HEES QIIRO BADAN | ADUUNYADU WAA MASALO | ABDILLAHI OSMAN | MURUGO & FARAX

  Рет қаралды 1,720,284

SULTAN FILMS

SULTAN FILMS

Күн бұрын

Пікірлер: 676
@sultaanfilms
@sultaanfilms 2 жыл бұрын
Erayada "Aduunyadu waa mas'alo Noloshu waa milayba ceyn Macaan iyo waa qaraar Marxalo bey soo martaa Maantiyo shalay bay isku xiga Macalin weyaan waqtigu Cishaba talo kaa maqneyd Ayuu kuu muujiyaa Murtina waa laga dhaxlaa Hadanaa hadana Murugo iyo farax Midkaad ka muteysataba Eebaa lagu mahdiyaa ♪ ♫ ♬ Micnahaa waxaan uga socdaa Anoo mabda' gaarayoo Muraad kale Xamar u tagin Waxaan dalka uga maqnaa Mujaahidka Hill Walaal Miciinka walaalaheen Anoo madfac iyo rasaas Dhexdooda maquurayoo Madaxa kula jira dhufays Oon moodayn inuu jacayl Naftayda maquunin karo Midii maanka iyo qalbiga Makaanka ku yeelatee Mawluhu isukaaya qoray Sideen uga maarmayyaa? ♪ ♫ ♬ Illayn isma maamulee Anoon maankaba ku hayn Maalintii laygu yiri Mudadu way kaa dhantahay Sidaa maantaa la bixi Maxaa murugo iyo xanuun Aniga mala igu habsaday Madaarka intaan la tagin Midhidhadii iiga hadhay Hadaa la malayso idhi Ayaa maqan baa la yidhi Madaxii guutadaa watoo madiiqamay igu yimi Odhaayada mu'addabka ah Markuu sida mayalka adag Masuulnimo igu yidhi Waxaan idhi waa maqbuul Taliye marxaba iyo gudoon ♪ ♫ ♬ Jabuuti markaan ka dagay Anoo nassan maalin qudha Illaa Maryamaan u baxay Hadana isla muunidii Askari meel kuma nastee Halkaan mara baa la yidhi Malkadu waa Cali Sabiix Anoo maankaygu jiro Halkaan maxastayda dhigay Madluumnimo ii dhinnayn Waxa ii yimiday mesaaj (Message) Inay Maandeeq fadhido Marinkii galiila oo Masuulkeegii la rabo Maleegtay anoo is moog Markaan arkay een mildhaday Ayaan miyirsaday hadeed Midigta iska soo qabsaday Anoo mustareexayoo Muraadkaygii dhanyahay Ayay dad war moog ahaa Hadana muran igu fureen Maxbuus baa layga dhigay Waliba marwada iyo ilmaha Hooy cadda marshaa la yidhi Illaa meeshay ka timid Masaafuriyaa la yidhi Kolkaasuu malaba dhacay Arin way murugtayoo Xaajadu meel adag gashee Ilaahoow ii miciin Anoo sida ruux la maray Hadeed mara tuur ku dhow Oo ay sida mawjadkii Ilmadu i maquurtayoo Idhuhu midhiftii gabeen Ayuu nasri ii maqnaa Mawluhu ii soo dajoo Rag baa maareeyayoo Kolkay sheekada maqleen Martaba Rabbi siiyay iyo Garaadku muquuniyee Dhibaataa mudan lahaa ♪ ♫ ♬ Isagoo moodhadhkii Maagadii geriyaad socdoo Gudayya habeen madow Halyayadii maalintaa Midida galka Kala baxee Maxasta ii reeba yidhi Kuwii marti galiyay iyo Kuwii masalaha u dhigay Abaalkay mudan yihiin Marnaba uma gudi karee Ducaan ku maczuumayyaa Alloow magacoogu jiro Alloow magantooda dhawr Alloow minankooga iyo Maankoogaba baraka gali Alloow mabda'ooga iyo Muraadkoogaba hirgali Aakhiro Musatafaha udgoon Miciisa Alloow ka yeel Macsharka qiyaamahana Kitaabkooga maalintaa Midigta eeboow ka sii"
@ducaleabdi9870
@ducaleabdi9870 2 жыл бұрын
1
@ismaelkarama6688
@ismaelkarama6688 2 жыл бұрын
2
@buulobuulo1278
@buulobuulo1278 2 жыл бұрын
Hh
@kamarhassan3770
@kamarhassan3770 2 жыл бұрын
Mollo
@kamarhassan3770
@kamarhassan3770 2 жыл бұрын
O
@khalidkhapirka5048
@khalidkhapirka5048 Жыл бұрын
Ree jabuuti dadkii nasabkii qalbiga niga jecelahy dhamantiin from booRama àwdal🙏❤💯🔥
@AsalDhalad-kk9fp
@AsalDhalad-kk9fp 9 ай бұрын
Thanks rer mocoydy❤
@mohamednuur9125
@mohamednuur9125 2 жыл бұрын
Heees qiira badan erayo macaan cod halaasi ah iyo calnkii walalaheyn hiil walaal jabuuti allow ha idilin anoo cagaha dhigin from hiiraan somaliya🇩🇯🇸🇴❤❤❤👌
@HassanAhmed-ti3ef
@HassanAhmed-ti3ef 2 жыл бұрын
Djibouti wali fankeedu isma bedelin Alle ha barakeeyo dhulkeenna somaliyeed ee Djibouti
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 9 ай бұрын
Kkkkk Djibouti somali ma sheegato
@hassansaid5472
@hassansaid5472 8 ай бұрын
​@@jamaadnuura10hee mxy shegataa
@erhadali4424
@erhadali4424 6 ай бұрын
Hee maxa shekena shubadi kudhashey wase 😝
@ahmedosmanzheikh3214
@ahmedosmanzheikh3214 2 жыл бұрын
Waa hees dereen cajiib ah wadata ❤ We love fananinta Djibouti 🇩🇯 . I'm from hargeisa Like isaara 👍
@mustafeabdi6345
@mustafeabdi6345 2 жыл бұрын
Abwaanka Abwaanada Ababe Waan ku wadanaa fro Adis Ababa
@mrhoryaal
@mrhoryaal 2 жыл бұрын
Qiso Dhab ah
@nimcaanabdimed2003
@nimcaanabdimed2003 Жыл бұрын
Isaaq laan mia😂😢
@ahmedosmanzheikh3214
@ahmedosmanzheikh3214 Жыл бұрын
@@nimcaanabdimed2003 Mayee wa somaliland
@aichaabdoulkaderwitti5476
@aichaabdoulkaderwitti5476 8 ай бұрын
X​@@mrhoryaal
@Lamborghin99
@Lamborghin99 Жыл бұрын
Masha allah reer jabuti wa walal qaaliya wanku farxay calanka iyo shacabka sharadta badan wanku faraxsanhy wana ku faana in aan udhaxay wiil ciise ah alxm ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allow i kin daay wan idin wada jecly dumashiyal ❤❤❤❤❤
@AbdiqanimahomedTall
@AbdiqanimahomedTall 11 ай бұрын
@MahamedMahamed.Meraneh.M-yd4bd
@MahamedMahamed.Meraneh.M-yd4bd 10 ай бұрын
Amin dumashi
@AsalDhalad-kk9fp
@AsalDhalad-kk9fp 9 ай бұрын
Ala dumachi qalbiyey🥺❤
@ayanOmar-et4vz
@ayanOmar-et4vz 7 ай бұрын
Merci dumashi bilan ❤❤❤
@missjano8249
@missjano8249 6 ай бұрын
Dumashi so dhawow
@abdifatahyusuf8412
@abdifatahyusuf8412 2 жыл бұрын
Macalin kii ugu waynaa ee dunida so mara waa NABIGEENII SUUBANAA SALALAHU CALAYHI WA SALAME.
@Abas_shidow
@Abas_shidow 2 жыл бұрын
Macalin weyaan waqtigu, cishaba tala kaa maqneed ayuu kuu muujiyaa, murtine waa laga dhaxlaa, hadana muruga iyo farax midkaad ka muteeysataa Eebaa lagu mahadiyaa.🙏✊❤️
@ahmedcabdiwahid6462
@ahmedcabdiwahid6462 2 жыл бұрын
Heesta waa another Level
@hodancali3812
@hodancali3812 2 жыл бұрын
Waa runtaa zxp
@umalkheirali9958
@umalkheirali9958 2 жыл бұрын
Ax xanuun badanaa😭💔ilaahow intii is jecel isku daa oo riyo walbo nolosha ka leeyihiin si wada jira ugu rumeee dhexdoodana murug ka dhowr😭🤲
@Jasmine18815
@Jasmine18815 2 жыл бұрын
Aaameen Yaa Allah Allow Na midee Ani iyo Mohamed
@xamdamuxammed501
@xamdamuxammed501 2 жыл бұрын
Aamin
@umalkheirali9958
@umalkheirali9958 2 жыл бұрын
@@Jasmine18815 amiiin hn qli ilaahy khayr haniigu dhameeyo rajo walbod nolosha ka leedihiin🤲❤
@Jasmine18815
@Jasmine18815 2 жыл бұрын
@@umalkheirali9958 Aameen Yaa Allah More Thnx
@shikhmawlidhrfarile899
@shikhmawlidhrfarile899 2 жыл бұрын
Amin abayo walahi kal iyo lab u daremay xanunkaga ilahay haku rumeyo riyadada🥺
@gacalhassan1588
@gacalhassan1588 2 жыл бұрын
Wllhi qalbiga ayaan idinka jeclahay reer Djibouti 🇩🇯 ♥️
@asaldhalad6306
@asaldhalad6306 2 жыл бұрын
Merci huno 😇
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 2 жыл бұрын
Sidad noo jeclaty Allaha ku jeclaado 🙏
@Abu-abraar
@Abu-abraar Жыл бұрын
Mahadsanid walalkey 🤍👑
@PastosyasserPastos-td6cm
@PastosyasserPastos-td6cm Жыл бұрын
@@asaldhalad6306 de rien lol
@MouktarOmar-ds9en
@MouktarOmar-ds9en 9 ай бұрын
Wad mahadsantahay Hn
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 жыл бұрын
Jaceylkii Mugadishu iyo Djibouti🥺❤️qiso cajiiba!
@Anuushosman-cu4rn
@Anuushosman-cu4rn Жыл бұрын
Wllo igadabagee mxaa dhacay
@Cute-n8j
@Cute-n8j Жыл бұрын
Baladweyne weye sxp xamar cidan jabuti ma jogo qisadan gabdhii iyo wilkaba waan Naqan❤
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 жыл бұрын
Hees dareenkeda wadato oo isoo jidatay Wllhen reer jbouti 🇩🇯 from muqdisho 🇸🇴❤️
@huda4995
@huda4995 2 жыл бұрын
Hoyga fanka jabiutibaa la wareegtay
@aliabdielmi6601
@aliabdielmi6601 2 жыл бұрын
Ana wiil rer djabouti ah Nolada rer muqisho waxd Tihiin dad qalbii wngsan 🥰🥰🥰
@munamohammedfarahmunamoham6933
@munamohammedfarahmunamoham6933 Жыл бұрын
@@aliabdielmi6601 mahadsanid diyar waye
@abokorahmedsaidreerbelgium2605
@abokorahmedsaidreerbelgium2605 2 жыл бұрын
Waa hees dereen cajiib ah wadata ❤ We love fananinta Djibouti 🇩🇯 . I'm from djibouti 🇩🇯 jaqo buldug Like isaara 👍
@afkadhuxulaha6777
@afkadhuxulaha6777 2 жыл бұрын
🖤
@hiboawaleh6137
@hiboawaleh6137 2 жыл бұрын
mash allh wllky wlhi wan oyay waxan modayay inad aniga iyo xajigayga kahadlayso wa askari wuxunajoga hiil wlaal somaliya ana djabouti wlhi heestani way itabatay mahadsanid wll abdilahi inti kalamaqana allh isgukeno aniga xajigagi allh ikeno
@xabeebxasan5539
@xabeebxasan5539 Жыл бұрын
Insha allah allah ha isku kii keeno idingoo nabad ah
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 2 жыл бұрын
Heestan markan si dhow u dhugtay, waxay isku qiso dhow yihiin, heestii Baledweyn ee abwaan Hadraawi Ahun. However love is something that exists and is real! Sometimes it's charming and cute while sometimes it's bad and bitter, depending on how it goes through you.❤
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 2 жыл бұрын
Sax waa 2daa heesod ee ugu dheer sugaanta soomaaliyeed .
@luckylishane4087
@luckylishane4087 Жыл бұрын
Haa walal anayba igu zodhacdey iney izku qizo yihiin
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@kenedidhadi8701 guuleed majoogaa aun xasan aadan abwaan yam yam jacayl dhiig malagu qoray magool aun abwaan hadraawi aun soo day
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 2 жыл бұрын
Heestini 3 ayay isku darsatay Heesti ugu laxanka badned Heesti ugu dheereed Heesti ugu musica badneed Waana heesta kaliya ee waqtiyo kala duwan ka hdalysa waa hees taarikhda gali doonta
@hassanabukar3150
@hassanabukar3150 2 жыл бұрын
aad iyo aad suxufiye
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 2 жыл бұрын
Maha heesti ugu laxanka badneed.
@aden.a5495
@aden.a5495 2 жыл бұрын
Haa wll wa runta.
@samawade282
@samawade282 Жыл бұрын
Heestan laxankeedu waa laba god Musigeeduna sido kale "laba mar un buu si bedelaya labadas xadhig bana so noq noqonaya" waase xaqiiq oo waa heesta ugu dheer.
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
waxa hada laqaado ayaad kahadlaysaa kaliya ragii rag ahaa heesahoodii madhagaystay horta ragii caanka ku ahaa maansada dhaadheer sida yam yam aun guuleed majoogaa xasan aadan daalo hanuuniye hadraawi aun beerlula xasan aadan jacayl dhiig malagu qoray x k magool aun heesa waa kuwii hore heestana way lajaan qaadi kartaa waa hees midho laxan iyo codba kadhisan iyo sidoo kale musicba lkn hada waxa laqaado maheesaad utaqaanan dhalinyaro hhh
@aminasheikh1869
@aminasheikh1869 2 жыл бұрын
Heesta micnaheda walhi qof garasha dheer unba garankara 🥺😭😭😭somali iyo jabuti 💔💔😭😭
@MahamoudHarbi-jb4ru
@MahamoudHarbi-jb4ru Жыл бұрын
Hess cajiib ah ,qiso ad u macaan wadhata. Gabdhaha réer baladwin waa gabdhi romantica.wa hessti labad ee qiso baladweyn jacal ee baladweyn ka dhactey . Je félicite abwaan abebe et abdillahi osman
@janadunia2950
@janadunia2950 10 ай бұрын
Haben salasa 2024 bishi march 5 tedi Ano murugaysan o dhinac bdn ka ciilan wlhi qoralkan an qorayo ano ilmaynaya qoraya Ilaahayna wan u mahadnaqaya adunku san ahan mayo ano farax san ayn qoralkayga uso noqon dona oon odhan dona allaa malmahas naftayday Allahi kaso saaray u mahadnaq Hestan abahay oo tilifanka dawanaya ayn hestan maqlay wan so radiyey yaa rabbi AlhamdulilaH daaiman 😢
@cabdiyarebarre9957
@cabdiyarebarre9957 9 ай бұрын
HYe wll hada xaladu maysku toostay 😢❤
@apdiwahidmohamud670
@apdiwahidmohamud670 8 ай бұрын
Zorry wllo ale waxkasta oo aad jeceshahay haku sahlo❤😢
@diiniyonasteexo5993
@diiniyonasteexo5993 7 ай бұрын
Hada iska soo waran sxb
@ahmedabdi5747
@ahmedabdi5747 7 ай бұрын
Alhamdulilah Anna walal sas camal balsi mailmeyni haya
@ahmedabdi5747
@ahmedabdi5747 7 ай бұрын
Allah hanatuso malmahas anagsan onoharay
@dirirosman6291
@dirirosman6291 2 жыл бұрын
Hees qiso xanun badan habarsan. Qisadan lamanaha ay kudhacday allaha reer ki jiro kadhigo. Bravo ababe, abdillahi iyo ku xaliyay arintaan
@Dakhare_show
@Dakhare_show 2 жыл бұрын
Waa hees dareen taabadleh walaalaheen wadanka Dijabut🇩🇯 waxaanu nahay hilbo wada dhashiyo hayb qudha baynu nahay
@aliabdielmi6601
@aliabdielmi6601 2 жыл бұрын
Gabdh rer muqdisho raba from Djabputi meday gabdhihi rer muqdisho ilove you gabdh ha la igu daro🥰
@bisharoabdi-bu7qd
@bisharoabdi-bu7qd Жыл бұрын
Am ready walalo😂😂😂
@aliabdielmi6601
@aliabdielmi6601 Жыл бұрын
@@bisharoabdi-bu7qd 🥰🥰🥰iso qabo
@bisharoabdi-bu7qd
@bisharoabdi-bu7qd Жыл бұрын
@@aliabdielmi6601 hhhh diyar waye xage ka so qabta
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Жыл бұрын
​@@bisharoabdi-bu7qd wara cayraan hablaha ka fadhiiso 😂😂
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 9 ай бұрын
anagba naguma filno
@abdallaeid045
@abdallaeid045 2 жыл бұрын
Abwaan Nuucaan Ah Haduu Weli Noolyahay Fanku Weli Rajo Weeyn Ayuu Leeyahay Heesaha Nuucaan Ah Waa Cajiib Waxaan Ku Xasuustaa Heestii Beled Weeyne Ee Xsan A Samatar Iyo Heesta Suldaan seeraar Ee Aamina Waa Heesaha Dhoowrka Laxan Leh Misna Ugu Dheer Heesaha Somalida.
@SadiiqAadan-hz1oz
@SadiiqAadan-hz1oz 10 ай бұрын
Heesta cwan ku mirqamayah qofkih iagh danbeyoh love zad
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 5 ай бұрын
Ana caawaan jawi Ku qaadanayaa
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
• Macalin weeyaan waqtigu • Hadana murugo iyo farax • Midkaad ka muteysataba • Eebaa lagu mahdiyaa Daaamn what a song 😢🔥
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 Жыл бұрын
Hees qiso cajiiba leh weyaan Runtii hdana laxankeedu dhowr mar is badalayo heestan wxy la heer noqonaysa heesihii hore ee murtida lahaa Abwaan maxamed muumin ababe Allah yacisak fanankuna cod tolmoon ayuu ku qaadey 🥰🥲
@kaltounhochrobleh177
@kaltounhochrobleh177 2 жыл бұрын
True stroy reer somalie iyo Djibouti jclka uu dhaxysa from Djibouti
@manizaomar7385
@manizaomar7385 2 жыл бұрын
Waa hes dher hadane an lagu cajisen cose waa qiso dhaba Oo jacel xanbarsan❤love you rer jabuti from xamar🥰
@hassananissa3546
@hassananissa3546 2 жыл бұрын
Wa qisadi dhabta ahayd e askarigi baladweeyne ka dhacdey askarigi reer Djibouti iyo gabadhi Moqdisho u dhalatay e Faraday ku dhamatey Masha Allah heesta wuxu ku qaday 4sano ka hor
@Anuushosman-cu4rn
@Anuushosman-cu4rn Жыл бұрын
Wlle qisadaan xagee kahelaa
@engrabdihassanlodoon6840
@engrabdihassanlodoon6840 2 жыл бұрын
Masha Allah waa Hees qiimo badan oo qiiro xambaarsan iyo fanaan cod macaan Abdilahi Runtii Heestii Baldwayn ee Xasan. Aadan 40 sano kadib heeatan ayaa Ka jawaabtay dheerida heeata iyo qiirada KKK guul iyo Gobonimo. Frome Borama
@zhucaybaliofficial2791
@zhucaybaliofficial2791 2 жыл бұрын
Yaasalaam hees iyo badh Heesaha marka qiso dhaba lagasameeyo abwaan buuxana qoro Fanaanka kuhaboonna loodhiibo Laxan uqalmana lasaaro Sidookale music mcn lasaaro Waxay noqdaan heeso dhaxal gala Heeskaan wuxuu galayaa diiwaanka fanka soomaaliyeed Wuxuuna lamacno iyo mcn noqon Heesihiihore sida heeesta baladwayn Thank u abwaan maxamed muumin ababe iyo fanaan cabdilahi welldone guys💯❤
@zamiiropretty6305
@zamiiropretty6305 2 жыл бұрын
Heestii ugu dheerayd hadana ugu qiiro bdn hadana Mug iyo miisaan leh 😍😍😍
@missjano8249
@missjano8249 6 ай бұрын
Heesku wil ciise iyo gabadh hawiye ah laga sameyey hada farxad ku nool Mashallah
@Qani_10
@Qani_10 2 жыл бұрын
Hees qiso dhab ah 🥺 jaceylku waa mushkilo runtii 🥺 Abdullahi Osman golden voice🥰
@munaabukar2688
@munaabukar2688 2 жыл бұрын
Fanaanka mey ku dhacday
@Qani_10
@Qani_10 2 жыл бұрын
@@munaabukar2688 my wiil askari ree jabuti ah iyo gabar reer xmr ah
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 2 жыл бұрын
@@Qani_10 xamar maba joogan Ciidan Ree Jabuti ah Ciidamada Jabuuti Hiiraan ayeey joogan gar ahaan Baladweyne iyo Buulabarde
@Cute-n8j
@Cute-n8j Жыл бұрын
Gabar rer xamar ma ahan sxp waa cidanka baladwyne ee hiil walal gabdha loo Diiday ka bacday waxuu isu dayey inuu dilo gabdha abheed ❤
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 26 күн бұрын
Waar Abaalweyn ayaa iga mudantihiin ducadu iyadu waa hasocoto uqsumu bilaahi in aanaan gudikarin midigta eebow kasii Amin
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
Viva rer djapouti From gobolka saraar Caynaba .somaliland
@Som-fr1or
@Som-fr1or 2 жыл бұрын
Waa qiso cajiiiba hiil walaal wa mahadsan tihiin shacab gob ah ayaa tihiin duqa dalka haystana alle haydin dhaafiyo
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 2 жыл бұрын
Aamin wlhi sxp waa nadibay odaygaas
@abdialiahmed
@abdialiahmed 2 жыл бұрын
Amiin
@MouktarOmar-ds9en
@MouktarOmar-ds9en 9 ай бұрын
Merci
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 2 жыл бұрын
Jacaylkii baladwayne hiraan iyo jabuuti 💔
@husseinmahamoud7176
@husseinmahamoud7176 2 жыл бұрын
Ileyn ismaamuleyn anoo maankaba ku hyan maalintii la ii igu yidhi maanta mudadu wey kaa dhan tahay maanta ayaa labixi esh caala hees dareen leh ❤️❤️❤️❤️
@muniiraabdi5866
@muniiraabdi5866 2 жыл бұрын
Arine weey murugtayee xaajadu meel adag gashee illaahoow iii miciiin heestaan meela badan ayeey taabanee qeeba ka mida nafteeyda ayeey ka hadleeee illaaheey culeeska heeyga dul qaado 2016 ilaaa iyo 2022 ayaan muruga dareeeeemaaa culees kaligeey igu ah mar dhaw Waxaan rajeeynaaa inaaan ka dhamaado Insha allah
@naxwohuzen4861
@naxwohuzen4861 2 жыл бұрын
😭😭😭🤲🤲i.a wadka bexe abyo mcn rabi talo saro waxba kama halabayan
@FatimaAhmed-ty9ul
@FatimaAhmed-ty9ul 2 жыл бұрын
Wadka dhamane dadaal ilahyna talo saaro sidii khayrka ku jiro inshalah
@abubakaralisheekh7964
@abubakaralisheekh7964 2 жыл бұрын
Walaal Insha allaah waad kabaxeey
@salmoluulaabdullahisheikh938
@salmoluulaabdullahisheikh938 2 жыл бұрын
Abaayo samir
@khaliiffaarax6908
@khaliiffaarax6908 2 жыл бұрын
Inshalaah waad kabixi baaye mcn
@LailaXarago
@LailaXarago 2 ай бұрын
Heesta waxaanu dhamaystay, markaan dhegaystay qisadeed. Runtii waa qiso cajiib ah ❤
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 ай бұрын
Heestan wan ooyaa markan maqlo waxan soo xusuusta Hooyadey macaan Aun 😢4 sano ka hor geeriyotey weli qalbigeyga kama go,in Allow samir i sii
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Si ruuxiya aniga oo u jecel heesaha Muumin Ababe ayaan haddana tan aan caadiga ahayn ku raaxaysanayaa. Abwaankaygiiyoow Eebbe ku daa if iyo aakhiraba.
@WaaIntee
@WaaIntee 5 ай бұрын
Wlhi heestan dad baa caashaqa jira moodaya balse waa hees qiiro wacyigajiro xanbaarsan ee manta soomaali kala hareeyay waana wadani allow xafid wllka qaadin iyo abwanka sameeyay soomaalaay damiir yeesho ayihiina soomaaliya isku qabta iskuna garab is taaga boqorka alle weyne aya inaga garab is taagin guuleeysta kaca soomaaliweyn
@ustaadgeelle5545
@ustaadgeelle5545 2 жыл бұрын
1hr inay socoto ayaan jeclaan Lahaa wlh baanan loogu caajisayn laxanka Musica iyo codka dananka oo Musica sida cajiibka ula jaanqaadaya 🥰
@نورةعبدالرحمن-ف8ت
@نورةعبدالرحمن-ف8ت 2 жыл бұрын
Murti laguma gaadho walee abwaaninta reer soomalillnd iyo kuwa jabuuyiba 😭😭😭😭😭😭😭❤❤
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px Жыл бұрын
MAANSHAALLAH ALLOOW KU DAA HUUNO ❤❤❤❤❤DJIBOUTI FROM HARGEISA SOMALILAND ❤❤❤❤❤NOOLAADA REER DJIBOUTI
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
😢😢😢😢 Hadana murugo iyo farax midkaad ka mutaysataba eebbaa lagu mahadiyaaa.
@awalehmoussab9621
@awalehmoussab9621 2 жыл бұрын
Baladweyn wa ina taga from djibouti♥️💉💉
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 2 жыл бұрын
Welcome ina adeer gacmo furan❤
@xamdiyusuf4377
@xamdiyusuf4377 2 жыл бұрын
Wlhi malintn hesta barty ila hda wan dhagsta malin ankuso ceshn ma jirto wa hes daren leh🥺 fananka codkisa wa dahb ❤️
@zuhaipgacan9666
@zuhaipgacan9666 4 ай бұрын
Qisaaska isu dhaw
@ayuubcabdullahi6400
@ayuubcabdullahi6400 2 жыл бұрын
Heestan io heestii Baladwayne qisooyin ka io music yada bdn iskaga egyihiin intii aysaa lathy like ta👍
@aliismail5622
@aliismail5622 6 ай бұрын
Waar beledweyn meel ha kaga dhicin waxani hees maahee waa buraanbur iyo jacbur
@nagad-nalka3690
@nagad-nalka3690 Жыл бұрын
Xanuun waynaa xasuustu 😢6/4/2023 jecel ima hayo lkn jecel burburay ayay xasuustiisu idhibaysaa 😢
@Don_Mohamed_khadar
@Don_Mohamed_khadar Жыл бұрын
Absolutely 😢
@cabdifataaxxasan-me6ib
@cabdifataaxxasan-me6ib 8 күн бұрын
Wax kale hesitant walhi
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Isma lahayn erayo Nocana qof samayn kara hada somali laga heli Tolow ya sameyay hesta❤️🙌 Manta iyo shalayba isku xiga🥲 macalin weyaan waqtigu😭🙌
@yasinmohamedainan9509
@yasinmohamedainan9509 2 жыл бұрын
Ababe aya sameyey zp
@mahadmuuse1065
@mahadmuuse1065 2 жыл бұрын
@@yasinmohamedainan9509 cumar kaliil weeye adeer
@farhiaahmett3844
@farhiaahmett3844 2 жыл бұрын
Isma lahayn🤣comment-gad TikTok kusoo aragtaa halkana ku arkaysan🫣. 🥺Waa erayo dhaaftay runti hees iyo badh
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 2 жыл бұрын
Ereyada maxamed mumin ababe Laxanka AUN cabdirahman ali xirsi Musica ciise celeyeh
@mukhtardhiif
@mukhtardhiif 2 жыл бұрын
awaan jiheeye wa abwanadii hore
@xamsemaxamed2994
@xamsemaxamed2994 2 жыл бұрын
Heesta bilaw ilaa dhamaadba qisadu Riyo riyo ayay ilanoqotay anoo qisadas maraya unban isku maleyay WOW it's great song👏
@hasnawais424
@hasnawais424 2 жыл бұрын
Bravo Abdillahi Osman heest way itaabaty merci beaucoup inader hore u soco waad Coode macatahye
@hawamohamed9246
@hawamohamed9246 2 жыл бұрын
Heestan Malaha Waa Tii Baladweyn Allahayow Goobta Arinku Ka dhacay , Taliyaha Amarka bixinaya , Qabka musica dheeranta Heesta iyo jcaylka Dhabta Ah Intaba Beerlula Ayey Iska Shabahaaan Hadraawi Ilahay Ha U Naxristo 😥
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 жыл бұрын
Waa runtaa abaayo gabadha heestan qisadeeda leh asal ahan waxay ka soo jeeda Baladweyn Baladweyn iyo jaceylada qabyada maxaa kala heysta!!!!! Allaah ha u naxariisto Abwaankeeni weynaa Hadraawi 😭🤲
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 2 жыл бұрын
Kaaga sii darane 2 gabdhood ba waa reer Baladweyne Cajiib😥❤🥰
@nuurcabdi7613
@nuurcabdi7613 Жыл бұрын
Manshaa Allah amanada illahey abadkiin ahaada jamuuriyada jabuutii wadnaheenyow aamiin❤
@najaxqalbidhayamaxamed4414
@najaxqalbidhayamaxamed4414 2 жыл бұрын
Thank u wllo from muqdisho Hiil walal
@dekawahib2266
@dekawahib2266 2 жыл бұрын
Machaallah lagouma ouno lagouma awryo k dieu t protège Abdillahi Osman Ahmed
@fahimaosman4583
@fahimaosman4583 2 жыл бұрын
Noloshadeyda xilaagan farxaad la aan ahay ilahey Faraj iyo farxad iskugu Daba dhig yaa Allah heerkan rabo ii garsii hadaan geeri Ka badbado yaa Allah hadad ii ofsado nah janadada igu arsaaq iso duceyd ya pls pls inta aqrintodo qoralkeyga inan nolol farxad leh iyo guur wanagsan helo yaa Allah muradkeyga ii sahal aniga iyo inta Ila midka ah
@amiircilmi2392
@amiircilmi2392 2 жыл бұрын
Meeqo jir ayaad tahy?
@sacdiacabdi6467
@sacdiacabdi6467 2 жыл бұрын
Allaha ku caawiyo wllo Faraj khayr allaha kusiyo
@khadra7767
@khadra7767 Жыл бұрын
Inshallah ya rab faraj iyo wanagsan badan Allah haa ku siyoo iyo idelkeen Amiin Amiin
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Жыл бұрын
Amiin walaal khayr dag dag ah inshAllah
@mohamax5173
@mohamax5173 Жыл бұрын
Alaha kuu salon muraadkaaga. Farxadna ku waar. Qof alle qofkaa jeclaatana alaha kuu so jediyo aamin
@hamseabdi4955
@hamseabdi4955 Жыл бұрын
Anoo safara gadhi wada ayaan maanta dhagaysanayaa wlahi wadaa waan soo koobay saan heestan udhaysanyey waa tariikh macno badan baa ku jira heesta 😢
@aazbarotheahmed1864
@aazbarotheahmed1864 Жыл бұрын
Hora loyiri somalia somali ba leh reer dalka waxbad ka leedihiin walala yaal 🙏❤️
@xamseibraahim6366
@xamseibraahim6366 2 жыл бұрын
Reer jabuti waaa gob madaxweyne waydey anigu waxaan ahey wiil rer puntland waan idin jeclahay lkn nin xun baa madaxweyne idin ah
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 2 жыл бұрын
Agub wann idinjeclnHay nolada Puntland lakiin ciidba kama aqaan
@charkokhadar2558
@charkokhadar2558 2 жыл бұрын
War Iska amuus anaga jacel madaxwayna ee bila abaal ma tahay adu somaliyeed ki mideey weeyi ismaciil
@mustafadiriye2593
@mustafadiriye2593 2 жыл бұрын
Tiktok yaa kasoo arkay halkan lasoo helay👍👍👍
@Muna2187
@Muna2187 2 жыл бұрын
Wllhi waa ilmeyay from muqdisho
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 23 күн бұрын
Ilaahayow ii miciin ilaahaaw ii miciin thanks brother I appreciate
@khadarmahamed8727
@khadarmahamed8727 7 ай бұрын
Waaan ooyaa heestan markaan xasuusto waxay ku dhahday nin askari ahaa 😢😢😢
@ismaelrobleh7763
@ismaelrobleh7763 2 жыл бұрын
Je savais qu'il avait un talent sacré d'artiste à l'époque du jeune talent, heureux pour Abdillahi d'avoir un chanson légendaire, il a hérité hassan aden samatar
@dekabanjir1754
@dekabanjir1754 2 жыл бұрын
Bien.dit il Ema une voix dor
@soureremohamed2159
@soureremohamed2159 2 жыл бұрын
Très belle voix il a hérité de son oncle les djama allah irhamou
@axmedmukta4337
@axmedmukta4337 3 ай бұрын
Fanankan Osman Hadiyad baan u hayaaa lambarkiisa isiiya plz 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mahaddahiromar4894
@mahaddahiromar4894 3 ай бұрын
masha alah yasalam cod halasiyah
@Kaya_Arab
@Kaya_Arab Жыл бұрын
Heestaan si gaar ah bay ii taabaneysaa Waxaan ku dhashay magaalada muqdisho Anigoo yar buu family burburay oo Hooyo iyo Aabe Kala tageen Eedadey Ayaa la ii Geeyay ayaga college ayey Igeysay Sanadkii 2004 anigoo 3jir ah Waxaan college kasoo baxay 2013 anigoo 10 jir Raxaad badan Halkaas ku arkay Iyo Bahdil noleleed oo aysan iila dhaqmin qof waalid ii ah weliba aabahay la dhashay ugu dambeyn 2014ki Ayaan kasoo tegay Muqdisho Anigoo dhul iyo meel aan aado aqoonin lkn kaliya markaas Waxaan ahaa Inaan ahay adoon oo xoriyad raadineyso Waxaan imid Magaalada gaalkacyo Markaan gaarigii kasoo degay waxaan isla markii La kulmay si Kedis la yiraahdo Abdirahmaan Cawil oo reer gaalkacyo ah uu i salaamay wada hadal dheer xafadi aan ku socday Baan imid 2 asbuuc markaan joogay oo aan magaaladi la qabsaday waxaa ii bilaabataa caqabad kale maadama aan ahaay qof aan aqoonin oo family gaalkacyo u joogin waxaan gabadh u raaci jiray meel Cilaanka lagu mariyo kadib xogaa yar bay isiin jirtay gabadha meesha lahayd Ana waxaan ahaay qof aad u Furfuran Oo dadka si fudud ku 1sano iyo 8bil markaan Joogay gaalkacyo waxaan aaday Magaalada Bosaaso oo aan shaqo kasii bilaabay ilaa aan xoogaa igu Filan markaan helay aan Ayaan kasoo tagay 2018ki bosaaso oo aan soo tahriibay waxaan imid yemen waxaan kasii bilaabay shaqo maadama aan ahaa qof Hooyo iyo Aabe caawineyn Ugu dambeyn waxaan imid dalka sucuudiga Alxm 6 Sano ku noolahay waxaana ahay qof shaqeysto walalahay iyo waalidkey intaba waan ogahay waana Aduunkeyga ❤😢 *Aduunyadu waa masalo *Noloshu waa Midaba cayn *macaan iyo Qaraar *Marxaladey soo martaa *Maantiyo shalay bay isku xiga * macalin weeyaan waqtigu * cishaba Tala kaa maqneed *Ayuu kugu Muujiyaa *murtina waa laga dhaxlaa Intaas ayaaba si gaar ah ii taabaneyso 😢😢
@maxamadaxmadyusuf-dt7up
@maxamadaxmadyusuf-dt7up Жыл бұрын
Masha allh wllo adunka is ka saasa mar ka sabirkaga un ba la egaya 🇸🇴 gar ahan magalada in badan jogtay ee bosso sharaf iyo karamo
@Kaya_Arab
@Kaya_Arab 10 ай бұрын
Reer bosaaso waa dad nasab ah lala Noolaan karo si gaar ah Baan dadkaas iyo reer puntland oo dhan. U qadariyaa sharaf iyo karaamo korkiina ha Ahaatoo ❤​@@maxamadaxmadyusuf-dt7up
@AbdiAdan-h8g
@AbdiAdan-h8g 5 ай бұрын
😢
@AbdiAdan-h8g
@AbdiAdan-h8g 5 ай бұрын
Alxdulah weye hadda baxday😢❤
@sacdiyohayan9230
@sacdiyohayan9230 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@abdixareed4087
@abdixareed4087 2 жыл бұрын
Waa hees qalbiga taabanaysa walaalheen Djibouti 🇩🇯 😍 💖 💓 💕 aadban idiin jecelnahy mahadsanidiin
@dahirfarax2066
@dahirfarax2066 2 жыл бұрын
Sida aan ka arakno heestaan waxey ku dhacday askari reer jabuti ah garahaan kuwa soomali jooga hiil walaal ee waxaan rabnaa in Book laga qoro qisada
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 24 күн бұрын
Ragbaa maareeyayoo uqsumu bilaahi kuwii martigeliyey iyo kuwii gogosha udhigay allo magacoodu jiro allow muraadkooda u aqbal ilaahayow maalintaa qiyaamaa ilaahow midigta eebow kasii alla minankooda dhow waar aamin dhaha waar aamin aamin Amin
@samaterahmednurabib8046
@samaterahmednurabib8046 2 жыл бұрын
Cajiib waa hees isku sar iyo jaan go an Fanan cod toolmoon oo leh hab masraxiyeed heer sare ah Midhaha heeska oo iyana kasoo maaxay abwaan sare oo murti yahan ah Musik dananaya Laxan iyo naaxiyad bisil oo heer sare ah Guuleysta wllha Jabuuti from (Jigjiga Somali Galbeed)
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 2 жыл бұрын
Heesti ugu dheerayad sido kale leh ilaa 3 laxan oo kala hadlaysa xaalado kala duwaan inshalah hees tariikhda gali doonta weye
@MaxaykaaTahay
@MaxaykaaTahay 3 ай бұрын
Waxaan heestan dhegeysana 2024 oct 8 anoo form two oo habar waadtay la jooga oo cerigaabo jooga aabe wuu dhintay hooyo iyo walalhay miyi bay degenyihiin aniga un waxka barta ilahow nolosha ifudaydi oo dadka hooyo aabo iga dhig hami wayn ayaan leyahay waxaan jeclahay bussine woman inaan noqdo inaan yutubarad noqdo hooyaday miyaga ka soo heeriyo🎉😢❤
@Saahililyar2146
@Saahililyar2146 2 жыл бұрын
Heestii ugu macnaha iyo miizaanka wayneed qarnigaan wlhi 🥰🥰
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 24 күн бұрын
Ahsan calayk brother ilaahayow ii miciin ilaahayow ii micinn aamin aamin aamin
@aliabdirahmansabrie
@aliabdirahmansabrie Жыл бұрын
Waa hesta kaliya aan dhegaysto waqti walba I liked 👍 ♥️ 💖 ❤️
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 жыл бұрын
Woow inaba cadi ma ahan hestii baladwen hees loo bar bardhigi karo hes hees dhaaftay malinki igu horesay aan dhagesto hestan iyo fanaanka lkn inaba cadi ma ahan
@ahmedomer476
@ahmedomer476 6 ай бұрын
Abwaan Ababe ayaa samayey heesta waa nin ree awdal iyo ree jbouti ba ah ❤
@KaderAbdulahi-s6o
@KaderAbdulahi-s6o 2 ай бұрын
Heesaha soomalida heestii ugu dheeryd ee aan arko weeye heestan❤
@ayaanmohamed3438
@ayaanmohamed3438 2 жыл бұрын
Hees dareen dhab ah xambaarsan iyo fanaan cod macaan inoogu qaaday cabdillahi well done.
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Rag ba mareeyay❤illahay wiilasheena ha xifdiyo
@nataschamohamed2076
@nataschamohamed2076 2 жыл бұрын
Une très belle histoire d'amour vrai MashAllah, bien organisée avec le rythme, avec le changement du musique qui défini le bas de l'histoire bravo Abdillahi 🥳🥳🥳👏👏👏
@abdirahmanahmed4389
@abdirahmanahmed4389 Жыл бұрын
macalin weyaan waqtigu. Cishaba talo kaa maqneyd. Ayuu kuu muujiyaa. murtina waa laga dhaxlaa. Hadana murugo iyo farax. Midkaad ka muteysataba. Eebaa lagu mahdiyaaa❤.
@Geymaale03
@Geymaale03 2 жыл бұрын
Macaan iyo waa qadhadh cajaaib nolasha dhabta buu ka shekeyay Heskan score ki somalida bey jebisay 18 minut soconeysaa 🥰
@abdiwasacbade4343
@abdiwasacbade4343 2 жыл бұрын
Abwaan maxamed muumin ababe Legendery Qiso cajiib ah Fanaanku cod toolmoon ayuu ku ladhay
@HamzeMohamed-z7c
@HamzeMohamed-z7c Жыл бұрын
Waaa hees Aad u bacaan qisadi dhacday oo dhamaystiran ayay ka waramaysa iyadoon shay laga tagin
@ismailikamil4981
@ismailikamil4981 2 жыл бұрын
After deegaan... Reer Djibouti heestani ayaynu ka haynaa.. Soomaali wayneey
@dahirdahiye7021
@dahirdahiye7021 2 жыл бұрын
Isku Ekaa Qisadii Abwaan Hadraawi Baladwayne ku qabsatey iyo qisadaan Askarigaan qabsatey.💔Alow Hadraawi dib u arag Gabadhii.
@farduuscabdiraxmaan885
@farduuscabdiraxmaan885 2 жыл бұрын
Heestan qiso dhab laga sameyey anaa dhagaystay askaari reer Jabuti ah o hiil walal ah ayaa jecladay Gabadh reer Muqdisho ah kadibna Madaxwayniihi cidanka jabuti ayaa u diiday Gabadhii o ka Musafuriyey wlhy cadi bu u dreen hadlaya😭
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 2 жыл бұрын
Maha rer muqdisho e wa rer baladweyne
@Mohamedabdirahaman260
@Mohamedabdirahaman260 2 жыл бұрын
Sis Askari hiil walaal ah maxaa laga wadaa mise waa koox magacood
@hafsanorelmi3994
@hafsanorelmi3994 2 жыл бұрын
Inte ka hela qisada abyo
@hafsanorelmi3994
@hafsanorelmi3994 2 жыл бұрын
@@Mohamedabdirahaman260 abyo askarta jabuti ee muqdisho nabad ilalinta ujogan ladhaha hiil walal Sida magaca amisom cml waye
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 2 жыл бұрын
Maya gabadha waa reer Baladweyne🥰
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 20 күн бұрын
Yaa aduunkan wax kale kuma dhexjiraan war iyo sheeko ayaa kahadha waa iska filin socda ood daawanaysid filimkaasi wuu dhamaanayaa wuxuu ku dhamaanayaa qabtri iyo qiyaamaha am don
@BasharHajinor
@BasharHajinor Жыл бұрын
Ilaahoow ha idilin Anoo baladweyne cagta saarin Gabdhaha baladweynena lasoo kulmin
@monalisa6960
@monalisa6960 2 жыл бұрын
Walhi wa hess canun iyo qiro badane runti machallah bravo abdillahi
@zarayou8560
@zarayou8560 2 жыл бұрын
Maaha heesta ugu dheer heesaha aaway Heestii Beledweyn iyo hees kale u tubeec qaado lkin wa hes qiiro ah😢
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 2 жыл бұрын
Waa asaga sbb ah Tubeec hesta uu qaaday ee hooyo 14:40 Ilbiriqsi Xasan aadan Samatar hesta baladwyne u qaadayna waa 12daqiiqo tana waa 18daqiiqo
@zarayou8560
@zarayou8560 2 жыл бұрын
@@kkk-rh7hz Haye walaalo wan gartay Markaa taariikhada faankena tan ugu dheer ok wad mahadsantahay
@abasshassan8077
@abasshassan8077 2 жыл бұрын
presque 1million dans une semain ,tros attirante chancon pour legente abdillahi osman.
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official 2 жыл бұрын
Heesta somali ugu dheer Iyo waliba qisa dhaba
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 2 жыл бұрын
Ta u dheer maa ha . Balad weyn. Hooyo dhageeyso
@yahyemohammed4327
@yahyemohammed4327 2 жыл бұрын
Wow hees wacan laakiin qofka dharka cad maa istajka iyo fanaanka ku diray
@MandekDuale
@MandekDuale Жыл бұрын
Taliyihi guutada askariga qisadu kudhacdey ayuu matalaya ninkaas dharka cad wll😅
YAXYE ABDIQADIR & IKRAN MAXABE BOGA IYO LAABTA ISKALAAJI SHOW DJIBOUTI
10:20
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
Daawo qisada abwaankii sameeyey heesta aduunyadu Waa masalo"
7:06
cammaar media
Рет қаралды 7 М.
HEESTII ARLIGAYGOOW | ABDILLAHI OSMAN | HEES WADANI
8:39
SULTAN FILMS
Рет қаралды 188 М.
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
cawaale aadan iyo xayaad maydal hees (xeerka ciise)
6:47
XAYAAD SOURI MAYDAL
Рет қаралды 65 М.
Cabdikarin Jago Jacayl Aayatiin Leh
7:42
Djib-LiveTV
Рет қаралды 175 М.
Djibouti: Haldoor GR   iyo Heestii Calentisa Cadatay
9:50
Assajog Studio
Рет қаралды 264 М.
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54