Amina Farah Wabar|Ayaanlow Anaa Ku Dhalay

  Рет қаралды 299,011

Djib-LiveTV

Djib-LiveTV

3 жыл бұрын

.
Hessti : Ayaanlow Anaa Ku Dhalay
Codka: Amina Farah Wabar
Ereyada : Ababe Moumin
Laxanka : Ababe Moumin
Music : Cisse eleyeh
Editing : Ahmed Bigayz
Caméra : Diraneh Waberi Ali iyo Ahmed Bigayz
Sosaristii : #DjibLive

Пікірлер: 77
@ayaanleshire9907
@ayaanleshire9907 3 жыл бұрын
masha allah hooyo aamina wan ka gudomay heesta ayanle aduunka waxan ugu jecelay habaryarahay iyo abtiyasha ilahay haya dayeeya
@dhago613
@dhago613 2 жыл бұрын
Samaroonku waa nasab Bal daawo siday u yihiin ciday dhalaan mashaa allah
@Sir21Goals
@Sir21Goals 3 жыл бұрын
Waka samaronku nolada abtiyashey iyo reer hayeydey we love u samaron said ur the best nin samaron daley oo doqona lamashegin never samaron said dad dunleh batihin walahi Issaha samaron kudaley waa dad aqlibadane Amina farah we love 💕 u guleyso ur the best
@badriyaahmed1511
@badriyaahmed1511 3 жыл бұрын
Love you to habo macan nolada❤️❤️❤️
@fathiibrahim1478
@fathiibrahim1478 3 жыл бұрын
NACAM HABARYAR WANAAG BAAN QABNA MASHA ALLAH SAMARON WAA REER ABTIGAY ✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻🤞
@adenasma6326
@adenasma6326 Жыл бұрын
Thnks habo qli
@ll8882
@ll8882 3 жыл бұрын
Masha allah samaroon iis muujiyen habar yar heestan wax ba laga ma qaban karo abtiyaladi
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 3 жыл бұрын
Wa sidaas🤣🤣🤣
@hanahodan7737
@hanahodan7737 3 жыл бұрын
Maschaallah hooyo, abti iyo habaryar meelna kaaga tagimaayan
@ayaanleshire9907
@ayaanleshire9907 3 жыл бұрын
hana waa runta wlahi itaa hesta erayad ku jira waa runta hooyada iyo habaryar iyo abtiyasha ducadooda ayan ku horu maray mantan horumarkayga intaa ilahay ka soo kaysa yaga ayan abal ugu hay mahadsanid wll
@hanahodan7737
@hanahodan7737 3 жыл бұрын
@@ayaanleshire9907 maschaallah wll qaali. Waa sida. Allaha inoo xafido Intaan haysana Allah kheer ha ugu badalo.
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 3 жыл бұрын
Edo qaybta yaadi waad buuxisay 💝💝💝isha baxarka🤪🤪. Eesh cala fanaan. Masha allah. What a beautiful night and beautiful song😍😍😍. Rien à dire. 👏👏👏
@ilsanmeranehhoussein5853
@ilsanmeranehhoussein5853 Жыл бұрын
Machallah rere Abtigay ❤️❤️❤️❤️
@kaltoumhoussein8395
@kaltoumhoussein8395 3 жыл бұрын
MachaAllah hees kalbika tabanaysa aaabo ❤ismael💐 omar guelleh nolow djibouti hoyo❤❤ khadra💋💐
@saidilhane3799
@saidilhane3799 3 жыл бұрын
Masha Allah habu macan i nolow 🇩🇯🇩🇯💎💎🇩🇯🇩🇯❤🖤🖤🌹🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🖤🌹🌹🇸🇴🇸🇴❤
@mowlidawaleh9953
@mowlidawaleh9953 3 жыл бұрын
Mâcha allha habooo nolow intay noloshu jirtoo maman
@iimaanabdala2651
@iimaanabdala2651 3 жыл бұрын
Isha Cadawga kadadan Amina farax mashalah afkukuma gaoo
@zakariyehuseen753
@zakariyehuseen753 3 жыл бұрын
Buraanbur music la saaray amazing🤗
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Qolada samaroon dumarkoodu qurux badanaa dhaloonti gabdhahaa mid halayga siiyo fadlan
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Жыл бұрын
DIR ❤suere mahadi DIR
@hayanemohamed2215
@hayanemohamed2215 Жыл бұрын
Habaryar guuley soo waligaba gacaan saree waa 😍 ruunteed guul habaryar allahu mabarik
@raxoh8503
@raxoh8503 3 жыл бұрын
Eesh cala..waxasa habaryar aah
@rahmadjama239
@rahmadjama239 3 жыл бұрын
🤫shib Karamada waxa ku gardaadiyay waa heer macaalin oo na uduceyana continu aboo
@kfgcgillbkcgxgbgdtghdhc9859
@kfgcgillbkcgxgbgdtghdhc9859 3 жыл бұрын
Hestan kama dalo viva iog habo
@masoulahassanibrahim4309
@masoulahassanibrahim4309 3 жыл бұрын
waw guleyso habaryar mahweyne horay usoco
@asmitaahmed241
@asmitaahmed241 Жыл бұрын
Haboray guulayso Ismael Omar
@haniadan3912
@haniadan3912 3 жыл бұрын
Masha allah madaxweyne markale 🇩🇯
@cabdilahidaahir6697
@cabdilahidaahir6697 7 ай бұрын
Abtiyo guuleyso ❤❤❤❤❤
@hodanbarwaqo9539
@hodanbarwaqo9539 3 жыл бұрын
Masha Allha edo Allha ha ku xafido
@user-nv4dd7cp1b
@user-nv4dd7cp1b 6 ай бұрын
MACHA-ALLAH UN BON CHANSONS. ABCHIR MAMAN AMINA FARAH.UN CHANSONS EXCELLENT POUR NOTRE PRÉSIDENT DE LA RÉPUBLIQUE DE DJIBOUTI SON EXCELLENCE ISMAÏL OMAR GUELLEH ET LA PREMIER DAME MADAME MAMAN KHADRA MAHMOUD.
@nimamoussa2966
@nimamoussa2966 Жыл бұрын
Mansha allah xoodkii waalaashe.
@idylmohamed8845
@idylmohamed8845 3 жыл бұрын
Vive amina farah❤❤❤❤❤ lakin habaryare wa maxey noo macney shekadu ma qabil bey mareysa bisinka. Allow jabuuti oo qabyaladeysan hana tusin😢😢😢😢😢.
@hodanyoussouf105
@hodanyoussouf105 3 жыл бұрын
Je suis de même avis, cette chanson n'a rien à avoir avec la campagne électorale. C'est plus qabil que ses missions accomplies. C'est une belle chanson mais on préfère entendre des chansons sur les belles missions accomplies et celles en cours. Sinon il est le président de Djibouti en entier.
@usundndhdjshhsjz6832
@usundndhdjshhsjz6832 3 жыл бұрын
Samaroon way gajonayan benlay
@hayanemohamed2215
@hayanemohamed2215 Жыл бұрын
Qabyalad wax layidha mesha mayalan kaliya wiilka eey dhaleen beey hees uqadeysa khalad miyaa?????
@alinuromer5876
@alinuromer5876 2 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 IOG
@engmohammedabdi3589
@engmohammedabdi3589 3 жыл бұрын
That's awesome 👌
@manalkaduer4932
@manalkaduer4932 3 жыл бұрын
Chanson tre touchante macha allah iog merite bcp d succes
@Bromaacademy
@Bromaacademy 2 жыл бұрын
Amazing my name😎🥰👌
@hamdaomar3768
@hamdaomar3768 2 жыл бұрын
M.a mrkste hbo guul
@mouhiyomouhiyo2935
@mouhiyomouhiyo2935 3 жыл бұрын
Macha allah edo ,verry nice song💯💯💯💯💯
@farhanfarah4662
@farhanfarah4662 2 жыл бұрын
👿👿✊💙❤💕
@ZahraDiinIslam
@ZahraDiinIslam Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@assiahamoudassia4132
@assiahamoudassia4132 3 жыл бұрын
Macha Allah
@khadraahmed4268
@khadraahmed4268 2 жыл бұрын
Qabylad safiya watan
@araksanmeraneh7118
@araksanmeraneh7118 3 жыл бұрын
Viver edo mcn
@hassanmohamed6857
@hassanmohamed6857 3 жыл бұрын
⚘☝️
@omarabdoulaziz6342
@omarabdoulaziz6342 3 жыл бұрын
macha allah
@maryanosman8768
@maryanosman8768 3 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌷🌹🌹❤❤❤
@CarabMaxamed-dt7oh
@CarabMaxamed-dt7oh Ай бұрын
❤😢😮😅xd
@jicrii4948
@jicrii4948 3 жыл бұрын
ok 👍
@kaltoumibrahimhussein3583
@kaltoumibrahimhussein3583 4 ай бұрын
Samaronku waa daad dahab oo ficane
@jicrii4948
@jicrii4948 3 жыл бұрын
ok
@mawlidhassanfarah6308
@mawlidhassanfarah6308 3 жыл бұрын
Je dirai que c'est le journée de femmes 😂😂
@neimashide55
@neimashide55 3 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️
@hamzemoumin3242
@hamzemoumin3242 3 жыл бұрын
Heestan siibey u qalocda haley macneyo
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 3 жыл бұрын
Hamze sxb waa tuntaa timir laf baa ku jirta in la sii daayo maahayn meeshu waxay noqon tay qbl
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 3 жыл бұрын
Ma sidaaday u qaloocantahay. Qaybta qaraarka🤣🤣🤣
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 3 жыл бұрын
@@kadraelmi9766 Kadra inooma fiicno inaga Hadaad wax fahmaysid
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Maad fahmin sadex qof bay qusaysa
@hamzemoumin3242
@hamzemoumin3242 3 жыл бұрын
@@happyahmad9689 sadex maxay ah
@saleemaanabdihirsi2821
@saleemaanabdihirsi2821 3 жыл бұрын
Les samarons sont mal lotis en république de Djibouti depuis longtemps.
@usundndhdjshhsjz6832
@usundndhdjshhsjz6832 3 жыл бұрын
Sax samaroon way gajonaya qarna wabay qoxotiyoben sax xabar qaada iska bislayso dhe
@abdi......399
@abdi......399 3 жыл бұрын
Horta reer jabuuti afsomaliga mayaqanaan miyaana horta 🤣🤣
@abdirhmanosman3867
@abdirhmanosman3867 3 жыл бұрын
🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 2 жыл бұрын
SAMAROON GUN MARNA ISSAAQBAY DABADA UDHAQAAN MARNA CIISE DJIBOUTI LKN sayid maxamedbaa sheegay hilbo qudhuna godabiirsigiii huursanjiraybaaleh
@hayanemohamed2215
@hayanemohamed2215 Жыл бұрын
Mohamed abdile
@hayanemohamed2215
@hayanemohamed2215 Жыл бұрын
Ciilbaa kuhayaa meys.tidhi hhhh oogow hadani samaroon said kudhalin nasabiya dad waxba kadhiman
@user-mp1dr4cv8l
@user-mp1dr4cv8l 5 ай бұрын
Hada isaaq nahy wlhi samron waa gap
@jicrii4948
@jicrii4948 3 жыл бұрын
ok 👍
Amina Farah iyo Heestii Garyaqaan
6:58
Assajog Studio
Рет қаралды 798 М.
AMINA FAARAX HEES CUSUSB NACAB WACDARAHII SOMALIWEEK LONDON 2023
5:18
Miracle Doctor Saves Blind Girl ❤️
00:59
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 60 МЛН
Cute Barbie Gadget 🥰 #gadgets
01:00
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 37 МЛН
ONE MORE SUBSCRIBER FOR 6 MILLION!
00:38
Horror Skunx
Рет қаралды 15 МЛН
WHY IS A CAR MORE EXPENSIVE THAN A GIRL?
00:37
Levsob
Рет қаралды 18 МЛН
Geelo - Chanson patriotique - 27 Juin - Djibouti
7:28
ARTA TUBE
Рет қаралды 431 М.
Djibouti: Amina Farah Waber
10:32
Assajog Studio
Рет қаралды 53 М.
AMINA FAARAX HEESTII ANA MA IGU FAANTAA :SHOWGII LONDON 2024
7:17
Ikraan Mahabe Hees Cusub Hoyo Aroos 2024
6:14
Ikran Mahabeh Official
Рет қаралды 111 М.
Waraysi Xiiso Badan Aamina Faarax(Gacanla)
38:41
Jigjiga Tube
Рет қаралды 96 М.
Balooy Baydh Hees Waddani Ah Ciidanka Jabuuti
5:05
DHEXNIMO TV
Рет қаралды 466 М.
Fanaanad AAMINA FAARAX oo Hees U Qaaday LAFACIISE
5:34
Wacays Media
Рет қаралды 28 М.
KHADRA QOOR DAHAB heestii SAAXIIBADAY RUMAADEY(NASIMA) Arooskii SAMATAR IYO AYAN Official Vidéo
9:11
𝙀𝙃𝙁 𝙋𝙧𝙤𝙙𝙪𝙘𝙩𝙞𝙤𝙣
Рет қаралды 622 М.
Miracle Doctor Saves Blind Girl ❤️
00:59
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 60 МЛН