No video

AMIIRA OO HABEEN ILAA MAALIN I CAAWISAY

  Рет қаралды 351,750

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

9 ай бұрын

Пікірлер: 680
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 9 ай бұрын
Qof naxariis badan baad maanta ka dalbatay inuu ku caawiyo 😢 waana Amiira qurux meelaha jaran jarooyinka ah markay kaa dajinaysay sababta ay u naxay say wax kale maaha waxay ka cabsanaysay dhaawac ay iyadu sabab u tahay inuu kusoo gaadho 😢😢
@Fartun20225
@Fartun20225 9 ай бұрын
Xaa wlhy yacnii Amiiro Asad wx garsi siseee😢
@Muqtarmaxamed143
@Muqtarmaxamed143 9 ай бұрын
"Noloshu waa halgan iyo dhabar adeego "Nolol walbo aad ku jirto ha hilmaamin xuska Allah" {Swt} ❤️🕌 ❤️🥺
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 9 ай бұрын
7:58 inaa dhib ku ahay maba ogo markuu dhahy😢rabiyow waaa awodaaa inaa natusisid Asad oo luguhiisa kusocda I n😭🤲
@Hamtha719
@Hamtha719 9 ай бұрын
Xijaabku waa Quruxda Dumarka❤😊❤
@Mohamed60803
@Mohamed60803 9 ай бұрын
Haa wlhi hadaa soo qori rby😢
@Hamtha719
@Hamtha719 9 ай бұрын
@@Mohamed60803 mahadsanid walaLo❤❤
@hamdixassan7335
@hamdixassan7335 Ай бұрын
Haaa wllhi❤
@naimaahmed3853
@naimaahmed3853 9 ай бұрын
Sida ay amiiri ugu qurux badantahy xijaabka mansha Allah❤
@MaryaoSuufi
@MaryaoSuufi 19 күн бұрын
Masha allh wllhi❤❤❤❤
@kabtansiisi4946
@kabtansiisi4946 9 ай бұрын
6:01 indhahaa kaa caawinooyaa ay dhahday masha allah amiira boqortooyo ❤
@naleeyAbdi
@naleeyAbdi 9 ай бұрын
Roobaa socdo waa kuu soo duceeye asadow😭🫶❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 9 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢🫵❤
@user-jb8ds4zf7c
@user-jb8ds4zf7c 9 ай бұрын
S.c.W
@messiisaking
@messiisaking 9 ай бұрын
3:27
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 9 ай бұрын
Allah akbar ❤❤❤
@RaaliyohOmar
@RaaliyohOmar 9 ай бұрын
Asc koko bulle please iso qabo
@user-by3cj3gk7j
@user-by3cj3gk7j 9 ай бұрын
Sallallaahu calayhi wasallam❤❤🎉🎉🎉😊😊
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 9 ай бұрын
Allaha kaa kiciyo kursigaan qof caafimaad qaba kuma fadhiyeen daqiiqad inshaa allaah caafimaad taam ah oo aad lixaadkaada ku istaagtid allaha kusiiyo aamiin aamiin ❤❤❤❤
@fatmaabdullahiofficial8938
@fatmaabdullahiofficial8938 9 ай бұрын
Ameen 🎉🎉🎉🎉❤❤❤yaaa rabi
@badalbudul7878
@badalbudul7878 8 ай бұрын
Aamin ❤❤❤
@user-pd8bx6gr5q
@user-pd8bx6gr5q 7 ай бұрын
Ameen ameen
@ayaanlaki1438
@ayaanlaki1438 7 ай бұрын
Amiiin ya rabii 🤲🤲🤲
@SundusAyaanle-99
@SundusAyaanle-99 9 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤❤❤
@user-eo4qt8zb1s
@user-eo4qt8zb1s 9 ай бұрын
Waa ku qurux badantey xijaabka amiira ❤ so beautiful
@Miliondhaan
@Miliondhaan 9 ай бұрын
Amiira funny waye wa iska😂jecelahay ❤❤
@naztehachanel9598
@naztehachanel9598 9 ай бұрын
Ani xataa
@queennajwaat5624
@queennajwaat5624 9 ай бұрын
Amiira she's Queen 👸🏻 😍 ❤
@maxamedmaxamuudDiiriye-td2yk
@maxamedmaxamuudDiiriye-td2yk 9 ай бұрын
https
@CumeerBigFan1092
@CumeerBigFan1092 9 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad❤ (صلى الله عليه وسلم)
@hamsedaud_25
@hamsedaud_25 9 ай бұрын
Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️
@memonxalima4499
@memonxalima4499 9 ай бұрын
Amira most kindhearted person iknow ❤❤
@MaryaCumar
@MaryaCumar 9 ай бұрын
Ku sali nabigena The best person ever The most knowleadge able and the most shine all created prophet muhamed scw❤😊❤😊
@badalbudul7878
@badalbudul7878 2 ай бұрын
❤scw scw❤scw scw❤scw scw scw❤scw scw scw scw❤❤
@badalbudul7878
@badalbudul7878 2 ай бұрын
❤scw scw scw scw❤scw scw scw❤❤❤
@badalbudul7878
@badalbudul7878 2 ай бұрын
❤scw scw scw scwcscwc
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 9 ай бұрын
The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰
@mohamediman1718
@mohamediman1718 9 ай бұрын
scw
@user-vw7ef3pn2v
@user-vw7ef3pn2v 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Moha12557
@Moha12557 9 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤️
@ayanalidiriye
@ayanalidiriye 9 ай бұрын
Salahu caliyi wasalam ❤️
@xananxadari9202
@xananxadari9202 9 ай бұрын
Scw❤❤❤❤
@fadumanoor4467
@fadumanoor4467 9 ай бұрын
Scw Scw scw scw
@CamLeaks
@CamLeaks 9 ай бұрын
Amira was rocking that first fit😍🥰
@hamdiibrahimali7809
@hamdiibrahimali7809 9 ай бұрын
Dadka Aamisan Waa Jaahiliin Waxaa tahay Qof ilaahey aqoon karti dabeecad habacsanan udhaliyay marka qof jecel malahan ilaa sanadooyiin inaaku fadhiso wiljarkan alle hakaa kiciyo wall Asad❤😢
@naztehachanel9598
@naztehachanel9598 9 ай бұрын
Waligaa hadhagaysan dadkas inta xun waxaa kabadan inta wanagsan oo kutaageerta 🥰 ini walhiani maumaleyi ina whealchair kufadhidid 😢 waxaa arkaa funny iyo sidaa isku caawisaan Waa kutageerna horsy usoco 🥰
@mohamedmuse5308
@mohamedmuse5308 9 ай бұрын
Queen Amiira iyo king Asad Laba qof oo qalbi wanaagsan ❤
@SihamCaday
@SihamCaday 9 ай бұрын
Amiira jalaabiibka waad ku soo baxaysaa MachAllah ❤
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 9 ай бұрын
Amira masha alleh naxariista indhaha kacawiya eedhahday asad adine ilahay hakucafiyo 😊😊😊
@Zulle21
@Zulle21 9 ай бұрын
Bigman Full respect ❤
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 9 ай бұрын
.......From Hargeisa Somaliland 💚🤍❤️ #Asad waxaan kugu wataa sxp daacad nimada waxaad balan qaado waad oofisaa intaan kaa arakay runtii #Amiira iyo #Coco waan salaamay hablahayagii big respect 🙏
@user-lx7on2yj1p
@user-lx7on2yj1p 9 ай бұрын
Waa ku qurux badanty xijabka amiira wllshey ❤sidan Mar walba isku ASTur
@ShucaybMaxamed-oi6gx
@ShucaybMaxamed-oi6gx 9 ай бұрын
Amiira funny waye wlhi 😂😂❤❤
@luisdias-uv8pq
@luisdias-uv8pq 9 ай бұрын
Amiira wlhi waa gabar wanagsan midkale markad had dhahdey meel ayan kuwada wey faraxde ❤️
@husniaftah2707
@husniaftah2707 9 ай бұрын
Indhahan ka cawinaya ku laha hdlakasa iga gadhan mshalah amira qalbi wnaag lov her
@Josephboy1122
@Josephboy1122 9 ай бұрын
Asad hagio this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝
@macalinhassan
@macalinhassan 9 ай бұрын
@yaciniro4226
@yaciniro4226 9 ай бұрын
Me too❤
@cabdicasiiskoodmujaahidkoo226
@cabdicasiiskoodmujaahidkoo226 9 ай бұрын
Amiira waa qof wanaagsan noolaw wlaal qaali
@user-kp8jw6oq3r
@user-kp8jw6oq3r 9 ай бұрын
Amiira codsi iska dhaaf inaa dhahdo alla ba ayeey cafimaad ahaan iyo aqlaq ahaan kuma ficna Kaliya marka arakto wax adag ama ka yaabiyo alle xus oo dheh yaa rabi ama alla rabiyoo ama ilahoow yacni alle xus ok gabar qurux badan ayaa tahay lkn markaa dhehesid eraygaas wa ku dhibsadaa qof ku jecel un ba ku waaniya✌️
@queenayush1463
@queenayush1463 9 ай бұрын
Wll ilahay janada kuwi isku arko ilahay hanaga dhego amiiin🤲❤️😢 wll isoboqo oo egucawi waxad ee awoodid plz❤️🌎🤝😊
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 9 ай бұрын
Amiin❤❤❤
@safiyadheman4099
@safiyadheman4099 9 ай бұрын
Amiira xijaabka wad Ku qurux badantahay maasha allh abaayo xijaabka xidho
@gaduudocarwo4631
@gaduudocarwo4631 9 ай бұрын
Wallahi asad wallahi madareemin in uu kursi kufa dhiyo muqaalada aad sameyso habeen kasta musalsal camal aan ugu tashanaa🎉🎉 ❤❤❤
@queenfarxiya950
@queenfarxiya950 9 ай бұрын
Awww wlhi Amiira your sooooooo beautiful with Hijaab 🧕MashaAllah Umu Asiim ❤
@CIRRO727
@CIRRO727 9 ай бұрын
Asad Hagio iyo Amiira Qurux saan isugu jeclahay walhy Waan idin wadanaa Keep going
@Suhayb263
@Suhayb263 9 ай бұрын
Amiira wanaagsanaa inaan ku caawiyo ku lahaaa😢😂
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 9 ай бұрын
Amiira naxriisto qofa😢❤ waana funyyy😂😂😂
@aminaabiib-wv1lt
@aminaabiib-wv1lt 9 ай бұрын
Amiira wallahi way iga qooraysiye aniga dawanayo ma mooda inuu kursi ku fadhiyo waayo Asad qalbi fcn.. amiira xijaabka wad ku qurux badan tahay....
@YasminDahir-pt5pr
@YasminDahir-pt5pr 9 ай бұрын
Ilaahayow wllky asad caafimaadsii aamiin 🤲🤲🤲🤲
@user-tm7iq2kx7b
@user-tm7iq2kx7b 9 ай бұрын
Aamin
@MuctasimJaamac
@MuctasimJaamac 9 ай бұрын
I'm from Pakistan 🇵🇰 i love you so much soomaalia War soomaalilander baan ahye isoo flow gareeyay😂😂
@SelmaDek-nf7ql
@SelmaDek-nf7ql 9 ай бұрын
Amiira mashallah hppt you are the best person in team 27 qalbi wanaag so kind person Asadna aad iskugu wanagsantihin❤
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 9 ай бұрын
Masha Allah Amira qurux xijaabkaa waa kuu quruntaxayyy maa laylaa arkeyyyy❤❤🎉🎉🎉 Masha Allah she IS so cute
@funny.637
@funny.637 9 ай бұрын
Aamiiro qof wanaaag weeeye m.a ❤❤❤🎉
@MaryamaXaaji-mf7yt
@MaryamaXaaji-mf7yt 9 ай бұрын
Team 27 qofka ugu qalbiga wanagsan o ugu naxarista badan Amiiro❤️👸
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h 9 ай бұрын
Asad dhib badaana 😂😂afka itiirtir gabadha waadka xiishoodsiisay amira cadeey ❤
@user-dt1ry3nt6m
@user-dt1ry3nt6m 8 ай бұрын
Wlley xiijabka Maiska Xeratiit madama Aad thy qof Aad udheer dharkad xeratiti kuma wanagsana xijabkane Ad bad ugunuresa❤
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 9 ай бұрын
Allaah is one ❤❤☝️
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 9 ай бұрын
Noloshu waa Harka Labadisa galin waxna lo bahnyhy sabir iyo dulqad My prother Alle waxa kaga baryaa ina mar un lugahaga ku istagto i.a Cafimad Dherna ku Rajeyna Nolow apid🥺🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤❤❤❤❤❤
@queenhppy3449
@queenhppy3449 9 ай бұрын
ilaahay caafimaad taam ah haku siiyo wll Asad😢
@zamzammohamed7955
@zamzammohamed7955 9 ай бұрын
Ameen yaa Allah 😢🤲
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 9 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂
@bashiiromar
@bashiiromar 9 ай бұрын
INTA ILA ARAGTAY AMIIRA IN ASTURNAANTA KU QURUX BADANTAHAY WALIBA XIJAABKA ISOO RAACA ,MAHADSANID
@Mariakeit
@Mariakeit 9 ай бұрын
Quruxda dumar oo dhanba intana alle Hana waafajiyo xaqa wll
@user-uk8jq2oj2s
@user-uk8jq2oj2s 9 ай бұрын
Don't forget Allah bless him ❤❤
@mahamudcraxmaan3376
@mahamudcraxmaan3376 9 ай бұрын
caawitanka Koko iyo amiiro faqri weyn ayaa udhaxeeyo Koko musqusha Rabaa marki ladhahay horay kaso carartay lkn amiiro inyar OO kooban kaa caawisay waan ku mahadsan tahay😂🎉🎉😂🎉❤❤
@Bilkheyrcrahman2352
@Bilkheyrcrahman2352 9 ай бұрын
Oo ma ninkey lagali laheed suuliga wah kkk iney so cararto dumar bey utahy xishoodka m.a
@mahamudcraxmaan3376
@mahamudcraxmaan3376 9 ай бұрын
@@Bilkheyrcrahman2352 sidaa ma ahaan walaalo lkn wax ulajedaa Inta Koko caawisay in la eg ma aysan caawinin ulajedaa sidaa wax ufahan
@halimomoogehassan8219
@halimomoogehassan8219 9 ай бұрын
Micnaha videoga malagu so Darin cawinta dhan koko cml ayey I cawisay marabo Ina videoga idinku dhereyo ayu dhahy😊
@mahamudcraxmaan3376
@mahamudcraxmaan3376 9 ай бұрын
@@halimomoogehassan8219 waasidaas walalao
@user-qj1gq4lw9d
@user-qj1gq4lw9d 9 ай бұрын
Amiira xijaabka wAad ku qurux badan thy manshalla ❤
@abuqudama4061
@abuqudama4061 9 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين 🇵🇸 فلسطين
@shukriomar1802
@shukriomar1802 9 ай бұрын
Full respect 🙏 asad Hajio ilahy cfmd taam ah rabi haku siiyo wll qaali ah farxad cizi sharaf ku noolow
@wllnaanaa
@wllnaanaa 9 ай бұрын
ALLAH IS ONE ❤❤❤❤
@axlaamcumar5905
@axlaamcumar5905 9 ай бұрын
Indhaha kaa cawinoya Hadal miisan Leh amiira qalbi wanag m.a❤
@ayanizhaaragsan5632
@ayanizhaaragsan5632 9 ай бұрын
Amiira ayada waa qalantay culeeska badana gabadha markii ay qalintahay mauwanagsana ee challenges ka nuucaan cmala hakusoodarinina🥹
@dheereyechannel
@dheereyechannel 9 ай бұрын
Big legend always asad hajio and amira qurux another's levels helps 24hours 💯❤⚽️⌛💯♥️😍😊
@shugriali1439
@shugriali1439 9 ай бұрын
Amiira wlh waa naxariistii oo qof ah noolaw abyo mcn love u ❤❤
@AbdiazizAli-uc2sx
@AbdiazizAli-uc2sx 9 ай бұрын
Aan ku salino nabigeen scw
@maxamedmaxamuudDiiriye-td2yk
@maxamedmaxamuudDiiriye-td2yk 9 ай бұрын
Scw
@jamalbashir9487
@jamalbashir9487 9 ай бұрын
Respect brother....What a legend ❤❤❤
@aragsan1874
@aragsan1874 9 ай бұрын
Abowe ilahy waxan Kaga baryaa inu lugahaga ku socosiyo yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@khadraxashi380
@khadraxashi380 9 ай бұрын
Ilahay cagahaga mar ha kugu istajiiyo wll qof samiir badan ba tahy🥺
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 9 ай бұрын
M.a Amiiro xijabka qurux ku tahay ❤
@MOHA__MB1
@MOHA__MB1 9 ай бұрын
Allah is one ☝️ ❤
@Ftm2993
@Ftm2993 4 күн бұрын
:اللهمَﷺ🕌🕋صَلِّﷺ🕌🕋وسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــ-🕌🕋 مۣۗـُۙحۣۗـۙمۣۗـۙ ﷺ🕌🕋
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 9 ай бұрын
Mansha alahu amira cadey wa askajeclo abayo waxkasto wey kuqurxanto xijabka quruley asd alakucafiyo amin abowa asxabtadana ilahi kamaqado amin
@maaria9771
@maaria9771 9 ай бұрын
insha allH adoo CaGahaga Kutagan alle Hana Tuso Asad Warun intaas odhan ma fadhiyi kartid😢❤❤Alle cafimad tama kaga barinay❤❤❤❤
@abshirmaaxi1716
@abshirmaaxi1716 9 ай бұрын
Ani gabar amiira oo kalaa haleyraadiyo😢❤....
@kafiyocali61
@kafiyocali61 9 ай бұрын
Wooow amazing thanks ❤amiiro
@haniabdihakiin2670
@haniabdihakiin2670 9 ай бұрын
Cadaw wye dadkaas ilhy hku caafiyo aboowe oneday waa ka kici doontaaa insha.llh ❤
@fatuushmoha7983
@fatuushmoha7983 9 ай бұрын
Amiiray bisinka Afka ku qabso intaad dhihi laheed ba’ayeey mahadsanid❤
@ibrahimmohamed9264
@ibrahimmohamed9264 9 ай бұрын
Amiiro xijaabka waad ka Qurux badan thy wllhi
@MaslaxMuuse-to1me
@MaslaxMuuse-to1me 2 ай бұрын
Maasha Allaah waa gabar naxariis badan waaye Allaah haku caaf iyo
@MinhaajAbdullahi-of1wi
@MinhaajAbdullahi-of1wi 9 ай бұрын
Asad abowe wan ku baryaaa Puase challenge noo soo sameey abowe please 😢😢😢😢😢😢😢Wllhi waa jeclhy gamekas Amira haka soo tagin😢😢😢
@user-dg7lu3tt6y
@user-dg7lu3tt6y 9 ай бұрын
Wllhi asad iyo amiiro innaba caadi ma ahn wllhi ❤❤❤❤wllhi naxariistii oo qof ah waaye ❤❤❤
@user-li3ke8bw5q
@user-li3ke8bw5q 9 ай бұрын
Asad Abowe mcnow Amira Ku qabso qurxley waye❤
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 9 ай бұрын
Amiiro qurux is not easy ❤
@munoosman4914
@munoosman4914 9 ай бұрын
Amiira xajaabka qurux ku tahey sas lee u xernaaw❤❤❤❤❤❤❤🎉😊
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 ай бұрын
Koko ceyda legend Without Koko video ga manuuro 😂❤ and Also Amira❤ inta daawneyso muuqaalkaan ayakoo faraxsan 😊❤ Salaama 👋 ❤❤ legend Asad Koko helping was Better than Amira 😂❤
@user-xt9vu2jk2y
@user-xt9vu2jk2y 9 ай бұрын
Amiira she's queen 👸 😍🥀
@user-np9hd1yl7d
@user-np9hd1yl7d 9 ай бұрын
Mansha alaah amiira qurux xijaabka quruxkale ❤
@ahmedabdiwarsame2692
@ahmedabdiwarsame2692 9 ай бұрын
Xijaabku waa quruxda dumarka amiira markay xijaabka xidhan tahay ayey ka qurux badan tahay marka kale ku dedaal xidhashada xijaabka
@epthikanihamzeko9152
@epthikanihamzeko9152 9 ай бұрын
Insha Allah maalin un wan arkaynaa ado soconaya bro ❤❤
@AXMEDKHADAR-nd3jv
@AXMEDKHADAR-nd3jv 9 ай бұрын
Igula Sali xabiibkeena muxamed صلى الله عليه وسلم ❤
@abuukarmaxamed9211
@abuukarmaxamed9211 9 ай бұрын
Dad badan farxad siisaa rabi waxaan kuu weydiinayaa in aad lixaadkaaga dib u hesho oo aad adiga oo socoto aragno I.a
@user-cw6ln6gd2m
@user-cw6ln6gd2m 9 ай бұрын
M.a amiiro hijabka allaah ayaa kuqurxoonthy abaayobxijaabka qaado marwalba abayo mcn taraaxadda Blanka kutuur marwalba fiidiyowyaasha hijaabka alle kusooduub abayo mcn wallhi waa faraxsanahy waayò hijaabka allaah ayaa wadataa m.a hanbalyo abaayo
@Hafuuzah1
@Hafuuzah1 9 ай бұрын
Waasideee amira sheegtay ani cadi lee ilatahay hal mar xataaa madareemi inaaa asad wiljer kufadhiyo
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 9 ай бұрын
Mashaallah walalkey ASad Hagio cimri dheer iyo caafimad kheyr qabo Allah ku siiyo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲
@KulmiyemohamedAdan
@KulmiyemohamedAdan 9 ай бұрын
Masha Allah AMllRA QURUX❤❤❤🎉🎉 llaahayow wllky asad caaflmaadsii❤❤❤🎉🎉🎉
@AmranAbdullahi-yg5ww
@AmranAbdullahi-yg5ww 9 ай бұрын
Allha ku so celiyo lugahaga abwe ❤🤲
@MalyaDhore-lo6uu
@MalyaDhore-lo6uu 9 ай бұрын
Amiira qrxley xbbti ❤❤✨ wllhi waa gbr jska maskina
@aaminabookh9816
@aaminabookh9816 9 ай бұрын
Amiiro is not easy 😂😂😂
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 9 ай бұрын
Team 27 is not easy🇸🇴 💯❤️❤️❤️
@anisodahir7015
@anisodahir7015 9 ай бұрын
Amiiira is no't easy🔥🦁
KOKO OO 3 MAALMOOD I CAAWINAYSAY MUSQUSHA IGA CAAWI PLEASE KOKO hhhhh
19:39
JADWALKEENA HABEENKI MAALMAHA FASAXA TEAM27 / NIGHT ROUTINE..😱
17:58
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 10 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 49 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 99 МЛН
YAA AAMINEE INUU KU BADBAADIYO GAME QATARTIISA LEH
17:18
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 418 М.
AMIIRO IYO ANIGA CUNTO DHARKEENA U EG AYAAN CUNAY😂..?
13:17
King Ceyda
Рет қаралды 326 М.
YAA AAMINAA GAME GOD QAYAANO HA QODIN
16:26
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 439 М.
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН