Amb. Seed - Maxaan kala kulannay

  Рет қаралды 214,899

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 452
@MoAwil
@MoAwil Жыл бұрын
Well articulated, Honest, Free and energetic. Abdirashid Adan Seed, thank you!
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
Cabdirashiid Aadan Seed marka laga yimaado sannadahaan dambe ee aan safiirnimada ku bartay iyo siyaasiga , waxaan kaloo ku xusuustaa inuu yahay ninka ka qaaday wareysiga keliya ee laga hayo AHU MAXAMED MOOGE LIIBAAN qiyaastii horraantii 80aadkii. Cabdirashiid waa nin karti badan intaan ka arko. Alle ha barakeeyo.
@Yearof2023-sg4cb
@Yearof2023-sg4cb Жыл бұрын
Amb. Seed is a scholar and a seasoned politician with solid background to the historical problems of Somalia. Very insightful interview
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
Masha allah Amb.seed given us master class for the Somalian citizens ❤❤may allah bless you to give good health and long life I have got more and what happened to 🇸🇴 Somalia ❤❤
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 2 жыл бұрын
Mujrib gaamuray ayey ladagaalameen waana ku mahadsanyihiin anigoo dhalan ayaan hiil u ahaa allow u naxariiso intii kushaxiiday mujrimkaas rididiisa
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Xanuun qabyaaladeed ayaa lagaa buuxiyey laakiin waxa mujrimna kuwii yuhuuda iyo amxaarada soo horgalayey oo aderadaa ka mid ahaayeen
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 2 жыл бұрын
this is the most interested interview ever.. Ambassador Saeed is a living legend. part2 please. otherwise i will do it myself.
@mombasa7
@mombasa7 2 жыл бұрын
Amb. Seed has given us a Master Class on Somali Politics from the 1970s to the 1990s. He is not only articulate but forthright with his answers! It is rare to find a Somali politician, who is open and honest! He deserves the name Ambassador! Mr. Ayanle, I must commend you for your in-depth interviews, each one more captivating then the one before it! You hardly impose your opinion on your guests nor your views a rarity in Somali ‘journalism”! Although, I cringe every time I see the word “Hanoolaato” because of how it was used and misused during the brutal regime of Siyad Barre!!!
@Edits123-n4r
@Edits123-n4r 2 жыл бұрын
Thank you!
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 2 жыл бұрын
He was one of the flying feathers been using by the Gudar bin Salif of soomaalya
@aishahassan9189
@aishahassan9189 2 жыл бұрын
Q
@booskacaliaaden1148
@booskacaliaaden1148 2 жыл бұрын
P
@sahraali1826
@sahraali1826 Жыл бұрын
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Intaaan wareeysi daawanaaye wareeysigan saan ugu raaxaystey waligay uguma raaxaysan wlaahi Bilahi war Ninkan Walahi waa nin hanti qaran ah ee Marlabad iyo sadeexad omg adeero noloowww somalia ninkan ayeey ubaahantahay ayaanle adigana adeero noloowww u are a legend 🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼💙💙💙💙
@shukrimaxamed2344
@shukrimaxamed2344 Жыл бұрын
Maalmahaan ayaan mahadsanid Codsi Amb seed ma,inoo waydii kartaa markale adoo mahadsan uruadii danbe ee gadaal ka dhismay Xabashada intee la,eg ay lug iyo farsamo ay kulahaayeen sirdoonkooda kala qaybinta uraradii Masa ku barraarugsanaaayeen madaxda ururadaas
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Soomaaliyi weligeed dhib kabiximaayaan ilaa ay illahay u soo noqdaan oo fahmaan in dunida laga tegayo
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 2 жыл бұрын
Waa runtaa xaqiiqda jirta ee layska indho diraayo weyaan
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 2 жыл бұрын
Ambassadorka iyo Hanoolaato aad iyo aad baa ugu mahadsantihiin sida taariiqdaan aadka u muhiimka noo soo gaarsiiseen.
@somalimoney2626
@somalimoney2626 2 жыл бұрын
Ayaanlow waxa ku sheegaa Amb seed 2 hrs kuma filna masha allah waxaan bogaadinayaa amb in lasoo badiyo muuqaldiisa waxey tahey waa mid dhaxal gal ah
@sahra4091
@sahra4091 2 жыл бұрын
Thank you Ayanle for presenting this legend but please let him speak freely.
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
Ambassador Seed xog badan run ah buu hayaa. Sidaas u sheegay baan ka wada dhegeystay maqlay siyaasiinti iyo sarakiishii nool ee SNM..Oo aanu isku deegaano Reero nahay...
@Awodagan12
@Awodagan12 2 жыл бұрын
Waxa uu ahaa awoowgy aabahy dhaly mustafe xaji nuur illhy ha kuu naxariisto awoowo mcn 😥
@KawsarJama-b9v
@KawsarJama-b9v 11 ай бұрын
Goorma dhinty dagaladi ku dhinty
@HRU20256
@HRU20256 2 жыл бұрын
اتذكر بعبدالرشيد ادم سيط بصوته الفريد، هنا اذاعة الكفاح صوت المعارضة المسلحة الصومالية ....... شكرآ الصحفي المخضرم ايانلي عبدي...
@ayaninadee176
@ayaninadee176 Жыл бұрын
Wow Waad ku mahadsan tihiin sidaad noola qaybsateen taariikh aanan aqoonin. Thanks for sharing with us.
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 3 ай бұрын
Alle ha u naxariisto Salebban Daher Afqarshe oo ka soo jeeday beeesha Dhulbahante. Wuxuu ku dhashhay magaalada Laasaanood 1943. Wuxuu ku geeriyooday addisababa 2009.
@ibrahimmusse6612
@ibrahimmusse6612 2 жыл бұрын
Your excellency, waxa keliya aad noo sheegtay, inaad dhalatay adigoo siyaasi ah.
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 2 жыл бұрын
🤣
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 2 жыл бұрын
1971 wuxu ahaa 9jir. 1978 wuxu ahaa 15jir. Wakhtiga uu ka sheekay nayaa waa 1978kii oo uu inoo sheegayo inuu odayaal iyo dadwayne shiriyey oo uu wax usheegayey🤣 Xilna muu hayn aqoon kalena noomu sheegin, maxan ku rumaystaa, Xataa waxa dhaantay isagoo dhaha book ayaan akhriyey. 🤣🤣
@ibrahimmusse6612
@ibrahimmusse6612 2 жыл бұрын
Walalayaal, umajeedin inaan cidna wax u dhimo ama aan la murmo qof somaliyeed oo 32 sano Ka dib, inagoo aragna xaaladda aynu Ku suganahay, ima farxad gelimayso inaan maalin walba dhegeysto sheekadii fashilaada iyo butburinta jiritaankii dawladood somaliyeed. Waxaan filayey ama ay ahayd nin xukumay la dagaalamay inuu xukumo. Ma arko Cid ummaddii somaliyeed xukunta. Jiritaankeenni ayaa khatar Ku jirta.. I meant no offence. I see a story line when it comes to journalism doesn't reflect in the current or earlier state of affairs. Please wake up and Shaw us each one of us should come up to his job .Iam not in a position of authority or privilege. Iam just concerned about what will become of Somalia and its people in an uncertain century considering our present day leaders. I don't mind talking about the past. We call it history. It has to fix the present and prepare for the future. Every effect has a cause, and every cause has an effect. It is up to us as what to do with our country. No will fix the mess we have made. Let us think along these lines. Ha nolaato,. You are well placed for this job and can do a lot. Thank u.
@ilovemywife1504
@ilovemywife1504 2 жыл бұрын
Ambassador ka da’diisa iyo wejigiisa isma laha. Maasha allah
@anwermohamed4685
@anwermohamed4685 Жыл бұрын
Waligay ma daawan barnaamuj sidaa udheer lkn oon ka ahayn hanolaato mnshaa allaaah sadexda saac een daawanayay sadex daqiiqaad mooda sidu igu socday please part two kaso same🙏🙏
@husseinabdullahimoalim5891
@husseinabdullahimoalim5891 2 жыл бұрын
we all need another rich information, thanks Ayanle and Your Guest Ambassadoe Abdurashid
@ismailmohamedahmed6994
@ismailmohamedahmed6994 2 жыл бұрын
Waa xul marna kuma caajisin waxuuna Isii xaqiijiyay hadal aan hore umaqlay Fadlan xog iyo aqoonbuu haayahee Markale noogasoo dhaami oo Dadka isaga lamida wareysiyada ubadi Mahadsanidna ayaanle
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 2 жыл бұрын
Waraysigan wad qasaarisay maadama aad la waraysan Cabdirashiid Seed Taariikhdi Maxamed Mooge Liibaan
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Wallaahi waan dhagaysan jiray Radio Kulmis 1980 kii 10 jir ayaan ahaa. Hargeysa ayaan joogay. Waan layaabijiray. Waxaan is idhi maxay cadawga ugu hiilinayaan.
@hmi6676
@hmi6676 2 жыл бұрын
Bring the ambassador back, for second interview, I believe he is Somali Wikipedia after 1975. He is helping me to understand the root cost of Said Bare fail and it is failure to unite Somalis. This guy talks without biased rare breed in Somalia.
@Sabestianthetraveller
@Sabestianthetraveller 17 күн бұрын
Your clueless and ignorant
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 2 жыл бұрын
MaanshaAllah, Ayaanle waad ku mahadsantahay in aad wax badan aad u bayaanisay ( u muujisay) ummadda soomaaliyeed, inrabta iyo in aan rabin intaba. Dad qiima leh ayaad wareystaa oo wax ogg. Soomaaliya ha noolaato hana midowdo.
@fadumoomer5395
@fadumoomer5395 2 жыл бұрын
Maansha alle Abdirqshid adan seed waa nin macquul ah oo run badan siyaasi rugcadaa ah la shaqeeyay rag badan
@jaamacyuusuf4452
@jaamacyuusuf4452 2 жыл бұрын
Ninkan odayga ahi waa wariyahi radyow halgan waan salamaya waa shaqsi inbadan aandgegesan jiray seed hanoolado
@hagal5522
@hagal5522 2 жыл бұрын
wareesi 2saac iyo kabadan lamawada dhegensakaro fadlan noosokagaagaabi waan shaqeenaa waqti 2 saac ah uma heleeno inaanwada dhegensano mahadsanid
@abdiqanidayibmohamed3339
@abdiqanidayibmohamed3339 2 жыл бұрын
Waa mid kamida astaamaha cadayn u ah in maskaxdaadu daciiftay fadlan iska yaree istiicmaalka xad dhaafka ee social media
@mmimmi9391
@mmimmi9391 2 жыл бұрын
Adigu yar yareyso malinba intad awoodo kadhegeyso
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Waraysi qiimabadan sidii looga bartay Hanoolaato.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Waa nin taariikh usoo joogay oo run ah
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 1971 wuxu ahaa 9jir. 1978 wuxu ahaa 15jir. Wakhtiga uu ka sheekay'nayaana waa 1978kii oo uu inoo sheegayo inuu odayaal iyo dadwayne shiriyey oo uu wax usheegayey🤣 Xilna muu hayn aqoon kalena noomu sheegin, maxan ku rumaystaa, Xataa waxa dhaantay isagoo dhaha book ayaan akhriyey. Maskaxda ilaahay wuxu noo siiyey inaanu wax ku fahano.
@mohamedahmedfiille2440
@mohamedahmedfiille2440 2 жыл бұрын
Abwaan Cabdi Muxumed Amiin , Malla weydiiyey sida ay wax u dhaceen habeenkaas la khaarijeyey C/raxman Caydiid Axmed ee magaalada Diri Dhabe maadaama asaga uu ku dhaawmay dhacdadaas
@_Khaalid
@_Khaalid 2 жыл бұрын
Hanoolaato waad ku mahadsantihii inaad noqoteen meel lagu nafiso. Somali waxay nervous 😓 lawada tahay sheekooyin aaney helin meelay ku furfurtaan oo ku noqday naqas cadaadis ku haya.
@geeljiremohamettahmett6054
@geeljiremohamettahmett6054 2 жыл бұрын
AWOOWE APDIRISHIID ADAN SEED 🥰
@mahdiali8874
@mahdiali8874 2 жыл бұрын
Cabdirashiid aadan seed waa wabeeneeye
@ahmednuur2230
@ahmednuur2230 2 жыл бұрын
shit , you are sick with qabyalad
@MARIAALI9230
@MARIAALI9230 2 жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xariir +254725727923mhdsnid
@bro__xmas
@bro__xmas 2 жыл бұрын
haa abaayo aniga ubahan please isheeg meel aan kala Soo xariiro
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso jaale maxamad siyaad bare
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 Жыл бұрын
Xog cusub ayaan markasta channel-kaan ka helaa. Majadsanid Ayaanle.
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 2 жыл бұрын
Good and Informative interview
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Isaaqu way ka caqlibadiyeen soomaalidii inteedii kale iyaga uun baa gooni ugoosadkoodii u qarsoonaa ku dhawaaqay dalkiina kala daadiyey illaa iminkana la ururinkariwaayey
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Anagu dhiig badan ayaanu u hurnay magaalooyin dhan boqolaal Sano la dhisayey ayaa dhulka galay dhiigayagNa waa lagu fooldhaqday dhiiga soomalida na waa ku maydhanay lkn ninkani waa dadka yaree taariikhda somalida runta ka sheega dhamaan reer koonfur ka
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 2 жыл бұрын
Adiga wariye su Aasha haku celcelinin
@mohamedmoalin-bg4uc
@mohamedmoalin-bg4uc Жыл бұрын
Seed wa legend nin wax badan og aktive!
@drmohamedrage7704
@drmohamedrage7704 11 ай бұрын
Thnkz
@BashirAhmed-ne4kk
@BashirAhmed-ne4kk 2 жыл бұрын
waxan maanta qaaatay aqoon aanan jaamacadaha ka barteen, waa Barnaamij aad u qiimo badan.
@abdirahmanoomaar7210
@abdirahmanoomaar7210 2 жыл бұрын
Ayaanle waad ku mahadsantay waraysiga qiimaha leh eed ka qaaday amb abdirashid aden seed oo ah nin taariikh badan haya gudbinteedii iyo af-tahamadeediina leh Fadlan ha ka dhex galin xogaha uu gudbinayo
@kalihaid4878
@kalihaid4878 2 жыл бұрын
We need part 2
@hagal5522
@hagal5522 2 жыл бұрын
wa wax fcn in aad aodeesid dhacdooyinka taariikhda Somalia lkn 1 mit qwareesoka noosokala jarjar uku badnaan 30 daqiiqo kakala dhig mahadsanid wall aadbaan uka helay
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 2 жыл бұрын
Mashallah wll guulayso mahadsanid
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 2 жыл бұрын
Ninkaan wuu NAF-HAFYOONAA waa ilmihii Cabdullahi Yuusuf, waana dambiilayaashii Soomaali ku soo duulay ee Ethiopia in ay ku dhiirato baray.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
warsame Diiriye kacaankii 21 Okober hugaamiyihiisii iyo daayeeradii uu umada soomaaliyeed u edeegsanayay ayaa soomaaliya baabiiyay! SNM SSDF way ku saxsanaayeen dagaalka, bagay dagaalameen!
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 2 жыл бұрын
@@ijoxasan9132 Dhmaan waa ay qaldanaayeen, Siyaad Barre iyo kuwii diidanaaba waxaa ka buuxay caqli Soomaaliga aan kala reebashada laheyd ee raadkuu keenayana aan laga fiirsan, waana taa meesha Soomaali ay mareyso.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
@@ijoxasan9132 haday saxnaayeen maxay xal u keeni waayeen ay soomali ku degto tan kale ssdf markii dawladu dhacday maxaa gaalkacayo usc ugu xansuuqday iyadoo loo aanaynayo siyaad bare ayaad isku reer ahaydeen maxaa caydiid iyo cali mahdi birta isaga asleen
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
@@warsamediiriye3743 sxb nimanka worl loodhada ahaa dan soomaaliyeed ma eegayn ee nin waliba kursi doon buu ahàa qabiil ku salaysan
@immigranthustlemind8655
@immigranthustlemind8655 2 жыл бұрын
Great program but too much advertisements. Iimaanka Illaahey hakugu sugo.
@WIXII_CUSUB
@WIXII_CUSUB 2 жыл бұрын
Channel kan waxaa aan ka bartay school xitaa kuma soo baran Ma daama aan ahay dhalinyartii dhashtay 1995 kii waxaan is weydiin jiray waxa sababay dalka inuu bur buro
@hindabashe6952
@hindabashe6952 2 жыл бұрын
Asc ayaanle hanoolato🇸🇴 noolaada♥️♥️♥️
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 2 жыл бұрын
Abdikarim cali axmed waa cajib wareysiga aad iyo aad ayaad ugu mahasantahay ayaanle
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Жыл бұрын
Ninkani runtii waaa aqoonyahan from burco
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
Nimankii cinqilaabka sameeyey Hal qabiil oo wax isbiday bay ahaayeen. Seedna arrinta qabiilka ayuu kameeraysanayaa. Majeerteen xukun doonaya ayaannu ahayn ee Soomaalinimo muraad kama lahayn.
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
Wa run jabhadi kuli kursi bay donayen wakuwi isku qabsaday
@Enginerev
@Enginerev 2 жыл бұрын
Part 2 is must!! Well done Ayaanle
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 2 жыл бұрын
Halsey ama halgame said hadalkina waan ku oyey waxaas tariikh ambassador said nin aan u dhigoo mayhayo lakin waxaan ilahey ugu barwaqo iyo kheir inu siyo amin Amin yaa rabbi ambassador said waa xog ogaal ah mashallah
@madinaainan3846
@madinaainan3846 2 жыл бұрын
Well come wllo, ha nolato somali weyn
@mosalahsalah7133
@mosalahsalah7133 2 жыл бұрын
Wuxuu ka hadladyaa waa wax fiican
@safiahussein7181
@safiahussein7181 2 жыл бұрын
Waxaan xasuustaa Ayeeyday ah anigoo arday dugsi hoosaa habeenkii sagaalka fiidnimo aan u raadiyo Radio Kulmis oo sariirta korkeeda ku dhagaysan jirtay . Si dhib ah baa lagu heli jirtay. Wali ma hilmaamin heesta waa Soo socdaa kow dheh .
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 2 жыл бұрын
Maaaanshaaaa Alllah Suxufi Xalaala Ayaanle Alllaha Ku xiftiyo Dhamaan Documentarygaagu waa Daawada ummada soomaaliyeed walal Ku soco. Walal Alllaha Kor kaayeeelo walal.
@abwaandoogjacayl6462
@abwaandoogjacayl6462 2 жыл бұрын
Warka uu sheegayo war sax ah maaha
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 2 жыл бұрын
1971 wuxu ahaa 9jir. 1978 wuxu ahaa 15jir. Wakhtiga uu ka sheekay nayaana waa 1978kii oo uu inoo sheegayo inuu odayaal iyo dadwayne shiriyey oo uu wax usheegayey🤣 Xilna muu hayn aqoon kalena noomu sheegin, maxan ku rumaystaa, Xataa waxa dhaantay isagoo dhaha book ayaan akhriyey. Maskaxda ilaahay wuxu noo siiyey inaanu wax ku fahano.
@maaful
@maaful Жыл бұрын
Qoor Aadan Seed wiil kibir badan.
@abdirizakmostaphe38
@abdirizakmostaphe38 2 жыл бұрын
Please sir bring him back
@indhoforex9266
@indhoforex9266 11 ай бұрын
Shaki ayaa ka qabaa sheekada earphoneka😂😂😂😂😂
@saadiyaabdulla943
@saadiyaabdulla943 2 жыл бұрын
Asc Mashaalah ninkan waxaan aad u jeclaa inuu sheego ruugcadaagii ugu adkaa ee siyaad bare uu ka ooyay oo uu yiri miisaankiisa oo dahab ah baan siin ninkii madaxiisa ama asigoonool ii keena oo la dhihi jiray maxamed faarax jimcaale alaha janadii fardowso haka waraabiyee ayaanle aad baan u jeclaan lahayn ninkaa prfs maxamed faarax jimcaale nin aad uyaqaano aad noo keento ishaalaah waan kaa sugaynaa gobanimo doon hadaad tahay sidaan kuu arko mahadsanid
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Siyaasiyiinta soomaaliyeed ee maanta joogaa maaha wadaniyiin
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
0
@YUSUFAHMEDFARAHG
@YUSUFAHMEDFARAHG 2 жыл бұрын
مقابلة غنية بالمتعة والفائدة شكرا جزيلا لصاحب القناة وشكرا جزيلا للضيف المميز وأرجو عمل مقابلات أخرى تتناول باقي المواضيع
@Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
@Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb 2 жыл бұрын
Asc ayanle ceydid waxaa Abdullahi Yusuf dadkii tagna hada joga Ninkan history qalad ah ayu shegayaa
@GuhaadGaraad
@GuhaadGaraad Жыл бұрын
Wale nin adag inu ku dhalay ku tiriye Awoowe adan seed Rabi ha u naxaristo
@rukiafoos9414
@rukiafoos9414 2 жыл бұрын
Ayaanle plz noo soo celi ambassador ka he has alot of information
@Zad10h13
@Zad10h13 11 ай бұрын
Diida ama yeela Somalie waxaa maamuli kara nin Sidii jaale siyaad bare allah unaxariiste
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 жыл бұрын
Ayaanle wariye sare allaah haku sharfo
@yusufaliadanaliadan8542
@yusufaliadanaliadan8542 2 жыл бұрын
Masha allah illahey cimriga waa u barakeyay 62 Sano u ma qalmo waxan u modayay 40 ila 45 jir allah cimriga Haku ziyaadiyo
@MuhyedinOmarAli
@MuhyedinOmarAli Жыл бұрын
Aniga ayaa raba inaad iwarsysto Mar uun insha allah😮
@anwermohamed4685
@anwermohamed4685 Жыл бұрын
Maskaxda Ambassadorka waxay ku tusaysaa Awwoda illaahay bini adamka siiyay Cimrigaga allaah hadheereyo Amb
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 2 жыл бұрын
Asc anigu waa joogey oo deris baanu la ahay shiirkole ofishaale . Waxaa la diidey tacsi oohin iyo isu imaansho Waxaa la xiri jirey hadii la arko laba qof oo wada taagan Waxaa la dhegeysan jirey in radio kulmi la dhegeysto Waxaa la diidey in meydadkii dadkoodii xabaashaan oo ku samraan waana xiri jirey dadka derejaduu doono ha haysto meelkasto uu ka shaqeynayo
@khadraabdirahman6791
@khadraabdirahman6791 2 жыл бұрын
Wllhi X. Xaashi waan aqaan xataa xamar anigoo ardayada ayaa habartay guriisa ii kaxaysatay gurii xamar oo deganaa iminkana waanwada degahay manchester
@umsaad9390
@umsaad9390 2 жыл бұрын
Qanaadkan ma taariikhda wadanka ayey duugtaa ama aastaa? liana ma arag ayadoo laga waraysanaayo qof wax wanaagsan ama taariikh wanaagsan ka sheegaya somalia dadku way ku faanan taariikhdoodi hore lakiin kuwani way duugayaan wanaagi oo dhan xuntana way soo saarayaan.subxaanalaah
@haboon180
@haboon180 2 жыл бұрын
Weriyaha ma fahami karo waxa uu Mr Qor ka hadlayo. Waa nin tariikh badan haya.
@aliabdirashid1691
@aliabdirashid1691 2 жыл бұрын
Well done
@KawsarJama-b9v
@KawsarJama-b9v 11 ай бұрын
Slnd iyada ugu horaysay mamul 1991 Puntland 1998
@amalianasrani894
@amalianasrani894 2 жыл бұрын
1 ) Wariyow xaal qaado 2) xog waraysiyow xaalqaado. 3) siyaasad iyo qabiilow lagu eed. 4) ayaanlow sadex sanaan jiray dowladii somaaliya markay dhacdaye kaalay iwarayso .
@najibab2138
@najibab2138 2 жыл бұрын
Walhi waa run waraysi iyo wariiyow xaal qaado kan yare Ayaanle lagu sheego waa wax qudhun ah channelkan in la xidho ayanba jeclan laha
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 жыл бұрын
Fariid war waad haysaa. Aniga ninkaan hada lawaraysanaayo wuxuu ii cadeeyay in uu kamid agaa dad aanba Raadsanaatay.
@Sabestianthetraveller
@Sabestianthetraveller 17 күн бұрын
Naceebka marexaan waad udhiman kartaa lee laangaabyo ciilan😊
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Waasax anagaa joognay xitaa dukaamadii waa laxiray, kaarar jini iyo tirakoob buu sameeyay dhibaato wayn buu sameeyay digtatoor kii
@AH-iu2nj
@AH-iu2nj 2 жыл бұрын
Arabs 01:37:28
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 2 жыл бұрын
Ninkaan waa dadkii amxaarada watay in aad horteena keento ma aheeyn
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 Жыл бұрын
Beeen badnaa qofku 10 jir baa siyaasad yaqaan miyaa
@CabdilaahiAdenCabdi
@CabdilaahiAdenCabdi 4 ай бұрын
10 jir ma ahayn ee 9 jir buu sheegtay inuu ahaa
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 2 жыл бұрын
This man appears far too young to have lived this experience in the late 70 s to mid 80 s .
@Jiniyojaan
@Jiniyojaan 2 жыл бұрын
This is exactly the very wonder occupying my mind over! I'am not sure if you, by chance, took alook at it. In the first comment on the video, one commentator tells that the interviewee in the question rendered them a political class in the early 70's at a college or university---i'am not sure which they were referring to.
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 2 жыл бұрын
@@Jiniyojaan he is talking about stuff that happenned 45 yrs ago to date / how old is he today and how old was he in mid 70s to end 80s ?
@Jiniyojaan
@Jiniyojaan 2 жыл бұрын
@@SH-bw5fx Yeah! Yeah, bro. He must be way too young for this events he's talking about.
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 2 жыл бұрын
@@Jiniyojaan Xamari & sheko xariri .
@cirjiidh77
@cirjiidh77 2 жыл бұрын
10 sano jir Siyaasi ah waxaa laga helaa Reer Gaalkacyo. 🤣Faan Biyo nooga dar.
@Jan-i3f9j
@Jan-i3f9j 2 жыл бұрын
Somali oo dhan baa dada jecleysi
@AliYusuf
@AliYusuf 2 жыл бұрын
Wixii waayeel ku hadlaa carruurtu ku hadaaqdaa!
@Jan-i3f9j
@Jan-i3f9j 2 жыл бұрын
@@AliYusuf migdan waaa migdan mareexan ha hadlin shameless regime
@Jan-i3f9j
@Jan-i3f9j 2 жыл бұрын
@@maryanmohamed7400 aniga 10 jirkeyga boqortooyo buu ahaaa okay do come for me somalida barka sare baaan ahey I don't what you talking about
@Jan-i3f9j
@Jan-i3f9j 2 жыл бұрын
@@maryanmohamed7400 majeerteen wax ka da"aa jecel boowee waaa gaban yar 🤣🤣🤣🤣🤣
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 3 ай бұрын
ninkan waa mujaahid ale .maxaan Radio Halgan ka dhaystay codkiisa.
@abdulqadircolad3367
@abdulqadircolad3367 Ай бұрын
Ma ambassador buu ninkani soomaray .Amaana allah
@fardowsomohamed1755
@fardowsomohamed1755 2 жыл бұрын
Qurmun qufe maxad xawadlihii dadka wabiyada ku guray uwaydiinwayday sababta ay SaaS ugu Galen dad aan hubaysnayn o muslimiina ama kuwa safarka isbaarada ugu dhiganayeen
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
Fardowso aderkay ba kujiray Allah u naxaristo kuligod
@nasseromar4986
@nasseromar4986 Жыл бұрын
Dagaal yaa haweenkaas kdhacay nairobi, 4 nin oo majerteen yaa kudhimatay eastleigh, abdirehman ashkir gurac(blonyo) yaa badbaadiyay oo mombasa olabaxsay abdulahi yusuf asagoo kashanaya Peter muigai kenyatta.
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
Barnaamij aad u dheer fiican tariikhda badan xambarsan lkn dhowr saac soconaya waxa fiican inad dhowr qaybood ka dhigto ama uga digto dadka 2 saac iyo ka badan qadanayo si at least lo jarjaro oo Watch later laga dhigo
@mukhtarxarin8124
@mukhtarxarin8124 8 ай бұрын
Ssfd archive lagama hayo Marka haduu hayo amb Adan inuu soo siidaayo bn jeclaan lahaa
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
Allaha ya arxam nin waayo arag aqoon na laha, somali dad fiican ba ka dhashay oo hadi Fikrado hoda la qaadan laha wax yaabo badan khalad dhici lahayn
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
CooL LIVES
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 2 жыл бұрын
2007kii wuxuu lahaa Qaxaan waxaa kahoreeyey qax , waxa uu ahaa dabadhilig amxaaro iyo Milezenawi bakhtiga
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Dabodhilif Ethiopia ayaa ka fican kuwii siyaad Afweyne u shaqeynayay ee u hortooda ku laynayay saraakiishi soomaliyeed ee kasoo laabtay Dagaalkii Ethiopia iyo culimada soomaaliyeed,
@flimbychuckz6947
@flimbychuckz6947 2 жыл бұрын
Asc ayanlow somali ragii baday dhibatada 30sano haysata maxaad u hor keenaysa ? somali 3 janareshan ragii qoxoti ka dhigay maxad i xayay sinaysa ? Ragii caruurta umada somaliyeed mustaqbalkoodi baabiyay ilahay ban kaga dacwoonay iyaga iyo inta hor boodaysa
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Kan wariyaha sheegana ee gafuur culusta ah ayaaba naziib leh haduu jaanis u helay inuu halyey cabdirshid seed waraysto
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 2 жыл бұрын
Yey ahaayeen kuwa Somali sidaa aad sheegeyso u galay oo aad ku eedeynayso?
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
@@maryanmohamed7400 waxay ahayen jamhadi kursiga u dagalamayay
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
What is autism?
1:51
CliniKids
Рет қаралды 13 М.
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 91 М.
WARIYE DIRQI KU BADBAADAY 1990/1991- ! SH CABDIRISAQ SUGULLE
1:06:06
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН