Aamina Feyr|| Warsan iyo weedhsan iisoo waceey|| Carwo Lyrics.

  Рет қаралды 110,123

Carwo LYRICS

Carwo LYRICS

Жыл бұрын

Erayadii: Ismaaciil Sh. Axmed Cagaf.

Пікірлер: 37
@AbdisalanRaygal
@AbdisalanRaygal 2 күн бұрын
Ereyadii abwaan ismacil sheikh ahxmed Laxankii Bulo Codkii aamina fayr
@karbajeawale934
@karbajeawale934 5 ай бұрын
Raxmaanku janooyinkiisa ha;uguraaxeeyo fanaanad aamina feer iyo abwaan ismaaciil cagaf abwaan rashiid bullo Ibrahim baalu oolaxanka heeskan dartii safar dheer ugalay min muqdisho ilaakismaayo soolaabo haddana ilaa afgooye ilaaduleedka markacadey oo markuu laxakan helay uu sooqaaday gaadhi UNHCR ah UN qaramada midoobay ammaana allaah dhammaanteen insha;allaah aamiin amiin aamiin
@caalimjaamac7240
@caalimjaamac7240 4 ай бұрын
waan dhegaystay Rashiid Bullo oo tabtaa aad u tiri uga sheekaynaya, markhaatigaaga samo lagu fur jaalle,
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 3 ай бұрын
Kudar inuu maqaaxidii Xabad roodhiya koob shaaha ii keena ee ku dalbaday laxankii ay yidhaahdeen feestuu qabaa uu yidhi meestana waanu qabnaayee iisoo dhaqsooy
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
Eraydii abwaan ismaaciil shekh axmed Ismaaciil cagaf
@AxmedCcasiis-tt6bh
@AxmedCcasiis-tt6bh 5 ай бұрын
Wahelkeygiyow iwalaacisee wakiyoo iwiiqdayee socodkii wahsadayoo maa shaa allah axsan cod macaan aamina
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Ай бұрын
Warsan iyo weersan iisoo wacee Waqtigu Muxuu qiima laha waagaan
@somalijecelsomalilover4141
@somalijecelsomalilover4141 Жыл бұрын
waaa heestii laxankeeda ilaa Kismaayo ilaa Xamar loosocday, Rashiid Buulo
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 7 ай бұрын
Waaaah waayo waayo 1968 markaan raadiyaha ka maqlo wan ku ordi jiray. 😂😂😂😂❤
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 7 ай бұрын
Heesaha Dahabiga Soomaalida . Legend Amina Feyr .AUN!
@Nabiil47
@Nabiil47 6 ай бұрын
Wey-nooshahay may dhiman aamina
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s Ай бұрын
Halkaan.kamaqlo.ayaan.istaagijirey
@alisaid2008
@alisaid2008 11 ай бұрын
Mirihii ismaacil cagaf laxankii rashiid bulo codka aamina feer
@khaalidrambo2750
@khaalidrambo2750 8 ай бұрын
Halkan ciyaal sharma boy iyo socdaal lagama helo😂
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 6 ай бұрын
hhhhhh absolutely 😂
@maxamedcali5572
@maxamedcali5572 2 ай бұрын
Aabahay aya igu yidhi 1968 ayan berbera ku dawaday ruwayadan
@guledabdi6929
@guledabdi6929 11 ай бұрын
waxay ku jirtay heeskan ruwayadi la Oran Jiray Dadku waa isku muuq hadana waa kala maan 1968 ee abwana ahmed saleman bide heeskan mirahiisa waxa laahaa abwaan ismail sh ahmed laxankana waxa saaray Rashiid Bulo
@ummnaima1976
@ummnaima1976 11 ай бұрын
Heestan waxa wada qaada allaah haw naxariistee Baashe Sheekh Yuusuf iyo Aamina Feyr Xuseen .
@mahamoudaabokor2176
@mahamoudaabokor2176 Жыл бұрын
I love it🎉
@mohamedbashe8631
@mohamedbashe8631 Жыл бұрын
Wanaag iyo kalgacal la igu ka wadhyeey
@rahmanuur2107
@rahmanuur2107 Жыл бұрын
❤❤❤ i love
@fitahkassim
@fitahkassim 5 ай бұрын
Erayada xitaa sida aay u culusyihin laguma dagdagi karo
@ahmedabukar4137
@ahmedabukar4137 7 ай бұрын
I love it
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 Ай бұрын
Yeedhmadii Wehelka
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
Erayadii Ismail Sh Axmed Cagaf Laxankii RASHIID BULLO Luuqdii Aamina Feyr iyo Tubeec. AHUN
@siciidkayse5488
@siciidkayse5488 Ай бұрын
Laxanka waxa iska lahaa alle hawnaxariisto Rashiid Bullo wll
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 3 ай бұрын
Hees taan Iney macaato Runtii Dadaal Dheer waxaa ku baxshay Aun mulaxan ka rashiid Buule in la sameeyo laxan keeda Ayaa Xamar Ilaa kismaayo Loo safray
@nimcaanjaamac9339
@nimcaanjaamac9339 8 ай бұрын
Heesta ano yar ban ayeydey ka maqli jiray 1999😢
@user-mb7jn3or3g
@user-mb7jn3or3g 6 ай бұрын
😢❤❤❤❤❤❤❤
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 7 ай бұрын
Allahayow degdeg noo tus dadkaygii Soomaaliyeed oo dib u walaaloobay oo qaran xoog badan dhistay.
@riyaalkaahin9990
@riyaalkaahin9990 10 ай бұрын
Ok
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 6 ай бұрын
Xasuus wacan 1969,kii qiso kusaab san dhalashadayd dii ayaa jirtay😁😁🤔
@EiidoHassan
@EiidoHassan Ай бұрын
Walhi mahamed nuur girig wa nin xusiid mudaaan io waliba mamus wa fanan cood macanid io raga nimo laha alle haku naxaristo ader 😢😢😢😢😢😢
@galdegsi
@galdegsi Жыл бұрын
Bal ma waraabaa cunaya haddii ay ku soo wacaan, eey? 😋
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df 2 ай бұрын
Wehelkaygiyow i waadaalisee ma aha i walaacisee
@garaadmire7380
@garaadmire7380 10 ай бұрын
Fangio hore dahab ayuu ahaa wuxu kugu reebanayay murugo ama farxad hadba midka aad adigu dareemayso bal fanka hada maya
aamina feyr
7:07
Cawayska
Рет қаралды 42 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 7 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 96 МЛН
Amina Feyr | Heestii Gal Maroodi | Classic
10:10
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 124 М.
WARSAN IYO WEEDHSAN |TUFAAX DARAJO
9:09
M Baale
Рет қаралды 26 М.
Maxamed Adam Dacar Iyo Shankaroon Axmed Sagal Iyo Heesta "HA ILOOBIN GOBANIMO"
13:39
Aamina Feyr Xuseen :  Heesta Laba-gebi  Orignal
10:19
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 27 М.
Xulka heesaha maxamed yusuf heeso ad uu macan oo qaraamiya
1:18:16
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 8 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 938 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 79 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 552 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 9 МЛН