ABDIJABAR FOUSHED OO KA ILMESIYEY AMINA FARAX HEES XASUUS AH AABO :SHOWGII AMINA FAARAX LONDON 2023

  Рет қаралды 258,186

Faiza Amir

Faiza Amir

Күн бұрын

Пікірлер: 120
@aliguessodhoussein8869
@aliguessodhoussein8869 Жыл бұрын
MASHA ALLAH cousin abdi jabar mohamed ali fourshed, keep going ,ALLAH Yarhamu mon oncle mohamed ali fourshed.
@mustapha1180
@mustapha1180 Жыл бұрын
The legend abdi jibaar is back on stage xasuustii abahi Mohamed Ali fouchette
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Жыл бұрын
Adeero Fourchette Allaha kuu naxariisto 😢 xasuus qaalia to all reer Djibouti
@MohKing-n5m
@MohKing-n5m Ай бұрын
Q
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 Жыл бұрын
Heestaan waxa qaadi jiray hoobalki caanka aha ee reer Jabuuti Maxamed Cali forsheed. Waa hees iga ilmeeysiisa markasta oo aan dhagaaysto waayo waxa aay isoo,xasuusisa aabahay .
@MoudEmma
@MoudEmma Жыл бұрын
Cilkisii weyan waxa qadaya imika
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 Жыл бұрын
@@MoudEmma Waad mahadsantey walaal maan,ogeeyn taas.
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 Жыл бұрын
Mashallah inaderkay allaha ha kuu barakeyo iyo habaryartay amina ❤
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Amina Farax oohinta wey ceshan kari weydey, xusuus darteed, Alaya raxma Fourchet❤
@oubahhosh3276
@oubahhosh3276 Жыл бұрын
Mashaallah abdijabar mohamed ali fourchette il a une voix rare et irrésistible
@huseinfoud8490
@huseinfoud8490 Жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto aabahay Eng. Food cali Diiriye janadiisiina alaah haku casuumo
@sgagaegegwg
@sgagaegegwg Жыл бұрын
Dhalfanan aabe Allah ha u naxariisto❤
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل Жыл бұрын
YarabiyaLadif naga raalinoqo YarabiyaLadif gafkeena iyo geeridena hakulmin YarabiyaLadif khatumada noowanaji illahyow adigo naga raaliya adunkan naga oofso allahuma sali wasalim wabarik calasayidina wanabiyina waxabibina mohamed wacala aalihi wasaxbihi ajmaciin calayhi afdalusalaatu wasalaam ❤
@halwofouad3565
@halwofouad3565 Жыл бұрын
Amin y allah 😢😢😢
@Zahrasahra709
@Zahrasahra709 9 ай бұрын
Allaahuma aameen
@mdrgirl9761
@mdrgirl9761 Жыл бұрын
Mes chères frères Djiboutien je vs aimes inaabti amase habaryar nolaada guul❤❤🎉🎉from Djibouti
@moudanmoud5156
@moudanmoud5156 Жыл бұрын
cette chanson est unifier a la indépendance de Djibouti paix a son âme MAHAMED ALI FORCHED
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 Жыл бұрын
Ahnu aabahay mcn oo sanadii 05/03/2020 geeriyoodey ilaamaanta walahay igama biin xanuunkii iyo huqdiii aan kaqaaday inkasta oo ilaahay inaguwasa xulumay gwerida hadana xaqiiiq way igabiilaadahay cidladaan dareemey ilaahaywaxaan kabaryaya inuu qabriga unuuriyo aakhirana janadii kuwaaro Aabogeeridaadiyo Aragaagaa aanwaayaa Amarkii ilaahiyowayne Axadiiskaqoranayowacdiga Axwaluukusheegiyo Awooodiisawaynbuuu Quraankiyokitaabtaqoran Alleuukucadeeyoo Aduumkiyodhibkiisa Aadmiga uu uumiyo Axadkiikunooolba Ajalbaauqoraniyoqadar eebe Allawaxaankabaryaaa Aroortaantoosiyo allayl Ambiyada agtoodiyo Alfardawsjanii udgoonayd Aabo inaadkuwaartoo Ayaantaan dhaqaaqiyo Amintaan salaadaba Aaabokuuguduceeya Ababintiyokorantaadii Aqoontaad iiiftiinsiyo Aduunyadacisaad igukorise Abaalkiyokalkacalkiiaabo Amin ilaaqiwaayooo Abaaaliyo xushma aabanimo Aad iguleedaaa Aabokugufuceeyaaa Allahayoow janadiikugeee 😢😢 Ilaahoow kuunaxariiso Aabo mcn 🙏😭🙏
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 Жыл бұрын
❤❤❤😢😢 our queen Amina farah cousin be strong I know you remember time with mahamed ali foushed 1987we love you our queen amina
@ayanelar3105
@ayanelar3105 Жыл бұрын
extraordinary songs and a golden voice. it's my favorite song. may God welcome you into his vast eternal paradise Mohamed Ali furched was the big legend in Djibouti. And ABDIJABAR Mohamed Ali fourchedI congratulate you because you have a golden and rare voice like your father alllah yrhamoo. never give up ❤❤❤❤❤❤
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 Жыл бұрын
Amiiin ❤ ya rabi hero never forget Mahamed Ali foushed ❤❤❤ in bloody Djibouti
@mouna529
@mouna529 Жыл бұрын
Xasuus wallahi😢😢 allah yarhamou adero Mohamed fourchette❤
@ladaneyonis3530
@ladaneyonis3530 Жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah inolow inabti qali et très contente de te revoir..🥰
@mawa6603
@mawa6603 Жыл бұрын
Aderky mohamed Ali Furshed Allah haku naxaristo
@anissamahmoud1652
@anissamahmoud1652 Жыл бұрын
Naxaris jano abo Mohamed Ali fourched fanaan qaraan reer jibuutiya 😢😢😢😢😢
@Mahmetbulshawi77-nw1dt
@Mahmetbulshawi77-nw1dt Жыл бұрын
alaha uu naxariisto adeer mohamed ali farsheed
@FatouDjibouti-n3m
@FatouDjibouti-n3m Жыл бұрын
Adeero 😢fourchette allah yarhamo 😢😢😢💔💔💔
@AbdoulrazakGeele
@AbdoulrazakGeele Жыл бұрын
Maashaallah adeero abdijabar waan ilmeye
@burcaawihassan9408
@burcaawihassan9408 Жыл бұрын
Sxb igu qaaliya c/jibaar Masha'Allah
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei Жыл бұрын
aabaw waliidada wayeelka reerka waageera talada❤😢alaha unxrsto😢
@chouahmed-dy4xh
@chouahmed-dy4xh 2 ай бұрын
allah u naxariisto isaga iyo umada nabi mohamed ba
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Жыл бұрын
ILMA MOHAMED ALI GUELLEH/FOURCHETTE/FURSHED XASUS WANAGSAN LABADA WIIL ILMA MAXAMAD ANIGA SI GAAR AYEY I TABANEYSA AWOOWGOD,AYEYDOD,ABOHOD ,EDADOD ADEERADOD
@medoumalkhaire1303
@medoumalkhaire1303 Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah bel voix d'or walalkey qali 😘😘🥰😍💖❤
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 9 ай бұрын
Illaahoow kuunaxariiso geesi wadani aabo 🌺💙🇸🇴🎊🌺💙🇸🇴🌸🎊✌️🥰🫶
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 10 ай бұрын
On ne va jamais accepté que des couteaux nous viennent par derrière et que des amities se transforment en monstres
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Je m en souviens de hassan gouled et de ces préceptes
@sirsamatar
@sirsamatar Жыл бұрын
Markii igu danbaysay cabdijabaar waxay ahayd 2005 bristol gurigii abtigay ilaahay ha u naxariiste cabdiwahaab dheeg 😢 long time ago
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker Жыл бұрын
Allaha hou NARISTO ABWAN Med Ali
@ilhaamabdi3246
@ilhaamabdi3246 3 ай бұрын
allow cimri dheer ku siii tiirkii nolosheyda aabo
@M.H.F23
@M.H.F23 Жыл бұрын
Kkkk, I really love this song and Allahyarham Mr. Fourchette explained to me this song back 1996. He went to Arta to see Hassan Gouled and someone let him in with appointment. When he went in the house Hassan and other right handed mans were there. The two HYENAS is Ismael Omer Guelleh and Saciid Xamarqoodh. This two HYENAS are stopping me from you and I am poor man.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Allah u naxaristo fuuched
@AichaAhmed-li7di
@AichaAhmed-li7di 4 ай бұрын
Allaha janeyo Mohamed Ali Fourchette
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Csalmanboy monpère nousa apprit l'histoire de Djibouti
@faryarmuusa9323
@faryarmuusa9323 Жыл бұрын
😢naris jano fourched ali fourched
@selmabella3998
@selmabella3998 Жыл бұрын
Allah yarhamu Mohamed Ali fourshed😢
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
La meilleure chanson k j adore lorsk j n travail pas
@BilanissaAbdilahi
@BilanissaAbdilahi 9 ай бұрын
Amina💞💓💗
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢 yaaaa salammmm abo
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
Mon pere chireh wais un homme respectueux
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
C était comme mon père
@ZaraOk-c5p
@ZaraOk-c5p Жыл бұрын
Allah yarhoum mohamed Ali fourchette
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 10 ай бұрын
J aurais jamais oublier notre poete j aime vendre ma djib😢 a l étranger Warya Aden chireh est la Ina Aboubacar
@KhairehMohD-wq4ks
@KhairehMohD-wq4ks Жыл бұрын
Abo waaya wayo❤
@YounisYounis-ho7ut
@YounisYounis-ho7ut Жыл бұрын
Saw labaaa warabo i wadaag ima helin Abo ...
@CabdiraxmaanRashiid-ke4xb
@CabdiraxmaanRashiid-ke4xb Жыл бұрын
WAXAN DAWADEY 2023,/12/24
@medmoussaabdo109
@medmoussaabdo109 Жыл бұрын
MachaALLAH nice
@KaderMed-v1q
@KaderMed-v1q Ай бұрын
j'ai eu la chaire de poule ❤❤❤
@amoudmahdi9937
@amoudmahdi9937 Жыл бұрын
Waxaan la hadlayaa dadka ama mataanaha Soomaaliyeed, ereyadan ama heestan waa fariin u gudbinayey madaxdi dawladda Jabuuti E wartikii joktay talada , fanankaani waxa u ku jiray xalad adaak wartikas.
@amoudmahdi9937
@amoudmahdi9937 Жыл бұрын
I am talking to the Somali people, these words or this song is a message to the leaders of the government of Djibouti.😢😢😢😢
@ILTIREARDEYEZAKARIA
@ILTIREARDEYEZAKARIA Жыл бұрын
Mashallah ❤
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Жыл бұрын
Fanaan fanaan dhaley
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 10 ай бұрын
Mais les djiboutiens sont la
@IdoAbdillahi-pn5qx
@IdoAbdillahi-pn5qx Жыл бұрын
Machaallah, kel belle voix, ❤.
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 8 ай бұрын
Avant d entendre il y avait fourshhed
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
C la chanson de l anbassade bruxelles
@AbdallahZahra-p4l
@AbdallahZahra-p4l Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤djb❤❤❤❤❤❤nolada❤❤❤❤
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Bonnnouvealprès de la nomination de mahamoud Ali Youssouf Aden chireh wais nommé ministre ...,comm1976
@marayamomar7481
@marayamomar7481 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@zaharabdi6548
@zaharabdi6548 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kidas7860
@kidas7860 Ай бұрын
😢😢
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Aden chireh c lui comme écrit je voudrais que ce soit le sésame de la porte de tous les chancelleries
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 10 ай бұрын
C etait djiboutien au dela de tous sa
@aglaglat
@aglaglat Жыл бұрын
🇩🇯❤❤
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Vous écoutiez bien cette mélodie mais connaissez vous ces deux loups
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 10 ай бұрын
C est un tournant pour lui meme il sait qui je suis
@khadrahb7059
@khadrahb7059 Жыл бұрын
Xasuus😢
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Wallahi sa c son copie "mon père connaît bien sa vraie langue" comme sa personne ne peut le depasser
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Mes filles Marmar et haibado les connaissent
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Suudhka ha laga badalo hadii la awoodo fadlan
@zahraibrahim2871
@zahraibrahim2871 Жыл бұрын
dadkan maaha kuwi lo tilmaayay labiska Labis iyo reer magaalnimo ayaga laga barta nolaada reer Djibouti ❤❤❤❤
@zahraibrahim2871
@zahraibrahim2871 Жыл бұрын
Ina foursheed ko qor yutube ka70 kii abihii dawo sida u labisna allah ha u nariiste
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Looma jawaabo, qof caqligiisuba maro dhaafsiisneyn.
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 Жыл бұрын
Caqligaga arkaya kaliya suudhka ayaa waxan lo jawbin ah saqiif ayan idhahda adiga oo kale war damiir hadad ledahay erayada iyo xikmada abahabee ku dugan dhagayso xawayan yahow reer d.jabuti aniga oo ahayn ayaan amiin sanahay 10sano dharkaga waxa ka lacag badan laba macawisod oo qof reer jabuti ah leyhy edab yelo saqqiif
@zainabguled7344
@zainabguled7344 Жыл бұрын
Dumarka soomaaliyeedoow ilaahay ka baqa oo is astura oo nimanka ajnebiga idinka ah ka dhrx baxa maanta waa afuunyo betina waa aakhiro xishooda
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 10 ай бұрын
Allanouristho uncher d oeuvre
@HamzaFouad-p4h
@HamzaFouad-p4h 2 ай бұрын
❤😅😊
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Ce sésame et un autre en langue afars
@WB147
@WB147 Жыл бұрын
aabaha in question is his Excenlency HASSAN GOULED APTIDON If you dont know now you know N
@AhmedDuale-q6y
@AhmedDuale-q6y Жыл бұрын
Djiboutian heeso jeclaa 😂😂😂
@missjano8249
@missjano8249 Жыл бұрын
Hees kan wax ayu ku fadhiya waa xasus ad fahmen 😂
@Sologamer446
@Sologamer446 19 күн бұрын
Adiga daadka kicinaya, muftaalada la joogso aba tahay majirto
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Cpour cela k je suis le cadre qui est a son bureau a 6h du matin
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 10 ай бұрын
Warya les piromamenes ki scritute horonah iyo aoulo seule la sécheresse est aoulo
@mideyemomo
@mideyemomo Жыл бұрын
Ravi de revoir Mon Ami d entrance
@mideyemomo
@mideyemomo Жыл бұрын
Mon Ami d enfance
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
C n pas ina awaled toubeh de q6 le Mr en veste
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Rkl😮
@amoudmahdi9937
@amoudmahdi9937 Жыл бұрын
Je m'adresse au peuple somalien, ces paroles ou cette chanson est un message adressé aux dirigeants du gouvernement de Djibouti.😅
@AdaweWaberi
@AdaweWaberi Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Okay, thanks
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Le temps a eu tort de moi
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Mon père chireh avait tout au long de sa vie certe grenade que les français l avait en sans fil il ne va jamais me pardonner
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 10 ай бұрын
Comment ton pere a ete enterré
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
On aura tous vu disait ilyas dawaleh c est un fou il veut faire mon recensement un immigré économique
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 10 ай бұрын
Je ne suis pas peureux et pire encore un materialiste
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Nonseseseseseses yawayE, dqatraayEeyqaranEEyqiimobadabEEy dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay iyoiyo. Yartayarta Nonseseseseseses
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
EEEEEE, murwodumaroo yariisEEy dagan wax taqaan taxadartooy fariidad facyaashay tarooneey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 9 ай бұрын
Je suis né le 3 novembre 1981 et j'avais kom ami osman idriss iltireh un homme que le considère kom un jules vernes ilyas voudra wallahi je me suicide
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 11 ай бұрын
Mon grand père chireh wais était un grand pire comme mon père et
@anissamahmoud1652
@anissamahmoud1652 Жыл бұрын
Naxaris jano abo Mohamed Ali fourched fanaan qaraan reer jibuutiya 😢😢😢😢😢
@mouna529
@mouna529 Жыл бұрын
Xasuus wallahi😢😢 allah yarhamou adero Mohamed fourchette❤
@zeinabahmed3221
@zeinabahmed3221 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@mouna529
@mouna529 Жыл бұрын
Xasuus wallahi😢😢 allah yarhamou adero Mohamed fourchette❤
@IsmailOmar-et6gr
@IsmailOmar-et6gr Жыл бұрын
❤❤❤
@Adenchireh-mf6kp
@Adenchireh-mf6kp 10 ай бұрын
@silkydjibouti4571
@silkydjibouti4571 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
AMINA FAARAX HEESTII ANA MA IGU FAANTAA :SHOWGII LONDON 2024
7:17
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Heeso xul ah 2023 | Somali Mix 2023
21:58
Somali Songs
Рет қаралды 213 М.
HEES CUSUB |MAXAMED CALI FURSHEED| MAWLIHII| 2020
6:07
Zamale Mohamed
Рет қаралды 17 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 6 МЛН
YAXYE ABDIQADIR - NASIIB XUMO - OFFICIAL VIDEO 2023
6:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 3 МЛН
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,9 МЛН
AMINA FAARAX HEESTII SANKAAN KUULA RAACAA :SHOWGII LONDON 2023
6:06
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 23 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН