sagal arts Qofba waayihiisiyo waqtigaa hareeyee lyrisc 2021

  Рет қаралды 285,440

faahiye lyrisc

faahiye lyrisc

3 жыл бұрын

Пікірлер: 127
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Sagal Arts 2010 iyo Caasimaddii Nairobi waxay ahayd Fanaaanada ugu wayn Laga hibaysto 12 Years Ago waayihii wacnaa ee Sagal
@Youzuphuxassan19
@Youzuphuxassan19 28 күн бұрын
Wxn huba inad mar kale usolabatay hestan miraaha macan❤❤like ii saar hada igadameyso
@zahrazuhuur9002
@zahrazuhuur9002 Ай бұрын
Waxan dhagesanaaya malin isniin ah jun 3 /6/2024/4:49 aniga iyo asiga wan kala foknayhay waxasa sii dheer in uu asiga maxbuuus yahay kuna nooldalka anigana qarada aasiya Kulan la aan waxa siidgeer marka aar isma qalka xitaa in cariiri noqoto allow nawad nagu kulmi igu soo daceeya 😭😭😭😭😭
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 28 күн бұрын
Waad heli sahra
@UzamaMaxamuud
@UzamaMaxamuud 2 ай бұрын
21/5/2024 malin talada ayan dhagaystay wxan saaid u jeclahy gabar finalki jamacada wn galayey sandki u danpeyey gabr aan isku fasal nahay wxa la dhahaa farduz c/laahi allow wakhtigu nagusima aan is calfanaa ❤❤ riyadayda aya ah inan mar guri xalala na dhexmaro oo ubad caliya iyo azmar i dhasho ❤😊❤😊
@ahmedabdillahi7066
@ahmedabdillahi7066 2 ай бұрын
Allah ha idinku guuleeyo.
@CabdifitaxDaahir-mt8ft
@CabdifitaxDaahir-mt8ft 2 ай бұрын
Zxb 3 sana kasoo waregtee hada ma is hesheen zxb ax
@walalmaajid7304
@walalmaajid7304 Ай бұрын
​@@CabdifitaxDaahir-mt8ftkk war asbuuc xataa kama soo wareeginee see wax uwadaa😂
@Raaliyo925
@Raaliyo925 Ай бұрын
​@@walalmaajid7304😂😂😂😂 wax walan waaye
@YaxyEAhmeddaahir
@YaxyEAhmeddaahir Ай бұрын
Mid aad khayr u leedahay mid khayr kuu ah isha.allah rabi ku sii
@HalisTa..22
@HalisTa..22 6 күн бұрын
Old is Gold Sagal arts❤ waqti bay lahayd 2011
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 9 күн бұрын
Heestan wax aan maqil jirey aniga oo yar haplaha iga waaweyn dhagaysan jirey maanta anigaa dhagaysanay oo xalad jcyl ku jira aduun 😢❤ 22/7/2024 ❤😢 jcylku waa dilaa qarsoon 😢😢💔😭 allow iisahal iisoo duceeya 💔😭🤲🙏
@cabdiqadirnuurmaxamed2131
@cabdiqadirnuurmaxamed2131 2 жыл бұрын
Wax tarkygii baa thy warna iima hysid 😭😭😭😭😭 ax xuuun badanaa jacelka allow noo fududeey
@adanabdi200-bg1rd
@adanabdi200-bg1rd Жыл бұрын
❤❤❤
@suaadmohmad7988
@suaadmohmad7988 11 ай бұрын
Jacaylku waa dilaa dadku raali ka yihin runtii😢
@ANDAAZ143
@ANDAAZ143 2 ай бұрын
😢😢😢
@asadkowte7011
@asadkowte7011 2 ай бұрын
😢
@faysalducale8505
@faysalducale8505 8 ай бұрын
Hadii wayne nagu simo cawa waan qoray qalbiga waxa kujira illahayba ooge waa ino sanada kle ❤️‍🩹
@BilanMahmud
@BilanMahmud 3 ай бұрын
I.a😢❤
@zhakuurtaatiko252
@zhakuurtaatiko252 2 ай бұрын
Waanaadeyda maqaloo Hadii weyne nagu simo Jaceyl aan wadaagnee Adna ha i waxyeleen May - 19 - 2024 ❤
@hazzankaafi7629
@hazzankaafi7629 Жыл бұрын
Murqaan wacan 6 /1 / 2023 Waxa i garab fadhiya asxaab ad u qiimo badan Doha qatar
@cabdicasiiscawil4316
@cabdicasiiscawil4316 Жыл бұрын
Xoog baa idin salamay cajiib🤣
@shakirabdiibraibra4490
@shakirabdiibraibra4490 Күн бұрын
Jacaylka malsooxiro talow dadban buu qaarna dilay kuwana dhaawacaye❤
@UpdinajibMohamett-gf8ht
@UpdinajibMohamett-gf8ht 5 ай бұрын
Waxaan ahy wiil dhalinyaro ah oo ku nool somalia waxaan leeyhy rjooyin badan waxaan ilaahy ka baryaa hadafkayga inuu irumeeyo😢2024😢😢😢😢😢murugo
@mohamudhajji5704
@mohamudhajji5704 5 ай бұрын
Sxp khair bay noqonaysaa
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 18 күн бұрын
Inash allah khayra beeynoqom
@hodansaidfarah6421
@hodansaidfarah6421 Жыл бұрын
Heestaydii ax wxd u maleeysaa inaay si toos ah i abaareyso hadii jacayl laga nabad geli karo weey fiicnaan lahayd💔💔💔💔💔💔💔😔😔😔😔😔😔
@ANDAAZ143
@ANDAAZ143 2 ай бұрын
😢😢 sorry 😢😢❤
@maxamedbakaal2799
@maxamedbakaal2799 Жыл бұрын
14/9/2022 in 🇶🇦 wliba wa xili u xalka saxneyn Allaha sahlo amuruhu
@suheybdaahir1158
@suheybdaahir1158 2 ай бұрын
Still watching 👀 2024/5/17
@user-sm3yk3xu8r
@user-sm3yk3xu8r 2 ай бұрын
18may 2024 caasimad soomaliland aniga iyo caaqil maxamuud cabdikariin
@AbdifatahC
@AbdifatahC 2 ай бұрын
Sagal Fanaanad Cod macaanoo Mustaqbal faneed leh bay ahayd moogi waxa helay kolley waa Waayaha iyo wakhtigaa xiray.
@xayadbintumohaxayadbintumoha
@xayadbintumohaxayadbintumoha Ай бұрын
7:19 habeenimo io dhabaato iheesato allow waxaan ka rajenayaa inaad waxkasta cadigoodi kuso noqdaan I.a😢💔✈️🤴🇿🇦 7:21 17/6/2024 june 👋🤴
@ayaancali-nu5zs
@ayaancali-nu5zs Ай бұрын
Allh kadulqado mcn 😔🫶
@xayadbintumohaxayadbintumoha
@xayadbintumohaxayadbintumoha 6 күн бұрын
@@ayaancali-nu5zs amin
@user-ht4yg4fd5u
@user-ht4yg4fd5u 2 жыл бұрын
Jacayl aan wadagne Adna ha iwaxyeleyn🖐❤❤
@AbdinorOsman
@AbdinorOsman Күн бұрын
wari baan ku noolahay (gocasho,utun,dhaawac qarsoon)
@Mayma2035
@Mayma2035 Ай бұрын
15June2024.Ciidul Adxa weeye Beri Hadi Alle Nagu Simo
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 2 ай бұрын
Hestan wax badn maqly lkn mnta damirkyga jeclady ina dhgysto❤😊
@apdi1495
@apdi1495 Ай бұрын
Codka 100% ❤🎉
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
Waxtar keyga baad tahay warna ima heey sideee✍️🎤👍✅✅❤️🎧
@faahiye_lyrisc
@faahiye_lyrisc 2 жыл бұрын
Inaba caadi ma ahn heesta ku raxeeso wllkey
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
@@faahiye_lyrisc Another level 💕❤️💕 Qofba Waayihisiyo Waqtigaa Hareeyee Absolutely 🖐️ SAGAL ARTS ✍️💕❤️💕
@aliahmedmaxamed4212
@aliahmedmaxamed4212 3 жыл бұрын
Hormar wacan ayaa ku rajeena sxb
@MunoMunomanka-du1tv
@MunoMunomanka-du1tv 9 ай бұрын
Wax tarkeyga baa thy Warana ima heysidee😭😭
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 ай бұрын
Heestaan hees u laxan eg baa jirtay isoo xasuusiya malaha waa jawaabteedii
@Emational70
@Emational70 2 ай бұрын
Heesta Igran jamac aya lahayd
@barwaqo1125
@barwaqo1125 3 жыл бұрын
Fanaad qaaliya
@faahiye_lyrisc
@faahiye_lyrisc 3 жыл бұрын
Haa wllshey waa fananad qalar
@liilanaz2439
@liilanaz2439 Күн бұрын
Still watching and listening 🎶 30 7 2024 Tuesday at 2:15pm
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 16 күн бұрын
15/6/2024 qofba wayihisa😢
@user-ns5lc3lq6v
@user-ns5lc3lq6v 2 ай бұрын
Cesh alaa fanaanad sagal arts❤
@cabdimajidxaji2141
@cabdimajidxaji2141 2 жыл бұрын
waxtarkeyga baatahy warna iima heey sidee ❤❤❤❤❤❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Yaa salaam Ramadaan Kariim 6:33Am 28 March 2023 Who is here👀
@faahiye_lyrisc
@faahiye_lyrisc Жыл бұрын
Alle naga aqbalo bishan barakeysan sxb
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@faahiye_lyrisc Aamiin Mahadsanid Saaxiib Sare🙏
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 2 ай бұрын
Wiilkii indhaha iyo, Wadayaasha berkow, Wiilalsha indhaha ayaa jira lkn wiilkii indhaha waa khalad
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 ай бұрын
Boqoradii fankii dhexe sagal arts✌️
@m.diniho
@m.diniho 4 күн бұрын
Ax ya ila dhagesanayo hada 27/7/24 xasuus wacan
@maxamedabshir2462
@maxamedabshir2462 3 ай бұрын
Waarun .aniga ayuu.ihelay😅😅😅😅😅😅😅😅😢😢😢❤❤
@najmaXamse-ne8rj
@najmaXamse-ne8rj 7 ай бұрын
Sagal arts ❤
@cabdimajidxaji2141
@cabdimajidxaji2141 2 жыл бұрын
Sagal Arts qofba waayihiisiyo waqtigaa hareeyee boqorada codka sagal Arts
@ibrahimhiish-xu6qf
@ibrahimhiish-xu6qf Ай бұрын
Sagal artis waa fananad aan ad codkeda ujecelahay dadka jeclku hayo ilaha ha udhib yareyo
@user-pk4wp7ns6q
@user-pk4wp7ns6q 2 ай бұрын
Magacaygu waa daahir abiib ilkobqoqolle heestan waxaan kuxasuustaa walaalkay aadan abiib
@fadumafarah6229
@fadumafarah6229 2 жыл бұрын
Ragow wax maqla gabdhihiina ilaashada
@qanciyexasan4648
@qanciyexasan4648 3 жыл бұрын
Horumar wacn proo
@yahyemukhtaaryahye4550
@yahyemukhtaaryahye4550 11 ай бұрын
Mon 7/8/23,10:28 Am ayan so radshey hestan ano wax dhawac ah qabin qalbiga rabi ha idin qabojiyo dhamntin
@cabdalanasri9093
@cabdalanasri9093 17 күн бұрын
iga dambeyow wan ku salamy
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 3 ай бұрын
Si kale aan jcyl ahayn bay iisaamynysaa heetani my situation😢 2024
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid 2 ай бұрын
My song adan kugu werwerya waran ima hayside ❤❤
@jano359
@jano359 7 ай бұрын
heesta wax micna iima laha aniga lkin wan iska jeclaY wllhi
@Big__Cisto
@Big__Cisto 22 күн бұрын
Waxa dhici doonta maali ay micino ku yeelan doonto😢
@aarkaboy4836
@aarkaboy4836 Ай бұрын
Song is the best
@sharmapoyalicadaawe6045
@sharmapoyalicadaawe6045 3 жыл бұрын
Woow 😍😍
@user-ny7sc8ff4b
@user-ny7sc8ff4b 2 ай бұрын
Ala jacaylow qalbiga aayar😢
@ahmedyare6364
@ahmedyare6364 Жыл бұрын
Dadkii Fanka Lahaa Alla Maxay Fanaanad Wacan ahyn
@hamunaluminanakupenda8459
@hamunaluminanakupenda8459 11 ай бұрын
Allah hasahlo amuraha
@CabdifitaxDaahir-mt8ft
@CabdifitaxDaahir-mt8ft 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 jcl baa nolosheyda ila qeeb saday rabow.ayaan ciisa ii calaf jcl 7 sana soo socday ax rabow adaa ii maqan masoo casuusan doona qoraal kaan ax. 24 . Habee. Soo gakeyso sabti. Ah 5. 2024 rabow faraj qeer qaba ii fur ax
@miskisaed6317
@miskisaed6317 28 күн бұрын
Faraj khyar alle hku furo gabar baari ah alle hku siiyo qalbiga alle hku qabpjiyp😰😊😊
@user-of7jo7xx6w
@user-of7jo7xx6w 2 ай бұрын
Qof reer leh jacayl ma ku dhici karaa😢
@cabdiraxmaandhisaaye7714
@cabdiraxmaandhisaaye7714 2 ай бұрын
Haa waa haduun jacayl ku guursan markiisii hore
@hodanhappyahmed9618
@hodanhappyahmed9618 6 ай бұрын
2017 ano safara Ayan hestan shitey wanna ku celceliyey ma ilabo xaladan wakhtiga ku sugna cajib
@cqanicaliibraahin1868
@cqanicaliibraahin1868 Жыл бұрын
Listen 🎶 👂 2022 tue/29 November
@abdig2533
@abdig2533 2 ай бұрын
War la qabo xiiso maleh.moges Daniel Ethiopian Orthodox church Sunday love Somali qac madax adagtihiin
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 19 күн бұрын
Qofba wayihisiyo waqtiga hareye😢
@cabdiqanisaden
@cabdiqanisaden Жыл бұрын
4:05 I listened 🎶 this song 2012
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 ай бұрын
10 year ago ayaan dhagausan jiray anan fahansanay waxay ka hadlayso😢
@farmaajoyare5488
@farmaajoyare5488 3 жыл бұрын
dhaga dhhaf jacalyka
@abshirali2945
@abshirali2945 2 ай бұрын
Wax tarkyga baad thy warna ima heyside😓😓😭Wllahi gabdhaheena way inaga qalpi jilacsan yhiin❤ Sorry inta la xumeeyey ❤sharaf io cizi ku noolaado Apidkiin❤
@xayadbintumohaxayadbintumoha
@xayadbintumohaxayadbintumoha 4 күн бұрын
Aniga kow ka ah😢😢
@abshirali2945
@abshirali2945 4 күн бұрын
@@xayadbintumohaxayadbintumoha M.a Rabi hku sharfo Apyo
@xayadbintumohaxayadbintumoha
@xayadbintumohaxayadbintumoha 4 күн бұрын
@@abshirali2945 amin abowe
@najammahamoud1319
@najammahamoud1319 Жыл бұрын
7june 2023 hbn aan wayey qof an jeclaa
@salaadasad2352
@salaadasad2352 Жыл бұрын
13march2023❤️👀
@mansuurmubaarak4705
@mansuurmubaarak4705 2 жыл бұрын
Alla 😋aduunkaan💣 fahan🙈 baa lagu kla dheeryahy🥲🥲🥲🥲🥲
@Davow-tube
@Davow-tube 2 ай бұрын
Sagal at her prime
@fadumafarah6229
@fadumafarah6229 2 жыл бұрын
Wow
@maxamaedxasanahmed5494
@maxamaedxasanahmed5494 3 жыл бұрын
Waxaas jacalyka ah
@Masnaad
@Masnaad 2 ай бұрын
Ruunti waxa jiira heeso aad uudhageysto marakd yareyd hees aahaan lkiin marakd weynto warn kugu tagan aad dawo uga dhiigto
@najiibhassan9359
@najiibhassan9359 2 ай бұрын
Sagaley inte kudanbesy qurxy😂
@MaidaAhmed-hv5ql
@MaidaAhmed-hv5ql 17 күн бұрын
14/7/2024. 💔😭
@abdig2533
@abdig2533 2 ай бұрын
Ina xaji dabkA dad ney dubtey dhegdheree dhimato
@nuramaxamed9117
@nuramaxamed9117 12 күн бұрын
😢😢😢
@malikjamal6662
@malikjamal6662 Жыл бұрын
30/11/2022✋
@user-bj9js8dp7z
@user-bj9js8dp7z 6 ай бұрын
❤codkii Sagal Aratis
@tusmoproductions9627
@tusmoproductions9627 Жыл бұрын
FANANAD AN U XIISI INTE KABAXDE TOLOW
@Amiralogistics90
@Amiralogistics90 2 ай бұрын
❤❤❤
@knaanburcawwi4559
@knaanburcawwi4559 Жыл бұрын
1/8/2023 burco 2:50 am haben murqan
@user-sm3yk3xu8r
@user-sm3yk3xu8r 2 ай бұрын
😮
@ANDAAZ143
@ANDAAZ143 2 ай бұрын
Thanks my sister ❤sagal
@CabdisataarMacalin
@CabdisataarMacalin 2 ай бұрын
Jah
@Yaasir_Yaaska
@Yaasir_Yaaska Жыл бұрын
24/march/2019
@asxancadale9699
@asxancadale9699 Жыл бұрын
1/2/2023😂😂😂😂😂
@CabdiraxmaanCarab
@CabdiraxmaanCarab 11 ай бұрын
😢
@ANDAAZ143
@ANDAAZ143 2 ай бұрын
Sorry 😢❤
@hamdaofficial3929
@hamdaofficial3929 Жыл бұрын
31/12/2022😭
@CabdiraxmaanCarab
@CabdiraxmaanCarab Жыл бұрын
Cawa oo tarikhdu thy jun 14/6/2023 waxa halkan uga diraya qofta an jeclhy iyadana xad dhaf ijecel marna anan cid layn karin 4ever wankujeclanaya jacaylkan kuqabo ma ahan mid waligis qof looqadey❤waxa thy qofka klia en adun ka eegtoh waxathy aniga awodeyda waxathy waxwalpa on kunolhy alow iskukenda Heestan marwalipa wandhagaysta marka dhagaysto wan ilmeya 😢 wyo xad dhaf aya kujeclhy qisadeyda jacayl makobikaro wlhi mana dhamyn karo waxathy dhigyga waxd ku qoranty jirkayga walipa wadnaha dushisa waxa alle igu simay ina adi kubarto kuna qado jacayl an xad lahyn allow aynan is wayin alow nolol kuwi wadaga inagadhig wankujeclhy wanan kujeclandona halkan waxa uguducaynaya inta isjecel dhaman iny is helan alow kuwi is jecelba isa siii amiin😢
@hamdaofficial3929
@hamdaofficial3929 Жыл бұрын
Aniba nolosheydiii waankujeclhy inaaa nafteyda kuuu huro ayaaaaa diyaaar u ahy
@hamdaofficial3929
@hamdaofficial3929 Жыл бұрын
😭 isoooducee marwalpa ooo ixasuusato
@UgbaadKawir-yt4gb
@UgbaadKawir-yt4gb 9 ай бұрын
😊😇😍🥰😚😙😌😔❤️💕💞💋
@cumarguray6711
@cumarguray6711 8 ай бұрын
عشق في شق توا أني قاعد من ليبيا زب
@issaabdullahiaalim1334
@issaabdullahiaalim1334 2 ай бұрын
Jacayloow qabiilka was. Fu*k it.
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 2 ай бұрын
Heestan.oroginaal.keedii.sheega.yutob.lamagaline
@farxiyotagsiile8444
@farxiyotagsiile8444 6 ай бұрын
Ax wahelkagii ba tahay warna ima haysid wlhi qalbi I tabtay😢😢
@ANDAAZ143
@ANDAAZ143 2 ай бұрын
😢❤
@user-cf5vs9pj3c
@user-cf5vs9pj3c 27 күн бұрын
Axbad iska leedahay mashaydanba tahay qalbiga waxa lagu jilciyaa diinta
sagal arts heestii  intey i dhaliilayaan
4:56
MrMoha141
Рет қаралды 912 М.
WAAH WAAH WAXAASAA JACAYLA KULUC IYO AAMINA CABDILAAHI BY GEEDI SHAAMBOW STUDIO
11:28
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 33 МЛН
farxiya fiska cilmi lyrics 2013.
7:41
Arbaz ciiltire
Рет қаралды 672 М.
Sagal Arts Wareysi  Qiiro iyo Saameyn Leh
38:26
Xiisaha Wararka
Рет қаралды 64 М.
wajiigan quruxda leh with lyrics.
7:23
hamd yare
Рет қаралды 3,5 МЛН
Barnaamijka Heello | Heesta Waligeed Aduunyada | Xamdi Bilan
7:58
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL
7:49
ALI DHAANTO
Рет қаралды 660 М.
Sagal Arts Heestii LOOLI New Video 2011.flv
5:53
SHEGOBANDSTUDIO1
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sagal Arts Iyo Feysal Hanad Heestii Aroos .mp4
4:34
Aflaanta Studio
Рет қаралды 940 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,6 МЛН