Amina cabdilaahi hees (waligeed aduunyada) lyrics

  Рет қаралды 1,131,232

Fanka Somalida

Fanka Somalida

4 жыл бұрын

Пікірлер: 441
@salmosalmo8163
@salmosalmo8163 3 ай бұрын
Dhib waye Aduunyo😢 wllyal iso duceeya in nolosha adag aan ku jiro allah swt iga saaro waana galab jimco ah 19/April/2024🤲
@kr5995
@kr5995 Ай бұрын
Salaada badso wlle alle Wuu ka sarayaye
@ibrahimmaxamed8430
@ibrahimmaxamed8430 Ай бұрын
​@@kr5995wlhi waa xaqiiq sxp 😢 salaada badso
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 9 ай бұрын
5 sano baan Heesaha Somalida kuwa dareenkayga badala ama ilin iga keena baadhitaan ku samaynayay, waxaan baadhaayay Abwaanada sameeyay Heesaha shucuurtayda badala dhamaan abwaanadaasi waxay noqdeen ree sheekh isaxaaq, Allah ha dhawro dhamaantood dhaxal bay nooga tageen hadaa somali nahay, heestana waxaa sameeyay Hassan abdilahi Ganey, From Puntland
@cabdurasaakAli9821
@cabdurasaakAli9821 7 ай бұрын
Heestan waxan dhegeysan jiray 2017 2016 waqdigaas oo ay musasal kusoo gali jirtay bulsho TV cidii daawan jiraty uun baa xasuusata maanta baan heesta dib u raadiyey oo ay taariikhdu tahay 12.12.2023 Goorsheegtuna tahay 2:44pm zaxiipayaal Nolol San baan inoo rajaynayaa insha Allah ❤🥰👏
@ccsugaal5314
@ccsugaal5314 2 ай бұрын
Hhh barigaa ayaa baratay Ani waxaan daawan jiry 2008 musasal la odhan jirya LAALI ayaa kusoo Gali jiray
@cabdurasaakAli9821
@cabdurasaakAli9821 2 ай бұрын
@@ccsugaal5314 Rageedii baa tahy legend
@asmaasadiq5367
@asmaasadiq5367 Ай бұрын
Kula mid baan ahay
@najaxAhmed-ls3jc
@najaxAhmed-ls3jc 18 күн бұрын
Isku mid banahy hadana waxa dib usoo raadiya heesta 05/07/2024😂
@aslidalmardeco5232
@aslidalmardeco5232 2 жыл бұрын
Aduunka waxa ugu xuun waqtiga iyo wayaha haku ciilo😭😭😭 yarabi amuraheyga isahal 💔💔💔💔💔
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 2 жыл бұрын
Waa run nin kaloo gabyey Ayaa yidhi Wakhti bay I haya jadamiyow Kumaan wareersheene Walaal kuma indhaahdeen intaan wiiqa Soo dhige,e Nin wanaag ku ceeshay baa kolba waayo xidhayaane Welaayo iyo baariis raggii haysanjiray waa ,e Ana inaan waxyeelada kabixi Waxaad ii qoray Adna hay wadeecayn intaan waadhka kula jiifo
@faarush8157
@faarush8157 Жыл бұрын
@@mohamedmohamud3432 axxx wlh Waa runtaa wakhtiga xaga dhaqaalaha markuu kaa ciilo aadan awoodin inaad wax qabsato wax kaxun maleh😭
@ahmedfaree-wx1ge
@ahmedfaree-wx1ge Жыл бұрын
​@@faarush8157 tasaa ugu darn markuu xagga dhaqlha kaaso galo😢
@shukrimaxamed8765
@shukrimaxamed8765 Жыл бұрын
Weligey addunyada waqtiga qof saacida cidne wayaha xiraa wllhi heestan wan iska jeclahy wxan ahy qof so dhameyyy dugsiga sare familkeyga ima awoodan jamacad saas ay thy wxan oghy inaa maalin uun Jamacda geli doono 18 ayaa ahy wxene diyar u ahy inaa familkeyga u shaqeysto inkastoo xamar ay yaalin shaqo fcn oo lacag leh 🥺 tladeyda eebe u dhiiptay isagadaa meel wanagsan i aadinaaaa maalin uun waan ka pixi doonaaaa noalshan ku jiro 🥺😢
@mussewehliye5305
@mussewehliye5305 Жыл бұрын
Ila Soo xariir anaa Kaa bixinaayo qarashka jamacade walal
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 Жыл бұрын
Maxaan kaa saacidaa hada jamacadii ma bilowday
@fardowsoyacquub
@fardowsoyacquub Жыл бұрын
Wlhi iskumid ban nahy 2021-2022 an dhameyey schol jmcdna fmlkeyga ma awodn ilahda wn fdhiyaa shaqo neh hwashegin hda xmr aydaba xumty qofki iku horeyey o isku xalad noqo an arka tahy😢😢😢😢
@nevergiveup8515
@nevergiveup8515 Жыл бұрын
Sax waye my sister Walaga baxe insha Allah
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 9 ай бұрын
Ma gashy abyo😢
@user-hq9jk9hj6r
@user-hq9jk9hj6r 10 күн бұрын
Aniga Wan helay jecelkeyga alle Ayaa IGA qatay janatu firdowsa aclaa allha geeyo aamiin Laba caruur udhalay allha iideysto
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 4 ай бұрын
Waligeed adunyada waqtiga waxa saacida midna wayaha xiraa😢 Really 8 March 2024 muqdisho ku dhageysana galab xaalku igu adag yahay Allow Amuraha sahal qof walba Riyadiisa u ruumee yaarabii🥺🤲🥰❤✍
@mariansaid6369
@mariansaid6369 2 жыл бұрын
Weligeed aduunyada wakhtigaa qof saacida midana waayahaa xir. Love Amina Cabdulahi, beautiful voice
@nuur2825
@nuur2825 2 жыл бұрын
Someone please please put the English lyrics of this song
@cadaweahmed3795
@cadaweahmed3795 3 жыл бұрын
iisoo duceeya dhammaan Asxaabta waligeed Aduunyadu Waqtigaa qof saacida Midna waayahaa xira 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@hamdaladan2421
@hamdaladan2421 2 жыл бұрын
Mar ayuu saman wakhtigu wllo Walagula qaba tas
@mubarekahmed7993
@mubarekahmed7993 2 жыл бұрын
9 months later, wxn rajaynayaa sxp inay noloshu sidii dhaanto, Hope in noloshu kuu samaato badhaadhena ku dhamaysato
@MohammedDaahir-uj2ww
@MohammedDaahir-uj2ww Ай бұрын
​@mubarekahmed7993 Laba sano ka dib ayaan commentigaaga akhristay ee ma nooshahay mase nabad qabtaa?
@mustafedacar2183
@mustafedacar2183 10 ай бұрын
Heestani Waxay Tilmaameysaa Xaqiiqooyin iyo Tusaale Muuqda oo Aduunyada Ka Jira Sidaas Darteed Qofkasta oo Nolosha la Dhiban Allah Haka Dulqaado, Qofna Duruufta Noloshu Haku Nicin✅️
@halaburmedia
@halaburmedia 4 ай бұрын
Amiin walaal
@MohammedDaahir-uj2ww
@MohammedDaahir-uj2ww Ай бұрын
Dabcan waa sidaas.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Erayada Hassan Xaaji Cabdilaahi Xasan Ganney Laxankii AHN Cabdiraxmaan dheere iyo Luuqdii Aaamina Cabdilaahi Xirsi AHUN
@IlkacaseIlkacase-dr6qu
@IlkacaseIlkacase-dr6qu Жыл бұрын
Alle haw raxmdo Maamo aamina oo Maanta boorme ku dhimatay RIP legend 😢
@68mustafyare
@68mustafyare Жыл бұрын
RIP ha isticmaalin walaal gaalada aya isticmaasho in looga daydo waa danbi
@sihaamibraahim
@sihaamibraahim Жыл бұрын
​@@68mustafyarewaa runta sxb😢❤
@filsanabdi9477
@filsanabdi9477 3 ай бұрын
Heestaan waxan dhagesanayaa 11/04/2024 saacadu waa 11:15 habeenimo waxan dareemayaa walwal noloshu iney igu adagtagay dhinacya badan aniga& qofkasta oo muslin Ah riyadiisa allaha siiyo iyo wuxuu rabo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭
@sulekhamohamed3154
@sulekhamohamed3154 Жыл бұрын
Heestan wxa jecel hooyaday Mcn cawa taarikhdu tahay 24/9/2022 sacaduna tahay 23:55 hoyaday Mcn aya hargysa tagaysa iyada wakhti iskala qadanaya isla dhagaysanayna hesstan hoyaday Mcn Way jeceshay heestan Ilahay cimriga ha u barakeyo hoyaday wa garabkayga wa nolashayda adunka ugu jeclahay. Heestan iyada ayan marwalba ku xadusta an maqlo cawana anaba la dhagaysanaya ❤️
@wacdiiyowanaag3957
@wacdiiyowanaag3957 Жыл бұрын
Hooyadaa ayaa jecel waa ciyaalkii hore. Axyaa hees
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 Жыл бұрын
Fanaanada Maanta ayay dhimatay ee Allah SWT Ha U Naxariisto.
@sadiomohamedomar4409
@sadiomohamedomar4409 Жыл бұрын
Subxanallh alle ha idin so hanuniyo ti qaday alle yaraxmo
@bedermohamed5030
@bedermohamed5030 Жыл бұрын
Hoyadaa mayna sexan may qayishaa
@SicidCade
@SicidCade Жыл бұрын
Pro❤
@abdalleyusuf9246
@abdalleyusuf9246 2 жыл бұрын
08/11/2021 ayaan dhagaysanaya waxaan la noolahay qiso ama jacayl mudo dheer talaabo walba oo an qaado wakhtiga iyo jeebka ayaa ihor istagaya runtii ehel wan leeyahy lkn ima saacidaan waxan inbadan la kulmay guul darooyin dad badana dusha ayay igala socdaan. Xaladayda xanunka kulul balse zamir ayan mar walba naftyda ku waaniyaa madama aan ahay qof muslim ah iyadoo caloosha habeenkii iyo maalintiiba dab aad uholcayaa igaga shidanyhy hadana cidna uma sheegto waxaana ka dhuunta qof walba oo shekadayda ka war haya maan rajo dhigin allah ayana baryaa in allah aniga iyo intii islame sidayda oo kale ahba ugargaaro
@ugbadm6075
@ugbadm6075 2 жыл бұрын
I'm sorry 😞
@sacadmouze6654
@sacadmouze6654 2 жыл бұрын
Waa run wllo dad muslina baynu nahayo imanka ina xidhay adunkuna wuu iska wayo badan yahay inshallah wax walba way is badlayan lakin wakhti badan baa ka soo waregay xiligad qoralka soo qortay wax may iskaka badalen wllo
@abdalleyusuf9246
@abdalleyusuf9246 2 жыл бұрын
@@sacadmouze6654 aadbaad umahadsanthy may wallo
@farxiyoshinexh5685
@farxiyoshinexh5685 2 жыл бұрын
Inash alle qeer alle haku sacido wallkey mcn 😢
@Fafa22
@Fafa22 Жыл бұрын
@@abdalleyusuf9246 ilaah ayaa dadka u sahla adina wuu ku arkayaa, isagaan kaaga baryayaa nolol qabow wll
@engabdi4615
@engabdi4615 2 жыл бұрын
Horaa loo yidhi jacayl iyo calaf ayaa is diiday caku jacayl faa iido maleh🤗 soomlidu 90% waa dad iswada calfan waayay lkn waxaa xaqiiq Ah inay soomlidu tahy dadka oogu qalbiga wangsn guulaysta dhaman Somali youth
@aflah491
@aflah491 9 ай бұрын
Waageerka halistiyo wadnahayga kalajaray intuu aanan waalnayn imaydaan waraysane waaheen naf uusito wali hadaad ugu yeedhaan mawaxbuu utarayaa ❤❤
@mohamedyuusuf1751
@mohamedyuusuf1751 Жыл бұрын
😢Waxba Ha idabiiibina Aan Wadka Is Aragnee😢 inta geerida Marxuumada Ka Dib dhageysaneysa Ha U Duceyso In uu Alle Qabrigeeda U Waasiciyo Aamina 😢
@abdullahhaji1074
@abdullahhaji1074 Жыл бұрын
Allah unaxariisto
@hibaaqhappy5976
@hibaaqhappy5976 3 жыл бұрын
2021 hadaa dawaneyso oo aad qiirootay sideeyda replay iso gal wllhi miraha hestan wanla oyey wyo wax aan iminka dareemayo ayey ka turjumeysaa ax😪😪
@hanadking1669
@hanadking1669 3 жыл бұрын
Luuq isoogal hee aan iskuqabsanee
@fattehussienio8175
@fattehussienio8175 3 жыл бұрын
2021 .7.29 hidayo
@sharmarkenuurwarsame4368
@sharmarkenuurwarsame4368 2 жыл бұрын
Walaal Anigaba Xasuus Baan Galay Anigoo Jaceyl Barad ah Baa heestaan la ii Shidi Jiray Markaasaan ku Dul Fekeri Jiray
@xamdixirsi8019
@xamdixirsi8019 2 жыл бұрын
Alle hakuu zahlo
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 7 ай бұрын
Waa I kan😂
@user-gl1dj2is4r
@user-gl1dj2is4r 3 ай бұрын
2022-2023-2024😢😢🙄
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 2 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan Xasan Xaaji Cabdullahi Xasan Ganey riwaayadii ugu horaysay ee uu sameyay dab jacayl kari waa, jilaayaal Axmed Cali Cigaal iyo AUN Cabdi Cali Bacalwaan iyo Aamina Cabdullahi Xirsi iyo AUN Sahra Axmed Jaamac laxamadeeda waxaa wada laha mulaxamaystahii waynaa Axmed Cali Cigaal iyo AUN Axmed Nuur Jaangow 1972
@guledjama9007
@guledjama9007 5 ай бұрын
Wa abeentaa heestan kuma jirin dab jacayl
@asmaomar7065
@asmaomar7065 4 ай бұрын
Waa dab jacayl kari waa anniga ayaa galay xasuustayda waa ruwaayaddii iigu horaysay ee aan soojeed ku dhamaysto kuwii ka horeeyay waan seexan jiray waan yaraa 1974 ayaa la dhigay
@Shacni.
@Shacni. Жыл бұрын
😢😢 Allaha u naxariisto fanaanada maanta ayee geeriyotay Aamina Cabdullahi Xirsi😢 18/03/2023 maalin Sabti
@zekeriaabdi5133
@zekeriaabdi5133 Жыл бұрын
Ameen wll
@Shacni.
@Shacni. Жыл бұрын
​@@zekeriaabdi5133 amin
@dayibgeedi738
@dayibgeedi738 Жыл бұрын
Allah u naxariisto fanaanada maanta Ayee geeriyotay Aamina Cabdulahi xirsi
@OmarMaxamedAdam
@OmarMaxamedAdam 25 күн бұрын
27jun2024 I am here🎉❤
@YusufCabdi-xl9mu
@YusufCabdi-xl9mu 18 күн бұрын
😂😂
@DuniyoDheman
@DuniyoDheman 18 күн бұрын
😢😢​
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 Жыл бұрын
Taariikhdu waa 18 March 2023,waxa goor dhawayd lasoo sheegay geerida fanaanada, Marxuumad Aamina Cabdillahi,Rabbigu haw naxariisto💔
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar Ай бұрын
Alle how Naxaristo
@hannad879
@hannad879 Жыл бұрын
Anigo manta oo dhan jiida dagalka lasacanod manto dhan kujiray ayan cawa ka arkay fb gerida fananada amina ilahay haunaxaristo🙌 waxan idhinka kaso salamaya jiida dagalka 🇸🇴
@siciidlaarimaxamed-yz6lc
@siciidlaarimaxamed-yz6lc 10 ай бұрын
09/17/2023 maalin axaad ah, Kampala Uganda baan joogan waa qurba oo wadankii waan ka imid qofkii qurba joog ah baa dareemi kara marka dalkaaga iyo dalkaaga kaso fogaato suu xalku yahay ma sheegayo wax dhigata lakiin waxan raba inuu qoraalka ii noqdo mid xasuus ah oo markaan xaalkan ka gudbo i xasuusiya xaaladaha ALLE iga soo gudbiyay si aan uga mahad naqo 🤲
@hamdaladan2421
@hamdaladan2421 2 жыл бұрын
Allah malin uun wakhtigu isacidaa . Malinbuu ii saman wakhtigu Manta wakhtiga iga jeda Culays badan ayaa daremayaa Allah qalbiyadada xasili😪😪😪😒😒😒😒😒🤒🤒🤒😰😰😰😥😢😢😭😭😭😣😫😫😫😫😫😫😫😫😫😫
@kulmiyecadde
@kulmiyecadde 3 жыл бұрын
jaceyl iyo jeeb madhan isku daranaa! waxaa dhacday inaan inan aad u jeclaaday si aan caadi aheyn lkn maxey kuugu taalaa hore ayaa loo yiri " nin ay midigtu madhantahay laga itaal roonaaay". waqtigaas beri buu ahaa waan ka soo gudbay iyana waa la guursaday oo ilmo badan bey dhashay aniguna qoys baan ahay qof walba hortiisa allaha u dhigo.
@musemuse6648
@musemuse6648 2 жыл бұрын
Jaceel jiis ah ayaa anigaba waa igu dhacay jiis waxaan ula jeeda gabar aan ii soo jeedin ayaan jelaaday maxaa igaraacay
@ayaanlesaleban3600
@ayaanlesaleban3600 2 жыл бұрын
Aamiin
@muniizhamoha5314
@muniizhamoha5314 Жыл бұрын
Wll Abdala Farxad ayaan kuu Rajayn Nin baad u tahy jabka Kaliya wado kasta aad is badal ka arkyso Toos u raac xirirka adi iyo Alle idin kala dhexeeyana Adkee Ama dhaxan u jiifo ama Qodax ku joogsee Karti gaara yeelo😎Ana isoo duceeya waxaan Ruux dareemaya xanuunka Hooyo la, aan oo Weheshi ka dhigtay inaan Barkinta ku ooydee😭😭Allow qalbiga noo wada qabooji😓
@ABDIABSHIRAbdiabshir-tg7pq
@ABDIABSHIRAbdiabshir-tg7pq Жыл бұрын
​@@muniizhamoha5314 Sax
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 7 ай бұрын
​@@muniizhamoha5314Hooyo miyey dhimatay alle ha u naxariisto wallo 😢
@user-ef5ih5oo4y
@user-ef5ih5oo4y 5 ай бұрын
Mar un waan ka bixi nolosha adag 😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-du6tc5dh2h
@user-du6tc5dh2h 19 күн бұрын
Saalada badso waad ka baxee I.a 😌😌
@amo6188
@amo6188 2 жыл бұрын
Eraydii Abwaan Xasan Apdilaahi Geney Wiiil Hoooog✊😪
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 Жыл бұрын
18/march/2023 Maanta bee maama aamina geeriyoota😥Alla yarxamuk maamo Heestaan saaid baan u jeclahay
@abdullahibashir8208
@abdullahibashir8208 10 ай бұрын
Allah ha unaxaristo janatul fardos xakawarabiyo ameen
@mukhtaromar4890
@mukhtaromar4890 8 ай бұрын
Amiin
@huda9105
@huda9105 Жыл бұрын
Allh unaxaristo fanada ma teey dhimatay janadul fardwsa allh ka waraabiyo amin 😭😭😭😭
@lovelyabshiizdigale7592
@lovelyabshiizdigale7592 4 жыл бұрын
Waligeed adunyadaa waqtigaa qoof saciidaa qoofne wayahaa xiraa
@asmacali9958
@asmacali9958 2 жыл бұрын
Caawa oo waayo aduun ihaysto bn xasuustay heestan 💔
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 2 жыл бұрын
Waad ka bixi insha Allah wa'ayo waxwalba dhammaad ayuu leeyahay. Waacusub ayaa xigaya.
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Asmo waayuhuu kaama dheeline alloow aadan arki wasyin kaagii. Anigu waayaye
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Aniga jaceeylkeeygii wasysye igana geeriyootee adigu hawaayin aamiin dheh asmo
@ahmed_qalbi3950
@ahmed_qalbi3950 2 жыл бұрын
Waqti ayyy nolosha igu adkeYd waqtigana uusan isaacidin dhageysanaya heestan habeen jimco tarikhda 1 july 2022 saacada 2:35 AM Habenimo😥💔
@xiiscadey9617
@xiiscadey9617 4 ай бұрын
Anoo nairobi jooga dhageysanaayaa early 20s kujiraa xamarbaana ka imid,waxaan raadinaayaa nafteyda iyo mustaqbalkeyga,ilaahey ima ciilo haddaa noolahay i.a waxaan jeclahay anoo 30jir,40jir inaan dib ugu soo noqdo vediogaan haddaa dhintana update maheleysaan ilaahey jannada haigeeyo like iisaara saan dib ugu soo laabto😊 11-march-2024
@Darwiish8
@Darwiish8 4 ай бұрын
Soo laabo adoo nabada
@adowadam301
@adowadam301 2 жыл бұрын
Ilahyow midaan hada igudeeqday hanakala qarin amin amin 🙏
@xasanidirisducaale1664
@xasanidirisducaale1664 3 жыл бұрын
Caawa waa habeen xasuusleh taariikhdu waa 25/05/2021 (M) salaasa waan xusidoonaa Hadii ilaahay igusimo.
@bishaarwarsane360
@bishaarwarsane360 3 жыл бұрын
Kkkk sidoo kele
@musbahofficials1832
@musbahofficials1832 3 жыл бұрын
Lkn maxay tariiq ku tahy ha.leyga.daba heyo bal asxabey
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@musbahofficials1832 War Jeclidaa😭😂😂😂😂
@musbahofficials1832
@musbahofficials1832 3 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 hhhhhhhhh wa leygu dhalay bee maxan sameeya wllkey 🤣🤣
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@musbahofficials1832 Ka qabasho maleh markaas kip Gowwwing😂😂😂😂😂 Keep going🤓
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar Ай бұрын
Imaydaan waraysane Waaheen Naf uu Sido Wali Hadaad ugu yeedhaan Ma waxbuu Utarayaa😢
@ina_hajiali
@ina_hajiali 5 ай бұрын
Amina Abdullahi Hees QiimO Leh
@mohedsaed4393
@mohedsaed4393 6 ай бұрын
Waxaan faallooyinka badankood ka arkaa rag soomaaliyeed oo qalbi hadlaya aad ayaad u mahadsantihiin, Raggu waxa ay u badan yihiin kuwo qisooyinkooda caloosha aysan soo dhaafin taas ayaana sababta xanuunno badan oo nafsi ah oo ay waalidku kow ka tahay, waan bogaadinayaa geesinimadiinna iyo aaminada aad na aaminteen. -Nagu nafisa
@musabmubark2246
@musabmubark2246 5 ай бұрын
2:55 waxan dhagay sanayna 20/2/2024 jacayl ka mudnanta si hantidu iyada iska imanaya❤ waxan gur saday jacayl kayga ano shaqala hantina waxan haystay 2500$😢 7sano ka bacdi jacaylki naga dhaxeyay waxa nala daremay rerki xaskayga dhalay ❤ ka bacdi gabadha hoyaded aya nagu abaal marisay 30'000 $ ❤ Alhamdulillah
@MushtaqYuusuf-yd4bj
@MushtaqYuusuf-yd4bj 4 ай бұрын
Mancha alh alow ku barake wl
@RaageI7
@RaageI7 3 жыл бұрын
Hees aan aad u jeclahay weeye runtii. Subax walba dugsiga dhexdiisaan ku dhagaystaa. 😭 Caashaqu wadaad maleh Walalowna kuma hadho Waan-waana kala tage😭 Waxba ha i dabiibina wadka aan is aragnee. Abwaan wax badan og baa curiyay.
@hanadyare6899
@hanadyare6899 2 жыл бұрын
saqidsanida sxb ma ado school kujiraad hees dhagaysata hhh kaftan bro ana waan kushaqeeya ma rumaysan
@RaageI7
@RaageI7 2 жыл бұрын
@@hanadyare6899 heestan schoolka ayaan ku bartay saaxiib,hadaad from 2 soo gaadhayna way ku taalaa buuga soomaaliga. Wax saaqidnimo ahna ma jiraan.😂
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 жыл бұрын
@@RaageI7 hh legend anba waagi isguulka aan dhigan jiray oo hada laga joogo 11 sanno ayaan heeskan dhegaysan jiray, maanta ayaa ii xigta
@mohamedjamaal2841
@mohamedjamaal2841 3 жыл бұрын
My favourite song . Waxba hay dabiibina Wadka aan is aragne Wahabkaygu igu yuurura Waabeyda igu maqan Waranka hal bawlaha Waageerka halistiyo Wadnahayga kala jarey. Imaydan wareysane..... I love this song
@nuur2825
@nuur2825 2 жыл бұрын
Someone please please put the English lyrics of this song
@mussewehliye5305
@mussewehliye5305 Жыл бұрын
❤❤
@SuldanAhmednuurhasen
@SuldanAhmednuurhasen Ай бұрын
Still watching 2024 with sulthan Abdinur❤
@farhiadahir8089
@farhiadahir8089 Жыл бұрын
Allaha kuu naxariisto mom Amina Abdullahi
@sacdiabdi4293
@sacdiabdi4293 2 ай бұрын
Aduunyodu waa itixasn wallah qof kasta wax baa lagu itixamey jiro,wax la aan, iyo adunyo baden Allow aakhiro hanoogu darin
@amal6025
@amal6025 Жыл бұрын
Allaha u raxmado mama Aamina C/llahi.
@mastaraadanofficial6087
@mastaraadanofficial6087 3 жыл бұрын
Weligeed AduunyadA Wakhtiga qof saa'ida midna waayaha xidha Aad io Aad Markasta fiiri Kuwa kaa hooseeyo Ee ha fiirinin kuwa kaa sareeyo Ku qanacsanow wixii ilaah Ku siiyay Alx dheh i.a
@cashohoodo4735
@cashohoodo4735 2 жыл бұрын
Qalpiga ilhoow no Qabooji 😭😭😭😭
@QamarNur
@QamarNur 6 ай бұрын
Mash allah amina abdullahi great voice
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Xasan geneey waa abwaan wayn muxuu riwaayado noo soo ban dhigay adeer ala ha ku xifdiyo Aamiin
@ahmedalijama6983
@ahmedalijama6983 Жыл бұрын
Waa ruwYadi dab jacayl Karin waa heestaan markay qaadayso waxay ku metelaysay inay waalatay waxay 70 nadii waan daawaday ala aduunku wacnaaye dhabaan u haysanay waxaa sameeyey xasan ganay wiil yar baan ahaa jacaylkaba waqtigygii fanaaniinta nagu abuuri jiray
@mohamudahmed9211
@mohamudahmed9211 2 жыл бұрын
Heestaan kama daalo kamana caajiso, marwalbo waan u soo xiisaa yaa ila mid ah
@abdishakursalleban3051
@abdishakursalleban3051 2 жыл бұрын
Aniga wlhi wan dawanaya 2021 10 24
@abdiwahabjamaal2544
@abdiwahabjamaal2544 2 жыл бұрын
Wankula qabaah lurkiyo waayaha ayan filayaa☝
@sihaamibraahim
@sihaamibraahim Жыл бұрын
Best song wllhi markey xaaladaha ijeex jeexaan dhageysta allow unaxriiso mamo aamino😢🤲
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 3 жыл бұрын
Heeso waa kusoo hore waxan hada jiro hees maahan
@mariama78
@mariama78 5 ай бұрын
Rabiyow maalmaheyga wanaaji ya rabbi culayska iga qaad ya rabbi 😭😭🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@Saluu_moha1
@Saluu_moha1 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto maan oo tariiqdu tahay 18 March 2023 ayey geeriyootay😢
@user-vi1sk9tm4z
@user-vi1sk9tm4z 8 ай бұрын
heestan waxaa iska leh abwaanka wayn ee xasan x c/laahi xasan ganey waxay ku jirtay rawayadii dabjacal kari waaaaaa
@shukraanhassen4363
@shukraanhassen4363 Жыл бұрын
29/08/2022 habeen iga xanuun badan ima so marin😭😭😭 allow qalbiga u qabooji intii qalbiga dhawacan🤲
@cwahabmustafe1586
@cwahabmustafe1586 3 жыл бұрын
Waahees qaliah waana heestii uguhoraysa eekasheekaysa waayaha nolosha
@nasrajam8621
@nasrajam8621 3 жыл бұрын
Waa nin jacayl khatar ahi ku dhacay. Jacaylkan oo kale waa nooca laga ducaysto Ilaahayow aanu nagu dhicin kuwa uu hayona ka dawee
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 2 жыл бұрын
Anu ii haya oo kaa samri laa qof 2 sano kaa hor iga tagay rabiyow iga dul qaad
@shafiyahuseein805
@shafiyahuseein805 Жыл бұрын
Ilahow qalbiyada dhintay iyo dadkay wayuhu ciilen u sahal anagana amuuraha no shal😫🤲😢
@daljireali4783
@daljireali4783 Жыл бұрын
Eebe ha u naxariisto saaka ayay dhimatay Aamina Abdullahi
@ahmedsahal6677
@ahmedsahal6677 Жыл бұрын
Maanta oo sabti ah taariikhduna tahay 18/3/23 ayay dhimatay, rabbi naxariistii janno haka waraabsho dambigeeda ha dhaafo
@faadumoaweysjaamac5741
@faadumoaweysjaamac5741 Жыл бұрын
Allah u naxriisto marxuumada aamino Abdilaahi xirsi😢🤲
@abdirahmanodawaa9545
@abdirahmanodawaa9545 Жыл бұрын
انالله وانا اليه راجعون Allaha unaxariisto maamo aamino cabdulaahi xirsi maanta oo sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 18-march-2023 ayey ku geeriyootay magaalada boorame😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ladansulub7223
@ladansulub7223 Жыл бұрын
Waqtii isamdan rajeyn insha alh 6/7/2023 axad
@kfk_27
@kfk_27 4 жыл бұрын
Waxba hay dabiibina wadka aan is aragne Erayo runtii micno weyn ku fadhiya❤
@mukhtarkheyr7158
@mukhtarkheyr7158 3 жыл бұрын
Fy
@user-zm5yu4ox1c
@user-zm5yu4ox1c 5 ай бұрын
11.2 2024 ayan dhagaysanaya Inta iga danbaysa isma dhaafNo love ❤
@user-ym3rk6ze3k
@user-ym3rk6ze3k 6 ай бұрын
Wakhtiga qof sacida qofna wayaha xira😢💔
@mohaaabdiaziz9826
@mohaaabdiaziz9826 2 жыл бұрын
Asc somaaliyey wanyama ilaajogo manta hesexaa qaramiga kamahelo asga wilkii hoyo asli mgacisa runtaa ahh Mohamed somaali tariqda manta waa 3/1/2022
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Soomaalida fankeedu diin kama marna waa ummad islaam ah. Cama iyo watiin iyo waduxaadiyoo idil Haday igu wareejaan Walbahaarku ima dhigo.
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 5 ай бұрын
Wlhi ardayad ayaan ahey wXna ma haysto abona waxba ma hayso ale waxan ka baryaya inuu maruun gacantyda wax igu siiyo insha alah isaga wayno wax hye allaw adaan ku baryay wlhi waxan kabo ku ibsado mahyso an schoolka ku dhigto ilahey oo kaliya ayan leyay
@Darwiish8
@Darwiish8 4 ай бұрын
😢😢
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
18/3/2023 maalin kale oo uu inaga baxay mid kamida rugumadii fanka ummada soomaliyeed aamina Abdillaahi. Ilaahayow u naxariiso danbigeeda dhaaf jannooyinkaana ku casuum yaa rabbi .
@siraadcali5168
@siraadcali5168 2 жыл бұрын
Waligeed aduun yada waqtigaa qof saacida midna waayahaa xiraa❤
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Siraadeey soo xasuuso waqtigasgii kuuwcnaa ana waaban xusuus noolahaye
@rarajiboo
@rarajiboo Жыл бұрын
Ilaahoow Aamina u naxariiso.
@eng.mohamedhassan2496
@eng.mohamedhassan2496 2 жыл бұрын
best song aan ugu dhagaysiga badanahay heesaha somalida afkaaga caano lagu qabay Amina Abdillahi
@Xirkayoome
@Xirkayoome Жыл бұрын
Aamina abdillahi hisrsi Fanaanad qaran
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Waligeed aduunyada wakhtigaa qof saacida midna waayaha xira😔walee been maaha Allow Qofkasta oo murugo haysato ka dulqaad
@ahmedfaree-wx1ge
@ahmedfaree-wx1ge Жыл бұрын
Aamiin
@drwarsameyusufabdi5767
@drwarsameyusufabdi5767 3 жыл бұрын
Hodon abdirahman hooyadeed amina Abdullahi xirsi caraale
@yasinsalah6538
@yasinsalah6538 3 жыл бұрын
One of my favorite Somalie Song ever watching again July 2021.....
@Mohamed-uv6fz
@Mohamed-uv6fz 2 жыл бұрын
May
@APECHIMBA
@APECHIMBA 2 жыл бұрын
could you translate the lyrics? I love how it sounds but would like to know what she is actually talking about
@yasinsalah6538
@yasinsalah6538 Жыл бұрын
@@APECHIMBA No one in the world has ever stopped a clock. Both of these are not in the past ..... very interested word in this life how Somalie song are truly talking in the life
@cabdirisaaqmaxamuud9452
@cabdirisaaqmaxamuud9452 4 күн бұрын
That is true waqtiga oo isaaciday iyo waayaha oo xira 2dabo waa arkay
@aliabdi1025
@aliabdi1025 Жыл бұрын
Wlhi been maahn waliged addunyada waqtiga qof sacida wa waqti dambe sacaduna thy (saded sac iyo afantan kow) 02:42 Nairobi nolosha ayey wax iga barty wlhi yaa Rabi amuraha sahl
@aliabdi1025
@aliabdi1025 3 ай бұрын
Alxmd wlhi wxan soo boqday 9 bilod kadib marka aan heli shaqada alxd ilahow adiga aya mahad leh
@AbdirahmaanDaacad
@AbdirahmaanDaacad 2 ай бұрын
Guulo kale oo badan sxb
@abdallehonest2715
@abdallehonest2715 2 жыл бұрын
Heestaan wllahi waa hees cajiiba gabar baa intaa jecladay la iga gursaday baa ku iri wadanka aan is aragno
@abdirahmanahmed8985
@abdirahmanahmed8985 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Aamina Abdullahi maanta oo ay taariikhdu tahy 18-March-2023 ayey Ku geeriypotay Magaalada Boorama.
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 2 жыл бұрын
Wakhti aan arday ah oo wakhtiga iyo wayahu i ciilen dhagysanaya 28..2..2022 isniiin 8.30 pm 😢😢😢😢😢 inuu wkhtigu noo wcnadan illhy ka baryayna 😢😢
@ahmedalijama6983
@ahmedalijama6983 Жыл бұрын
Ilahay naxariisti Jano ha siiyo aamiin
@user-dp9cd3ze7w
@user-dp9cd3ze7w 2 ай бұрын
Qofkii iga danbeeyo oo fariinteyda Arka Fadlan si qalbi iigu soo ducee walaal xaalad adag ayaan ku jiraa😢
@abdisalanali7347
@abdisalanali7347 Ай бұрын
Allow kaa saa xaaladaa ooo kugu badal xaalad taa kawanaagsan amin 💯🤲 Anagane dhamaan allow arima heenan iyo umuurteena inoo saha🤲💯l
@sidiiqcismaan9460
@sidiiqcismaan9460 Жыл бұрын
Maamo amina apdila xirsi ale haku naxaristo 😢 heestan xasuus dheriya ayay igu tahay axey ax 😢
@MohamedAhmed-ng9dy
@MohamedAhmed-ng9dy Жыл бұрын
Allaha unaxariisto maamo Aamina cabdullahi. maanta oo Taariikhdu tahày 18= Mach =2023 ayeey ku geeriyotay magamada Boorama , alla ya raxma maamo.🤲🤲🤲🤲🤲😭😭.
@ronaldosleftfoot526
@ronaldosleftfoot526 2 жыл бұрын
Oh my.. these lyrics will make you fall in love with someone that you don’t even know
@APECHIMBA
@APECHIMBA 2 жыл бұрын
Can you put the English translation???
@APECHIMBA
@APECHIMBA 2 жыл бұрын
CAN YOU PROVIDE THE LYRICS?
@ronaldosleftfoot526
@ronaldosleftfoot526 2 жыл бұрын
@@APECHIMBA it’s hard for me to translate it into English since the words she’s using are fancy Somali words but there’s a part that she says ‘ I don’t no need consultation, I’d rather die from being in love’ she’s basically so depressed from being in love but refuses to get consulted
@mustafecarab4620
@mustafecarab4620 2 жыл бұрын
@@APECHIMBA hh for
@APECHIMBA
@APECHIMBA 2 жыл бұрын
@@ronaldosleftfoot526 please would be amazing and I really would appreciate if you could translate the song 🙏🏽
@liipanahmed3426
@liipanahmed3426 11 ай бұрын
Allh ha unxariisto Aamina cabdilahi 😢🤲😭
@sahrocalifaarax2218
@sahrocalifaarax2218 2 жыл бұрын
Hees wayawaayo allaah qalbiyadeena heesaha kamadooweeyo
@abdullahimohamed7051
@abdullahimohamed7051 2 жыл бұрын
Amin Amin Amin yarabi
@sihaaaminaapdih3470
@sihaaaminaapdih3470 11 ай бұрын
Wakhtiga qof sacida mid wayahay xidha😭😭
@MohamedFarah-ci6td
@MohamedFarah-ci6td 10 ай бұрын
😢
@rayan781
@rayan781 3 ай бұрын
Allaow naxariisto amina cabdilahi😢
@abdisalamkajooje580
@abdisalamkajooje580 Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto Aamini Cabdulaahi Xirsi maanta oo ay taariikhdu tahay 18kii March 2023 ayay ku geeriyootay magaalada Boorama
@user-gx3dr6gp1v
@user-gx3dr6gp1v 2 ай бұрын
Ayeeyo macaan 😢😢😢❤❤
@ahmedjama9070
@ahmedjama9070 2 жыл бұрын
Waa galay dab jacayl
@ciisexusen1438
@ciisexusen1438 2 ай бұрын
Waligeed aduunyada Waqtigaa qof saacida Midna waayahaa xidha Labadaasi waxaan aheen Hore looga waayaoo Waa nin iyo waagii Aniguna wasiisiga Waxaan weeyda loohayaa Igu wacan waxyeelada Wiish baa ilasarakacay Waqtigu waa 20/5/2024 Waxaan fadhiyaa beer ama xadiiqo ku taala northern airland Uk Dalkeeygii waxaan kasoo tagay 7/6/2019 hayaan dheer kadib waxaa imi meeshii uu hiigsigeeygu ahaa waxaan lahaa riyooyin badan waqti dheer kadib waxaan ladarsay guuldarooyin badan waxan dareemaya walal Waxaan dareemaya walaac faro badan Mar walbo nafta waxan usheegaa in eey dhimantahay maalin teeydii ee aan aduunka kulahaa Qofka muuninka ah waala imtixaanaa balse raxmada alle lagamaquusto Alxmd wax walbo waxa kamuhiimsan inaad caafimaad qabto wax kastoo adkaada dunida marbeey hagaagayaan Heestaan waxaan dhageysanayaa Galab Sunday ah xaaladeydu adagtahay Allahayow aniga iyo inta ila mida dhibta ka dulqaad oo raxmadaada sii 😢
@muqtarwariiri6250
@muqtarwariiri6250 3 жыл бұрын
Mama allaah kubarakeyyo
@abdimajiidosman493
@abdimajiidosman493 9 ай бұрын
Alle ha u naxariisto waxay dhimatay 2023 18 march. Markay dhimatay ayaan ogaaday inay hodan abdirahmaan hooyadeed ahayd
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 1,9 МЛН
Hibo nuura iyo Saalax qaasim hees kalgacaylku waa qani lyrics
12:40
Fanka Somalida
Рет қаралды 7 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 12 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 23 МЛН
Qaaci iyo Kaban Song Waligeedba Aduunyada by ☆Farxiya Fiska☆
7:09
sagal arts Qofba waayihiisiyo waqtigaa hareeyee lyrisc 2021
6:26
faahiye lyrisc
Рет қаралды 276 М.
Aamina cabdilaahi (Siyar) original
6:33
Fanka Somalida
Рет қаралды 111 М.
Barnaamijka Heello | Heesta Waligeed Aduunyada | Xamdi Bilan
7:58
amina abdilahi hirsi  heestii ambabax
5:53
ADAL MEDIA
Рет қаралды 1,5 МЛН
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
WAAH WAAH WAXAASAA JACAYLA KULUC IYO AAMINA CABDILAAHI BY GEEDI SHAAMBOW STUDIO
11:28
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН