm5vc5o
@user-ef8rm5vc5o 4 жыл бұрын
Jaarkoo dhan baa na ee gayeee kkkkk Gabadh adag baa ku heshay say dhiyooooow yagaa leh gu riga nio
@Hees_Music
@Hees_Music 4 жыл бұрын
Waad dhaqajisene wada Alle haydinLa garab gaLee hiboyinkina Ayaad na tusteen sida ku wada
@somalimaviafacetoface5825
@somalimaviafacetoface5825 4 жыл бұрын
Team saydhiye iyo xamda
@sabrinaosman7576
@sabrinaosman7576 4 жыл бұрын
Walaalka waxbaa udhiman hadaan hooyada dhalin walal aan hooyada dhalin walaal maaha
@axmedilkadahable9577
@axmedilkadahable9577 4 жыл бұрын
Asxbt madshe nacla shaydaan Ku Yale Ku qabt subscribe like shire coment
@amiinhaid308
@amiinhaid308 4 жыл бұрын
Raganimooy ninkaagi nacadnimo maxaa baday saydhiye iyo xamda go forward
@faayiahmed5816
@faayiahmed5816 4 жыл бұрын
😍😍👍👍👍
@xayiramedia8952
@xayiramedia8952 4 жыл бұрын
Hoodo ayaaan arkaa
@engsiciidismaaciilxcali3638
@engsiciidismaaciilxcali3638 4 жыл бұрын
Waar saydhiye intaad meel lagu ba ay taagnaud
@amiitsomali8683
@amiitsomali8683 4 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍❤
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 4 жыл бұрын
Riwaayadani waa qabad ma jiro qof somali ah oo sidaa sameeyaaye wax dhaama soo daaya waxan
@xamdacawil5753
@xamdacawil5753 4 жыл бұрын
AxAxAx sorry xamda iyo saygiye
@abdiwaliqoofal6270
@abdiwaliqoofal6270 4 жыл бұрын
Waar saaxiibayaal maalin welba musalsalka soo geliya please.
@sumayasubeeda7261
@sumayasubeeda7261 4 жыл бұрын
hhhhh malin walba ma timir xabaal taalaa
@Sahruja12
@Sahruja12 4 жыл бұрын
Ragnimooy Ninkagi Doqnimo Maa Xaa Biday😒😒😒
@axmedkayse8963
@axmedkayse8963 4 жыл бұрын
*raali haaado ma iskaga noqdaa guriga saydhiye*
@MohamedAhmed-ej3cb
@MohamedAhmed-ej3cb 4 жыл бұрын
Saydhiye cadowgaga marna jiljileec lama tuzo inkasto dantu ku ciileyzo lkn marna cadowgagu yanu liidasho ka dareymin
@nuuracbrnuuracbr4510
@nuuracbrnuuracbr4510 4 жыл бұрын
Qurux qurux jilaaga kaliyee iga qosliyey Hhhhh
@hanadibrahim7852
@hanadibrahim7852 4 жыл бұрын
😥😥😥
@ahmeddheere7270
@ahmeddheere7270 4 жыл бұрын
Naagta dila bariska naga ciidaysay
@nimcodr9032
@nimcodr9032 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@cabdiladiifcarab5999
@cabdiladiifcarab5999 4 жыл бұрын
Raga gaar waa nasab. Gaar waxay udhaqmaan sida dumarka waa la yaab kaa la metelay inanta
@nouramohd1314
@nouramohd1314 4 жыл бұрын
Si xun buu yelay ninki ninka soo kaxeyay xagu ugu soo jeestay
@mowali654
@mowali654 4 жыл бұрын
6:16
@ahmadbile5788
@ahmadbile5788 4 жыл бұрын
Sxb riwaayada qaybihii kale meeye saan u suganaynay baan daalnaye wlhi
@mohamedapdilkadir4406
@mohamedapdilkadir4406 4 жыл бұрын
Zhp saydhiyow waxaD kuso darta mar Aado tajir ku matlaya oo walalka fiqiir yahay Oo uu ku imanayo wax kabaryaayo gabadhina ay kala tagen taa zhp kuso dar
@nouramohd1314
@nouramohd1314 4 жыл бұрын
Ina gumednimadani xagay ka dhacdy ax
@karlenabdi6839
@karlenabdi6839 4 жыл бұрын
Walee waa qiso dhab ah inan fariir oo naag guursaday oo laysku dayriyey Alle nabsi baxhasiiyo sorry 🤔🤔😑😑😑😐😐😐🤨
@umalsharaf7895
@umalsharaf7895 4 жыл бұрын
😂😂😂
@mohamettmarcoz7942
@mohamettmarcoz7942 4 жыл бұрын
🥵🥵🥵👎💯👋
@abdikarimhassanhajiissa967
@abdikarimhassanhajiissa967 4 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢🤔🤔🤔🤔🤔soorry
@dirisleabdifans9250
@dirisleabdifans9250 4 жыл бұрын
Inta iga danbaysa subscribe ta ii saara walaalayaal
@cnasirudhis7401
@cnasirudhis7401 4 жыл бұрын
Best film
Taxanaha Ama Buul U Kiree Ama Baadiya Gee Part 6
16:27
Maadshe Films
Рет қаралды 40 М.
SHURUUDII SADAAM XUSEEN KA DIIDAY MAREYKANKA EE NOLASHIISA GALAAFAY
13:19
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 95 МЛН
Бутылка Air Up обмани мозг вкусом
01:00
Костя Павлов
Рет қаралды 2 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 38 МЛН
Guri Barwaaqo Iyo Saydhiye [Full Film] {Qasab Waa Kubsi!!} ||2021||
29:46
Kas Maaqila Kasa_Qafar Filmi_Samarâ jaamiqata
1:05:02
Samara University_ሠመራ ዩኒቨርሲቲ
Рет қаралды 547
Taxanaha Buul U Kiree Ama Baadiye Gee Part 7
17:38
Maadshe Films
Рет қаралды 35 М.