No video

SHURUUDII SADAAM XUSEEN KA DIIDAY MAREYKANKA EE NOLASHIISA GALAAFAY

  Рет қаралды 133,121

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

XOG SAACADIHII U DAMBEEYAY NOLASHII SADAAM XUSEEN INTII AAN LA DALDALIN
#hbnonlinetv #subscribe #hbnonlinetv #hbntv #mowliidhajiabdi #MowliidXajiCabdi
👉 / hbnonline
👉 / hbnonline
👉 / mowliidhbntv
👉www.hbnonlinet...
MADAXDA AFRIKAANKA EE NABADDA U SOCDAY MAXAY KALA KULMEEN PUTIN & ZELENSKY?
• MADAXDA AFRIKAANKA EE ...
GANTAALKA CAQLIGA LEH EE MUCJISADA AH EE TURKIGU SOO BANDHIGAY
• GANTAALKA CAQLIGA LEH ...
XIJAABKEEDDA DARTIIS AYAA LOOGU GEYSTEY DHIBKAN - QISO XANUUN BADAN
• XIJAABKEEDDA DARTIIS A...
YEY DAN UGU JIRTAA ISBEDDELKA LALA DOONAYO GOLAHA AMAANKA?
• YEY DAN UGU JIRTAA ISB...
MAXAY TAHAY SABABTA ERDOGAN U BEDDELAYO DASTUURKA TURKIGA?
• MAXAY TAHAY SABABTA ER...
HALIS DAGAALKII 3-AAD: RUUSHKA OO GANTAALAHA NUKLIYERKA GEEYAY BELARUS
studio.youtube...
ERDOGAN OO ALBAABKA KA SOO XIRAY SWEDEN GODNA KU RIDAY RAJADEEDII
studio.youtube...
MA LAGA YAABAA IN MAGACAAGU KU JIRO LIISKA SIRTA AH AH EE FBA-DA?
• MA LAGA YAABAA IN MAGA...
QODOB KU AADAN DAGAALKA LAASCAANOOD OO LAGA SOO SAARAY SHIRKA IGAD
• QODOB KU AADAN DAGAALK...
GO'AAN KU AADAN GUBISTA KITAABKA QURAANKA OO SWEDEN KA SOO BAXAY
• SWEDEN OO LAGA SOO SAA...
MUXUU YAHAY ISBAHAYSIGA MAREYKANKU DOONAYO INUU KU JABIYO SHIINAHA?
• MUXUU YAHAY ISBAHAYSIG...
MAXAA LAGU HAYSTAA GABADHA KALIYA EE KU JIRTA WASIIRRADA ERDOGAN?
• MAXAA LAGU HAYSTAA GAB...
WAA KUMA ERDOGAN? TAARIIKHDA AAN LA OGEYN EE HOGGAAMIYAHA LA LOODIN WAAYAY
• WAA KUMA ERDOGAN? TAAR...
IRAN OO SOO BANDHIGAY GANTAAL MUCJSIO AH & ISRAEL WADNAHA FARTA KU HAYSA
• IRAN OO SOO BANDHIGAY ...

Пікірлер: 176
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV Жыл бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@saabirosca2627
@saabirosca2627 Жыл бұрын
Wadku mahdsanthy sida nogu soo jedisay barnamishaka thnkz👍👍
@MaryamaAbdukadir-sz4iz
@MaryamaAbdukadir-sz4iz Жыл бұрын
3
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 Жыл бұрын
Sharaf kaliya ma ahane si geeesinimo leh ayuu u dhintay geesi garab waayey uu ahaa.😢 tankale maalintaas ayey gaalo ina kisbeysay oo ay dameerka muslimiinta ogaadeen in uu 0/EBAR yahay 😢 17 sanadood kadib isla maalintaasna camal, waa kaas nin ciraaq ah uu malaayiin muslimiin hortooda kitaabka quraanka kariimka ee sharafta leh oo Kalaamkii ALLAAH ah lagu hor gubey oo waliba xumaan aan wali dhacin lagu sameeyey waa marlabaad oo gaalo ogaatey damiirkeena😢😢😢
@rafiq5722
@rafiq5722 Жыл бұрын
Maxay taraysa ka shekeyn gadaashiis miyaa la raaxeystay?
@user-rs5hj2fd4l
@user-rs5hj2fd4l 4 күн бұрын
OK Falaqeenya Ween mowliid xaaji abdi nin Aad bar naamijkiisa oola socdo Mahadsanid
@osmansidowabdulle9220
@osmansidowabdulle9220 Жыл бұрын
Alle ha unaxriisto halyey sadaam huseen janatul firdowsa alaha kawaraabiyo
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 Жыл бұрын
Allaah ha u naxriisto Sidaam Xuseen.Taariikhdiisa iyo sharaftiisa waxaa xusi doonta mustaqbadka ee hada waxaan ku soo koonayaa inuu kasoo horjeedey gumeysiga gaalada siiba mareekaanka iyo xulafadiisa.
@cumardaad7498
@cumardaad7498 14 күн бұрын
Ilahay hawo naxaristo wa malin jimca halyay gi islamka
@engdhuguf
@engdhuguf Жыл бұрын
SAADAAM XUSEN GEESI WADANIYA AYUU AHAA ILAAHAY HAWNAXARIISTO
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Masha Allah
@ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz
@ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz Жыл бұрын
Oky aad ayaanu udhegaysanaynaa lkn kusaliya rasuulkii muxamedahaa scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Masha Allah waxu Ahay Geesi ween ilahay hau Naxiisto Amiiin Ya Allah😢
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 Жыл бұрын
Illaahay ha unaxariisto aamiin YAA RABI ❤
@xasancali438
@xasancali438 Жыл бұрын
Sadam allah ha unaxariiso walal ma isleedahay hubka iyo tignoolajiyada ayku faaneyso iran waa biliiqadii khuburadii ciraaq wad mahad santahay
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 20 күн бұрын
☝️ NACDALI 🤍 KORKOODA 💐 Ha ☝️ AHAATO 🤍 natanyahu 💐 IYO ☝️ WAXII 🤍 TAGEERSANBA 💐 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍💐
@user-tb3ug5bg3n
@user-tb3ug5bg3n Жыл бұрын
ALLAH haw Naxariisto😢😢😢😢
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
ilahay Ha U Naxriisto Amiiiiin
@user-qc2vt1sg5f
@user-qc2vt1sg5f Жыл бұрын
SADAAM XUSEEN LAMA ILOBIN QALBIGENA AYUU KU DHAX NOLYAHAY IN SHAA ALLAH WALO ARGUDI MARDHAW
@mohameddeeq8078
@mohameddeeq8078 Жыл бұрын
Allahu uu naxarista sadaam huseen
@aboufizaziz-jy9dl
@aboufizaziz-jy9dl Жыл бұрын
Allah a hounaharisto janada fardosa à galiyo
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Thanks bro
@user-nb7gr9md5o
@user-nb7gr9md5o 15 күн бұрын
Allaahu yaraxamuhu
@abdiazizyare6741
@abdiazizyare6741 24 күн бұрын
sadaam qadaafi siyaad bare intaba libaaxyo ayay ahaayeen
@AbdullahiGELLE-cv1zm
@AbdullahiGELLE-cv1zm 25 күн бұрын
Xumaantii iyo Xadgudubkii laygu sameeyey sadaam iyo Reer ciraaq lagu sameeyay waxay ahayd ujeedada ah 2 arimood 1 dhaqaalhii shidaalkii ciraaq oo UU ilaa maantay mareykanku ISKA guraanyo maekii horena waa KII ula baxay No flight sone iyo 2ka AAD waa duliga maantay ay Ku noolyihiin madaxda carabtu OO midwalba loogu Han jabaayo curuurta iyo dhamaan xasuuqaynaaye shidaalka lagu laynaayo bixiya.
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 2 ай бұрын
SADAM koley wuu un dhiman lahaaa marka maalin qiimo badan si qiimo badan o sharaf leh buuna u dhintay ALLAH YARXAM
@mawliidhassan5625
@mawliidhassan5625 23 күн бұрын
الله يرحمه.ويغفر.له.ويسكنه فسيح جناته الفردوس الاعلى❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@somaliasomalia7925
@somaliasomalia7925 22 күн бұрын
Shiicada waa dad daciif ah ilaahey ha u naxariisto sadam xuseen haduusan mareykanka aheyn ma dhici laheyd iney shiico soo qaban karto sadam xuseen
@hassanadan3115
@hassanadan3115 Жыл бұрын
Alle haunaxariisto. Munnaafiqiinta jalyeygaasi geesiga ahaa sidaas ugaley Weli weyjogaan dhibaatadoodana wey taagantahay .
@user-ix7mc2ip3w
@user-ix7mc2ip3w 19 күн бұрын
Allaha u naxariisto.
@sheersheer1896
@sheersheer1896 Жыл бұрын
Walal waad mahadsantahay taariikhda ladoonayay in la aamusiiyo iyo xaqiiqooyinka dhabta ee laqarinaayay inay debeda usoobaxaana aan ladoonayn eed adigu nalawadaagtay aad iyo aad iyaan kaaga mahadnaqayaa waxan codsanlahaa waliba inkaloobadan oo taariikhda muslimiinta halyayyadooda ee laqariyay inaad nalawadaagto Allah yacizak.
@MKAli-hb9np
@MKAli-hb9np Жыл бұрын
Saxib goormuu ahaa dilkiisa ninkan libaax ayuu ahaa waxana ka xasuusta markuu dhihi jiray hadilinina libaaxyada dalkiina si eysan idiin cunin eeyaha cadowgiina😢❤❤
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Waxaad isku qaldeysaa sadaam xusen iyo maxamed mursi sxb sadaam wuxuu ahaa madaxweynahii ciraaq
@MKAli-hb9np
@MKAli-hb9np Жыл бұрын
Haa sxb wan ilduufay ninkan dilkiisa ayanba daawaye lkn wagas sanadba ma kaseyn
@abdirahmanhassan999
@abdirahmanhassan999 Жыл бұрын
Thnks
@Sooyalka
@Sooyalka 23 күн бұрын
Qofka muuminka ah waa qawi, bal kawaran qof cadow ganta ugalay oo og in la dilayo oo dhagta dhiiga loo darayo, hadana leh "Kabaxa wadan kayga, maxad ka qabanaysaan" Ilaahay hakuu naxariisto suni, Ku dhintay jid xaq ah Allana hanaga dhigo kuwa sidaadas oo kale jidka xaqa ah ku baxo
@qaalibcabdilaahicabdiqaali2084
@qaalibcabdilaahicabdiqaali2084 Жыл бұрын
Rabi naxariis Jano oo waasica ha siiyo , maalintii la daldalay waxay ii ahayd ciid murugo..
@gaagaale71
@gaagaale71 Жыл бұрын
Waa geesi geesi dhalay arabta%99aduun ayagaa ah geesiyaa lkn sadaam husein asagaa dulmiyey dad badan oo muslim ah waxaa jib qof muslim in uu afkisa gacantiisa ka nabad galan qof muslim qofka dulmi alla waxaa salidaa daalam kaweyn sadaam aduunka dhib waa latusi tii aakhiro allow aclam
@abdisamadmahamud9366
@abdisamadmahamud9366 Жыл бұрын
Allah ha unaxriisto geesigii garabka waayey carab oo dadliita ah buu kadhashay
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Жыл бұрын
Kolay dhintay Sadaam Hussen Lkn Allah ha u Gargaaro Muslim meel kasta Lkn Reer Galbeedka USA 🇺🇸 iyo yurub maanta ayay heyday aa Russia 🇷🇺
@barresagal8891
@barresagal8891 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto MujaahidSadam xussen
@sahlahassan4159
@sahlahassan4159 15 күн бұрын
رحمه الله رحمة واسعه
@abdilatifyusuf1229
@abdilatifyusuf1229 21 күн бұрын
Allah unaxariisto geesi ayuu ahaa wadankiisa lagu soo duulay
@siradm
@siradm 19 күн бұрын
Sharaf ayuu ku dhintaye Allaha u naxariisto
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 27 күн бұрын
Allah ha u naxariisto saadaam xuseen geesi garab waayey ayuu ahaay carabtu waa dad aan damiir iyo dadnimo laheen umada muslimiinta siiba suniga ayagana waxaa la tusey dibiga bireey weysha ha ku quusqaantaan maalin farxad siiba udxiyo looga dhigey ayaa la ogaadey waxay yihiin ee Allah ha ka toosiyo hurdada ay ku jiraan aamiin iiraan iyo reer galbeedka waxay heshiis ku ahaayeen leynta muslimiinta suniga ee Allah ayaga ha isku salido aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee Isha Allah
@cabdimire
@cabdimire Жыл бұрын
Allah u naxariisto 😢
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso
@cabdidhere
@cabdidhere Жыл бұрын
Alle haunaxariisto janatul firdowsa alle haka waraabiyo
@muktarige9966
@muktarige9966 Жыл бұрын
Allaaha unaxariisto halyey buu ahaa
@maxamadbashircali2268
@maxamadbashircali2268 Жыл бұрын
Ilahay haunaxaristo
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 20 күн бұрын
☝️ ALLAH 🤍 Ha 💐 u ☝️ NAXARIISTO 🤍 SHAHIID 💐 samad ☝️ Hussain 🤍 AMIN 💐 AMIN ☝️ AMIN ☝️🤍💐
@amiirazahara2857
@amiirazahara2857 Жыл бұрын
Allah unaxariisto sadam xusen
@sacadmuuse6390
@sacadmuuse6390 Жыл бұрын
Alla ha u nxristo aaaaamiiiiiiin
@xabiibaadan2226
@xabiibaadan2226 Жыл бұрын
Geesi geesi dhaafay buu ahaa sadam xuseen allah ha unaxariisto
@saidahmed7268
@saidahmed7268 Жыл бұрын
Maalin ciidul fitr ah ayaa la daldalay...taas micneheeda anigu waxaan ufasirtay...haddaad israaiil wax yeesho saan ayaa kuu dambeysa munaafaqiintayada aad isku dad iyo dal tihiin ayaa ku dilaya
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f Жыл бұрын
اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين اللهم آمين
@abdullahiarte8543
@abdullahiarte8543 Жыл бұрын
Waxan kacod sanaya inaad warka wariye liiban Candi warsame gamuure kucasunto warka waa wariye hore
@AbdiShaafi-b5i
@AbdiShaafi-b5i Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@sakariyeshariif6861
@sakariyeshariif6861 Жыл бұрын
Ilaaahay ha unaxariisyo madaxweyne geesi ah oo garab waaayay buu ahaa warbixn murugo leh iga dhe
@abdixayi8453
@abdixayi8453 Жыл бұрын
Sababta muqdadar ugu farxay geerida sadaam waxay ahayd. Inuu sadaam dilay aabihii sadar waxaana loogu magac daray dagmada shiicadu ku badan tahay ee ku taala badhtamaha baqdaad SADAR
@luulshire8301
@luulshire8301 Жыл бұрын
Waa kaladaadsanaanta.islaamka..iyo .nacaybka gaalada nacallad hakudhacdee
@user-fu2bf3lk5d
@user-fu2bf3lk5d 21 күн бұрын
Geesigii carbeed saadaam xuseen iyomaxdaxweynihii Masr maxamed mursial❤
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 Жыл бұрын
Gerso buu ahaa Alle ha u naxariisto tank waxan ka turjumeysaa ducufnimada carabta .
@AbdillahiDjamaAbdillahi-l2o
@AbdillahiDjamaAbdillahi-l2o 6 күн бұрын
Allaha u naxariisto waa geesi taariikh leh , marna an isku dhiibin cadawgiisa
@maxamudgaab2101
@maxamudgaab2101 Жыл бұрын
Mowliid adeer aad ayaan udhagaysta wararkaga adiga iyo wariya rugcadaga ah lakiin xaabqaad hanoqon oo nagadhaf waxyabaha qaarkod ee wararka nocan ah mahadsanid
@abdidahir2785
@abdidahir2785 Жыл бұрын
Good news
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto kuwa xoolo ba helaye
@axmedisfa9593
@axmedisfa9593 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto qabrigiisa Allah ha uwaasiciyo
@maxamadbashircali2268
@maxamadbashircali2268 Жыл бұрын
Wa shahiday sadam xusen
@hanadali6155
@hanadali6155 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Geesi carab wayay ayuu ahaa.
@user-zz6lu5ow1d
@user-zz6lu5ow1d Жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto waxa uu ahaa geesi nin rageed ah sharaf ayuu ku dhintay waanu guulaystay
@nimosheikadan2044
@nimosheikadan2044 Жыл бұрын
Ilahay ha unaxaristo oo qabriga ha uroriyo
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Allow ku naxariiso geesi tol waaye ayuu ahaa lkn Allah ha u naxariisto qofkii islaam ah ee dilkaas ku farxay walee gaalo weji uma heyso asagana waa un la dili IIRAAN haday ku faraxsaneyd dilkaas ayadana hadaa loo fag fakan hayaaye meel ha gasho
@user-ok8le6zh8j
@user-ok8le6zh8j Жыл бұрын
😢😢😢
@mejarmahad3576
@mejarmahad3576 24 күн бұрын
Allah unaxristo mujahid Sadam Xusen ❤
@sicidcabdi6570
@sicidcabdi6570 Ай бұрын
Alle ha u naxariiisto
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 25 күн бұрын
allaha unaxariisto aamiin yarabi
@umumahmadumumahmad7856
@umumahmadumumahmad7856 28 күн бұрын
منشأ ءالله الله منصور مسلمين في كلمكان يالله
@sahlahassan4159
@sahlahassan4159 15 күн бұрын
3:48
@abdullahialimireshino6412
@abdullahialimireshino6412 Жыл бұрын
RaaxulLaah
@engcosoble174
@engcosoble174 23 күн бұрын
Nacalad alle ha ku rido gaaladaas iyo intii raacaday shaydamadaas allow naga qabo yaa rabbi
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Ай бұрын
ILaahay haw naxariisto sadaam hussein
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة
@user-zq6cy5rk4i
@user-zq6cy5rk4i 10 ай бұрын
Aamiin😢
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 Жыл бұрын
Dhamaantood wuxuush ayay ahaayeen waaxuushkuna meel xun ayuu ku dhintaa
@SadaamXussein
@SadaamXussein 25 күн бұрын
Rabi ha u naxariisto sadam xusen wa ninka leygu samiye cajiib😂😂😂
@nadiifokiin2662
@nadiifokiin2662 Ай бұрын
Sadaam xuseen allaa yar xam😢😢😢😢😢😢😢😢
@maxameddeeqabdiqadir9363
@maxameddeeqabdiqadir9363 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto sadam xusen
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 Жыл бұрын
😢😮😮ALLOW UNAXARIISO SADAAM❤❤❤❤
@kingzumbipalmares7139
@kingzumbipalmares7139 Жыл бұрын
Geesi ayuuu ahaaaa dad waayay
@Aaliya56789
@Aaliya56789 Жыл бұрын
Waaloo aari doonaa insha allah Sadaam iyo rak kale idimka allah
@HaaruunCabdi-xd3hc
@HaaruunCabdi-xd3hc 25 күн бұрын
Allaha unaxariisto
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p Ай бұрын
Sagaal.iyo.sodon.gantaal.ayuu.guntimaha.xadhigu.sheegaya.waxaana.soo.sameeyey.askari.mareekana.oo.asalkiisu.ahaa.yuhuudi
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Жыл бұрын
Waxadanogayn sikasto waxudhexmaren kurdiyiintu inayihiin suniyiin cadawga uguxun esadam wuxuahaa shiico
@user-qc2vt1sg5f
@user-qc2vt1sg5f Жыл бұрын
Allah u naxaristo qabrigisana Allah u wasiciyo
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto asaga wiilashiisiba madaxwayna Saddam Hussein altakriidi aamin
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 Жыл бұрын
Waa war naxdinleh
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 16 күн бұрын
Madaxdan ciraaq ee imika talada haya waxa la arki doonaa iyada oo hadh cad shacabku gacantooda ku dileen
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 Жыл бұрын
Hadii aad ogtihiin maalintii ladilay sadaan xuseen waxay aheyd maalin ciidul adxa ah muslika xuulihi uu qali jiray waxaa loogu badelay sadaan xuseen ufiirso yahuuda ingriiska mareykanka khaliijka sheydaanka ayey qancinyeen muslimka waxaa loo qalay sadaan maalitaa ayaa yahuudu iyo dabadhifkoodu muslika ka adkaadeen muslika waa laheyste yahuuda ingriiska mareykanka khaliijka ayaa heysta kuwaa oo sheydaanka xulufayihiin mar dhaw kulugood dhulka ayaa lalagedinaa xumaanta sheydaanka ay u sameeyeen awgii
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 Жыл бұрын
Ilaahow una xariiso geesiyaashii islaamka macigooda nayeel adaa awoood.leh
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw Жыл бұрын
Soo daa Qaybti kale
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 Жыл бұрын
Xog aad muhim u ah waaye
@alphakatun7878
@alphakatun7878 Жыл бұрын
Ma ogtahay Mukhada alla sadar abihii in la daldalay maalin ciid ah
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p Ай бұрын
18000.dolar.ayey.siisteen.labadaa.ninduubtay.waxayna.ka.mid.ahaayeen.ninkii.daldalayey.wuuba.joogay.muqtaar.alsadar
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 Ай бұрын
Madam huseen Allaha Unaxariisto qabrigana Allaha Uwaasiciyo Ciraq waa lagu Soo duulay Wuxuuse Ahaa Nin Geesi ah wadankiisan Jecel
@user-zb5jk1fv7v
@user-zb5jk1fv7v 27 күн бұрын
Ciidul adxaa ma aheyn maalin carafa lataaganyahay ayey eheyde iska hubi
@user-gu6yr4zg5y
@user-gu6yr4zg5y Жыл бұрын
Allow unaxariso
@saraxlaboodosman5362
@saraxlaboodosman5362 Жыл бұрын
waa arin murugo badan Lakin madaxda suniyiinta waxey qaateen duli iyo ihaano marka Laga reebo. madaxweynha muslimiinta ama imaamka caalamul islaam. Ordogaan ramatullaahi caleyhi
Madaxwaynihii hiilka waayay | Maxamed mursi
13:09
Waaberi Media
Рет қаралды 199 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,3 МЛН
Machine Learning for Everybody - Full Course
3:53:53
freeCodeCamp.org
Рет қаралды 6 МЛН
Sadaam Xuseen | Halyay islaam mise kaligii taliye || Documentry
15:01
Waaberi Media
Рет қаралды 499 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН