AMINA FAARAX HEESTII SANKAAN KUULA RAACAA :SHOWGII LONDON 2023

  Рет қаралды 143,235

Faiza Amir

Faiza Amir

Күн бұрын

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my

Пікірлер: 48
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 8 ай бұрын
Oof Aamina Farax wabar Fanaan ad soomaliyed kudarsoo Jabuuti oo dhan u haysata Fanka Dhashii Samaroon ❤
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 8 ай бұрын
Abtiyaaladey Samaroon siciid
@abdirashiidibrahiim612
@abdirashiidibrahiim612 9 ай бұрын
Waaaw xasuustii sahra axmed iyo erayadii xasan ganey codka amina faarax
@xasansubagle3586
@xasansubagle3586 9 ай бұрын
Sahra Axmed AUN
@Arwelo1234
@Arwelo1234 8 ай бұрын
Wa sahara ahmed jama wllo magol male ale ha unaxaristoee
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 8 ай бұрын
Heestii Saylo Qoraal ah Xasuustii: Xasan Adan Samater Sahra Ahmed jama Ereyaddii Abw. Hassan Ganey. ❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤ Sange subag idaad iyo Sumal baridii lagu shubay Ooy sabada ceelkiyo Sohdu tahay agtiisoo ❤❤❤❤❤❤❤❤ Loogu dhaansho sacabada Oo Sudiyo Howd sare Seddex guure daaqoo Weli aan sedyari arag ❤❤❤❤❤❤❤ Oo seeto iyo dabar Labadaba ka saahiday Oo salow dagaal iyo Cidina geyin saraayaha Oo sararta naaxdiyo Timuhu ay isku seexdeen Oo seyn-gargorkii Loo salaaxa guudkoo Saxarkii ku duuliyo Looga mayro siigada Loo saaro kooraha Cigalkiina loo suray Sarajoogga iyo muuq Sankuneefle kaligaa Adaa suuraddiisa leh ❤❤❤❤❤❤❤ Dhulku saacu wada gaadh Waanu kala sed roonyee Meel idaha seel u leh Riyahana salool u leh ❤❤❤❤❤❤❤ Oo geela saar u leh Oo dirir sagaariyo Sagalkii Cirkuna Helay Sagaal gudcurkuna helay ❤❤❤❤❤❤ Biyuhuna sunsumayaan Oo saawasaawiyo Saxal cudur lahaynoo Salka looga degay nabad Oo saraarta dixidiyo Simantahay dareemadu Oo sebiga caanihii Lagu siiyey golihii Habluhuna sibraar iyo Dhiilo saabka loo tolay Sinta bidix ku qaadeen Subixii bariisada Sidoodaan jalleecada Saxansaxo udgoon badan Sanka kuula raacaa.. ❤❤❤❤❤❤ Sir-Ahmeth Hussein
@Fadan613
@Fadan613 8 ай бұрын
Habluhuna sibraariyo Dhiilo saabka koo tolay Sinta bidix ku qaadeen Subaxii bariisada Sidoodaan jaleecada Saxansaxo udgoon badan Sanka kuula raacaa🎉🎉
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 8 ай бұрын
Saxid : 1) Cidi geyn saraayaha✔️ Ninkii geyn saraayaha✖️ 2)Sagal gudcurkuna helay Sagaya xareedda ✔️ Sagaal(9) gudcurkuna helay Sagalkii cirkuna helay ✖️
@caalamiboy3510
@caalamiboy3510 3 ай бұрын
Erayada mad noo eray bixin kartaa
@saeedabdi7813
@saeedabdi7813 2 ай бұрын
Adeero xasan ganey ilaahay cimriga ha u dheereeyo caafimaad ha siiyo
@abdijama6521
@abdijama6521 8 ай бұрын
Waa xasuustii hassan adan samatar iyo allah how naxariistee sahra ahmed jamac 👍🏿
@mustafaibrahim6894
@mustafaibrahim6894 9 ай бұрын
❤❤❤ halkeedii bay dhigtay waaàaaaaaaw❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@shukriali7215
@shukriali7215 8 ай бұрын
Oof caleyk cod baxsan oon khalad laheyn ❤
@fattoabdo9737
@fattoabdo9737 3 ай бұрын
Haboo you are the BEST IN THE WORLD. VAMOOOS RÉAL HASTA EL FINALE 😅😅😅😅😅
@axmedmaxamed6597
@axmedmaxamed6597 9 ай бұрын
Meilleur chanteuse djiboutienne
@qadarc1
@qadarc1 8 ай бұрын
M.a Allah unaxariisto mama Sahra Ahmed JAMA xasuus mudan xushmad thanks Amina Farah ❤❤🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 3 ай бұрын
Calanka Qudhunka soomaali kama dhaxeye niyow naga xishooda
@nimcaanahmed4983
@nimcaanahmed4983 8 ай бұрын
Wow cajiib cod halaasi amina farah
@SulleXaamud
@SulleXaamud 8 ай бұрын
Amina farah wabar
@ZaadaamCadde
@ZaadaamCadde 8 ай бұрын
Tan hees wadhaftaay heesayaalo❤❤
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 8 ай бұрын
Xasuusta AUN sahra axmed miyaa waawareey aamina quruxda haweenkeena😍🫴♥️
@abdirahiimshugri966
@abdirahiimshugri966 8 ай бұрын
Erayada Xasan ganay Codkii sahra Ahmed jaamac Heestii sayla
@axmedmaxamed6597
@axmedmaxamed6597 9 ай бұрын
Meilleur chanteuse djiboutienne❤❤❤
@yahyabestwishes8118
@yahyabestwishes8118 8 ай бұрын
Elle est plutot somalienne chante avant par hassan aden samatar et feu sahra daher.
@cabdiraxinxaaji3719
@cabdiraxinxaaji3719 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤Best song
@maxamedaloore9153
@maxamedaloore9153 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@MahamedIsmail-g5h
@MahamedIsmail-g5h 17 күн бұрын
Sohdu afsoomaaliga kuma jirto heestu waa so,da meel biyo fadhiistaan oo ceelka dushiisa ah
@mustihaji97
@mustihaji97 8 ай бұрын
Xusuustii Sahra AHU & Xasan Adan
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 9 ай бұрын
Axya cod❤
@maryannoor2222
@maryannoor2222 8 ай бұрын
Woooow ax yaa fanaanad waatan quruxna udheertahay
@zouhourriley622
@zouhourriley622 9 ай бұрын
🎉❤
@abdirahimmohamed4266
@abdirahimmohamed4266 8 ай бұрын
Wooof caleek heesihii ranka ahaa weeye ❤❤❤🎉
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 8 ай бұрын
Habaryartey amina farah ❤
@AyaanCartan-t6t
@AyaanCartan-t6t 8 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉
@pharah01
@pharah01 8 ай бұрын
Heesta magaca haka dilin waxaa la dhahaa SAYLO. 😅
@ahmedopil5112
@ahmedopil5112 7 ай бұрын
Bartay lahayd bay dhigtay.
@BilanOmarAli-y6m
@BilanOmarAli-y6m 8 ай бұрын
Waaw
@HassanaliabdirahmanHassan
@HassanaliabdirahmanHassan 17 күн бұрын
Cod hiba ah
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 5 ай бұрын
Oid notre président décédé aimait cette chansons pourquoi vous cacher Ismail n pas notre président
@Qorsul
@Qorsul 3 ай бұрын
Heestii sharafta ka dileen 😂😂😂
@Eidanyare191
@Eidanyare191 8 ай бұрын
way ku xaragootay wlhi Aamina faarax wabar boqorada codka
@tawalyusuf1851
@tawalyusuf1851 8 ай бұрын
Alaha u naxariisto Sahra Axmed. Xataa may soo dhawyn codkii Sahra
@Abdikaremculus10
@Abdikaremculus10 8 ай бұрын
Muhiim maaha inay Sahra Axmed Alla yarxam soo dhawayso, balse Naaxiyadda Heesta inay saxdii u qaado weeye, waanay ku xarragootay runtii.
@Degaliah
@Degaliah 8 ай бұрын
Oo iyadu ma sahraa 😂 se ma qofbaa qofkale noqon karaaa? Muhiimadu waay saxday wananad wayn alaa waynee
@pharah01
@pharah01 8 ай бұрын
Dadka 2000 dhashay iyo kuwa aan waligood baadiye tegin xabad kama fahmayaan erayada heestan. Xataa fanaan isku sheega hada haday isdhahaan dib u qaada waa ku adkaan kartaa sida ku dhacday kuwo hore heeso iska fudud.
@Degaliah
@Degaliah 8 ай бұрын
😂😂😂
@HamiishAdeh
@HamiishAdeh 8 ай бұрын
Anoo 2004 dhashay waxbadan ka fahansan sideedana uqaadi kara hayska hadlin nio😅
AMINA FAARAX HEESTII ANA MA IGU FAANTAA :SHOWGII LONDON 2024
7:17
AMINA FAARAX HEES CUSUSB NACAB WACDARAHII SOMALIWEEK LONDON 2023
5:18
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 92 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
Farxiya Kabayare heestii walaalnimo welcome Samsam Kabayare
4:55
Xogmaal Media
Рет қаралды 1 МЛН
FULL SHOWGII AMINA FAARAX LONDON 2023
51:24
Faiza Amir
Рет қаралды 29 М.
*Amina Farax | Heestii Balwo | Laylay | Qarami
5:08
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 151 М.
AMINA FAARAX INDHAHA KU WEHESHADA :SHOWGII LONDON 2023
4:34
Faiza Amir
Рет қаралды 40 М.