waa hees tayo leh runtii aan caadi ahayan marka aad fiiriso miraha muusiga laxanka iyo codka aan duugoobaynin waligii ee aqoonyahan sare sayid khaliifa sayid waxaad tahaya true legenda
@Muqdishaawi5 жыл бұрын
Sayid Khaliifa waa fanaaniinta kuwa ka soo baxay Jaamacadaha . asiga iyo ; AUN Cumar Nuur Cabdulle iyo Xadraawi iyo kuwo kaleba . oo isla markaasna macalin ka ahaa Dugsiga sare ee Xisaabaadka iyo Cabiraada.
@macalinabuukar49185 жыл бұрын
Waa hees kaa joojin karta Dhamaan howsha aad heeyso kaliya si aad u dhageeysto! Ballan waa Amaanee iimaan kalsooni leh uurkiisa lihidaa lihidaa Indho caashaq lihidaa oraah qiimo leh
@siinaayboy97648 жыл бұрын
Aad Baan ugu Helaa Heestaan Amaal Aragsan ,,, io molto piace questo canto Amaal Aragsaneey
@bachirhhared73147 жыл бұрын
West calaa Canaan. Luuqdan oo kale fanaaniinta hadda aadbay ugu yar tahay