No video

Amaal waxa u ku sheegay Dhakhtarka waa naxay markan maqlay waxa an sameeyey arintan Qiso Qoyskayga😰

  Рет қаралды 65,500

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Amaal waxa u ku sheegay Dhakhtarka waa naxay markan maqlay waxa an sameeyey arintan Qiso Qoyskayga

Пікірлер: 903
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Cafimad dag dag dag ah rabi ha siiyo gAbarta yar an Aderka u ahay in shaa Allah waa cafimadi dontaa eder mcn intA muslim ah rabi ha caafiyo dhamnten muslimtA dhamAnten rabi yaa KARIM Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴
@bahjazheekh247
@bahjazheekh247 3 жыл бұрын
Amaal quen ader wanagsanbad haysataa ilahy hakuudayo qofwal bana ilahy muraad kiison macsi lahay
@marwomaryanaxmed4550
@marwomaryanaxmed4550 3 жыл бұрын
Maa shaa allaah
@noortosacaad7934
@noortosacaad7934 3 жыл бұрын
Allaha cafiyo
@abdiaziizmaxamuud9856
@abdiaziizmaxamuud9856 2 жыл бұрын
Alah hacafiyo
@naciimaladan637
@naciimaladan637 3 жыл бұрын
Walaahi waan ooyay ilaahayow qof ani iyo ilamahay ga najecel iisahal ilaahayow hooya kasta oo ilma korsanaysa garabkeeda gal Aamiin yaarabi 😥😥😭family qurux badan ilahay ha caafiyo gabadha
@xaalidheeman
@xaalidheeman 3 жыл бұрын
Aaaaamiiin
@hodanmahamed2715
@hodanmahamed2715 3 жыл бұрын
Amiin
@ayanmohamed7741
@ayanmohamed7741 3 жыл бұрын
Amiin abaayo mcnto allah ku sahlo amuurah
@kowsarabdi2570
@kowsarabdi2570 3 жыл бұрын
Aaaaamiiin yaarabi kuligeenbo
@Samaan__
@Samaan__ 3 жыл бұрын
Amen
@marwatime3503
@marwatime3503 3 жыл бұрын
Asc dhamaan reer badbaado waxaan rabaa 2 talo inaan soo gudbiyo tan kowaad gabadha inaan garab istaagno wixii qarash ah oo ay u baahato si aan ugu dirno turgiga waa ku xeel dheer yahay arimahaan insha allaah. tan labaat dadka somaliyeed caadeesteen ineey u furaan ilmaha yaryar KZbin si ay wax uga hilaan xaaba aduun tasoo keenta il iyo dhabaato badab horayna aan u aragnay fadlan lagama dhaxlo ilaa dhibaato moyee. dhamaan inta xanuunsan oo muslimka ah alle haka dul qaado allahumma aamiin yaa allaah 💝💝
@WHO2024
@WHO2024 3 жыл бұрын
Amaal eedo/habaryar, Alle waxaan kaga baryi cafimad deg deg ah...InshaaAllah. Dhegta waa meelaha ugu daran qof dhib ka gaari kara. Qofkii dhawaca u geeyey waa in loo qisaasa ama uu megteeda bixiya. Eedo ama habaryar, ducadaan 7 goor dheh adigoo saaraya gacanta midig dhagta ku xanuuneysa. "Allahuma laa shifaa' illa shifaa'uk, shifaa'an laa yughaadiru saqama". Kheyr fara badan baan idiin rajeyn.
@faaizaqureysh9869
@faaizaqureysh9869 3 жыл бұрын
Anigana quman.waa qabaa dhagna wuu ikuuxaa isoo duceeya inta jirana allaha caafiyo😍😍😍😍😍amal allaha ku caafiyo wallaal qaali.iyo inta bugto oo.muslimiin ah allaha caafiyo imta dhintana allaha u naxariisto
@nasroyusuf4028
@nasroyusuf4028 3 жыл бұрын
Ilaahey haku caafiyo iyo intii islam ah alaha caafiyo
@sadiamohamed6398
@sadiamohamed6398 3 жыл бұрын
Masha allah Abti wanaagsan allaha ku caafiyo jugta weyxuntahay aniga walalkey intuu iladagalay dhagax naas iga dhuftay wan yaraa markan weynaade wansakaraaday 1year cancer waaye bura waaye waa leyqale 6 saacadod alxamdulilah wanka caafimaday
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 жыл бұрын
AlhamduliAllah
@user-sz4tq1zk8q
@user-sz4tq1zk8q 3 жыл бұрын
Alxamdulilaahi
@filleyomar7454
@filleyomar7454 3 жыл бұрын
abayo ilahey cafimad badan hakusiyo Amiiiiiiiiiiin 🤲
@the_asfaahss7121
@the_asfaahss7121 3 жыл бұрын
Shiikh bad baado janada rafiiq alle ha kaaga dhigo nabi muxamed calayhi salaam saad niyada ugu dhistay gabadha alle ha kugu abaal gudo amaal cadeey alle ha caafiyo quran ku alhriya
@fartunabdi3812
@fartunabdi3812 3 жыл бұрын
Wllshy amaal allaah haku cafimaadsho allaah haku bogadhayo allaah sacabo malaiiged haku mariyo allaah haku xafido
@Qaliahm
@Qaliahm 3 жыл бұрын
Allaha nocafiyo 🤲🤲🤲❤️ Allaha allah dartis ku jcly Amal qurux
@ayaanmohamed3818
@ayaanmohamed3818 3 жыл бұрын
Alle hakucaafiyo
@daganhassan9141
@daganhassan9141 3 жыл бұрын
Qofka aqliga leh mar walba dhib buu maraa 😭😭😭 Walashy ilahay caafimaad taama ha ku siiyo qofkii comments keyga arka wll qli ducada igu soo dar please 😭😭
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
Ameen ALLAAH ha caafiyo
@daudkassim7992
@daudkassim7992 3 жыл бұрын
Allah caafiyo
@suadoabdikadir5758
@suadoabdikadir5758 3 жыл бұрын
اللهم امين 🤲
@kowsarabdi2570
@kowsarabdi2570 3 жыл бұрын
Aaaaamiiin yaarabi
@najmiito4755
@najmiito4755 3 жыл бұрын
Amiin wll ala ha caafiyo😥😥😥😥😥😥
@abdow4104
@abdow4104 3 жыл бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ✋🤚❤🤲❤🤲🤲❤Oh Allah, we ask you for peace and blessings upon our prophet Muhammad. (Ten times)(The Prophet saw said: "Who recites blessings upon me 10 times in the morning and 10 times in the evening will obtain my intercession on the Day of 🤲Allahayow waxaan kaa baryeynaa nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato nebigeenna Muxammad❤🤲
@hafsaabdi6857
@hafsaabdi6857 Жыл бұрын
Masha allah amal yarey ilahey haku cafiyo quruxey ilahey hakula jiro cafimaddagdeg ah alaha ku siyo waa iga rali ahow waa komantigii igu horeyey wye hoyo ilhey haku cafiyo amiim
@hamdijama7680
@hamdijama7680 3 жыл бұрын
Aabe fiican iyo gabadhiisa allaha idin barakeeyo oo idincaafiyo
@qamarxaaji2259
@qamarxaaji2259 3 жыл бұрын
Amal insha Allah xili walbo o aan duceesto kaama reebi doono sidaan nafteeyda iyo ehel keeyga ugu duceeyo ayaan kuugu so duceey naayaa insha Allah Rabbiyow iga aqbal o dhamaan teen no aqbal aamiiiin insha Allah aamiiiiiiin🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷 Insha Allah muuqaal kaan midka Ku xigi doono mid naga wada farxiyo allow nooga dhig aamiiiin aamiiin aamiiiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sz4tq1zk8q
@user-sz4tq1zk8q 3 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@abdirahman24ilyaas60
@abdirahman24ilyaas60 3 жыл бұрын
Amiiin yarabiii
@amalhroble6256
@amalhroble6256 3 жыл бұрын
ALLAH caafimad taama ha ku siyo habo.sheekh badbado ALLAH ha u fudaydiyo qalinka iAmal.
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 3 жыл бұрын
Ilhay haku caafiyo quraanka iskaga qari insha allha
@hadiyaabdikanimuse1858
@hadiyaabdikanimuse1858 3 жыл бұрын
M.allah Adeer aad ayan uga helay ruuntii sidaad gabdhahaga ula dhaqabto like friends😭😭❤you make me emotional markan arko abo ado kle ah wxan aad ugu bahda abo ilahy haku naxariisto abo macn igu duceeya walaal🙏🏿😭💔 Alleh ha ku caafiyo walaal inzha allah wad cafimadysa.
@fahimocookingandlifestyle6214
@fahimocookingandlifestyle6214 3 жыл бұрын
Wallalaheyga somaliyeed hadi aad qoraalkeyga aragtan ha i dhafina isaara subscribe plz wll Mahadsanid
@maxamedsaciid8616
@maxamedsaciid8616 3 жыл бұрын
Wllo hana kalifine ma naga daysid
@mamamushtaaq1756
@mamamushtaaq1756 3 жыл бұрын
waan ku saaray wlaal
@zuuzuuzu2356
@zuuzuuzu2356 3 жыл бұрын
Walal uducey gabadha yar kadibna codsigada dalbo
@kowsarabdi2570
@kowsarabdi2570 3 жыл бұрын
Wanku saare wll
@fahimocookingandlifestyle6214
@fahimocookingandlifestyle6214 3 жыл бұрын
@@kowsarabdi2570 Mahadsanid uqti
@aaminaxasan327
@aaminaxasan327 3 жыл бұрын
Ilaahay hacaafiyo amaal waan kuu ducay nanaa marwalba iyo dhamaan reerbadbaado guul vaan idiin rajaynayaa
@munamaxamud9813
@munamaxamud9813 3 жыл бұрын
Amaal waa gabadh aan isku facnahay aan jeclahay wllshay muslimada ahay illaahay sw kaaga baryayaa inaad caafimaado waad caafimaadaysaa insha allah waan kuu soomi insha allah wll allah dartii kuu jecelahay allaah ha inagu kulmiyo janadiisa firdowsa allah kuma tuso waxkudhiba adiyo family kaaga allah yaxfid Yaarabi waa gabadh dhowrsan Yaarabi waa gabadh xijaaban Yaarabi waa gabadh baari uah waalidkeeda .rabo shaafi aday gacantaada xanuunka iyo caafimaadku ku jiraan amiin aamiin ukhtii caafimaad
@umumanalixtiraamcaruurta4236
@umumanalixtiraamcaruurta4236 3 жыл бұрын
Video wuu dheeryahay Mawada fiirsa kari Caafimad tam allah ha siiyo queen amaal
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 жыл бұрын
Asc reer badbaado amal yar Allahayoow caafi.🤲🏻🤲🏻🤲🏻🇸🇴💕
@minsacdiahmed662
@minsacdiahmed662 3 жыл бұрын
Mashallah sh badbaado waa qof aad u wanaag san gabadhanah Allah caafiyo waagabar yar oo mustaqbal leh
@raqiyahajji150
@raqiyahajji150 3 жыл бұрын
Allah haku caafiyo xabiibti
@hodoniskahansare3380
@hodoniskahansare3380 3 жыл бұрын
Talo, mudo dheer, ilaa bil ama 40beri dhan, suratul AlBaqra dhagta uga akhriya gabarta biyo lagu akhriyeyna ha ku dhaqato. Niyeso Quraanku waa shifada muminiinta oo dhab ah.
@captainajiidawaale1037
@captainajiidawaale1037 3 жыл бұрын
Masha Allah shekh adiga iyo inantada illah ha idiin barakeyo Waxana urajeynaya caafimad taam ah iyo cimri dheer illahna ugu baryaya mar waliba inan uso duceyo Insha Allah
@ayaancabdi6038
@ayaancabdi6038 3 жыл бұрын
Xabiibti qaali alle ha ku sahlo qaliinka cafimaad taam ah alle ha ku siiyo inshallah
@naimaabduljabar840
@naimaabduljabar840 3 жыл бұрын
Asc sheikh hal dhakhtar kaliya haku ekaanina dhowr dhakhtar oo kala duwan utaga caafimaad degdeg Allah ugabaryeenaa Amal cadeey Allah haku caafiyo habaryar Maansha Allah.
@anabissefarah8928
@anabissefarah8928 3 жыл бұрын
Caafimaad degdega Allaha siiyo Amaal. Aamiin yaa Allah 🤲
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Rabi murAdkina ha nii wada sAhlo murAdkena dhamantin wll macan
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 жыл бұрын
Allaah ha ku Cafiyo Abayo mcn aamiin Yaaaaaaa Allaah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🌹
@najahadan2611
@najahadan2611 3 жыл бұрын
Alle cafimaad tama ha kusiyo wlshy amal yar sheekh badbado alle ha ku barakeyo qof wangsan ba tahay
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 3 жыл бұрын
Masha Allah ilmo la aan waa awaar 👣👣💙💙😍😍😍
@mamaanmaxamed9297
@mamaanmaxamed9297 3 жыл бұрын
Masha allah❤
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 3 жыл бұрын
Masha Allah jazakallahu khayr Allah ha barakeeyo farxad kunoolaada
@mohamedsalat5456
@mohamedsalat5456 3 жыл бұрын
Mohamed .Amaaley caafimaad taam ah ilaaheey ha ku siiyo . Daqtar fiican ilaaheey ha ku sahlo.
@omarsafariofficial5219
@omarsafariofficial5219 3 жыл бұрын
Walalheyga somali hada nabigana jaceshahina 2kg gaari rabaha 140 biis iga dhimana I garsiya ilahey dartis
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 3 жыл бұрын
I can't believe he's actually her father Mansha'Allah he looks too young to fathered her Mansha'Allah tabarakallah
@haldhaa2420
@haldhaa2420 3 жыл бұрын
dhibla'aan ayuu dhalay adeer buu uyahay xaaskisa dhashay manshallah
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 3 жыл бұрын
@@haldhaa2420 haaa wll dib baan ka arkay Mansha'Allah tabarakallah
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 жыл бұрын
her mother way younger to be mothered shs also very young i thot her sister
@hafsaabdi6857
@hafsaabdi6857 Жыл бұрын
Shikh cabdulahi adigana ilahey hakula jiro gabadhada amiin
@intifaacofficial8885
@intifaacofficial8885 3 жыл бұрын
Asc sheikha iyo inantiisa Illaahay cfmd taama haku siiyo Habo quruux illaahay haku daayo waalidka
@duceysannoor4022
@duceysannoor4022 3 жыл бұрын
Sheeq ducadaan ubadineynaa aydon laqalin bey cafimadi insha aallaah😭
@qamarxaaji2259
@qamarxaaji2259 3 жыл бұрын
Allow siiiii cfmd amuula Queen Qalbi Gaan walahi kaaga so duceeyay waa Aaqir leeyl Allow Ku sii cfmd adeer kaa abtigaa aabahaa aboowga walaalka ayuu isku yahay alle ha xifdiyo asaga iyo hooyo hooyana LA,aan teed abaar waaye alle ha kula kulmiyo Dr Ama Drs wanaagsan o barakeeysan aamiiiiiiin insha Allah aamiiiiiiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@sharifosalah7869
@sharifosalah7869 3 жыл бұрын
Jazaka ALLAHA Khayr ALLAHA ku barakeeyo Sheekh badbaado 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
ALLAAH ha caafiyo amaal caafimad taam ah ku rajeynaya ALLAAH hka dulqaado xanuunkA amaal masha Allaah Adeerka waa Aabe wanagzn ALLAAH ha idin barakeeyo dhamaan familkina caafimad barako iyo khayr idin rajeynaya
@zakariahassan7659
@zakariahassan7659 3 жыл бұрын
Masha allaah dhamaantiin illaahay ha idin barakeeyo walaalka duceeysan waaan dhawnahay illaahay ha idinku bishaareeyo kuwa illaahay harka aakhiro carshiga hergaliyo idim alle illaahay ha dhooro idim alle caafimaad alllaaha ku badali fadliga illaahay caafimaad ah ha siiyo idim allle اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا اللهم صل على سيدنا محمد وآله وصحبه عليه وسلم وسلمتسليما كثيرا
@zakariahassan7659
@zakariahassan7659 3 жыл бұрын
Taqabal alle-idim alle S/c/w
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamedsaciid8616
@maxamedsaciid8616 3 жыл бұрын
Sxp youtube inta iska daysid maad mustaqbalkaaga kafakrtid waa iga waano
@omarsafariofficial5219
@omarsafariofficial5219 3 жыл бұрын
I saar an ku saara bro
@nuuro8336
@nuuro8336 3 жыл бұрын
waa kuu saarey adeer
@laylakeysegas948
@laylakeysegas948 3 жыл бұрын
Mashaa allaah amaal qurux ale kuma dhantaalo illaahey cafimaad ha ku siiyo habo illaahey ha kuu daayoabtigaa ama adeerkaa ama abahaa wuu ku jecelyagay xaqiiqan mshaa allaah anagana waa ku jecelnahay illaahey ha ku caafiyo aamiin🌹🌹❤❤
@nawaalxirsi2132
@nawaalxirsi2132 3 жыл бұрын
Mashaa allh tabaraka allh aabayasha saan cml aad baan ugu duceeyaa sheekh jzka allh kheyrn gabadha allha kuu caafiiyo inshaa allh
@SAMEYEMEDIA
@SAMEYEMEDIA 3 жыл бұрын
𝔸𝕝𝕝𝕠𝕨. 𝕁𝕒𝕟𝕒𝕕𝕒. 𝔾𝕖𝕖𝕪. ℚ𝕠𝕗𝕜𝕚𝕚. 𝕊𝕦𝕓𝕤𝕔𝕣𝕚𝕓𝕖. 𝕀𝕤𝕒𝕣𝕒. 𝔸𝕞𝕚𝕚𝕟. 𝕐𝕒𝕣𝕒𝕓𝕚🤲
@najiibtolkaofficial8503
@najiibtolkaofficial8503 3 жыл бұрын
Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 20k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pIs
@VEllaa-e9i
@VEllaa-e9i 3 жыл бұрын
Maashaa allaah Allaah ha ku xafido habo khayr allaah ha kaaga dhigo inshaa allaah khayr dhegta waa wax fudud inshaa allaah khayr.
@aliyahabdurrahman6599
@aliyahabdurrahman6599 3 жыл бұрын
Allh ku caafiyo abayo amaal Gbdh an saxipo nahy paaa sidaas dhagta nabar loga dhuftay waaxana la dhahy isla sida amaal uu dhakhtarku so yidhi Waana laga qalay alxmdullilah hda caafimad ayey qabtaa🌺
@aliyahabdurrahman6599
@aliyahabdurrahman6599 3 жыл бұрын
Waliba hospital muqdisho ku yaalo buu ahaaaa
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wAdA codsanayo in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@omarxusein6709
@omarxusein6709 3 жыл бұрын
Adeer fiicn horay usoco
@omarxusein6709
@omarxusein6709 3 жыл бұрын
AaAaAaaaaaaaaamiin yarabi
@mulkixassan563
@mulkixassan563 3 жыл бұрын
Asc ha ka cabsanina qalitaanka dhib ma laha Dad badan ayaa ku najaxay
@fadumaabdullahi6605
@fadumaabdullahi6605 3 жыл бұрын
Caafimad dag dag rabi hasiiyo walaasheyna aamiin yaa rabi
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 3 жыл бұрын
Maashaa allaah shiikh badbaado allaha kusharfo
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Ilaahow qofkasta oo adiga dartaa subscribe igu saara gacantisa irsaaqad xalaala soogali amin danbigisa iyo kii waridkiisba dhaaf
@shukriahasan3770
@shukriahasan3770 3 жыл бұрын
Abaayo waan kuu saaray Keep going
@omarsafariofficial5219
@omarsafariofficial5219 3 жыл бұрын
I saar an ku saara wlsheyda mcn
@shukriahasan3770
@shukriahasan3770 3 жыл бұрын
@@omarsafariofficial5219 waan ku saaray wll horumar wacan
@suleekhaomar8221
@suleekhaomar8221 3 жыл бұрын
Illaahay caafimaad haku siiyo sister africa inta badan wey iska qalad badan yihiin illaahay kheerka haku waafajiyo
@nimcoxasan5472
@nimcoxasan5472 3 жыл бұрын
Alleh ha yasiiyro
@mkafamily6700
@mkafamily6700 3 жыл бұрын
Allaha caafimaad dagdag hakuu siiyo habo macan InshaAllah dhagta xanuunka kaa hayo allaha caafimaad hakuugu badalo
@nimconadarbeauty
@nimconadarbeauty 3 жыл бұрын
Asc walalaheey somali iso boqda #subscribe igu cawiya iyo #like mahadsanid 🙏
@umamiira2321
@umamiira2321 3 жыл бұрын
Allah Kucafiyo Qali Sharafay Anigna isoo Duceeya Insha Allh ♥️♥️♥️♥️
@zh4772
@zh4772 3 жыл бұрын
Ilaaheey daawo hakuu soo dedejiyo hooyo, insha'Allah,Ameen
@ardoteyb946
@ardoteyb946 3 жыл бұрын
Mashallaah sheikh badbadi Iyo gabadhada Amal qurux
@user-nj6ed5bv8m
@user-nj6ed5bv8m 3 жыл бұрын
Ilaahay ha ku caafiyo qaali quruxeey adeerkaagana ilaahay ha kuu xafido fiicnaanta waa loo dhashaa isagana waa aabo fiican iinsaan ah
@natramohamed8233
@natramohamed8233 3 жыл бұрын
Amaal insha allaah walagu najaxayaa sahal ayu allah kaga dhigaya insha allaah qeer walcafiya 🤲🏻👍
@ikraanmahamed1156
@ikraanmahamed1156 3 жыл бұрын
Amaal nasiib ledahay shiiq badbaada ilaah aabokaga dhigay masha allaah
@sawjatuaweys9189
@sawjatuaweys9189 3 жыл бұрын
Habo amaal kuween allaha kucaafiyo Wanku sooduceyneynaa inuu Allaha kadulqaado aniga wiil yar oo 8jir ahbuu dhagta nabar igaga dhacey aad iyo aad aan umurgey ilaheyban talo saartey isoo duceeya walalayaal inuu cafimado habo adigana amaal isha allaha cafimad dagdag ahbaan kuu rajeynayaa
@nafisaluulaofficial9256
@nafisaluulaofficial9256 3 жыл бұрын
Allha kucafiyo
@kahahussein8856
@kahahussein8856 3 жыл бұрын
Alaah ha caafiyo gabadha yar waa u soo duceynayaa sheekh.
@nasteexoaxmed4012
@nasteexoaxmed4012 3 жыл бұрын
Allahu akbar saad oga farxinaysid mar walba adna allaha kaaga farxiyo 🤲🤲🤲
@calijamac6253
@calijamac6253 3 жыл бұрын
Walaahy waan ka Xumahay Allaha Caafiyo maskiinta way caafimaadee insha Allah😍😘😗😙
@user-xu8zk8gf6f
@user-xu8zk8gf6f 3 жыл бұрын
🤲Caafimaad dag dag Aalaah hakusiyo inshaa alaah Amiin Amiin 🤲Amiin yarabi
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 3 жыл бұрын
Ma shaa Allah waa aabe macaan badan ilaahey gabadhada ha ku cafiyo qaliinkana Allah ku ha ku guuleeyo lacalahu kheeyre ❤️🇧🇪❤️
@ayaanawil2956
@ayaanawil2956 3 жыл бұрын
Alle cafimad taamah hasiiyo qalinkana haw fududeyo amaal alle haydin xafido dhamantin
@xaashixshi4047
@xaashixshi4047 3 жыл бұрын
Allaaha usahlo una saqiro masha cafimadka rabbi ugu daray
@nastexaqali9503
@nastexaqali9503 3 жыл бұрын
ALAHA KU CAAFIYO TEEDA KALE DIINSI SIIYA ASIGA WAA QALA JIYE KAAMILA INSHA ALAAH
@rodoahmed43
@rodoahmed43 3 жыл бұрын
Illaahy cafimad sariica haku siiyo abyo amal .
@raxma7498
@raxma7498 3 жыл бұрын
Masha allaah sh badbaado Abo wanagsan amaal allaah ku cafiyo haday qalnin noqotana allaah kaa so badbaadiyo
@naciimonuur2529
@naciimonuur2529 3 жыл бұрын
Amaal allha kucaafiyo walaashey cafimad dag dag ayn alle kaaga rajeena runtii xanuunka dhagta ledahay anigaba waan arke hadana waan laxanuunsanahy hosbital kasto oligeyana ekfashin unbaa jiree dhahyan dhagteedana dhiig ayaa kasocdo oo iska imaanayo madax xanuun saaid ayan daremaya jug iyo wax aan hubo majirto o iga dhacy lkn dhaaqatirta jug wye ayee dhahen isbital wan kadalne muqdisho ayan jogaa isbital kasto wuxuu leyahy ekfashin wye daawoyin qalajiyal unboo soqorayaa allha kucfiyo my sister anigana isoo ducee camaliyadada allha kugu guleyo i.a
@madinaomar3703
@madinaomar3703 3 жыл бұрын
Allaha caafiyo gabadha yartaa allah ayaa wax caafiyo caafimaad sareeca ah allaha siiyo quraan ha lasaaro koley adigaa shiiq ah kuuma sheegayee towfiiqda allaha idin waafajiyo allaha idin saqiro
@fadumobarre9023
@fadumobarre9023 3 жыл бұрын
Ilahay ha ku caafiyo habo cafimad sarica inshaa Allah
@libinabdi6555
@libinabdi6555 3 жыл бұрын
Mashaa alaah walaahi wan ilmeyay waayo aabo mcn bad heesataa abaayo aniga aabehey anoo calosha ku jira ayuu dhintay nasib uma yelan ilahay farxadina ha idin siyadiyo waxad tihin family aad isugu faraxsan isku xiran isha bini aadan ka alah ha idinka haayo adna abayo ilahay haku cafiyo inshaa alaah ❤️❤️❤️
@exoticplayz8818
@exoticplayz8818 3 жыл бұрын
Ilahay ha u sakhiro maqalkeeda ha u badbaadiyo qaliinkana ha u sahlo
@qamarxaaji2259
@qamarxaaji2259 3 жыл бұрын
Yaa Allah sii cfmd taam ah o ka dul qaad xanuun kaan ayada iyo dhamaan Islamka xanuunsan walahi aad ayaan ula xanuun saday insha Allah way cfmdi doontaaaa insha Allah rabbiyo cfmd siiiiiiii aamiiiiiiin
@umamiira2321
@umamiira2321 3 жыл бұрын
Allh Kucafiyo Qali Allh Haguu Cafiyo Yarabi Yaraxmaan
@ruuxiraaxo7790
@ruuxiraaxo7790 3 жыл бұрын
Masha alah idin jecliyaa wikayga iyo gabadhisa
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 3 жыл бұрын
Amal allaaha ku cafiyo habo macan cafimad deg deg ah habo macan rabi haku siiyo ♥️♥️♥️♥️
@abdijama1984
@abdijama1984 3 жыл бұрын
Maashaa allaah adeer wanaagsan you like
@amochannel4874
@amochannel4874 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah ku xafido sheikh badbaado
@sabrinahoneyyoussoufhawago3688
@sabrinahoneyyoussoufhawago3688 3 жыл бұрын
Alle ha ku cafiyo, Alle ha ku hafido Amal
@xaawosharaf1371
@xaawosharaf1371 3 жыл бұрын
Xabibti Amaal cafimaadkaga Allah hakuu dhameystiro
@filleyomar7454
@filleyomar7454 3 жыл бұрын
Amaley ilahayow cafimad badaaaaan kusiii Amiiiiiiin Amiiiiiiin Amiiiiiiin 🤲
@suadmustafe8826
@suadmustafe8826 3 жыл бұрын
Ilahay kuu cafiyo Amal ali ah goolyo wlloh💯💯💯💯❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤝🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@simankeynaan5579
@simankeynaan5579 3 жыл бұрын
Jizaa ka Allah waxaad tahay Aabo fiican oo qalbi wanaagsan illaahay ha ku xafido sheekh badbaado gabadhaada amaala cadeey illaahay ha kuu caafiyo insha Allah weey caafimaadeeysaa weeyna nasoo hor fariisan doontaa iyada oo dhaheeyso waan ku guuleeystay qaliinkii oo waan caafimaad qabnaa murugta illaahay ha idinka qaado
@erumroble5081
@erumroble5081 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah sheeqbadbaado jisaa kalaa qer sida aad uxaneyso caruurta aad adeerka aad utahay😿😿😿💞💞
@asmoahmed5843
@asmoahmed5843 3 жыл бұрын
Allaha kucaafiyo albaabka daawadana ilaahay hakaa galsho inshaa allah.
@user-ne4tk9rj3s
@user-ne4tk9rj3s 3 жыл бұрын
Abaayo Allah kucaafiyo adiga gana amaal abti waxaa jecejashay oo kheyr Allah kusiiyo
@hiboabdalla2079
@hiboabdalla2079 3 жыл бұрын
Allaha caafiyo caafimaad taama Allaha siiyo Aamiin yaa rabbii
@saynabmohamed5397
@saynabmohamed5397 3 жыл бұрын
Annigu qanjo xanuun waan lahaa marka yaraa kadib dhaguhu way I guuxi jireen lkn ima xanuuni jirin hadda dhago culays ayay igu noqdeen xitaa wax barashadii iga reebay😭😭 plz isoo duceeya Illahay walashan ha caafiyo
@fardousadan1847
@fardousadan1847 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 alle hakucafsho wll
@suaadoali9316
@suaadoali9316 3 жыл бұрын
InshAllah cafimat Amal
@fartuunahmed6833
@fartuunahmed6833 3 жыл бұрын
Masha allaah adeer macaan ayaaa tahay allow ku xifdi 🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 157 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
Raali galinta dadka - Meehaal Podcast
17:01
Meehaal
Рет қаралды 7 М.
WAAR DAGDAG AH
12:50
Brwko media
Рет қаралды 71
18+ | S*xual rights in Islam | #MuftiMenk | #ShWaelIbrahim | #DrMSalah
57:41
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН