Пікірлер
@abahm987
@abahm987 7 минут бұрын
Laakin dhulkiina dhista oo bedela hawshan camiraada shisheeye
@abahm987
@abahm987 8 минут бұрын
Idaa tadayantum bidayni faktub walyaktub baynakum kaatib sadaqa Allah cadiim Allah wixuu yiri waxkala qorta hadaad deyn kalagashaan diintu wacanaa baynakum kaatib wa lawyer lasoco❤
@user-br9qf6yo9u
@user-br9qf6yo9u 51 минут бұрын
Maxaysan u qiyaasi karin waxa ka imaan kara ethiopia maxayse isku sifayn waayeen xaqin wadan madama cabsi darteed u galeenn cadowgii somaaliya
@aliasser4163
@aliasser4163 4 сағат бұрын
Dhaqaalaha kabilaba. Thanks.
@haymanotbalay
@haymanotbalay 5 сағат бұрын
❤❤❤❤
@ismailbinmohamedbinmahdi
@ismailbinmohamedbinmahdi 6 сағат бұрын
Ustaad asad wa nin taariqyahan, aqoonyahan, haldoor dhan walbo ka dhameystiran , waxaaan jeclaaa lahaa in ustaadka laga qoro bugag waxgal ah si jiilka danbe ugu faa'ideytaan jiilkas, runtii aqontiis, maadi iyo diini wa nin dhan qalbo ka dhameystirn alle ha u siyaadiyo soomalidu siiba dhalinyarada iney ka faa'ideystaaan jeclaan lahaa , ayaanle thanks usatad Assad wareysigiisa no so badi waxbadan ayaa ka faaidnay walahi ,
@abdiqaniawsiciid7877
@abdiqaniawsiciid7877 6 сағат бұрын
Waa beenaale odeygani
@Aishaa99Aishaa99
@Aishaa99Aishaa99 9 сағат бұрын
Allahu akbar caydiid nin sabarbadan
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 9 сағат бұрын
Soomaaliya cidina yaanay dhisan oo lacag iskaga khasaarin saa masiibaa ku habsatay. Dhulkii cidlada ahaa baa soomaaliya markii horeba cirka kageeyay. In Mogadisho, even the dead cannot rest
@ahmedhassanhassan1270
@ahmedhassanhassan1270 11 сағат бұрын
Adigu Na Wax ba ma dhaantid Suugaanta Wx ba km taqaanid
@ahmedhassanhassan1270
@ahmedhassanhassan1270 11 сағат бұрын
Nio Nin kaan Waa Nin Waallan Suugaan Wax ba kma yaqaano
@mussasheikh143
@mussasheikh143 11 сағат бұрын
Midbaan kuugu darayaa C/qaadir Jiir waa muusishan(coded sameeye) maaha weedh-abuure(suugaan yahan) Hanoolaato dadka dhageysta ha ka xishoodto!!
@sayidka6911
@sayidka6911 8 сағат бұрын
Eray iyo qof sameeyay kamuu hadleyn ee yoolka suugaanta ayuu ka hadlayay, c/karin jiir waxaa jira heeso uu laxameeyay oo qisooyin isaga ku dhacay laga sameeyay oo meeelo badan uu uga sheekeeyay sida heesta sabab, ninkaana waxa uu bartay ee uu ka hadlayo waa dareenka suugaanta gudbineyso iyo yoolkeeda.
@mussasheikh143
@mussasheikh143 11 сағат бұрын
Ninkan af soomaligii baa ku adag xataa wuxii ku leeyahey( waa la cabiraa, waa la qiyaasaa, wuxuu dhahaa) waxaa sugaan baa la dhaa no kkkk
@sayidka6911
@sayidka6911 8 сағат бұрын
Wuxuu dhahaa, waa la cabiraa, waa la qiyaasaa, intaasi af soomaali maahan miyaa, maxaa dad foorara soomaali ka dhashay!
@yahye2001
@yahye2001 11 сағат бұрын
Maashaa Allaah well done Macalin Ciise
@Tamsim3358
@Tamsim3358 12 сағат бұрын
Qof sugaan ka aqoon yar ninkan ma aarag 😂😂😂 gabay ma sheegi karo tariq ma hayo, maar bu sheegay wadadaahii iyo Abwaanka dagaalka la kulmay maarka na halku Salan carabay sheegilaha Cali dhuux bu yirii😂😂😂😂
@IsmaaciilAdam
@IsmaaciilAdam 12 сағат бұрын
Cali dhuux ban u malaynaya buu yiri wax khalad ah kuma laha, qofku wax waa iloobi kara
@Tamsim3358
@Tamsim3358 11 сағат бұрын
@@IsmaaciilAdam waxani iloosho maha wa aqoon la'an 😏
@sayidka6911
@sayidka6911 8 сағат бұрын
Fahamkaa kaa qaldan, ee ninku kama hadleyn taaariikh fan iyo gabay oo wuuba ka afeeftay taa, se wuxuu ka hadlay dareenka iyo yoolka suugaanta.
@Tamsim3358
@Tamsim3358 8 сағат бұрын
@@sayidka6911 sugaanta somalida iyo history bu ka hadlaya, maarka wax sax ah iinu ka sheego ba la raba.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 12 сағат бұрын
Dhulkeena somaliyeed maa noo dhistaan,kaasaan leenahaye nin walba nabad gelyo ma jirto ayuu la soo boodaayaa,waa been sababtoo ah somaliya muqdisho keliya ma ahan all somaliya dhisa ,lkn qurbaha kasoo guur hadana qurba kale u guur waa adagtahay,kenya aniga ma lihi lkn somaliya anaa leh ubadkaygana way ku farxayaan dhulkan idinkaa leh ayaad leedahay, lkn kenya ma dhihi kari waa dhulkaagii somaliyeed
@yusufadanyusufadan7341
@yusufadanyusufadan7341 13 сағат бұрын
Ayanlow manta cid igama horayso❤
@qarxismedia6953
@qarxismedia6953 17 сағат бұрын
I studied Petroleum and I commend the patriotic vision of the engineer. As Somalians are not ready for oil drilling and production. No stable government, corruption free, national vision , environmental protection expertise/institution. Until Somalia overcomes with insecurity, regional fragmentation, we should stop the oil obsession .
@yayaabdi
@yayaabdi 19 сағат бұрын
Shirkada waxaa la dhisi 2022 .. Waa lacagta Ummada Ee siyaasiinta Ee Dalka kasoo Farsameestaan ayaa waxaa maalgashtaa Nairobi...
@yaraanka1
@yaraanka1 Күн бұрын
🎉
@MaxameddeqCabdi
@MaxameddeqCabdi Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdixaakin2366
@cabdixaakin2366 Күн бұрын
War gabdhaha nafbaaba loogooyaa waana loodhitaa
@cabdixaakin2366
@cabdixaakin2366 Күн бұрын
😊duqu waxbuu qarinnayaa
@ebrahima6654
@ebrahima6654 Күн бұрын
Ninkan wa af-maal xariif ah, ganacsi yaqaan ah😂
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Күн бұрын
Money laundering! Xagee lacagta ka keeneen? Qabuuraha ayaa laqodonooyaan gaajo darteed😂! Ciyaarta joojiya oo Dhulkiina dhista😊
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Күн бұрын
Qisadan mid aad ugu baa nin iiga sheekeyy asagana qof ka maqly laga yaabee inaa caawa run u daawaday
@yasinsahal4703
@yasinsahal4703 Күн бұрын
Dear. Mr. HANOOLAATO. FADLAN. QOFKA AAD WARAYSA. WEBSITE KIISS. BUSSINESS EMAIL EMAILKIISA TELEFANKIISA MAGACISA. SI LOOLA XARIIRI KARO. MAHADSANID .
@Aminaabdi-oo3jc
@Aminaabdi-oo3jc Күн бұрын
War nio ayaanlow degdega jooji oo ninka warka kasuug qumayo ku ruugtaye 😮😊
@KhadarShidad
@KhadarShidad Күн бұрын
Maxaa idiin diiday inaad meeshii ku dhalatay kusoo barbaatay inaad dhisto oo dadkaaga iyo dalkaaga aad baal gashato duf ku baxee nac nacda naga daa
@AliMohamud-qb3rs
@AliMohamud-qb3rs Күн бұрын
Xamaas allaha guuleeyo waa geesayal waa mujaahidiin muslima
@awaabcqaaliq2244
@awaabcqaaliq2244 Күн бұрын
Horta dhul hooyo lagu noqdo oo ankee noloshaada iska daaye maydkaaga meel lagu aaso Ayaan lahayn Waa laqufanayaa,oo wadaad,wasiir,iyo madaxwayne aan xishoonayn ayaa u tashaday,balse Kenya 🇰🇪 gaarisa oo iyo gobolka Somalidu degto hala dhisto.
@fnw8688
@fnw8688 Күн бұрын
Hanoolaato Mr Ayaanle Somalida max uu dhiday iney dhiistan duulkooda wa Kawa dhiisa Dalal shasheye
@abshirosman1305
@abshirosman1305 Күн бұрын
Soomaaliya aboor baa ka kacay xabaalihii dadkii dhintay ayaa xataa nabad gali la', yaa ballan qaadaya guryaha laga dhiso Soomaaliya inay aboorka ka nabad galayaan?
@AliMohamud-qb3rs
@AliMohamud-qb3rs Күн бұрын
Illahow guuley falaastin guuley dhamaan dhulkaada
@ninawarsame3344
@ninawarsame3344 Күн бұрын
One of the best interview I have seen in a long time. sheikh telling the truth, and we love it.. . It's a about time! ❤. Somali men step up if you want us. Sorry I'm already married alxamdulilaah 😂😂. I forgot.
@engbulaaleamqoolif909
@engbulaaleamqoolif909 Күн бұрын
Maansha allaah keena cade iyo ayaanle waa mahadsantihiin Dadku guryo hayeesheen kiro laguma jirikaree
@JJAbdi
@JJAbdi Күн бұрын
Hal badeecad oo kala qiimo ah waa ribo cad walaajhi
@JJAbdi
@JJAbdi Күн бұрын
Tuugo idbahaaysatay qalinshbato ah
@truecomment3650
@truecomment3650 Күн бұрын
JOOG JOOG INTAAN WAX IIBSAN Soomaalida badankooda waxay guri iibsadaan ama laga iibiyaa ayagoo 3 bilood VISA ah wadanka ku joogo. Sidee hanti ma guurto ah uga iibsanee wadan aadan sharci ku lahayn. SHARCI KU YEELO WADANKA INTAAN GURI IIBSAN. ❤️🇸🇴☝🏿
@user-df4tu5ju9e
@user-df4tu5ju9e Күн бұрын
Asc Somali weyn Qofkii guri dhisanaayo ha ka dhisto Somalia meel kasta oo aad u aragto inaad ku Nolaan karto xitaa Tuulo, fadlan yaan lagu dhicin intaas waxeey iga tahay talo walaal ma rabo adigoo ka ooynayo Facebook aan ku daawado Fadlan ka dhiso Dhulkaaga hooyo wabi laahi towfiiq
@user-th5pv8rw9y
@user-th5pv8rw9y Күн бұрын
Somalidu waa tuugo , khiyaano badan waa wasaq
@ADNAANBLACK.
@ADNAANBLACK. Күн бұрын
Falastiin Ilaahay ha guuleeyo
@husseinelmi3614
@husseinelmi3614 Күн бұрын
Dhibka jiro waa, ninka la wareeysanayo wuxuu sheeganayaa in uu yahay business man.Meel ow business kubartay lama yaqaan, ninka wareeysanaa waa wariye meel wariye mino kubartay lama yaqaan, economics, business real state, investment, waa laga hadlaa.Chanalka waa youtube TV ma ahan. Waxa la sheegayo meel loo daba galo iyo how you can fact check majirto. Waa iska aniga wexeey ila tahay. Wakaaladii dismaha Xamar iyo waxdii dhulbixinta eeDowlada hoose mesha waa ka baxday, meesha la joogo oo wax laga dhisaayo waa wadan kale.?This is only possible in Somali people.
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc Күн бұрын
Somaali damiir laay dal aysan laheyn bey dhisaayaan war ordoo dhulkiina dhista
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 Күн бұрын
Good question Mr Ayanle
@shukrihassan4269
@shukrihassan4269 Күн бұрын
Isli guri abartiment 3 qol iyo 2 musqol loyarkii mar kii la gu kala sixi xanayey waxaa warqada ku qoran 45 sanadod waana melo badan anagaa.xogta.og
@guleit89
@guleit89 Күн бұрын
Titleka iska sax
@da8660
@da8660 Күн бұрын
Waa ladinka Xoogi donaay ma hoyadiin baa leh Kiiniya
@berdilacashe283
@berdilacashe283 12 сағат бұрын
Hhh yakaxoogi karo ..kiinya wa wadan amni aah shuuruc leh ..ma waxaad moodey somaalia o laiskucunayo o naftaada iyo maalkaagaba kuamni heleynin ..o meytidi xita qabuuraha lagagalabaxayo ..war meshaas dugaag ba kunool
@da8660
@da8660 Күн бұрын
Qof aan fikirayn ayaa ka iibsan guri Kiiniya
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay Күн бұрын
Somali Astaan Maleh Waa Wecelo, Meeley dhoormaalmood kunoolaadaan Unbaa Muhiim u ah ! Waa Dad Aanan Wadan Iyo Sharaf lahayn.
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc Күн бұрын
War ninyahow ha noo gefin😢