Amina Feyr | Heestii Gal Maroodi | Classic

  Рет қаралды 131,103

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For any inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 92
@kaafitube-x4i
@kaafitube-x4i 2 ай бұрын
dad badan baa waxay soo qoraayaan heesta waxaa qaaday marwo maxamed lkn fanan isku codba maahee heesta waxaa qaaday waa aamina feer allaha u naxariisto 20 sano ka badan dhageysanayaa heestaan waa codkii aaminafeer ❤❤🎉
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Waxaan maqlay way nooshahay waxay joogta Hargeysa. Ma hubo
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 2 жыл бұрын
Aamina feyr xuseen iyo Marwo Maxamed qof isku qalday hadii aad aragto waa qof wax badan ka yaqaan fankooda waana legend Waa labada hablood ee aan sinaba u kala saari kari waayay inkasta oo ay Marwo Maxamed u dhowdahay dhanka qalbigayga.
@abdisalam4728
@abdisalam4728 2 жыл бұрын
run
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 Жыл бұрын
Marwo Maxamed, 👍wax kama sheegi karo raali ahaada
@adamdiiriye7751
@adamdiiriye7751 Жыл бұрын
Labaduba waxay ahaayin laba dumar oo isku daayey dumilga dumarka lagu haayey diiday bay ahyeen
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
@@adamdiiriye7751 Dulmiga dumarka lagu haayey maxey aheyd wax inooga sheeg.
@shaakirmuse
@shaakirmuse Ай бұрын
Isuma cod eka, Qof isku qaldaya hadaad aragtana maahan shakhsi si wacan u yaqaan heesahoodi, Marwo codkeeda xabeeb yar oo qurxisa ayey lahayd. Waxay isku dhawaayeen dhanka codka Iftin maxamed Waliba heesaha ay tubeec laqaadaan.
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv Ай бұрын
marwo mohamed iyo amina feyr fanaaniinta kale waa ka duwanaayeen in kastoo lagu qaldo maandeeq
@saedAwaare
@saedAwaare 3 күн бұрын
Aamina Feydh Yarxamahullaahi
@Qaasaali123
@Qaasaali123 Күн бұрын
Aamina fayr alla cimriga haw siyaadiyo❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Күн бұрын
Aamin
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan Ciise Warsame,laxankii Rashiid Bulo 1967.
@mustafesool1461
@mustafesool1461 Жыл бұрын
Waa eriyadii ciise warsame samatar allah hawnaxariisto waxaanu kulanay intii aanu dhimankahor hargeisa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@NimcoAdam-lc5hb
@NimcoAdam-lc5hb 7 ай бұрын
Laxankii Rashid bulo 1967
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail 8 ай бұрын
Off caleek waa heestoba ❤
@sacdiaxmed2332
@sacdiaxmed2332 2 жыл бұрын
Heesta Codka Aamina Feyr, Alaha Caafiyo way Xanuun Santahay, AUN Eriyada Abwaan Ciise Warsame Samtar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin. Walaal halkay joogta
@sacdiaxmed2332
@sacdiaxmed2332 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmarAamina Feyr waxay joogta Magalada Hargeysa, Xanuunka dhimilka haayo, reerkayda uma ogala in ee qof booqoto sida aan maqlay, Qolyaha Saxafada isku dayeen waa loo diiday
@ronny7suii3
@ronny7suii3 Жыл бұрын
@@sacdiaxmed2332 waa cajiib, Soomaalida 100% waxay aaminsan yihiin inay Aamiina Feyr ay waa hore geeriyootay, laakiin aniga inay nooshahay waxaa ii sheegay Ibrahim Ali oo aqoon duruksan u leh fanka iyo fanaantii Soomaaliyeed; Ilaahay waxaan uga baryayaa caafimaad taam ah inuu siiyo Legend Aamino Feyr Aamiin;
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 Жыл бұрын
Allahayow naxariistaada ballaadhan caafimaad degdeg ah sii Ammina haddii ay nooshahay. Haddii ay dhimatayna Allahayow u naxariiso, aamiin.
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 8 ай бұрын
Amino feet manooshahey
@Ayni88
@Ayni88 8 ай бұрын
Aamina Feer Haddi ay nooshahay cimri dheerar baan u rajeenaya hadday dhimatayna eebe weyne haw naxaristo, makala saaro iyada iyo marwo.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin. Waxaan maqlay inay nooshahay oy joogto Hargeysa
@bootanmaxamed8741
@bootanmaxamed8741 3 жыл бұрын
Aniga o magacaygu yahay axmed laangadhe Hestan golmarodi waxa alifay abwaankii ciise warsame samatar
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 Жыл бұрын
Thank you
@Suhayb344
@Suhayb344 2 жыл бұрын
Heestani waxay ka mid tahay kayd xasuuseedka aan leeyahay kuwood ugu toolmoon marnarkan aan adduunkan dhibkiisa ku daallo waxaan u laabta heestan oo si aan u muquurto xasuusaha quruxda badan ee ku suntan heestan maqalkeeda, meerisyada ugu muhiimsan ee ay xasuusahaas ku duuban/maran yihiin waa: Waxaan galalafa Gol maroodiyo Bahaluhu galaan"
@BashkaXaajji
@BashkaXaajji 8 ай бұрын
Aamino feedh fanaanadii yaabka lahayd
@kaysedjama6707
@kaysedjama6707 Жыл бұрын
Heesti AHUN Cise wsrsame dhancade,brother of Cassha dheer.Codkii Amina fayr.Maaha Marwo mxd AHUN.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@fitahkassim
@fitahkassim 6 ай бұрын
Marwo iyo aamina feer iyo xabiba xasan toxow waa aay iska agdhawyihiin hadad dhageysato
@kadarali2562
@kadarali2562 Жыл бұрын
Tan waa Qiiro aad baan uu fooraradaa
@King_Budnacab
@King_Budnacab 3 жыл бұрын
ninka leh waa Marwo Maxamed, ma maleh xuma, laakin cod tolmoon oo fanaanadii lagu yaqaanay waa aamina Feyr. Marwo ofcourse way cod wacnayd lakin Aamina Feyr she was unique artist.
@abdisalam4728
@abdisalam4728 2 жыл бұрын
horta anigu marwo ayaan aad codkeeda u jecelahay lkn hadaan runta sheego aamina xuseen feyr codkeedu caadi ma aha wayna ka cod wangsantahay marwo
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
Haa waa Aamina Feyr.
@user-hk3ve4rh7x
@user-hk3ve4rh7x 3 ай бұрын
Xaya kalah AAMINA FEER
@MustafAxmed-pv6bv
@MustafAxmed-pv6bv Жыл бұрын
Allaha un Shalay ayey dhimatay
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Goodiga bancawl waa deegaanka aan kasoo jeedo waa meel oomane ah oo biyuhu aad uga fogyihiin markaa waxaa ka baxa geedka loo yaqaan gulaanka dhir badanina ka baxdo saraar baa bariga ka xigta waa meel dhuldaaqsimeed ah siiba geela ayaa ku dhaqan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Markaas waa bariga Sanaag miyaa? kolay waan maqlay jiray Saraar
@adamfarah7638
@adamfarah7638 2 жыл бұрын
Goodiga bancawl ayuu faqrigu geed ku leeyahay. Sow meeshii uu abokor cawed yidhi maaha. Afcige..
@BashkaXaajji
@BashkaXaajji 8 ай бұрын
Waaw
@AbdiyuusufYaasiin
@AbdiyuusufYaasiin 4 ай бұрын
​@@adamfarah7638yu8
@kuuscowl
@kuuscowl 2 жыл бұрын
Xaali♥️⚘🥺
@MustafAxmed-pv6bv
@MustafAxmed-pv6bv Жыл бұрын
Allaha unaxariisto Shalay ayey dhimatay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Hakay ku dhimatay walaal
@yaqubali6043
@yaqubali6043 4 жыл бұрын
waa heestii Mateo mahamed alaa yarxama iska sax magaca fanaanada
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Mateo?
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmar MARWO MAXAMED ayuu ula jeedaa saan filayo
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 4 жыл бұрын
Yaqub Ali walaal qoftaan maahan Marwo Maxamed ee Aamina Hussein Feer wayna isku cod dhowyahiin, heesta orginalka waxaa laheed Aamina Feer. Wayna qaadi jirtay Marwo Maxamed oo waa heesihii aysan laheen balse dareenkeeda taaban jiray oo ayada qalbigeeda kuraxaysanaysay heeso badan oo aysan laheen oo ay jeclaatay ayna kuluuqaysay ayaa jira. Aallah uwada naxariisto dhamantooda.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
waa aamina feyr..
@qayaash93
@qayaash93 4 жыл бұрын
Amina feer allaha uraxmo fanaanad Cod toolmoon leh ayay ahayd heesteedan gol maroodi kama daalo dhagaysigeeda aad ban ujeclahay AUN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@shiqalshiqal7982
@shiqalshiqal7982 3 жыл бұрын
Aamina feet waxaanu ku wada Qayilney Gobobolka waqooyi Bari Somalia Siiba Magaalada Mandera Kenya waxeey aheeyd Qof kaftanka jecel
@shiqalshiqal7982
@shiqalshiqal7982 3 жыл бұрын
8
@mohamedmohamoud4447
@mohamedmohamoud4447 3 жыл бұрын
Way noshahay reerkooda waanu isu dhawnahay jaarbaanu nahay hargeisa degmada maxmuud haybe xaafada qudhac dheer
@hamzaabdilahi8662
@hamzaabdilahi8662 3 жыл бұрын
waar aya noshahaye aamina fayre
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 4 жыл бұрын
Weli way nooshahay
@abdihayehansshi5188
@abdihayehansshi5188 5 жыл бұрын
Waan here xigmad badan
@abdihayehansshi5188
@abdihayehansshi5188 5 жыл бұрын
Aamina feet waxay ahayd boqorada codka
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Aamina feer xuseen Ma noola iminka
@khadramohamed957
@khadramohamed957 3 жыл бұрын
Hubsiimadu waa wax wanagsan alleh dile ayaana dhinta o geeridu wa lama huraan lkn alx wey nooshahay o cafimad qabtaa.
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Musiga waxaa u sameyey cabdale sagsaag erayadii marxuum ciise warsame samatar sadexda marxuum alle ha u naxariisto aamiin aamiin
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Hadana waxaa lagu heesaa bilaa macne iyo cod waraabe uf
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
cajiiib cod iga dheh
@user-om3qr3pd5u
@user-om3qr3pd5u Жыл бұрын
❤❤❤
@mohamedfarah5077
@mohamedfarah5077 Жыл бұрын
@mohamedahmedabdi4668
@mohamedahmedabdi4668 3 жыл бұрын
Thanks
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Welcome
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Allah Yarhamuh
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 5 жыл бұрын
Amina feer miyey dhinatay nolol ayaan ku ogaa
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Hadal oo dhan waxaa loo habarjinaabo qabta oo hargeysa kasoo wasmo doonatay oo rabta jareer iyo baajuun anagu waan qayilee xumaatiisa la tag
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Kuwa iminka ka warama codkooda iyo musigooda
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Nin jareer ah iyo nin reer waqooyi ah baa deris noqday nin reer waqooti baa ku yidhi jareerkii ma reer Uganda ayaad tahay asalkaagii hore mise reer Tanzania
@rashidmuse6101
@rashidmuse6101 2 жыл бұрын
erayadii cise warsame samater ahun
@abdullahali1797
@abdullahali1797 3 жыл бұрын
Waw
@mahadganey1662
@mahadganey1662 2 жыл бұрын
fiid meer
@muxudincadow4792
@muxudincadow4792 2 жыл бұрын
Heesa waxaa qaaday waa marwo maxamed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Sideed ku ogaatay inay qaaday Marwo Ahun?
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar wll marwo maxamed gaasira iyo Aamina feyr ale hadaaye wey isku cod Eekaaayen dabadeed malaa sidaa daraadedbu ugu khalday
@selayahayaniga2677
@selayahayaniga2677 3 жыл бұрын
Waw
Aamina Feyr|| Warsan iyo weedhsan iisoo waceey|| Carwo Lyrics.
6:01
Qisada heesta Guur hayga filanin Maxamed saleebaan Tubeec iyo Aamina feer
2:23
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 36 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 34 МЛН
Wacad
9:14
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 21 М.
Amina Feyr  | Heestii Warsan
4:44
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 36 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 277 М.
ilowsha dhawida Abaayo -Maxamed Cabdow & Cadey Cali Axmed
11:11
Daud Maxamud ( Bakac )
Рет қаралды 28 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
Amina Cabdillah Ahun, Sahra Axme Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
12:56
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 55 М.
Ma la dhuubtay
11:01
Sahra Axmed
Рет қаралды 8 М.
Aamina Feer: Alla ayaanle iyo Olol ma adigaa
3:06
Abwaan Taatiko
Рет қаралды 42 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 36 МЛН