2024/oct/12 habayn sabti ah 9:18 wxn dubaya kimis Aniga jcyl ima hayo xitaa xidhidh malihi lknse heesaha dhawr sano ka hor la qaaday ayaan jecelahay in aan dhegeysto mar😂❤🎉
@AdambrunoMars-gl2onАй бұрын
Wow
@abdoulrahmandjama2515Ай бұрын
Hadda anaaa dhageysanayaa
@abdoulrahmandjama2515Ай бұрын
Im listening now
@abuumohamett9481Ай бұрын
2024 🎉
@mascuudnajiibАй бұрын
Hablahaas hada ma jogaan
@abdirahiinelmiАй бұрын
Who listening 2024😢😢❤
@AbdicaziizhagarАй бұрын
4sept 2024 3:8 habeenimo🫶♥️🔐😢
@mabruka9236Ай бұрын
Ilaa iyo marki ugu horeysay een maqlo ilaa imika 2024 isku dhadhankii uun bay ee leedahay heestani ❤
@sumayamohamed4491Ай бұрын
Hees aan laga caajisin
@KadarAhmed-cd4htАй бұрын
Stil 2025
@GuleedIbrahim-s3x2 ай бұрын
Waa hees wanaagsan runa sheegtay hablaha soomaaliland
@horseedmedia54562 ай бұрын
In aan komanti akhriyo ayaan u soo galay, laxanka iyo codadkana isaga raaxaysanayaa.
Ninka inan magaydaa gol qaniin ku maalo gurac kaga danaystow waxaad gaax sanaysiyo gashi gaad cunayso ruuxay ka go,an tahy gabadhaada weeye🥺
@somalilandpresstv3 ай бұрын
Heestan waxan maqlay 2013 anigo gaadhi saaran aya idacada VOA da laga so dayay goobta magalada hargeisa abaaro 4 dii galabnimo ,ilaa imika wan jecelahay, waa hees ka hadlaysa qiimaha gabdhaha soomaaliyeed ,alle ya raxma abwaan hadrawi ,mahadsanid sayid khalifa sifican ayad nosoo gaadhsiisay
@zuhuuraxmed85083 ай бұрын
14/7/2024 😢
@hassanmahat2803 ай бұрын
Intu mursal ka rumayn waaye, anigaa ka rumayn. Wallah waa hees ii badh 12/07/2024, habeen sabti
@ibrahimbaaxeer3 ай бұрын
Axyaa hees ❤
@Janno663 ай бұрын
Who listening 2024😂❤
@suhaipLilka3 ай бұрын
4/7/2024 malayla Jooga dhalinyaro😅
@hassanabdirizaaq68234 ай бұрын
2024💖
@isse_094 ай бұрын
02/July/2024🥺😞
@Missdhiza4 ай бұрын
Marka khadra iyo mursal heesohida dib u daawado waaba iska ooyi gara😢
@hassanmataan19804 ай бұрын
27/jun/2024
@CabdiisaaqMukhtaar4 ай бұрын
😢
@AhmedMohamettapdilahi4 ай бұрын
Miyaan ladaney Lada hela luladun gam aa wlhy xassus qliya galey waxan xasuustay qoftan aduunka uga jecla balse wakhtiga iyo waayaha aduun ba nakala kaxayey waxan dhagaysa 17//6/204 goobtu waa Germany 🇩🇪 saacaduna 8:38 subaxnimo hadaad bostigan aragto oo aad iga danbayso noloshu haku samatoh like iisar
@RiyaanAxmedmaxamed-r3i4 ай бұрын
2024
@EngabdikaniAli-m5f4 ай бұрын
Who watching and listen 2024
@bazhirmoHamet4 ай бұрын
7.jun.2024
@Marwaahmetttt4 ай бұрын
Who listening 2024😢😂
@Muntaas-wf8qr4 ай бұрын
Waa hees dhaaftay deee😂❤
@huseineidow57143 ай бұрын
aniga 😢
@huseineidow57143 ай бұрын
@@Muntaas-wf8qr Aad iyo Aad
@Mujahidka6263 ай бұрын
2024 julay 26 😂
@guledcade79952 ай бұрын
Me😢
@abdijabarahmed1345 ай бұрын
Khadra Sinimoo ❤😊
@fatxiali4355 ай бұрын
Miyaan gabadh kugu labeyn Nafteydaad leedahee walikeey fanan ka benbatan ma Arg 😂😂😂😂😂 heesta hdan mqalo igaa so xususdaa idhaaf😂😂😂been makare ...like saar
@AbdirizackAdan-tv6gt5 ай бұрын
This song pro damn 🙃😩😩
@abdirahmanmohamed17645 ай бұрын
Saaka ayan arkay WhatsApp Status-ka xabbadii aanu isusoo diri jirnay heestan markay cusbayd @2012 kii Now 2024
@RuunAhmed-ib3si5 ай бұрын
Qofki dawanayah 2024 like isii
@MunaNuux5 ай бұрын
19/may/2024
@xasanxasanney97195 ай бұрын
saliga nabiga waxwalba Ka Qalisan😢❤
@shactiro76645 ай бұрын
Jecelka anaga xumenay ma ahe waa jira😭
@suhaybjama11356 ай бұрын
Who listening 2024 habeen jimce ah❤
@farxiyecumar58776 ай бұрын
Caawa oo ay taariikhdu tahay 03/ may 2024 waan dhagysanyaa oo uu abwaan hadraawina marhuum yhay alle ha unaxariisto noloshashiisa wuu inooga faa'iideyay martu maguuraan aha ayuu inooga tagay ilahay qabriga ha u waasiyo isaga iyo umada mabi muxamed ba 🤲🤲🤲🤲🤲 Aaamin aaamin yaa rabi
@ahmedcaabi91756 ай бұрын
Goobtu waa hargeisa Sanadku waa 2013ki Waxan kasoo baxay Salaama secondry school goor galap ah Waxa ila socda wiil aanan sxp ahayn lkn isku xafado un ahayn Buska ayanu so wada racney waxa kursiga naga horeeya fadhiya 2 hablood waxanu go'aansaney inan lanbarka ka qorano oo aan raacno Wuxuu baskii socdaba way dagi waayen anaguna waanu dhaafnay goobtayadi hablaha dartood meeshi ay ku dageen ayanu kula degnay wanu wada shekaysaney kadip phone number kala qadaney. Waa intaan u socdee heestani markasta oon inanta aan waco heestan ayey ku save garesaty maqalka soo dhicista codka. 11 years ago. Xasuus.
@ameinmoha3 ай бұрын
Wraa anu in aan kiibas ka waday ahyy ma layga dareema😂
@mushtaqabdiqani55122 ай бұрын
@@ameinmoha😂😂😂😂
@UmalkhyrJama6 ай бұрын
2024😢❤
@bushraabdirisaaq74196 ай бұрын
2020 waxan heestan isla dhagaysanay qof aan aad ujeclaa lkn.hada ilama joogo lkn waxan rajaynayaa in uu mar uun isoo noqdo 😭lkn hada heesta kaligay baa dhagaysanaya 🥲